VLOG_2 BOOQASHADII MASJIDKA TAARIIKHIGA AH EE HAGIA SOPHIA ISTANBUL 🇹🇷

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 728

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  4 ปีที่แล้ว +33

    Kanaalka Muniito th-cam.com/video/B6cYq5nHIaY/w-d-xo.html

    • @amiishali7751
      @amiishali7751 4 ปีที่แล้ว

      Asc nasra abayo Turkey mala helaa melaha xaada jirla lagu gubo

    • @amiishali7751
      @amiishali7751 3 ปีที่แล้ว

      @@alham3168 abaayo ok ii tilmaam

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 4 ปีที่แล้ว +90

    Masha allaha gawartey Iyo munita illahey hanii barakeyo

  • @maxamedcabdinuur360
    @maxamedcabdinuur360 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walshy nasra Allah hakuxafido muqaalo qurxan iyo madadaalo ayaad inalasoowadaagtaaa thanks more sis

  • @salmacabdinaasir9169
    @salmacabdinaasir9169 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta ku hamineysa malin un iney Turky tagto Love saara😘😘😘😘😘😘😘❤

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 4 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah masjid aad u qurux badan waaye . Enjoy your vacation Hun ❤️❤️🥰

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 4 ปีที่แล้ว +39

    Masha Allah.
    Kanisaad ayuu ahaan jiraay dhuulkaan hadaanaa waa masaajiid wlhi waa wax lagu faarxoo Alx.

  • @xurmobadanofficial1700
    @xurmobadanofficial1700 4 ปีที่แล้ว +10

    Nasro sharafeey waxan maqlay inaad oneyso in aad guri kagadhan rabto turkiga ood soguri rabto maxaa kajiro

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alllah saxibo qurux bdn sanadka 2020 nasra turki ayu kugu dhamanaa welcome to 2021 sanaad qeeyr kiisa wato alllah noga dhigo hami iyo rajo bdn allah ino fududeeyo ❤❤❤❤

  • @umucabdallacazaam1704
    @umucabdallacazaam1704 4 ปีที่แล้ว +8

    M.a gabdhaan jeclaa aduunka nolol farxad leh aakhirana janatul culyaa ❤❤🥰😓

  • @maryanqurux2000
    @maryanqurux2000 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah waa masjid weyn oo quruxbadan. Tariqdisana waa noga shekeysay jizakilahu kheyr abaayo. Blue masjidna noso duub iyo Istanbul meelaha ugu shidan ❤❤❤❤💯❤❤

  • @zainabhassan20112
    @zainabhassan20112 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa alaah sister alaha kuxifdiyo yurub inaad timada fiic nan laheyd qabowga runtiisa arkilaheyd teda kale galofis gasho gacmaha marka hore sarwalkana tute culus oosuf suf ah gasho cabayda iskadhig qabowga ayadaa kusojiidee camburo culus ooqabowga loogutalagala lagahela turkiga kagado anaga turkiga naloogakeenaa yuukugalin qabowga guriga markad kasobaxeysid cun cabuulo qabowga ayada kaacelineya sabuul qabow macwliyo biyo kulul cab shaaha iska daa

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 4 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah, beautiful Turkey I wish inan Maalin uun tago Haduu Alle Yidhaah Nasra Caafimad ku dalxiis walaashey

  • @abdulahiyussuf8936
    @abdulahiyussuf8936 4 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah alle ha xafido dhaman Musliminta 💞🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷💐

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 4 ปีที่แล้ว +2

    13:26
    wllshy mlnkd saa utagtay turki waxan sugayey vlog aad kaso diyarisid masjidkan
    aniga waxan kuraja weynahay inaan maruun aado turki mlnkii masjidkan ORDUGAN furayey ayaan idhi allo mar uun aan aada turki san uaado masjidkan
    insha allah aadi doona mar uun
    m.a aadban uga helay masjidkan waliba vlogyada noso badi turkiga si aan wax ugaa sii yara barano

  • @hodanabdulle6813
    @hodanabdulle6813 3 ปีที่แล้ว

    Waaw masha allh wa masjid tariiq mudan wa inaa soboqdo hadii alle igu cimri abyo Allah kusharfo

  • @المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا

    ماشاء الله أختي نصره.تاريخ جميل في مسجد جامع..الله يبارك فيك.

