Inaan lafahmayn bay umalaysaa inay dadka ku dheelayso ciwaankeeda iyo warkeeda is malaha iniga waa iga bes waqti is kaga qasaariyo tan video geeda ciwaan iyo war aan is lahayn yaahuu somalida badan kooda been hawaasiin
oo yaan ogeen inuu stresska wax fiican ahayn. Cajaaib 😂😂😂 maryaney adiga umbaa markii horaba inaad wax dhaliileysa ama lagu dhaliilaya dadka tustay hadana maalin walba jawaabta waatan umbaad meel Ku Soo qoraneysaa oy waxba ka jirin. TH-cam aan talent loo haynin layskama furtee bal beenta iska yarey waa laguugu nici doonaaye. Sidan waxaa Kuu dhaanta adigoo routine-ka maalinlaha iska Soo duubo kolaad koob qaxwa ah karsato
War kaba commentigaa ka fahmay inay san waxba sheegin wakhti isagama lumin mar laydin la wal walay baa jirtay waad se is qiima tirteeen hada laga bilaabo aday kuu taal cidii kaa dhagay sanaysa suuqa waa ka baxday sheekadaan
Maryaney horta babiga waxa uu yahayba allaha ku barakeeyo kuna daayo lakiin been wax ha ku raadsanina dadkana hadajinina ilahay waxusan kugu Kevin ha saadsan wabilaahi fawfiiq
Maryaney saan kuula kurbooney iyo saad cuno noogu raadsanaysid labo ayey kala tahay waxad so daldashey halxabo oo an ku qanacno kuma jirin anagu waxan rabney istareska ku helay xagas bu iga haystey iyo nuunahu wa nuucas anagu dadka kale waxay shegsyeen waxba nagama galin adiga an kaasugayney adna fiyuusaa nagu gobanee
wa.link/imogl6 manager sacdiyo xirsi
Abaya manager sacdiyo. Isii faahfaahi abaya si aan ugu faaideysto dhardhaqista ayaan ku shaqeyaaye
Walaal macaan maxaad noo sheegtay hadaba waxan kaa sugeynay noomaba sheegine mida koowaad babyga wiil miyaa mise gabar mida labaadna cabdulaahi makala tagteen mise makala tagin adiga daacad nooma tihid waxna umu sheegeysid dadka kugu xiran ee kaa walwalaayay ee iska aamus walaal mcn ❤
Qof been badan majecli gabdhow gabadhan ciwankeeda Hadawanina ani bes igatahy
Maxa ka khaldan horta gabadhan darenkena ayey ku ciyaray dib aya ku dawanaya horta
Ukhti adiga iyo baby Allah ha idin barwaqeeyo
Laakin video gan waxba nomadan sheegin.😂
WAXBA DADKA HAKUCIYARIN ADIGA MEDIA ISKEENAY TALK ABOUT THE REAL PROBLEM YOU HAVE DADKA KUGU XIRAN WAX RESPECT UMAHAYSID WAA KUCIYAARE BY
Inay wax shegtana waa rabtaa waana baqaysaa bal yaa qasbay ayada intaa ku haysa wax badana idin shegena macna darolee uxiiqe
Habiibtii saan miya like iyo subscribe nooga rabta 😳banooni caml nagu dheshee
qofka taageerayaashisa daacad bu unoqda siday iyagu daacad ugu yihin oo waxkasta wuu lasocod siiya laakin adigu intad shaki gelisay bad kujees jeesaysa wa dulmi
Masha Allah ❤❤
Veiws raadis taha 10 days maqnane malinka 11 aad stress Iska ilaliya Noola iimanee war mahane Ku kale sugayna ader
Ma ila aragtey 😂😂😂😂
Waa garatay wallee hhhh
Inaan lafahmayn bay umalaysaa inay dadka ku dheelayso ciwaankeeda iyo warkeeda is malaha iniga waa iga bes waqti is kaga qasaariyo tan video geeda ciwaan iyo war aan is lahayn yaahuu somalida badan kooda been hawaasiin
Dadka kuhaya maxay dhashay wlalayalow
Maxa karabtaan waxay dhashay oo gabadha caruurteeda u tirsanaysaan
Hadii ilahay gabadh siiyey alx
Hadii ilahay wiil siisey alx midna iyadu masamaysan ilahay baa siiyey
Gabdha ilmaheda amaan usiiya
Hadda Maryan maxay noo sheegtay? Waa waxba masked bay hadashay dadkana waa ku cyaareyasa warkeeda kabaxa
oo yaan ogeen inuu stresska wax fiican ahayn. Cajaaib 😂😂😂 maryaney adiga umbaa markii horaba inaad wax dhaliileysa ama lagu dhaliilaya dadka tustay hadana maalin walba jawaabta waatan umbaad meel Ku Soo qoraneysaa oy waxba ka jirin. TH-cam aan talent loo haynin layskama furtee bal beenta iska yarey waa laguugu nici doonaaye. Sidan waxaa Kuu dhaanta adigoo routine-ka maalinlaha iska Soo duubo kolaad koob qaxwa ah karsato
War kaba commentigaa ka fahmay inay san waxba sheegin wakhti isagama lumin mar laydin la wal walay baa jirtay waad se is qiima tirteeen hada laga bilaabo aday kuu taal cidii kaa dhagay sanaysa suuqa waa ka baxday sheekadaan
Adiga camalaa ahay isla marki intaa kusoo carare waana ogaade ineey waxba sheegin
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 😅
marka tageerashada miyad dareenkoda kuciyaareysay daalimad matihin inad taageerayaashina sixun u isticmaashi ee qofku tageerayashisha runtu usheega oo wax kasta lasocod siiya
Asc. Allxandullillaahi hadii adiga iyo baby caafimaad qabto. Abaayo arimahaaga hoose Allaha kuu hagaajiyo noo wada hagaajiyo yaa Rabi owlaadana noo xafid baari nooga dhig inta heysan Illaah ha ku irsaaqo owlaad xalaal ah saalaxiin ah aamiin yaa Rabi. Qurux baa tahay maansha Allah caafimaad nabed farxad ku waar Insha Allaah.
