LAKI HAJI WACEYS HEES CUSUB OO QIIRO OO DADKII DHAN LA WADA OOYEEN BADAN SHANWIILHAPPY BIRTHDAY 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • FADLAN SUBSCRIBE AND SHARE YOUTUBKENA LABAAD / @faizareaction

ความคิดเห็น • 374

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +158

    Hooyo soomaaliyeed oo aan kaligeed ilmo korsan oo aan ooyin waa yartahay. Alloow awlaadeena kuwii u abaalgudo hooyooyikooda kayeen oo noowada hanuuni oo xaqa kutoosi Yaa Allaah.

    • @shakareetosharaf7449
      @shakareetosharaf7449 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin Amiin

    • @ifrahfarah5382
      @ifrahfarah5382 2 ปีที่แล้ว +2

      Yes but we also have to take care and give them the best life

    • @fartuunmohamed6081
      @fartuunmohamed6081 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa walaal ee allah ha noo aqbalo ducadaada aamiin aamiin

    • @mrshaji8858
      @mrshaji8858 2 ปีที่แล้ว +4

      Xataa mida ninku u joogo iyadaa daalaa dhacaysa caku ragena aamen allow marka ba la leyahay gabdhaha maxay internet ka qabanayan

    • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
      @intisaarmohamedcabdiintiza1671 2 ปีที่แล้ว

      Haa Aamin aya rabi 🤲😭

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 ปีที่แล้ว +8

    Xananey walaal waxkasta oo kusoo maray ku ilaw gabadhaadaa yare quruxda bada .😢 kaasna xanun waxa ugu filan inuu adiga qiimahaaga garan waayay oo gabadhaa sharafta quruxxda iyo dadnimadabaeh ay seegtay. Adigana dulmigii iyo dhibaatadii laguu gaystay waaba ka faaiday rabbi baa kuu hiiliyay oo ku jecel xananey ❤ ilaahay u shugri naq walaal

  • @umunaslihan1875
    @umunaslihan1875 2 ปีที่แล้ว +21

    Hooyo kasto somaliyed o kaliged korisay ilmaheda sharaf iyo karaama alle hasiyo aduun iyo aqiraba😥❤

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 ปีที่แล้ว +64

    Maasha Allaah ❤ Happy birthday habaryar 🎂 🥳 Hooyo walbo caruur korisay kaligeed waa dareemi kartaa heestaan macnaheed 😰😰

  • @nacimaabdalla9094
    @nacimaabdalla9094 ปีที่แล้ว +6

    Walahi markaan qisada soo daawaday baan heestana daawaday horayna waan ula ooyay hadana waan is hayn waayay, xanan shidane walale dhibka laguma waaro ilahay gabadhaada baari hakaga dhigo

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir  2 ปีที่แล้ว +5

    FADLAN SUBSCRIBE AND SHARE SOMALI REACTION YOUTUBKENA LABAAD th-cam.com/channels/7SkHWqXurNNni_Xp8ujygw.html PLS FOLLOW ME MY TIK TOK www.tiktok.com/@faizaamiir

  • @sumaya2037
    @sumaya2037 ปีที่แล้ว +2

    Daqiiiqadii Tukadan an ku duceeyaye Danah Inad Heshada Daa In ka Tuugayee😢😮❤❤❤dayax oood ahatee dadee dalnuurisooy Hooyo diinta Alleh Kugu Daboola doc kayeel Maxs qadaaa

  • @fiicaneey4571
    @fiicaneey4571 2 ปีที่แล้ว +36

    Ilahow hoyade ha iga qaadin 😭😭🥺comment xata wa qori lahay wlhi aabo laan ayaey iso korisay alhm waligy ma tabin ina aabo laan ahy wax barshayda iyo wax ksto u bahanahy hoyade qiimo badan ayan ka helay si an u noladao darted ayey halgan dheer uso martay mnta garabkeda taganahy hbn aney oyin maynan so marin mnta frxd ku huruda kuna so tosta rabiyow hoyade iyo hoyo ksta cimiri dheer iyo cafimad qab no sii😭hooyo😭❤💋

