Walashaaa somanoqonkarto mise gabar kulamadhalan maxay tahay sbbta ceyb kuyelatay so nin un kamadhin gorobka waxas wa doqonimo garob ceebmale hadaad ceeb uyeshana adiga un kugusonoq o wa wax melkuyalo lapwina maficno gabar wadhali wayna kuladhalatay wayna kudhashay furinkuna wa qadar rabi qoray
Wllkey maxamed ahmed badal kheyr qaba i.n ad bey u adag thy markaa dacad thy inaad hesho qof adigoo kle dacad ah marka ale waxan kaga baryay mid wngsan inuu ale kugu badalo❤wllkey ridwan adiga nah hadalada qar iska sax garob ceb maleh inaad u gartanah ma ahan ok
@@mahdimohamed7056 nimanka lagama dhadhicin kara gabdha la furay ma qaldana waxayba aminsan tihin only innaad sixan tihin somhn ilhey ha idin naxaristo dumara ben ayad kus xeri galisan hadhowna uma dulqadatane wad so furtan 😉🫡
The is nothing wrong with single mum Subhannah Allah The prophet gave us dua alhamdulillah Typically somali culture, there is nothing wrong with goroob.
Xariirka nah ad buu u dhib badan yhy xaqiq waxad baraneysaa adkesiga waxuu yhy niyad jab badan oo qiyaali iyo mala awan wyo waxaa laga yabaa inaad ku tos to qof anan ku fahmen oo ku horsedayo inaad iska deyso xarir dhan aniga hada alxm calaf moyee cashaq wan is deynay dad is jacel nah ale ha isku caflo😢😭wil adiga nah qoftada ilasho wllshey adiga nah wilkaga xirir wag tahii ilaali wyo qalbiga dhawaca so garo ad ayuu u xanun badan yhy inuu adiga dartaa xanun u mudan lahaa waxaa dhanta inaad adiga xanunkaa marto😢
ragan naagtii 2 mar u qososhaba inay jecelyihin umaleeya baan la yaaba kaali ayaga ma waalanyihin naagta ku rabta iyo naagta aan ku rabin makala taqaanid wllhi inaanba ubaahnan lahyn inaan gbr tijaabiyo 😂
Ax wiilka uma qalmo walahi in sidaa naag xun ula hadasho anaga daacade dadka daacada ah maxay noo arki waayeen tolow walal ana ku diyaare ila soo xidhid😢😅❤
Nio qofka daacada muxu ilaahay qof mucjisa ah ugu beegaa yaabaye
Anaa xidhiidh dhan u nacay khiyaanada iyo jeesjeeska,
Qofka xitaa hadanad rabin jeesjeeska iyo naacdu waa shay un tartiib u hadal shawgana jooji aayar u qanci.
Intaa daacada ee Wanaagsan Alloww isku beeg amin
run run a uxanaaqsan thype
😂😂😂😂😂@@Khaalidcade01
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
😊😊😊😊😊😊😊
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw صباح الخير الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
Xasbunallah! Mohamedow alxamdulillah dheh wlhie ilahey ku jecel ilahey badal ka kheyr badan ha kugu badalo akhii ❤
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂
Toogsiga mxaa waayo hee koko😂
Koko wlhi Allah dartisa ayaan ku jeclhy xapiptiiii ❤inolow intey nolol jirta nolosha kuma xumeysa ❤❤❤
Amiin 😂
Koko qalbiyeeyyyy kusalaamay ❤
HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi
Dadka somalida yurub so galay boqliba 80/ wa reer badiye /20/ ba reer magal ah 🇸🇴🇸🇴👍
Walaahi waaba jaahiliin kaba xatee gashneen
Wallee Dadka Nucaas U hadla Ayaga Nabsiga Ku danbeeyo Saxiip horey Ugu Soco Ilaha kaa Badbaadiyey Wallshane Shafey Leedahahy Hore U Socda
Hhhhhhh
Kusali nebiga scw ❤
Scw❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Scw
Wa nag reer badiya qofka hadada rabin xitaa respect u muuji
M.a qof igu figrada helay😢
Waa mid jaahilad ah qaab key uhadleyso laga garanayaba
Badow ciyaala suuq ah oo yurub timid waaye asxaabtii tahriibka
Wllhi been ma aha jaahilad wayn 😢
Mohamed nin nasiib badan baa tahay qof nocaas oo kale ah haduu illahay ku dhaafiyay
Ameeeen
Oo garoob biliaadan ma ahan miyaa wah ridwaan raali galin baxi hadii kale washansi😂😂
Garoob miyaa tahay😂
Soo dhawow adi 😂
Muse mxa saan 😂
@@AkramPoi-zg9vc ha dag dagin isdaji🤣