  • @sumayasalad8347
    @sumayasalad8347 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xabibti jazaakallaah adi iyo asxabta kulasocoto illaah ha idiin xafido keep going Queen nasra

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah tabarakallah 🥰😍

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaahu wariyaad noqotay habbo runtaa weeye taariikhda aysoofiya iskuuladu xamar dowladii kacaanka waan qaadan jirnay taariikhda islaamka iyo aduunka

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 4 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah abaayo waxaad nasiib uyeelatay inaad gasho iyadoo salaad lagu tukankaro waxaan tagay 2015 madxaf uu ahaa waa la fiisiteen jiray kaliya xataa gaalada dalxiiska waa gali jireen manshaa Allah hadana waad ku tukatay taariiq dheer uleeyahay masjidkaan.

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah halka jalatada ino dhiman inaa tagto inshallah waa ka sugayna xppt 🌺🌺

  • @fatushmohamed4200
    @fatushmohamed4200 4 ปีที่แล้ว +1

    clsalaan hareeri baa kasoo diyaariyey barnamij qurux badan masjidkan hada kahor ban dawaday

  • @simoncadey4279
    @simoncadey4279 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah waaye masjidka vlog yada noso badi xbbtii ❤💞💯🙏🏿

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waa mahad Alle. Meeshaan taariikhdeeda markii hore kaniisad ayeey aheyd waxeey khaliifadii muslimiinta ee cuthmaaniyiinta ka gateen gaaladii meesha kaniisada u eheed kadib saas ayeey muslimiinta kaniisad sax ah ugu aheyd. Kabacdi habaar qabihii Mustafa kamal ayaa ka dhigay meel madxaf ah oo waxyaabaha qadiimiga loo imaado oo kabaha lala soo galo. Alle awoodii ayeey dib muslimiinta masaaajidkiii u heleen alxamdulillah☝️

  • @anisaibraahim7014
    @anisaibraahim7014 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasro abaayo waku jclhy abayo waxan kaa codsana gabadha haaf turki caawi aqon uma lihi lkn muqaladeeda caloosha i gadisay

  • @fadumoismaciil3501
    @fadumoismaciil3501 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a Allaha idinka aqbalo cibadada tunti wan dhageytay waxbadan tariqda masjidka Allaha idin xafido dhaman Inshallah 🤲

  • @faadumoxusseinabukar455
    @faadumoxusseinabukar455 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah abyo wax badan ayaa kafaidy alle haku abaal gudo mcnt waan kujeclhy alle dartiis

  • @sacdiyosacdiyo9261
    @sacdiyosacdiyo9261 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah wa masjid taarikhi ah runtii nasro❤🙏

  • @hafsahubi7363
    @hafsahubi7363 4 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ الله یحفظك اختی العزیز

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah nasto sida wanaagsan aad usoo tabisay ayaaba cajiib ah masha allaah tabarakallaah wariye aadku fiicneed abayo

  • @khaalidmohamed6133
    @khaalidmohamed6133 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walasheyda mcn Nasra Allah haku xafido keep going

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 4 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah tawarakalllaah
    qurux masjidka

  • @canabsaid2395
    @canabsaid2395 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a waa qurux badanyahay masaajidka .alle hakuxfdo xbbti

  • @aminaogas6831
    @aminaogas6831 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah...so facinating story...hori usoco lajecley

  • @maryamamudug6997
    @maryamamudug6997 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks xppt Ayasofia aad ayaan ujeclaa inaad kasoo duubto vlog 👍👍👍👍👍👍

  • @abeyadan9845
    @abeyadan9845 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheir sister for your vlog

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll waa meel taariikh leh runtii ayaa soofiya

