SAAMEEYNTA WAXBARASHADU LEEDAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @luulcisman8783
    @luulcisman8783 7 ปีที่แล้ว

    WOW! Aad Ayaad u Mahadssantihiin! Viidiyowgaan Waxaan ku Darsanayaa, Fadlan Inaad Daawataan, Viidiyowgan Ciwaankiisa Ah, Dr. Mark S. Weiner Interview On Clan Society. Youtubka Ayaad ka Heleysaan. Mahadssanidiin Hanoolaato!

  • @mahamoudhussein903
    @mahamoudhussein903 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin arrin aad muhiim u ah ayaad soo qaadeen. Bravo ha noolaato!

  • @KEYFLIPKeykeyFlip
    @KEYFLIPKeykeyFlip 7 ปีที่แล้ว +1

    intanan TH-cam sogalin Hanooolato Qalbigayga Ayey Kujertay markan Sogalana Hore Ayan Video gan ka Arkay

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 5 ปีที่แล้ว +1

    hanoolato aad idin jeclahay waxan rabaa in aan lawadaago fikirkayga iyo waxa aamin sahanay maxamed xaaji ingiriis ani ma ihi quf jaamici ah lakiin waxa ahay mid dhibka ugo badan u soo joogay

  • @cabdulqaadirsheekhsaciid6498
    @cabdulqaadirsheekhsaciid6498 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi ad ayan uga faa iidnay

  • @mombasa7
    @mombasa7 2 ปีที่แล้ว

    When Prof. Ingris is discussing important issues the Somalis are missing!

  • @aah9722
    @aah9722 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Prof.Cilmigiisa Iyo Caqligiisa Waxaa U Dheer Aragti Dheeri, Waxaan Rajeynayaa Inuu Noqdo Dadka Wadankii Future ka Wax Weyn Inaad Kabadali Doontid Si Aduunka Ulla La Jaanqaadno.

  • @abdurizaqelmiwarsame5260
    @abdurizaqelmiwarsame5260 7 ปีที่แล้ว

    horta hanoolaato aad baad umahadsanty
    ihiin balse waxaan kaxumahay dad qaarkood in aysan fahmin dadka qaran dumiska ah iyo kuwan kale khayr ayaan urajaynayaa dhamaantiinba

  • @juniorfreeman7675
    @juniorfreeman7675 7 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @positivemindsetchannel6414
    @positivemindsetchannel6414 3 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato sxb ka culumo ilaa BHD holder way jireen ilaa 50 qoreen buug lkn way nagu yarayeeen waa sax
    Lkn raadi culumo jiran 10 sano kabadan wax bartay

  • @shirwazahiir4580
    @shirwazahiir4580 5 ปีที่แล้ว

    Aqoon yahan Da' Yar Max'ed Xaaji Ingiriis

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 5 ปีที่แล้ว

    af kasta oo aad barato waxa u ogo wayn halka aad asal ahaan ka soo jeedo ileen dadkas aad afkoo baratay waxay ug yahiin asalka qufka aad tahay waxa qurux badan adoon u qarin qufka aad asal tahay in ay ku kugo bartaan qufka aad tahay taas ayaa wax oo qufkana ku ceebaysanayn quf somaliga ah waa quf islawayni qab leh lago xushmeeyo kartidiisa iyo dhiirananta oo leeyahay

  • @abdiqadiraliyusuf2242
    @abdiqadiraliyusuf2242 7 ปีที่แล้ว +4

    like first

    • @mahamuudali1765
      @mahamuudali1765 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdiqadir Ali Yusuf. Waa sual maxaa ka faaideysaa like laguu saaro.!!!

  • @abdurizaqelmiwarsame5260
    @abdurizaqelmiwarsame5260 7 ปีที่แล้ว

    adiga ayanle ahaan caqiidadaadu maxay tahay, ma qubuuribaadtahay mise calmaani markaad culimada umada aflagaadaynaysid, fadlan qunyar usocod noqo

  • @daacad1420
    @daacad1420 7 ปีที่แล้ว

    like second

  • @bluesea8098
    @bluesea8098 7 ปีที่แล้ว

    Wanka xumahay in aad wareysato dalkii qaran dumiska dalkena safka hore uga jiro waxadna ogata ninkan aad BHD ku shegeyso kumanan lamida oo waliba ka cumriweyn xilalna kaso qabtay dalkeni darajadasna haysta dhibka ay inagu so kordhiyen sida gas iyo cali galayr iyo kan oo miran fadla haso dhaweysan

    • @sultansomalijr990
      @sultansomalijr990 3 ปีที่แล้ว

      Hush hush hush waxaad tahag qof juhalo ah xaqiiiqdiii