Gawadha aan jeclahay mar walba waxey I dhahda mashqul ayn ahay wax walba sidoodi waaye I dhahda waqti ima siiso Ridwan issack wll kaligey ayaa isla sheekesto niyow garab isii saaxib
Sxb marka qofka aa jeceshahay qma ee ku jeceshahay waqti kuma weyneeso sxb
Wll qalbigaaga ilahey ku xir, hadey khayr kuu tahay ilahey guurkeda haku fududeyo, hadii klana ilahey si fudud qalbigaga ha uga saaro
(قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ)ِ
Al-Zumar
( Ku dheh adoo madayda noftooda dul miyoow ( KUWA DANBIYADA SAMEEYA ) ha ka quusanina naxariista ILAAHay , ILAAHay wuu cafiyaa Dunuubta oo dhan, isagu waa naxariiste wax cafiya )
ADEER XUSEEN
Wlhy walashis waa qof aad u qalbi wangzn say u ixtiramtay ooyna uga dhex galin hadalkoda 😮
East and West ridhwan is the best 👌 👍 😅
Wiilkaas Holland 🇳🇱 jooga cala fooraja u aroosa l Ana lajooga Holland ee iso qabo naagtas bila ixtramka ah ciil ha u dhimate
Ben je serieus?😢😂
Aniga kurabo qaali❤
Run may kaatahay😂
@@hassanxikmaawi5965 ja, ik Ben serious
@@AbdiftahMahamed1131 adiga se I rabaysa naagtaas ayan Raba inan ku xumeeye Raga ciil lama bado
Dadka wanaagsn qof wanaagsn maba helaan 😣
Reality 💯
Wlhi been mhn aniga,kow ka ah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭
Sorrey Mohamed Pro Qoftaan àllaa kaa Bad Baadiyey
Ridwan wa edab daranthy sidaadaba iyado garoba kulaha oo garob miyay takorantahay baro ixtiramka dumarka wx jira ma tihide nacas ba tehe
Gabdho Hada Nahay Nuuc Walbo U kala Baxno sharafa Lee Nahay Abayo Hore Uga Soco
Quruxey ha ubixin garoob nabiga uducooye amaan uma baahna
Waa sax ayado holof ah aye 100 nin shuksane
@@magan143yare6gabadh gabdh kle wx ka shegeysa ma qurxona adba ado holofa oo 100 nin kuso fureen bad shukansata ma cid ba ku daba gasha naya🙄
@@SahraJimal garobada hada jira ma ahan kuwa loduceeyay
Maskinkan wa dacad lakin mid iska jiro jiro badan ayu gacanta ugalay wey buxan gabdho dacad ah alla ha kusahlo
Yaa rabi maxamed o kale hano wayin ala dacadsana maxamed😢
Allah hakusahlo gabar garoob ah gabdaah garooka wad yasta ridwan isaac
Naag garob aah waa wah Allah laga maqan qalo
Wakhtigan lajoga
Walashaaa somanoqonkarto mise gabar kulamadhalan maxay tahay sbbta ceyb kuyelatay so nin un kamadhin gorobka waxas wa doqonimo garob ceebmale hadaad ceeb uyeshana adiga un kugusonoq o wa wax melkuyalo lapwina maficno gabar wadhali wayna kuladhalatay wayna kudhashay furinkuna wa qadar rabi qoray
Ma argtay markasto wa saas ninkan wan layabay qadarka alle Ayuba ceybkadhigay
Hadal khadan waye kaas ridhwan wa dhexjifta
Ridwaanw wll waxaan joogaa laascaanood waxaan raba wiil aan xiriir wadaag nahy inaad itijaabiso wll maadaama aanaan kaa ag dhaweyn maalin walpo wuxuu idhahaa waaku jeclahy😢❤
Facebook kaso qabo 😂
Dacad mafiicno 2024 qofna hakukalsonan jecelna majiro 🥹😭😭
Dadka isku nuuc ma ahan taas ogow in xun hade jiraan inbadan fcn jiro
Wlhi ben mhn shukansi dhan wn turay😢😢😢
@@Ayaanadenqasaye shukaansi maba la galo hadaadan guur diyaar u eheen
@@mahdimohamed7056 ruux dacad ah guur rawa ma arag wx been ishegayo moyeee wlhi aniga dacad ah lkn ruux dacad ma arkin😭😭😭💔💔💔💔💔🙏
Jees jeeska ayaaba iigu daran😢😢sorry wlalakey wax ka qeer bdn allha kuusahlo
akhas tan waa doqon caadiya wlhi wiilkas illahay haw booga dhayo😢
ridwaan waa xaasid siduu dadka ugu qoslo qof qalbigu jabay ayay ayuu ku qoslaya😂
SUBXANALAAH WIILJAN ADA UGU QIIROODAY DADKA WANAGSAN QOF DHIBBADAN OO QAIN MAXAY ULAKULMAN ILAHAY MID WANAG SAN ALAHA KUGU ADIYO 😮
Wllkey maxamed ahmed badal kheyr qaba i.n ad bey u adag thy markaa dacad thy inaad hesho qof adigoo kle dacad ah marka ale waxan kaga baryay mid wngsan inuu ale kugu badalo❤wllkey ridwan adiga nah hadalada qar iska sax garob ceb maleh inaad u gartanah ma ahan ok