  • @ashaahmedismaan1833
    @ashaahmedismaan1833 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Nasra wan. Kusalamay kawaran turiga sida miceedmajab. Tahay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah Abaayo wan ku xiisnay no soo labo

  • @samrahassan396
    @samrahassan396 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Abaayo lakin iska bedel Music gan calol xumada ah waxa lagu dhexduba music filimada Sadka ah sida qof dhib heysto ama qof laga dhintey,, wax farxad leh ku duubo ama music la’ann, Waa aniga aragtideyda Abaayo

  • @liyaomars
    @liyaomars 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallaah nasroo ayah sofiya blue mosque bashaal time haidiin wacanaato

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 4 ปีที่แล้ว +2

    Nasra wllo hanaga caajisin waad naga caajistay💯🥰
    Every day one vlog noosoo gali hadaad awoodo🙏❤

  • @sabriherson7048
    @sabriherson7048 4 ปีที่แล้ว +2

    Heart touching back ground music

  • @yaseminaden1191
    @yaseminaden1191 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha.allah Boqortoyo Nasro quruxsan nuurkeyga wanku jeclahay habo mcn 💋😘👸
    In.badan farxad iigu noolow 🥰👑❤

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xpiipti Nasro Abtidoon hormar wacan waa ku xiisey adi nabad ah nosoo noqo xpiipti ♥️♥️♥️🥰😍

  • @farhiamahamud3589
    @farhiamahamud3589 4 ปีที่แล้ว

    mnsha allllllh ...
    inaaad wligaa joogty baaa lmoosaba hore u soco huuno

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 4 ปีที่แล้ว +1

    habeen dhawayd waxaa ku riyoonayay aniga oo nasra abtidoon oo baytul maqdis wada joognaa Allaw ii rumee

  • @sucaadomaxamed3634
    @sucaadomaxamed3634 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh waa qurux masjidk istanbuul ankara maa vlok nogu sameysid

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nasra cadey allaha Ku xafido noso badi melaha taariqiga

  • @aaminaxuseensoomali3127
    @aaminaxuseensoomali3127 4 ปีที่แล้ว

    waan ka xumahay in masaajidii cibaadada laga dhigto dalxiis iyo sawiro
    alle fahanka diinteena haynagu sugo
    masaajida in saan loo qurxiyo oo
    loo dhal dhaaliyaa waa falalka yuhuuda
    masaajidku waa goob cibaado iyo khudhuuc iyo is dulayn

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 4 ปีที่แล้ว +3

    Ascw, Nasra maashaa, Allaah quruxeey kan qaboow maahan ee hadaad imaan leheed meesha, aan joogo banaan ka waad diidi leheed. Dalxiis ka hakuu wacnaado nabadgalyo

  • @bishaarocabdulaahi1682
    @bishaarocabdulaahi1682 4 ปีที่แล้ว

    Macalimadeeyda nasra abtidoon so beautiful masha Allah

  • @fatimaciise445
    @fatimaciise445 4 ปีที่แล้ว +7

    Qurux macalimadeyda allah ii kaa xafido ♥️wan ku jeclahay wlhi

  • @sucdimacalin8101
    @sucdimacalin8101 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah munita canugeeda kacantey ku heysaaa mashaballah

  • @داعيةإلىالله-ت9ش
    @داعيةإلىالله-ت9ش 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah xbbt nasra Quruxeey

  • @hodonsaeeed9146
    @hodonsaeeed9146 4 ปีที่แล้ว +5

    asc nasra abtidoon illhy ha ku xafido wll waxaan raba turkiga inaan usoo guuro kwrn meel lagalo soo xidhiidho sida WhatsApp mala heli kara adoo mhdsn

    • @scientistchannel3679
      @scientistchannel3679 4 ปีที่แล้ว +4

      Aniga taladeyda qaado haddii aad rabto inaad turkiga u soo guurto wareeso qof ku nolaa mudo 10sano, istaambuul inaad ku noolaato oo guryo ka iibsato weey ka duwanthy inaad dalxiis u aado ama caafimaad ama waxbarsho intaaf dhihi laheed wadankan sidaan miyaa hubsiimo halbaa lasiistaa. Ganacsi inaad la sameeysato aad ayey u adkeyneysaa dad aadan aqanin.waayo turkiga waxa uu leeyahay shuruucyo badan eey kula dhaqmaan dadka ajaaniibta ah ka fiiroso walaaleey inataasna waa iga nasteexo waayo dad badan oo guryo kagatay oo hadda yaaban ayaan aqanaa.