  • @bahjaabdikadir3865
    @bahjaabdikadir3865 2 ปีที่แล้ว +27

    Manshallah beautiful mom make me cry 😢 allah protect you and your family 💫happy birthday to you ❤️

  • @nadiamuridi4678
    @nadiamuridi4678 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah alow barakeey. Caruurta dhan somaliyeed. Hoyo. Walbo kaliged wax koriso ilahow noo xafid amiin

  • @ayanomar4371
    @ayanomar4371 2 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allaah beautiful Hooyo iyo Gabdheeda Allaah hadin ilaalshow iyo hooyo walba kaligeed caruur gorineyso, walee waxbadan waan soo murgooday usoo ooyay,Happy birthday to you ❤️

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allah allah hooyo walba oo dhibtooto wanaag iyo farxad ha ugu badalo aamiin Allah raga soomaaliyeed ha fahansiiyo caruurtooda iyo xaaska ay masuulka ka yihiin xaqooda iyo wanaagooda aamiin aamiin Allah ha badbaadiyo ubadka soomaaliyeed ay joogaan aamiin

  • @salmamuuseali5305
    @salmamuuseali5305 2 ปีที่แล้ว +7

    Hanan shidane wlh waa hoyo fican waan ku dayada aniga ahan waa jclahy wlh masha allah happy birthday habo mcnto shanwiil ayada oo yar snapcht ka firsan jiray masha allah 💋💋💋

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah shanwil way weynatay Allah xifdiyo ayada iyo maiza aya dawani jirnay ruwada ay kujureen

  • @aminamaxamed2637
    @aminamaxamed2637 2 ปีที่แล้ว +7

    Ma iloobe abaalkaga hooyo mcn nolal aan loo adkaysan kirin ayeeey igusoo korisay hooyo janada rabi hakugu abaal mariyo❤👩‍🍼🫀

  • @najmonuur1440
    @najmonuur1440 ปีที่แล้ว +2

    Xanaan hooyo karti leh baa tahay alle hakuu xafido apyo gawadhaadana alle hakaaga dhigo 100 wiil karoon anaga alle hanala koriyo gabar walpo oo soomaali waxaan urajaynaa ineey karti isku yeesho insha allah😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @iishomaxmed2405
    @iishomaxmed2405 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allha allha hakudayo hoydada mcn shan wiil sanad wacan ciimri dher iyo cafimad taam amiin amiin yarabi 😭😭😭

  • @fariid8
    @fariid8 2 ปีที่แล้ว +5

    wlhi waan ilmeyay marka arkay ax😪😪😪😪😪😪aniga hooyaday aya iso korisay abahay ano yar uu dhinte aun waan jecla inan anoo weyn aan hooyaday u abaal gudo intii horana baari waan u aha lkn inan u abaal gudo ayan jecla oo xoolo aan shaqysto iyo dhidid kayga siiyo lkn ma noqon oo illahay baa iga jecladay illahayow hooyo mcn abalkeda jano fardowsa ka dhig amiin yaa rabbi🤲😪😪😪😪

