FAISAL ROOBLE: KAARKA AQOONSIGA EE CUSUB YAA SOOMAALI AH?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2023
  • ''OROMO OO DIL IYO BOOB KU HAYSA SOOMAALI GALBEED'' CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA
    Israel says framework Saudi normalisation deal possible by early 2024
    A framework U.S.-brokered deal for forging relations between Israel and Saudi Arabia could be in place by early next year, the Israeli foreign minister said on Thursday after the three countries signalled progress in the complex negotiations.
    An Israeli-Saudi normalisation would dramatically redraw the Middle East by formally bringing together two major U.S. partners in the face of Iran - a foreign-policy flourish for President Joe Biden as he seeks reelection in late 2024.
    Biden voiced optimism about the prospects in talks with Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu on the sidelines of the U.N. general assembly on Wednesday. Separately, Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman said "every day we get closer" to a deal.
    www.reuters.com/world/middle-... .
    US, India, Saudi, EU unveil rail, ports deal on G20 sidelines
    Global leaders announced a multinational rail and ports deal linking the Middle East and South Asia on Saturday on the sidelines of the G20 summit in New Delhi.
    The pact comes at a critical time as U.S. President Joe Biden seeks to counter China's Belt and Road push on global infrastructure by pitching Washington as an alternative partner and investor for developing countries at the G20 grouping.
    Biden said it was a "real big deal" that would bridge ports across two continents and lead to a "more stable, more prosperous and integrated Middle East."
    www.reuters.com/world/us-indi...
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 231

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  9 หลายเดือนก่อน +17

    FADLAN LIKE | SHARE AND SUBSCRIBE THANKS 👍😀😍

    • @shambalafe300
      @shambalafe300 9 หลายเดือนก่อน +2

      Waxad inoso marti qaday ruugcaada wax badan falaqeeye ah khaas ahaan wa khabirka somaliyeed ee kaliya ee Ethiopia yaqaan falanqaynteda Allaha xaafido Dr faisal roble oo ah nin ka foog koox jeeclaysi ama nin jeeclaysi

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 9 หลายเดือนก่อน +1

      Somali dhulkeeda waxaa la huguriyeeyay markii la arkay in ay Qaxootii ku yihiin Kenya, wadamada yurub iyo mareeykanka oo wadankooda ka door biday qaxootinimo iyo nolol reexada been beenta ah.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 9 หลายเดือนก่อน +4

    Qafkii aaminsan in SG iyo NFD aanay Soomaali ahayn dee Calankana ha bedeleen oo ileen 5tii loo qaybiyey bay Xidigta cadi ka tarjumaysaaye
    Aaaaaaaaah maxaa dad aan u qalmin loo dhiibayaa Masiirkii Umada Soomaaliyeed ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ma sha allah Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble ilaahay haku xafido from GK❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aad Iyo ayaan cabdixaafid iyo ENG FAYSAL ROOBLE ❤

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cabdalexaji4588
    @cabdalexaji4588 9 หลายเดือนก่อน +5

    Faysal Rooble waa aqoonyahan xaqiiqada soo baadha, sidaa awgeed warkiisa waan Ku kalsonnahay.

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 9 หลายเดือนก่อน +2

    At this time and moment, and in regards to his comments re Ethiopia and the mess of the Somali Region - I fully agree with Prof Faisal Roble’s clear position. The Somali Region’s leadership have immensely failed our people. He is also very correct that Nairobi is the epicenter of Somalia’s corruption dilemma. He is also very correct that Nairobi is the epicenter of Somalia’s corruption dilemma. Thank You Mr. Rooble! Well said this time.

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 9 หลายเดือนก่อน

    Somalis are one people no questions asked those who confused need to educate them selves

  • @maxamuudiman7907
    @maxamuudiman7907 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc c/xafiid masha Allah waad ku mahadsantahay wana kugu raacsahay sida galab ugu faalooteen adiga oo ah muwaadin soomaaliyeed yaa soomaali ah adiga proverser feysal abdi rooble anigu waxaan dagahay KISMAYO JUBALAND waana ku dhashay waxaa jira walalkey oo asagana ku dhashay Gobolka FAAFAN GAAR AHAAN SHABEELEY marka siduu iigu qancin karaa Jawaari WARKIISA WAAN DIIDAY

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 9 หลายเดือนก่อน

      Somalinimadaada jawahir ayaa laweydiin kk

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdi xaafid mahadsanid

  • @user-yj7lu1zh9j
    @user-yj7lu1zh9j 9 หลายเดือนก่อน +3

    Faysal Rooble waxaan leeyahay ma xuduudii 1954 sida tooska ah loo xariiqay ayaad leedahay ma jirto. Kk waanu ku aragnaa . Tuli-guuleed sharciga somali halkaa ugu gee Waraaqaha aqoonsiga ee soamli Reblic. Kkk saaxiib waan ku Aragnaa.

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 9 หลายเดือนก่อน

    Midnimoiyo walaalnimo soo korodhey weeye
    ما شاء الله ونعم

  • @MubYus
    @MubYus 9 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh,,, siyaasad Soomliweyn ayuu dabada ka riixiyaa abuuri doonto dhibaato kale.

