DEG DEG Kulamo Sedax Wiji leh oo Ahmed Madobe & Madaxda Kenya u socda & Sirdoonka Itobiya oo Kubiray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 70

  • @YaasirYaasirmire
    @YaasirYaasirmire 11 วันที่ผ่านมา +1

    Walawal❤

  • @AminaIbarahim-r7r
    @AminaIbarahim-r7r 13 วันที่ผ่านมา +7

    Mansha alaah axmad wagesi jubaland guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 12 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaaallaah Guuuuuleyso Jupaland presidents MW Axmed Maxamed Islaaaaaaam idankaallaah ❤❤❤❤❤

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 13 วันที่ผ่านมา +6

    Axmed madoobe waa geesi xariif ah guulayso marwalba jubbalaand guul

    • @ahmedmuhuyadin5406
      @ahmedmuhuyadin5406 13 วันที่ผ่านมา +1

      @@Khdarcrashiir96Axmed maxow geesi ku yahay in ow shisheeye kal kaal yahay yahay haye doqon waa nin anan garaneyn midnimada umada somaliyeed dadka qaar qabiil ku waashteen war maskaxdiina kabiil amey ka.koree yaab waaye saan

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@ahmedmuhuyadin5406marka ma hassan shiekh ba sokeeye kalkaal ah??? Adeer ahmed mohamed islaan iyo hassan shiekh wlho 1000000 times avmed ayaa ka dal iyo dad jecel. Waaxayna lakahihiin habeyn iyo maalin. Cadow ka xunna hassan shiekh somalia malahan

    • @ahmedmuhuyadin5406
      @ahmedmuhuyadin5406 13 วันที่ผ่านมา

      @yurubereg8928 nuucada oo kale waa qabiiliste sxb Ahmed modoobe hadii ow run sheegeyo mow u hogaansamo madax weynaha Somalia war dad qabiil dilay maara looma helo Allah dadkiisa ha.ku diro sxb xassan waa madax weynaha umada somaliyeed marka waa in la.maqlaa hadalkiisa maxow cadow ku noqday madax weynaha Somalia sheeg doqon qabiil ayaa idin dilay ku dhinta wixi qabiil dabada kawada inshallah

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 12 วันที่ผ่านมา

      @ahmedmuhuyadin5406 adeer ma nin gaal baqtiyay 100 ka hor ayaa la'adeeca?? Haa qabiileste waan ahay waayo macalinkayga waa hassan shiekh remember markii u mucaaradka ahaa. Wlhi illahay magaciisa ayaan ku dhartee asaga ayaa qabiil i baray asaga oo nabaya waalidkay oo aan xataa abtirkayga i barin. Marka anoon somalia ku korin lanadhihi karo ma arag. Ayaa kule hassan shiekh waa hawiye tilka bitilka remember farmaajo waa mirixaan madax wayne maha kkkkk sayid ahmed waa landheere asay tiisa noqotaaye miyaa loo meersha. Hassan ali khayre nin an ahaayn agtayda waa ka hawiye ee madax wayne maaha. Hassan sheikh aad leedahay ahmed muu adeeco wll bal horta asagu hays adeeco waayo cadawgiisa 1,2,3,4 iyo shanaadba waa asaga. Hassan sheikh asaga ayaa ficliyan, siyaasiyan iyo oraahiyanba mucaarad isu ah. Remember farmaajo wuxuu ka ilmo dhalayaa naag u furay iyo in uu istoogto kaliya ayaa u dhiman. Kkkk ani maa dhahay mise adiga ayaa dhahay?? Nin walba geedka uu beerto mirahiida ayuu leyahah. Dadka xamar lagu barakicinayana waa abaal kooda. Ani dhul aan leeyahay qori kama qaadi karo. Hadii aad aniga i waydiisidna 4 years more to him. Dadkaan wali wixii ay mudnayeen ma marin. Aniga madax waynahaygu waa mudane madax wayne Dani, Sayid ahmed iyo firdhiye. Hassan sheikh waa hawiye

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 13 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan sheekh waa madaxweeyne qabiil axmad madooeana waa madaxweeyne qaran