Nabar xaqdaran allah ugu dhigo garoob mxa ku geyey qalbiga allah ku qabojiiyo talye 😢😂
Garoob ceeb ma’aha there are plenty of Goroob who are sadly divorced by a lot of losers
Garoob ma xumo ee gabdhahas iyada xumeed
@@mahdimohamed7056 waa sax
Barnamishkan iliked walhi so funny😂❤😊
ridwan kulaha iyadoo garob ah miyay kugu bashashay 😡 talow garobadu maxan dhernahy iyaga naga cilmi badane 🎉😮
Garoob wixii lagu furay bay qabtaa somaha😂
@@CfataaxAhmett marka ninka furay miyaa ah mid wangsan garoob waa gumaysi did pro
@@HAAWOapdulllahisababta lagu furay yaa og ine xumeed laga yabe
@@mahdimohamed7056 nimanka lagama dhadhicin kara gabdha la furay ma qaldana waxayba aminsan tihin only innaad sixan tihin somhn ilhey ha idin naxaristo dumara ben ayad kus xeri galisan hadhowna uma dulqadatane wad so furtan 😉🫡
Ridwan wasakh baatahay garoobka qimo maleh miyaa bulshada dhexdhad unoqo doqon baa tahee
adigoo qurbahajooga legend africa jooga hakaa dulqaado yaa layaaba
Naaa wllka runta usheeeg oo damiiir uyeeeeeel😂😂
Alla war wiilka qacbaa kayeedhee
mid ka qeir badan ayaa koo rajeynayaa maxamed hobo hore u soco
Maxamadoow masha'allah si fudud bu ilahey dhib badan kaaga badbaadshay , badal khayr qaba ilahey haku siiyo wll
Wlhi hubaal qofnimadeeda liidata jaahilnimo iyo garasho yari iskuku darsantay haduu jiro xitaa inaa isku wado dhoor qof qofka aad haduusan ahayn ku ixtiraam dareenkiisa inlesjeclaado ceeb maaha
xalimo isn't easy
Asc
@@CabdiraxmanShekhcbdi wcs
Saas wye😅
Doqon weyan tani nacasnimo iyo khiyaano ayey isku darsatay wiilka daacad waaye wlhi Ilahay mid khayr qabta haku siiyo waxan afka xun ada isku so dhisayy
Ridwaan saqa jaaan
Garoobta dookh malahan miyaa diiday ma dhihi karto ayadoo garooba kulahaa
wuu qal dan yahy
Alaaaa 😂😂mimi naona aibu kupenda ama kupendwa acha niendelee kupumua tu😮
😂😂😂😂
@@hassanyarrow8959 au siyo
Scw scw ❤
Walahi wilka mohamed oo kale Allah ii sahlo codkisa kalii iga gadan MashaAllah
Masha Allah Walal fcn🥰🥰🥰🥰
Waa xanuun walasha so dirso hadana qac ha ka yeedho wllhi 😂😮
The is nothing wrong with single mum
Subhannah Allah
The prophet gave us dua alhamdulillah
Typically somali culture, there is nothing wrong with goroob.
Fudeed kabatey wiilka orankaraa oo qofuusan isku hubin tijaabiyey kafiirso hdd kedib 😊
Ina adeer garoobtu ma cadarkii medkaa kasoo uraayo waxay isasax
Hambalyo wllkey hanad guleyso ale ha isku kiin calfo❤
Khiyaamo iyo doqoniimo ayay isku darsatay gabadhan hore ee kuma garanayo dhahday🙏
Taas naag maha Respetc xata malaha tan holan joga
Rer badiye waye oo jcyl waxbo ka aqanin weyna niman badanthy musibada 😂😂😂😂😂
Naag Germany joogta la aaminaa yaa idhi i
saga
Wuxu Matii zxpty Aheyd baa Afxumaa😂Qumayada
Waa iga qoslisay wlhi😂😂😂
Waa sababta uusan ujirin qof aad qalbigaga ku aaminto xiligaan lajogo 🫀❌
From tuuulo to tahriib to yurub dalaq wali ismeey badalin qaabke u hadleysa laga daremayaaa
😂😂😂😂 tulo kulaha
@@amishpatel7017 🤣🤣 from tuulo Waaaa aqana wan Isla tahriiibnay Wlh Yurube buxaan
@@MOHANHAYBE 🤣🤣🤣 ree tulo angaa eh xarifad ayana ahaay dadkana ixtramto aqli ilahi siye m.a dadka iskumid maaha wllo
Maxamed wll ilaheyybaa kaa badnasiye
Ridwan waa eey eey dhalay oo aan taageero. 😂😂
Jah wilka dhanbi farxadesa allow iskoda
Nofes cadiya lodhagsade sorry 😂😂
wiilka lamber kiisa isoo dir maxamed
Mansha allah duriyada barakeysan
Qoftan wlhi waa reer.baadiyo caadiya ah😂😂
Tab 1.5 yr ay magalka jogta i aamin
Ridwn laberkiisa igu cawiya dumashidiin an tijabiye😂😂😂😂😂
Mohamed alxm dheh illahaa ku dhaafiyey
Ridwaaan Tijaaabi jecelkaga waa in lacag laga dhigaa sifa aaan xafiisyo loosameeyo.