    • @hodonsaeeed9146
      @hodonsaeeed9146 4 ปีที่แล้ว

      @@scientistchannel3679 wll waa mahdsnthy illhy khyr badan ha ku siiyo lkn maxay tahy sababta ay dadku u yaabanyihiin ani kuwo aamanaya uunban arkaye

  • @caishakhatun6253
    @caishakhatun6253 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala m.a istanbul markan imado mel walba oo taarikhi ah oo dawlada cuthmaniyinta ay jogi jirtey inaa imaado ayaa rajenaa.i.a

  • @nastehaabdulkadirhassan4492
    @nastehaabdulkadirhassan4492 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a nasro turki dalxis ina u ado wn jecly blse ada isi jeclesiyey xbbti thnkz

  • @khatrasamatar2995
    @khatrasamatar2995 4 ปีที่แล้ว

    Nasra la jecley iyo munita waa idin salaamay akram wiilkeygaa ladhahaa waa magac igu qaali ah

  • @umutasnem452
    @umutasnem452 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waa masajid aad uquruxbadan Tanks abaayo sida noguso duubtay

  • @halimaelmi5742
    @halimaelmi5742 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha aIIah abayo Nasro aIIaha kuxafido qaaii

  • @Mooo24
    @Mooo24 4 ปีที่แล้ว

    woow!, vedio cajiib ah goortii ann dhameystay ma ogeyn ata runtii, wakhti qurux badan walaashey,

  • @fartunali9622
    @fartunali9622 4 ปีที่แล้ว +1

    Videoyada sidaa turki u tagtay qurux mashaallah gacantaada rabi hakuu xifdiyo Aamiin yaarabi

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow m.a masjidka inaba cadi ma,ahan

  • @xamdiblues2093
    @xamdiblues2093 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah xafidullah saa tariqda noogu noogu sheegtay ka helay

  • @ifraaxshiine5073
    @ifraaxshiine5073 4 ปีที่แล้ว

    Qaali luul Insha Allah waxaan kuu rajeynaa meela bdn oo Alle raali ka yahay inaa kasoo muuqan doonto qof qurba loo dirsada adigaa uwacan rabi haku sharfo

  • @deeqacali3138
    @deeqacali3138 4 ปีที่แล้ว +4

    M a nasra saa muqalada ujeclahy sxpiy wlhi wax yar kahor firiyey channal kaaga allaha ku xafido so noqo adoo nabad

  • @saharaahmed6778
    @saharaahmed6778 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh wlshey allha ku nabad yeelo meel aan jeclahay ayaad joogtaa

  • @احمدعول-ق6خ
    @احمدعول-ق6خ 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah masjid aysoofiya

  • @fadumoalhaji4640
    @fadumoalhaji4640 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allaha Ku Xafido Walasheey Ahlu Sharaf

  • @nimcocabdirashiid9017
    @nimcocabdirashiid9017 4 ปีที่แล้ว

    masha allah wlshy nasra allergen hakuxifdiyee wan kuxisnnee goramd imanaysaa somaliya

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah to makkah WA Madiina nasraay

  • @aisya6267
    @aisya6267 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah cashirka nalagu dhigay tarikhda turkiga 😘🥰waxaan rajeynayaa mar un inaa si dhab ah u arko insha allah

  • @bilyandhaan2533
    @bilyandhaan2533 4 ปีที่แล้ว

    Nasra miss sabuul masha Allah abaayo noloshaada ku raaxeeyso

  • @drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737
    @drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh abayo nasra illaah haku dhowro waan ku jeclahay farxad ku waar my queen ❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚