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 ปีที่แล้ว +87

    After watching hanan story 😢 now I feel why she was crying

  • @dulmidiiddhagaweeyne7537
    @dulmidiiddhagaweeyne7537 ปีที่แล้ว +8

    Aniga ciyaalki 90 kii kadib dhashaan ahay wlhi hooyadeey mcn AUN anagoo 4wiil iyo 5gabdhood ka kooban aay dhaxda u xeratay markii aabe asna AUN tee uu si xun ugu dhaawacmay shil baabuur 2ba abaayo oo guurka ku dag-dagay maahee 7bada kale qof aaysan wax barin ilaa heer jamacadeed naguma jiro qaarkeena pakistan, masar & maleeyshiya ayeeyba jaamacado ugu dirtay lkn markeey qaar naga mida noqdeeyn dad ganacsato ah oo maal & magac Alle isugu daray ayaa nasiib daro hooyo mcn naga geeriyootay 2017 ki ilaahow hooyadeey mcn iyo dhamaan hooyo kastoo muslim ah oo somaaliyad ah jirkeeda cadaab ka dhowr. Hadii aaysan ahaan laheeyn maamooyinkeen & abaayooyinkeen wlhi blhi waa aniga dhaartaye Somaali kala bar dandareey u baabi lahaayeen. I'm always proud of our resilient moms and sisters, Allaah protect you wherever you are and Thank you so much...

  • @mohamedabshir7884
    @mohamedabshir7884 2 ปีที่แล้ว +7

    Lacky xaaji qof cajiiba waye heesta booskeedi ayey dhigtay
    Ilaahow walidiinteena noo dhowr

  • @mouseuse
    @mouseuse ปีที่แล้ว

    Mansha Allah illahay hooyooyinkeen haynoo xafido illahow ubadka noo barakee oo kayeel kuwa walidkood iyo diintoodaba anfaca qofkastoo dareen lihi wuu garanayaa qiimaha hooyo leeday

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 2 ปีที่แล้ว +39

    Mashalah Xanan Waa Hooyo Qiima Badan oo Ubadkeeda Soo Korsatay Allaha Kuu Xafido kuwaad ku Nabsi Baxdo Allaha kaga Dhigo Caruurtaada Aamiin
    Happy birthday Habaryar 🎂 Laki Waa walaal Sharaf Leh Garabkaga Ayay istaagtay Waa Hooyo Wanaagsan Allaha idin Wada Xafido Aamiin 🥰🥰🥰

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      A abayo ilmo ma kaligeed bay dhashay

    • @luulsharaf6881
      @luulsharaf6881 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanabdulkadir5363 Maya ina Hooyo Caruurt Kale ayaa u Jooga Mashalah

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      @@luulsharaf6881 ok abaayo waa curad baa laga yaabaa siday u kool koolinayso baan mooday kaligeed mahad sanid

    • @dekaahmed3065
      @dekaahmed3065 ปีที่แล้ว

      @@ayaanabdulkadir5363 gabadhan keliged bey nin silcin jirey udhashey 😢

    • @hamdaabdikariin6264
      @hamdaabdikariin6264 ปีที่แล้ว

      Laki iyo xanaan miyaa laysla qabaa

  • @ShibisGurl4life
    @ShibisGurl4life 2 ปีที่แล้ว +21

    Masha Allah happy birthday habayar noqo midii hooyadeed ciilka ilaawsiiso guuleyso ❤️❤️ shout out to all the single mothers that raised or raising children by themselves

    • @fatumahassan4812
      @fatumahassan4812 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo waa runtaa ilaahey tii u abaal gudo allah ugu dhigo anigaa dareemaayo Hoyo kaligeyd korsatay miriihii aad beerato maalin ayaad cuneysaa rabi Hanoi ha gaajiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏

    • @faizaabdi3406
      @faizaabdi3406 2 ปีที่แล้ว +1

      Akiid ilahey ciyaalka ha nool koriya

  • @ilyeesshiikhoow8660
    @ilyeesshiikhoow8660 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alla masha alla boqoradii fanka I fagaaraha rabi yaxfadak qaala cadawga cagta hoos guuleso guuleso masha alla mash a alla cimri dheer I caafimad igu ceesh ceyn nas casiis haka cameyo aamin ya rabi thnks farxad igu nolaw qaala

  • @ikraanali70
    @ikraanali70 2 ปีที่แล้ว +4

    Hees qiiradeda leh waye ilaahy hoyoyinka hano xafido intii nol inta dhimatayna ilaahay raxmaan janatul fardowsa hasiiyo yarabi