1: Xayeeysiinta iyo Shaqoiyin dhalinyarada kaafaida cml otherwise thank you.
.ان كيدكن عظيم
Waryaa islantan wey sarqan santahay Yahuuu
😂😂😂😂tan yurub ku cusubsatahay reer baadiye
Caadi ayaa looga dareemi
Ridwan waad kadartay garoob caay miyaa yaa huu😮
Waa dareeemooons waryaada😊
Waa khayaaali sheegadeedu magaciisa khayaali khayaali dheh 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
Dadka ixtiramka badan jaceylka wax ka yaqaan qofkii ku haboona ma ba arkaan wa iska imtixaan wlhi
Badal kheyr qabo lga yaba ino kasiyo samar io imaan🫡👍
Waa jaahilnimo inad sida ula hadasho qof dareen kuu haya xeerka bini adamnimadana kuma jirto kolay gabadhasi manta iyada kasare tagan oo Samanka la jooga eey adag tahay sida lagu helo qof dacada ay haysan garan wayday wiilkana waxan u rajaynaya bedel khayr qaba ❤
Xariirka nah ad buu u dhib badan yhy xaqiq waxad baraneysaa adkesiga waxuu yhy niyad jab badan oo qiyaali iyo mala awan wyo waxaa laga yabaa inaad ku tos to qof anan ku fahmen oo ku horsedayo inaad iska deyso xarir dhan aniga hada alxm calaf moyee cashaq wan is deynay dad is jacel nah ale ha isku caflo😢😭wil adiga nah qoftada ilasho wllshey adiga nah wilkaga xirir wag tahii ilaali wyo qalbiga dhawaca so garo ad ayuu u xanun badan yhy inuu adiga dartaa xanun u mudan lahaa waxaa dhanta inaad adiga xanunkaa marto😢
m.a wax gradbad tahy hno❤
War tan waaba doqon caadiya ah😂 subxanallah
Radwan chaydan walahi
Mohamed anaa dacad unoqonyo isiiso duma😭😂
ragan naagtii 2 mar u qososhaba inay jecelyihin umaleeya baan la yaaba kaali ayaga ma waalanyihin naagta ku rabta iyo naagta aan ku rabin makala taqaanid wllhi inaanba ubaahnan lahyn inaan gbr tijaabiyo 😂
Ridwanow qof caadiya mad tijaabin xoolo ayd tijaabisay 😂
Wlahi ilahay baka badbaadieyeyy😢
❤❤❤❤❤ ridwaan isaaq
wll ridhwan issack ilasoo xariir plz
Qiso ma haysa😅
@@SundusCabdiSundusCabdi haa ninkas soo qabo quruxey
Team ridwan
Kkkkkkk Bisinka allah ha ku siiyo qof fiican😂😂
Ax wiilka uma qalmo walahi in sidaa naag xun ula hadasho anaga daacade dadka daacada ah maxay noo arki waayeen tolow walal ana ku diyaare ila soo xidhid😢😅❤
Athiguba naag xun unba tahay hdaybo iyada xuntahy😬😡
Ridwaan is the best ❤
Yahoo beentu waa shay xarana qofka adoo sicad idhaf udhaha dhaanta inkiraad😢
War Jaceyl majiro walaalyalow meel fariista😢
Wlhi Ridwan issack aniga arintan oo kale ayaa I heysato wll I caawi dee jawaab ayn ka sunglasses wll
Kkk sxb mid kle heleysaa iskadaa
Ruweyda waa inaa wasiirka kudacweeyno. Zaki haloosheego midaas 😂😂
Qofka wngsn oo dacada ah ma helaan qof wngsan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢wlhi ooblhi kow aniga ka ah😢
Wlhi xaliimo waa nofec😂😊
Hadalkeeda qof aqoon leh maha side daasada bay sanqadhysaaa😂😂