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 13 วันที่ผ่านมา +2

    Sax maansha allaah guulaysta

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 13 วันที่ผ่านมา +1

    SHORTS

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 13 วันที่ผ่านมา +3

    Ahmed mohamed islaan
    Maradisa lama heysan karo
    Waa lagu daaalayaa

  • @AbdimaliAbdi
    @AbdimaliAbdi 12 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayoww nabad ku soo celi

  • @husseinsheikh6920
    @husseinsheikh6920 13 วันที่ผ่านมา +2

    Adeer xasan miyadan ogeyn Ahmed inu yahay nin Daarood ah wayo Daarood asago hal qof ah ayawa laqawani waye kwrn asago kuman kun ah

  • @FarahHussein-tp1sc
    @FarahHussein-tp1sc 13 วันที่ผ่านมา +1

    Run sheeg mahadsanid

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 13 วันที่ผ่านมา

    Sayidka nool axmed maxamed islaam ❤💪💪🔥🔥🔥🙏🙏💙💙💙💙💪💪💚💚💚💚

  • @XamdiMaxamud-h7p
    @XamdiMaxamud-h7p 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedyusuf6259
    @axmedyusuf6259 12 วันที่ผ่านมา

    Axmed madobe wuu ka dhaansadey xasan shaiikh

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 13 วันที่ผ่านมา

    LIKED

  • @MaryanMohamued
    @MaryanMohamued 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waryaa waxaad dhahdaa xafidulaah axmed m islaan

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 13 วันที่ผ่านมา

    Sultan TV had iyo jeer wuxu sheega afar(4) qodob.

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 13 วันที่ผ่านมา +1

    Suldaanka beentow Axmed ha ku daalin u sheeg Xasan edeb ha yeesho

  • @MahamudIsmail-p5c
    @MahamudIsmail-p5c 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ahmed matoobe wAa Nin rAk ah Wuu dhamaa xasan Tuugo Anigu waxaan taaker sanahay JubbAland

  • @CabdiraxmanSadiiq
    @CabdiraxmanSadiiq 6 วันที่ผ่านมา

    Axmad iyo xasan axmad

  • @adanahmed8229
    @adanahmed8229 13 วันที่ผ่านมา

    Kkķkkk
    Wle Ahmed umadena ma ah❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xasanaa.kadanbeeya.cidii.lashirto

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade 12 วันที่ผ่านมา

    WALAHI HADAN XASAN AHANLAHAA XILKA WAAN ISKA CASILINLAHA 😁😁😁
    KABAHA LAISLA DULMARAYA

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 13 วันที่ผ่านมา

    Guul Axmed madowe

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 13 วันที่ผ่านมา

    SHARE

  • @BellaH-s5g
    @BellaH-s5g 11 วันที่ผ่านมา

    Allah maxaa tug rag laga dhigay cidna wax ka sheegi maayo lakiin somaliya waa u dhamaatay wax rajah ma malahan

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 13 วันที่ผ่านมา

    LIVESS

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade 12 วันที่ผ่านมา

    😁😁😁😁 DOWLAD AWOOD ULEH MIYAA JIRTA AXMED MADOBE INEY KAJOJISO SAFARKA .
    WAR XASAN BANADI XITAA KAMATALIYO MEEL XUKUNKISU KASHAQEYO MALAHAN 😁😁😁😁👍👍👍👍👍

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 13 วันที่ผ่านมา

    War waxaani doowlad ma ahan ee dalka iyo bada ayey xaraashi yaqaanin iyo iney sokeeya dilan.

  • @mbadi818
    @mbadi818 13 วันที่ผ่านมา

    Maxaa ku ogeeysiiye xaadiis cafimaaf waar isku xiisho imaaka al ka qaad

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 13 วันที่ผ่านมา

    LIVE

  • @XasanCabdi-ku4zv
    @XasanCabdi-ku4zv 7 วันที่ผ่านมา

    Asec

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 13 วันที่ผ่านมา

    LIKESS

  • @ADIGAWAAYE
    @ADIGAWAAYE 12 วันที่ผ่านมา

    Dadka axmed waa rag leh waa wada adoomo kenya iyo Ethiopia 😂😂

  • @FarhanOsmanmuse
    @FarhanOsmanmuse 13 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 12 วันที่ผ่านมา