❤ man sha Allah tabarag
Walaasheey maryaneey waxa aad u sheekeeyneyso waa dad waawaayen ee ii baashaal 😂
😂😂😂😂😂
Unsubscribe daha nagtaan beentii ayy views ku radasni jawabtii ayy sheegatay aweee?
Aniga waa hore baan unsubscribe kusameeyey dadka kuxiran ma ixtiraaman way kucayaaran
Ifka lagu yahay walal
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya i gaadhsiiya 1k please ha idhafin
War kaas manan sugaynini huuno ilmaha iyo xaladaha kula soo wajihey nowga waran away se abdallah
Kkkkkkkkk
Maalkasta waxaada raabtaa in waara laagaaso raadiyo waxii jiira imaaakaba maa sheegtiida
❤❤❤❤❤❤
Yasir Allah wajigada duruf badan baa ka muqata Abayo ilahay haku saqiro durufaha nolosha insha Allah 😢
War ialahay reerkan quruxdooda how siyaadiyo inader mcn sharaf ku noolaada boqortooyo baa tihiine ❤❤❤❤
reerkan daalimin weye dareenka dadka kuxidhan kuciyaaraya oo ceebeynaya war kayaaca
hada maxad noshegtay wad nefturoysaye 😂😂😂😂😂😂😂 waxbad qarinaysa
Jawabtan sugeyney mahaeyno wlal qari
youtubleydu waxay kuciyaaran oo dulmiyan tageerashoda iyago dareenkoda dan kalahayn
Taas qofkaan ogeyn haku ciyaaraano waligeyba waxaan aaminsanaa inaan iyada iyo seygeeda wax dhiba ka dhex jirin wax yar xitaa kama sheegin arimaheeda qaaska ah
@hawohosh9198 lakiin inay iska dhigto ma ahayn sidii wax ku dhaceen ileen cidna kuma khasbin ilahay rsaqadisa run ku radsato hadana iyada iyo xajigeda allaha isku barakeyo
Wlhy aniga shan Sanaa dawanayay .lkn.manta.waan.kaniyad.jabay.maryan
Xitaa
Dhawr
Teelefanbaan.sabscar
Ugasarey
Lkn
Mataqaano ixtiram waxeedu waa viyuus eemaaha waxa sheeg saan ugamurugey markey umushey waligey qof ugamamurugin
Ciyaar baa wada sidii akhyaar u hadal
😂😂😂😂 ma aragtey
Walaleey wax kale no shekeeg fool iyo dhalmo wax kale ha nooga dhigin
Hada maxad nugu tiri walale
War maxay dhasheyy tollow War hadaa Gabar dhashey sheeg hadaaa wiil dhasheyna sheeg Nuu nuudaa iska daaa
Hhhhhh wlh qosolaa idilay hada mxe nosheegtay
😂😂😂😂 waar naga tag Waxan sugayna nomad sheegin by
Yahuuu 😅
Cavdulaahi always wiil iyo gabar ta donto dhal alaha ku daaye San jclnahay waxa rajeyneyna idinko is garab fadhiya ina idin daawano
waa sax abaayo
Xata nomashegen bybiga wuxuyahay wel ama gabar
MashsalHa maryaney
Asc wllo wa,run istaraysku dhibaatu leeyahay qofka,uma fiicna hadu uur leeyahay iyo hadaanun lahay dhibaata laga dhaxla
Maryaneey maxaa noo wadaa sidii bilramadaan lo sugayaa la ku sugayaa
Asc walaly horta wakusalamy anaga tagera yashada bana hy wanagadana wajecel nahy dhibana kulama rabno illahyna kuma keno wax kudhibo marka abayoy anaga qoys qurux badan ban halkan kada wan jirny marka wax kuso kordhy qoski inan oganan rabna sida ruunta ah marki lohadlo ila dhib iyo dhifab wan inla socony mahada dadxuno wax laga qarsodo noqony marka hanugu ciyarin abayo dad wa wyn bakugu xirane sidagan wax ogusheg wixi macqul ah
Assalamu Alaykum sister do you have Abaya
Wahas thanmaahaa
Anigu waxa ka dawada ma aqaan inaan waqtigeeg kugulumiyan ma rabo ok