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo mcn abaalkeda Jana alha ka dhigo O'Day ilmo waxba kama oga wuu iska dhalaa,in inyar moye WA ilmeyay WA daremikaraa hooyo walboo kaligeed ilma korisana WA sidas o kle caruurta allha noo xafido

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle 2 ปีที่แล้ว +31

    Gabdhan ayado yar dawan jiri riwayadi eedo arxanlaay😭😭
    İnti dawatay like

  • @princesszamuabdullprincess506
    @princesszamuabdullprincess506 2 ปีที่แล้ว +10

    Alla hooyo macanaa qof aan haysanin ayaa debaan mantaa waa janadee adunkaa ..... ilahow unaxariisto hooyaday macaan iyo abo mcn 😭🤲😭❤️....... anyway...walshy dalasha wangsn sister...cemri deer iyo cafiimaad ..ina

    • @nouraahmed8848
      @nouraahmed8848 2 ปีที่แล้ว +1

      Isku mid nahay huuno ilahay haw naxaristo waalidkeen weligay maan arag naxariista hooyo iyo ta aabe midna☹😢

    • @princesszamuabdullprincess506
      @princesszamuabdullprincess506 2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa rabii 🤲😭..

  • @maryamyassin6888
    @maryamyassin6888 ปีที่แล้ว +3

    Qiso xanuun badan waye runti ilmaha allaha bari hakaga dhigo xananey😢

  • @nawalmohamed1635
    @nawalmohamed1635 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow hooyoyinkeena u wada naxariiso iyaga ayaa dhib iyo dheefba inoo mar aawaden u ooya u murugooda allow janadadii ugu bishaare hooyo walbo somaliyed 🥺😰

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 2 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdu Lillaah Allaah Ayaa Mahad Leh oo Mar Kale Idin Mideeyay Allaha Isu Kiin Daayo Hooyo Ciyaar Ma Ahan Maansha Allaah ❤️❤️❤️

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 ปีที่แล้ว +2

    Allah hakuu daayo abyo xanan gabadhaada qurux da badan 😢❤

  • @hoodomohamed9350
    @hoodomohamed9350 2 ปีที่แล้ว +14

    Hooyo la’aanted qof nool ee wax tarleh ma noqdeen ♥️😭😭😭😭

    • @saalixanuur9541
      @saalixanuur9541 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo mcn saas hadhihin hoyo la"aan teed wala nolada

    • @siham4676
      @siham4676 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa dad Allah ka qaatay oo asturay kana wax tar badan kuwa hooyo U joogtaa jiri by the way our prophet Muhammad scwa didn’t have his mom so does his Daughter.

    • @امعبدالرجمن-ل3ح
      @امعبدالرجمن-ل3ح ปีที่แล้ว +1

      masha Allh aniga hooyo ma hasti😢 walahi 🥺😭🥺😭🥺😭😫😢

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi hees dareenleh waxan daremikara hooyo ilmaheda kaligeed lagu dayacay soona korsaty aaabed iidamaqday xasuusna wangalay allow iida adigaa isiiyaye masha allh inta hoyo ilmahoda ladaladhacayana allh idinla koriyo amiin yaarabi

  • @bobplayzroblox8403
    @bobplayzroblox8403 2 ปีที่แล้ว +14

    Hooyo Walaaba dhib la marta carurta 😭😭😭😭😭alow nagu astuur awlada

  • @deeqodalmarducaqabto4564
    @deeqodalmarducaqabto4564 2 ปีที่แล้ว +9

    Maansha Allha walashey xanaan iyo gabadheyda shanwiil Allha idin xafido ❤❤❤❤

  • @shaunherbert7186
    @shaunherbert7186 2 ปีที่แล้ว +2

    That one beautiful bride! lucky man, African girls are so beautiful specially the east africans, i want one.