    Axmed wuxuu maamulka hawada ku celin doonaa gacan aamkn ah. Cunaqabatayntii hubkana wuu dib ayaa loo saari. Markii horeba cunaqataynta hubka waxaa soomaaliya saaray adeerkii Cuma Macali AUN oo.ahaa safiirkii u horeyay ee soomaaliya u fadhiyay dalka mareykanka.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 12 วันที่ผ่านมา

    Kenya uwadan wayo dowladisa udidantihin cajar maxaa lokala ilalina isku mid wadan kasowada jedan raligalin kee mudan labadas israli galiyan inagana waa samixi karna aba dowladen uguyerikarna magalo madaxda hadey laba calan yelatay haba loraro kismayo calankas tureyso aba cidi usurneyn calan losuro gado aba kismayo kimagac cusub layimado maba leh ineyhishiyan kaxigta kuwa shubidey igu qayanen kuwa hore cala nkey iguqayaneen kabaxee

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 13 วันที่ผ่านมา

    Ahmed mohamed islaan
    Inuu isaga haro xasan ayaa u wanaagsan sababtoo ah mar kasta taatiko weyn ayuu la ciyaarayaa weyna ku daalayaan inay isaga haraan ayaa u wanaagsan

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 13 วันที่ผ่านมา

    Xasan miyaanu ogaayn Ahmed inuuyahay nindaaroodaa

    • @ahmedmuhuyadin5406
      @ahmedmuhuyadin5406 13 วันที่ผ่านมา

      @@mustafeahmedaden3137 no qabiil sxb midnimo muuji maskaxda ka.kor sxb Somali waa mid qura no hawiye no darood no qabiil oo dhan VIVA Somali oo mideysan inshallah

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 13 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliyee Ismaaciil wuxuu Garab joogasday Hawiye sidii Farmaajo oo haw u arkayay Ninka soo Celinay Sharaftii iyo Karamadii Ummada Soomaaliyee soona celiyay Ciidankii iyo dhaqaalihii dalka oo Ismaaciil waayay meel haw ka soo galo Ayuu Adeegsaday Xildhibaanada beenta ahana sirdoonka ku hawlan burburka iyo kala dirka Ummada Ragii Ciise ee barlamanku Ayuu Ismaaciil la soo hadlay una diray Ninka Ciidanka Banaadir haysta oo ahaa Saaqid Joon waxaa laysku xidhay Ismaacil iyo Saaqidkii Siilka dalkiisa siistay Ismaaciil wuxuu yidhi Gabadhayda oon Raga ku dabo una guuriyo kolba kaan dan kaleehay ayaan ku siiyaye Farmaajo waa Daaroode iska saara hadii la xasuusto Caleemo saarkii Hassan Ismaaciil wuxuu yidhi Hawiyoow waxad jebiseen Darbi Adag oo ka gudbi keri waayay.
    Ragii Daarood Darbi walba oo Irirsamaal dhisaanba waa la burburinayaa Hassan Ciidankii haw u diray Raaskaanooni wuxuu rabay in la laayo.
    Hawiyoow Itoobiya iyo Kiniya waxaale oo Dawladooda ku jira Rag Daarood oon la dhaafi Karin Hawiye Waxaad moodaa Dameerkii meesha lagu rari jiray tegi jiray.

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 13 วันที่ผ่านมา

    LEGETA

  • @MaxamedYuusuf-v6f
    @MaxamedYuusuf-v6f 13 วันที่ผ่านมา

    Suldaan tv wa cadowga dalka iyo dadka soomaaliyed waana taggeraha koobad ee mucarid isku sheega.👎👎👎👎👎

  • @FitaaxYare-n8o
    @FitaaxYare-n8o 13 วันที่ผ่านมา

    Waxan oran lahaa yow karamada iska qadin ee si deg dega ha isku sodhibo wa iga talo