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 9 หลายเดือนก่อน

    Rooble si fiican ayuu u dhigay waa sax Boranta iyo Oromada wey yaqanaan afkeena ayagoo halkooda joogo

  • @user-oz8qt3ic5w
    @user-oz8qt3ic5w 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa arkaynaa

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 9 หลายเดือนก่อน

    Swoon yahan feysal cabdi Rooble ilahay cimridheer iyo caafimaad haku siiyo

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdi xafid walalkay mawaxad way day qofkale oo matala dds no fasal maha shaqsi sax ah

  • @yaahee
    @yaahee 9 หลายเดือนก่อน

    Faysal Rooble kuma dhalan Soomaalida xorta ah, waana Soomaali-Ethiopian/American ee dadka ay arintani khusayso wax waydiiya.

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 9 หลายเดือนก่อน +2

    SHANTA SOMALI WAA MID SMALIA MIDKA JOOGA NFD ,S.G IYO JABUUTI . ILAHOW SANCADAALE IYO SANMADOOBE KUWA U ADEEGSADO SHARKOODA KA XIJAAB UMADAAN HAL QOWMIYADA AH EE DHIBKA LA DALADHACAYA.

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 9 หลายเดือนก่อน +1

    cabdixafid ❤ aqoonyan fayisal roble wa rug cadadi aqoonyan ah caqli u saxiib ah oo cilmi u saxiib ah br fayisal roble iyo eng axmed aptidoon wa niman dadka somaliyed wax badan ay ka bartan ama ka fa,iidan waye lkin nimanka cudur siyaasadedka qaba inaga ilaali wan ku jeclahay ❤ wanu kugu xiidhanahay si wayin barnamijka iyo falaqayinta

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur 9 หลายเดือนก่อน

    Please soon

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 9 หลายเดือนก่อน +1

    Adeerwaasax xasan shiiq iyo jawaarey

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 9 หลายเดือนก่อน

    Sirkhaankan jawari iyo xasan sheekh ma iyagaa somaaligaba garanaya

  • @abduldhacarbe8605
    @abduldhacarbe8605 9 หลายเดือนก่อน

    Any Somali with Somali parents is Soomaali as ETHNICITY, but Somali NATIONALITY WAA DADKA KA SOO JEEDA Italian SomaliLand iyo British Somaliland.

  • @runige6608
    @runige6608 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ascw walaal. Somali alphabet should be the id card please talk about it.. Secondly somali is somali no matter where he/she lives, and where she/he born.
    Thank you
    ❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jawari waxs uu galay dambi weyn isaga oo da'ah Calanka xidigta 5ta gess ah ee dasturki loo codeyay kuxusan ayaa ah qireysa Somali Yaa Ah.

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 9 หลายเดือนก่อน +1

    Feysal rooble ma wuxu noqdey afhayenka xasan shekh sax iyo qaldba si indha la.aan ah ayu kutaagerayaa

    • @caraweelo2673
      @caraweelo2673 9 หลายเดือนก่อน +2

      Wa isku moqiif waxana wa somali kala geyn qiiq bay isku qariniyaan oo ah wa security problem lakiin as always wa qabyalaadi oo la casriyaye

  • @aishahassanomar315
    @aishahassanomar315 9 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu waxan kaso horjeda qofta ajnabiga ah 7 sano hadu somaaliya jogo dhalasha somaali walasinkara sabab maqa dad somaali ah jogan wadamada jarka nahay 10 ila20 sano ila sacudiga 25 sano jogna sharci dhalasho namay sin sabab losin

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 9 หลายเดือนก่อน +1

    Citizenship are obtained or gained in several ways.
    1. By birth
    2. By descent
    3. By conferral
    Other than the above grounds, I don't think there are more ways, unless we invente our own and apply to our familiar saying of "la joojiyaana bannaan, la jiifiyaana bannaan"

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 9 หลายเดือนก่อน

      Hawiyah

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 6 หลายเดือนก่อน

      You forgot rer hebel citizenship 😂😂

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks aqonyahan

  • @SAIDJAMA-mj1fe
    @SAIDJAMA-mj1fe 9 หลายเดือนก่อน

    Waa caqil xumo in wiilka somali ethiopian ah ,iuo ka jabuutiga ah ee an ogolayn in aad Dalkoda aad xaquuq ku yeelan kartid , sidee buu xaquuq ugu yeelan karaoke muqdisho iyo hargeisa

  • @Hayaatihayaati-ru8xc
    @Hayaatihayaati-ru8xc 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wadanka somàliya horta sokama horeyso in ladijiyo wadanka