  • @najuuapdi8801
    @najuuapdi8801 2 ปีที่แล้ว +12

    Emotional 🥲🥲🥲🥲
    Ilahey ha isku dhaafo labadooda 🤲❤️❤️

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet2783 ปีที่แล้ว +27

    After I watched Hanan's story now I feel why she was crying 😢 😭

  • @ayaanahmed7725
    @ayaanahmed7725 2 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭 sikhaasay itabaday wlhi aniga wayo marxaladan midlamidan kujiraa Allah jasaa iga anasii

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo laki masha allah tabaarak waa hees qiiro badan Hoyo kaligeyd caruur korisay ciyaar ma ah ilaahey garabkeyda ha galo midii u maal gudo maamadeyd allah ka dhigo Habayar happy birthday 🎊🎂🎈🎉 guuleyso ilaahey ha ku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕

  • @sumaya2037
    @sumaya2037 ปีที่แล้ว +1

    adna Ahw midii Oofteeda Ku so Ilawheese u abal Gudee Allehena Ween Ha ka yeeleee😢😢😢

  • @Shortclips659
    @Shortclips659 2 ปีที่แล้ว +5

    ❤️Laki ❤️ waad iga ilmeysiisey walhi wiilkeyga wuu ila ooyey 😢😢 laki ii nolow intey nololi jirto qaali dumar

  • @ilovebeingmomnaagiskadhig5658
    @ilovebeingmomnaagiskadhig5658 2 ปีที่แล้ว +35

    Masha Allah she looks modal happy birthday young lady ☀️

  • @zabiibmaxamed4448
    @zabiibmaxamed4448 2 ปีที่แล้ว +4

    Emotional oday ku agaasimo maa ishaada soo saartay umaaydaalee ijligaa u oyneysay oohinta iga dhamaty😭😭😭😭😭😭😥💔

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 2 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo caruur kiligeed korisa dareemi karta❤️🥰🥲

  • @sumaya2037
    @sumaya2037 ปีที่แล้ว +1

    muradkayga Hadn Hely mawla Maqbuul kaso Yeedhay 😢😢😢odayal Ku agaasimanba Ishada Soo Sartee 😢umaydad Le Ku ogyd oo Ajliga U ohyse😢❤

  • @shushumalin3110
    @shushumalin3110 2 ปีที่แล้ว +3

    indhahey ilin aa kasocoto wllhi
    hooyo mcn aduunka ugu jecllahy runtii ax xanunbadana dhibatadaan qofkii soomaray lee daremi karo ax ax ax axa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @raxmakiin6877
    @raxmakiin6877 ปีที่แล้ว +2

    Ayaad ayaan umurogodey hooyo xanuun badan martey Xanaan strong woman ❤

  • @dumarmidauguqurxoon828
    @dumarmidauguqurxoon828 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hooyo abaal keeda u gudi kara ❤️🥺Hooyo Hooyo ilaahaw abaalka jano kayeel

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 2 ปีที่แล้ว +2

    MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fike Hirahisse fike HIHAFFIDAK HOYOMACANNE HANAN YO GARBADA ALLAH ISKEINDAWOOS AMINE ALLAH ALLAH

  • @rihanxaaji6818
    @rihanxaaji6818 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hooyo adag alle ha isku kin barakeyo

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walahay waan ooyay illaahay ha xafido walahay io ilmaheeda Beatuiful song 🎶🥲🥲❤️🥰🫶🏼

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax8570 10 หลายเดือนก่อน

    Weey is heysatan m.a lkn hada onaya hooyo macn waan idin xiisey haani amiino 😢😢😢😢😭

  • @ladanjamac8451
    @ladanjamac8451 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah walaahi waxan is arkay ano ilin iqa qubanayso allaah iskukin daayo

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel8841 2 ปีที่แล้ว +1

    Xanaan shidane wllhi wankula ooyey ee rabi awlaada ha inala korsho

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 2 ปีที่แล้ว +11

    😢😢😢😢😢Waan ku dareemi karaa sababtoo ah anigu ba hooyo kali ah baan ahay inta aan ooyay ma yara ee allow inta ii dhiman ila garab gal oo igu astur waayo mas’uuliyadii hooyanimo iyo tii aabanimo aya aniga dusheyda ah waxaan kaloo wllaashey xanaan iyo gabadheeda leeyahay hambalyo hambalyo oo rabbi ha idin ku xafido meel walba oo aad joogtaan.