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 13 วันที่ผ่านมา

      waa inuu Xassan isdhiibo
      Taas oo uu Ku qaabanyahay

  • @FarhanAden-ni1xq
    @FarhanAden-ni1xq 12 วันที่ผ่านมา

    nin siyasi ah iyo nin lacag radis ah isku mel maa maran taliye

  • @Ahmedabdi-z3o8r
    @Ahmedabdi-z3o8r 13 วันที่ผ่านมา

    Sayid.axmed.doorashadiisa.waa.sharci.umana.baahna in.xasan.dhiiqo.aqoonsado.was.dastuuri.sharci.ah.cida.ubahan.in.sharciga.lagu.hago.waa.
    Xasanka.hantidii.umada.boobaya.dastuurkana.ku.tumanaya

  • @MaxamedNuur-r2v
    @MaxamedNuur-r2v 13 วันที่ผ่านมา

    Kk

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 13 วันที่ผ่านมา

    Adeer xasan iyo wày heshiin doonaan wakhtidaw waxayna ku wada hadlidoonaan Telefoon u gaara baa jira kaas Bay ka soo wadahadli doonaan

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 13 วันที่ผ่านมา

      Xassan Maxuu Askartii u laayey hantidii Magaalada Doolow u burburiyey
      Hadii uu Axmed Lugaha qabsan doono
      Waa in Lagu maxkadeeyo
      Xassan Ciidamadii uu bilaa Sababta u laayey iyo hantidii uu burburiyey

  • @DuuranAbdulewardhere
    @DuuranAbdulewardhere 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaa tahay kaabe gumeysi taageer

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 13 วันที่ผ่านมา

    Soo kii aad soo qabanaysaan kkkkkk

  • @ahmedmuhuyadin5406
    @ahmedmuhuyadin5406 13 วันที่ผ่านมา +1

    Nacableeye Ahmed madoobe taageersan ayaa tahay sxb

    • @MaxamedYuusuf-v6f
      @MaxamedYuusuf-v6f 13 วันที่ผ่านมา +1

      Wa runta sxb ninkan idaacadan suldaan tv iska leh wa cadowga DFS waana taggeraha koobad ee mucaarid isku sheega ha jabo suldaan tv.👎👎👎👎👎

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 13 วันที่ผ่านมา

      Axmed
      Maamulkiisa ayuu u shaqaynaya Aduunkana Wuu la shiraya.
      Odey Xassan muxuu Ka haya shaqadi loodiray
      Ee umada Soomaaliyeed Ka sugaysay ee aan ka ahayn inuu Abey Axmed Gacmaha Ka dhunkado wax walbana u Saxiixo Asagoo waxba bixin Karin
      Dalka Soomaali ayaa leh ee Xassan malaha

    • @ahmedmuhuyadin5406
      @ahmedmuhuyadin5406 13 วันที่ผ่านมา

      Wixi umada somaliyeed masiirkooda anan u daneyheyn dhaliishana ka.deyheyn madaxweynaha umada somaliyeed dhulka Allah la gooyo inshallah

  • @XasanAxmad-p9l
    @XasanAxmad-p9l 12 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 13 วันที่ผ่านมา

    Ahmed madoobe jubbaland buu madaxweyna u yahay Hassan sheekhna banaadir buu madaxweyna u yahay, marka maxaa Iska quyseeya Hassan sheekh iyo Ahmed madoobe.

  • @habibamohamed6305
    @habibamohamed6305 13 วันที่ผ่านมา

    Meel xasan qiimo ka leeyahay
    Ma jirto

  • @FitaaxYare-n8o
    @FitaaxYare-n8o 13 วันที่ผ่านมา

    Waxan oran lahaa yow karamada iska qadin ee si deg dega ha isku sodhibo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 13 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey dalkii la odhan Jiray soomaaliya ee sharafta iyo karaamada lahaa wuxuu noqday 8 dal oo calan iyo distuurle sidoo kale 8 dal waa sideed qabiil mid kasti caalamka ayuu laxishiidhay isagoo ah mw dal iyo dad matalaaya caasimadii soomaaliyeed ee sharafta iyo karaamada lahayd waxa u taliya alshabaab waxayna u wakiilatay Nin ayax oo wax waliba iibsaday

  • @habibamohamed6305
    @habibamohamed6305 13 วันที่ผ่านมา

    Xasan wa doqon doqoni dibir kama
    Dharagto weeye xasan xaalkiisu

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 12 วันที่ผ่านมา

    Beenawaas.