  • @saadiaahmed8301
    @saadiaahmed8301 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa vlog ad u qurux badan
    Thanks dear

  • @kiincumar7568
    @kiincumar7568 4 ปีที่แล้ว

    Masjidka waa ka helay masha alh waan imaadoonoo insha allh

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw masha Allah tabrikllha Aabyo nasra Casey masjika aad ayu uqurux badantahay ilahey haidin xafido Aamiin ilahey haniga qabto Aamiin Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid7169 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwww maaaaaaasha Allah xabbti qurux waye mesha 🥰♥️♥️♥️👌🤲👌🤲♥️🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mariamaosman9915
    @mariamaosman9915 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mabrouk ilhy haku xifdiyo horay usoco xbbt

  • @sososa1588
    @sososa1588 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah xbibti qurux Wye masjidka

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @mohamedsucaad1272
    @mohamedsucaad1272 4 ปีที่แล้ว

    Asc masajidka sheekh cali suufi miyaa

  • @biidcali2182
    @biidcali2182 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo ma fahmin dadka dhan kabaha mey kula socdaan mida jale qabowga waxa ku kenayo wadan kulul markaa ka imaato ayado qabow jirin xataa qabow dareemeysaa

  • @shuushuxaaji6816
    @shuushuxaaji6816 4 ปีที่แล้ว +1

    Plzz waxaa kaa codsanaa inaaaa sawr lasoogashid hadaa awoodin magaciisa quman waxaa ladhahaa Engine Altan
    Waaa musalsalka aa fiirsanoo eee cusman abahiis waaye plzzzz bbeyeey do for me that favor 🥺🥺🙏🏻🙏🏻

    • @Salmaanyare-v7z
      @Salmaanyare-v7z 4 ปีที่แล้ว +1

      Iyo burak deniz 😁😁😁😁

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah beautiful mosque 🥰🥰🥰

  • @sh3ymaa
    @sh3ymaa 4 ปีที่แล้ว

    وفي المرة الثانية نرجوا أن تزور في المتحف الكبير في إسنطبول 💞

  • @bintuabdi3988
    @bintuabdi3988 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo allah ku xafido

  • @niciimoaxmed2379
    @niciimoaxmed2379 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh sister allah kuxafido

  • @lovelyqalbidagan9843
    @lovelyqalbidagan9843 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahey hakugu nawad yelo mel walbo ooo aad joogto wllashey nasra

  • @fatihaabdullah5844
    @fatihaabdullah5844 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabara kallah bilcafiya nasra abayo allaha kuxafido❤️❤️❤️❤️

  • @aminakoriyow8984
    @aminakoriyow8984 4 ปีที่แล้ว

    Mshllh nasro Allah kuabarakeyo mcny dar Allah ayankujecalay marwalba tageraha number one aya ihi

  • @ikraamcabdala7190
    @ikraamcabdala7190 4 ปีที่แล้ว

    Masha alha xabbti ayaasufya dariq dawla al cutmaniyaha

  • @xamdinur9610
    @xamdinur9610 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah masjid jaamac ❤🤲 ilaaha mahadleh oo musliminta gacanta ugaliyay mahadsanid abaayo nasra abtidoon 🙏

  • @dhahraanabdulahi5165
    @dhahraanabdulahi5165 4 ปีที่แล้ว

    Masha alha mcnto alle hani xifdo

  • @amranmohamud3860
    @amranmohamud3860 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma favs 😘💝luv u

  • @raxmoibrahim5304
    @raxmoibrahim5304 4 ปีที่แล้ว

    M.allh muniito iyo nasro waa idin salamy

  • @riyanroos6598
    @riyanroos6598 4 ปีที่แล้ว

    Nasra allaha kuxafido abaayo waxatahay gabaratagero in bad kuguqancaa

  • @faraxaxmed1673
    @faraxaxmed1673 4 ปีที่แล้ว

    Nasra abtidoon qof aan alle dartii u jeclahad tahay hppti keep going ❤

  • @nasrayusuf1975
    @nasrayusuf1975 4 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah Allah haku xifdiyo 🥰❤🌹🥰