  • @bahsanabdullahi1745
    @bahsanabdullahi1745 2 ปีที่แล้ว +4

    walaashey guul maansha Allah waan qiroday gabdha ayan leyahay Allah ha noxafido

  • @hoodosalebaan5218
    @hoodosalebaan5218 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow hooyooyinkeen u wada naxariisto wwlhi waaan ilmeeyey

  • @sawdamoha5807
    @sawdamoha5807 ปีที่แล้ว

    Ilaaaahow hka qaadin rabiyow adunyado wa ayaamee isu daaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน

    Bila musig buraanbur wax yu ol ah fariido leh iyo iyo bricvy Notnotnotnot buplickas, E mashaaaaalah tabaarakalah murwodumaroo Qiimobadan fariidad facyaashay troonEey YariisEey lagufarxeeeey

  • @rushadamaxamed8601
    @rushadamaxamed8601 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shanwiil magac aa isojiitay xanan gabdhan kaliya mee dhashay

  • @haniali4142
    @haniali4142 ปีที่แล้ว +5

    Intuu qisada soofiirsaty 👍

  • @Faay371
    @Faay371 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah happy happy birthday shan wiil💖💖🎈🎈🎂🥂👩‍👧🌹💜💜

  • @sahramahamud8653
    @sahramahamud8653 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo ilaahey nanoo daayo la, aanteed abaar waaye

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 2 ปีที่แล้ว +13

    Always Mom is perfect, Allow idaa hoyo macan 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @biyaayo
    @biyaayo 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hestan qof bilaa hooyaa dareemi karah sidayda

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo kasta iyadaa ilmaheeda usoo rafaado allow noo daa hooyo mcn

  • @XaawoCabas
    @XaawoCabas ปีที่แล้ว +1

    Qiso runa ma aha dhaha soomaali maryoley xanaan dhibwaasoo martay e Allah qalbiga ha uqaboojiyo gabadheedana tii ilowsiisa Allaha ugadhigo

  • @fardowsocabdi5317
    @fardowsocabdi5317 ปีที่แล้ว +2

    Laki xaji wa qof qalbi wanagsan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน

    Y murtiiso Culimo Ficilo Erayo wax ku oolah Qiyasan Familyyyyyy

  • @fatoomggg9541
    @fatoomggg9541 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax hooyo wlhi hooyo illaahaaw janada kawaraabi waa itaabatay rabi oowlaada baari nooga dhig inta aan heeysay allaha siiyo inta ay kamaqan yihiin allaha iskukeeno 😭😭😭😭

  • @faadumoyuusuf4981
    @faadumoyuusuf4981 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku barkeeyo wll

  • @zaprinacabdi4608
    @zaprinacabdi4608 2 ปีที่แล้ว

    Ahlam shidane allaha ku dayo sis fv person hbd lady😘😘🤩😍

  • @امينةاباحاجي
    @امينةاباحاجي 2 ปีที่แล้ว +2

    .ilaahow. hooyooyinkeena. noo. daaa

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 ปีที่แล้ว +5

    Qisadi Xanaan kadib dawady sorry huuno Allh baari hakaga dhigo 😭

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 ปีที่แล้ว +18

    Odey ku agaasimo maa ishaa soo saartey umaaydaa lee ku ogeyd ajligaa u oyheysee😰😰😰hooyo anoo xajkii ku geyn ciil ma ideyhaayo aleeylahe😪mom laki tii hani aan ogeyn miyey tan noogu soo xijisey😭hooyadaa macanaa ku hor joogto oo hubaal ahee🥰aaboyaalkeen soomaaliyeed qaarkood ilaahay ha udambi dhaafo xaqii dushood rabi yeelay hooyaa hagoogatoo ugodey walee🥺