Kalsoonidi ay dadka kuu qabeen waad ku ciyaarteen dad waaweyn oo madhan ayaa thiin hada ka bacdi adiga iyo ninkaga laba ciyaal suuq ayaa thiin
Walal alle ka cabso tani waa aduune xataa hadii xanta dadka laguu sheego waxaba kama faa iideyside danahaada ku mashquul
@sahrohussein1380 abaayo ilaahey waanka cabsanyaa laakin anagoo taageere u ah iney nagu ciciyaaran iyada iyo ninkeeda saw lagama fiicno hadana waa dad waaweyn iney sida ciyaala suuqa udhaqmaan saw lagama fiicno
Masha allah abayo horey usoco❤
Maalkasta waxaada raabtaa in waara laagaaso raadiyo waxii jiira imaaakaba maa sherries😅
Maalkasta waxaada raabtaa in waara laagaaso raadiyo waxii jiira imaaakaba maa sherries
Where abduallaha why is not talk about your baby and pregnant maxaa ku dhacay tell us
Naa na dhaaf balyo veius raadis hdan youtuber ley danbw aamino
Walaaley heedhe adigaa Dadka dareenkooda kiciyey kilibya muijinaaya inaad tahay Sad sow adigii dhigay ,hadana Sheekada noo calaanjineysaa ,cid farta afka kaa gelisey oo kugu tiri soo calaacal maa jirta,? Anagaa yaab aragney, and don't try to judge people ,and try to act Smart ,sorry Sister.
Hada maxaad sheegtay 😂
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️
Dislike daha nagtaan
Wiixiidhcaya maasheegikratta
Asc. Maryan. Walashay. Khaalid. Setahay.
Maryaney horta babiga waxa uu yahayba allaha ku barakeeyo kuna daayo lakiin been wax ha ku raadsanina dadkana hadajinina ilahay waxusan kugu Kevin ha saadsan wabilaahi fawfiiq
Maryanne gacantaakuhaya iidhaqso shekada
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😳😳😳😳😳😳😳
Maxawd dhashay cabdilaah
Qisadi noga sosheeke qali❤❤❤
Abayo babiyga gabar mise wiil
Cabdulaahi meeeh
Kkkkkkkkk
Maryaney saan kuula kurbooney iyo saad cuno noogu raadsanaysid labo ayey kala tahay waxad so daldashey halxabo oo an ku qanacno kuma jirin anagu waxan rabney istareska ku helay xagas bu iga haystey iyo nuunahu wa nuucas anagu dadka kale waxay shegsyeen waxba nagama galin adiga an kaasugayney adna fiyuusaa nagu gobanee
😂😂😂😂😂😂😂😂
Ohada waxbo noma shegan 😂😂
Waxa tahay TH-cam barad dadka kugu xiran wax faaiido ah oo aan war ahay kuguma qabno warkiina wadba labakheysha xita dadka intaas oo saano kudawada ilma nocasa nagu sobirey mad dhihin ciiyaalka iyo cunugu waa fican yihin maxaytaha?
asc sis ❤❤❤❤
😂😂ar dadka xanjelaa wixi jirey idiin sheegty
😂😂😂😂😂😂😂 ala dadka waxsheeg jecelaa war maxaa rabtaan inlaydiin sheega 😂😂😂
Hada maxaad noshektay ma ciyaalbad lahadleysaa mase waxaa kudhantay in aad iskamaqnato adigaa noso calacashay anagana waan kula damqanay hadane waad na edeyneysaa miyaa
Aniga manta kadib madawandono youtobkiina been iyo waxaan jirin ayaad wadan naa warka cadee oo siwacan waxa nogusheg waxaad kahadleysid garan mayo
Ciwaanka fake joogin ama iska aamus
Wey ku saxan tahay ineysan arimaheeda Qoys ahaaneed meesahan ku qeybin.
Shaqa aan kuu dirsanay ma aha tan 😂😂😂😂
Asc qoftan waxayradineyso WA fayuus aqligey rabta iney dadka ku dheldhesho ok
Waxba nooma adan shegin walalley like na ku siin meyno
Hhhhhhh😢😢😢
Wastee jawaabtu