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah farxad baan la ooyay walaahi 🥲🌺💗

  • @queenamiisha8150
    @queenamiisha8150 ปีที่แล้ว

    Wlhi si qlbiyan ah buu ii saameye video gaan iyo heestaba 😭😭😭😭🧕🧕coz hooyadey wxy isoo korisay aaabo la’aan saaas oo ay thy second ma daremin aaaba la’aaaan 😭😭😭love you momy 👩

  • @fadumaiman3618
    @fadumaiman3618 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah ilaahow hooyo noo xafid 😍😍😍😍😍

  • @mariashiikhxusen5803
    @mariashiikhxusen5803 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi cawa hoyadey soxasustey wa ilmeyey sidey igu sokorisey ogahey wllhi allow hoyoyinkena nodey 😭😭😭😭

  • @xafsahilkas951
    @xafsahilkas951 ปีที่แล้ว

    Alle 🤲hakuu deesto gabadhada❤️🧕 abyo

  • @habonhealth902
    @habonhealth902 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhameesan waayay oohintii aan ceshan waayay ilaaheey hooyooyunka ha u fudeey hoowla adag anaa na hortaala

  • @Sakura-979
    @Sakura-979 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alah tabarakalaah beautiful young mom and beautiful daughter

  • @alliswell35267
    @alliswell35267 ปีที่แล้ว +3

    Xanun waye heestan qisada kudugan😢

  • @nasromahdi467
    @nasromahdi467 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wa qiroday anigo hoyadey ola nol calosha ihurti allow hoyoyinkena no xafid 🤲😢

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 ปีที่แล้ว +6

    QASHUUC ALLAH AYAA LEH

  • @roodahassan835
    @roodahassan835 2 ปีที่แล้ว +1

    Shanwiil way waynaatay riwayad ayan ku dawaday iyado yar maiza ma walaala

  • @fadumoxashi2954
    @fadumoxashi2954 2 ปีที่แล้ว +1

    wan kaxumahay hooyo mcn alah samirka hano badiyo hadan nahay hoyo yinka ilmaha logatagay barina alah nogadhigo amin 🤲🤲🤲🤲

  • @abdirashidhussein3004
    @abdirashidhussein3004 2 ปีที่แล้ว +1

    Caruurta diinta bar ha qaawin

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allah ku xafid ayad iyo ayagoo dhan! Abaayo Xanaan iyo caruurteena ❤️🤲🏾🎊 happy brithday habo many more years come to you ❤️🤲🏾May Allah bless you and your family ❤️🤲🏾

  • @wiilkatabkayomadow5459
    @wiilkatabkayomadow5459 2 ปีที่แล้ว

    waan ku ooyi wlh maamo mcn allow ii xifdi

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 ปีที่แล้ว +3

    Maash allah beautiful song beautiful

  • @sadiyanurre7802
    @sadiyanurre7802 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah xanaan ma'wax bay dhashay

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 ปีที่แล้ว +2

    Aloow soomalida u naxariiso hididii bay ka dareen bilaa xuduud

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭Ilaahow hooyoyinka hacaddbin a aamiin aamiin

  • @ayaanaxmed9789
    @ayaanaxmed9789 ปีที่แล้ว

    Ilaahhay hooyomcn 😢❤ available keeda u gudi kara❤😢hooyo Hooyo ilaahaw❤😢😢😢😊

  • @nawalabdirizaq2273
    @nawalabdirizaq2273 2 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax wllhi hooyo ayaan soo xasuusto wllhi 😭😭😭😭😭

  • @wiilkatabkayomadow5459
    @wiilkatabkayomadow5459 2 ปีที่แล้ว

    axsan hees waan ku wataa wlh laki xaaji waceys