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 9 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Xasan Sheekh kama caqli iyo cilmi badna awoowa yaasheen oo dastuurkii Somali Republic ee 1960 gii laqoray ee 1962 aftida loo qaaday lana ansixiyey. Wuxu sheegayaa qofkasta oo Somali ah waa Muwaadin Somali Republic u dhashay no matter we're she or he was born.
    Kaas ayaana dalka iyo dadka Somaliyed wali u yaala kuna dhaqmaan, marka hadii Madaxweyne Xasan u jeeday sida Faysal Rooble sheegayo dadkaas kale ee noo eeg like Oromo,Canfar iyo qaar kale oo badan hacadeeyo hadalkiisa iyo cida dhabta ah ee uu kawado wixi uu shalay sheegay.
    Hadii kale Madaxweyne Xasan wuxu ku xad gudbay Dastuurkii Qaranka Somaliyed u yaalay ee Somali oo dhami heshiiska ku ahayd ee 1962 Absolute Majority ga lagu meel mariyey.
    Qofka Kasta oo Somali ahi Waa Somali Republic Citizen no matter xagee ayuu/Ayey ku dhalatay ama ku dhashay Full Stop.

  • @libanismail90
    @libanismail90 9 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland bari hore ayay samaysay arintaa

  • @runige6608
    @runige6608 9 หลายเดือนก่อน +1

    Why they are not using Somali alphabet is very important. Somali language is our one of nationality. Please talk about it.
    Thank you.

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 9 หลายเดือนก่อน

    Asc BRIT TV Nice nice Next

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah abdixafid iyo porofesarkaba haloo sheego jawari anago Somali ah Ayan ku nolnahay dalka Kenya wallalahen markey kaso qxeen dalkena Kali wankuso daweyni Kenya waliba ayago lageryi cost borofens Ayan kaso rarnay o an dadab soodajinnay oo waliba sharciga Kenya an uwada jarnay o ey ku shaqeystin melwalbana Kumaran Somalina waa wadaa Somali un adeerkey Adan gaabiyow baa ciidanka Kenya ayu ahaan jiray markii katagayna Somaliya ayu aday muxu daalkali ugu baxsaan waye bul shid jawaari

  • @amiiragk5358
    @amiiragk5358 9 หลายเดือนก่อน

    Halgama faysal rooble

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 9 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali nimadu waa dhalasho iyo sinji loo dhasho, dhamaan shantii soomaaliya na looma diidi karo card ka aqoonsiga.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 9 หลายเดือนก่อน

    ninkan somali ah waa miuwaadin hadu ku dhacay Addis Ababa

  • @MubYus
    @MubYus 9 หลายเดือนก่อน

    Xeerkii jinsiyada , yaa Soomaali ah marka hore lama soo saarin.. Kaar ayaan samaynay ayay ka hadlayaan...

  • @zakeriaali9115
    @zakeriaali9115 9 หลายเดือนก่อน

    Xssan shakes right

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 9 หลายเดือนก่อน +2

    1960kii shan soomaaliyeed baa laysla doonayey taasaa keentay markaa maanta kala dhaqaaq daye ayaa kaarka aqoonsiga loo samaynayaa

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal 9 หลายเดือนก่อน

      *ORODOO DEE **#OROM** NOQO HADABA NOOCII AY **#WALAALAHA** AHAAYEEN SIDODII BAD U **#HADLAYSAYE** HA **#NOOLAATO_SOMALIA** AMIIN*

  • @user-xf9tz9qt1d
    @user-xf9tz9qt1d 9 หลายเดือนก่อน +4

    Asc waar 5taa soomli waa muqadas

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 9 หลายเดือนก่อน

      Waa inaan dhiig ku bixinaa anagoo kabilaabeyno ku wa madaxda sheegtoo dhan Syl ayaa loobahanyahay

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 9 หลายเดือนก่อน

    Ma dhici karto in Somalida Ethiopia, Somalida Kenya iyo Somalida Jabuuti ay yihiin citizens of Somalia. Dabjacan waa Somali qoomoyad ahaan laakiin dalalkoodu waa Ethiopia, Kenya iyo Jabuuti.

  • @Habibification1
    @Habibification1 9 หลายเดือนก่อน

    Qodobka uu ka hadlay Jawaareey ee ahaanshaha Soomaalida waa sax. Soomaali Galbeed wuxuu u soo qaatay tusaale oo kaliyah

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 9 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad Barre Raashinka iyo Saad ka qaxootiga Ciidamadiisa ayuu ku quudin jiray isagaana musuq-maasuqa sunne uga dhigay soomaalida

  • @aaa1211
    @aaa1211 9 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya dadkeedu hakacaan
    Dalkeena qorshe wey oo
    DAAHA DABADIISA HALA FIIRIYO
    MAXAA KUJIRA WAXJIRA

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey 7 หลายเดือนก่อน

    Duale abdi

  • @msalad6532
    @msalad6532 9 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal waa 13 wajile nin la aamini karo
    Waana dadkii la beeray waqtigii boqortooyingii ethiopia
    Waa ciyaal la soo
    Aruuriyey isbitaalada ethiopia

  • @bakaraxmad2906
    @bakaraxmad2906 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxa la odhan jiray taysaro

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xasuustaa Faisal Roble oo aflagaadeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xiligii hore ee uu xilka hayay waliba Faisal oo ku afjiganaya cayna uga dhigaya magaca Culusow, waayadan sidaa ma aha sidaa waxbaa iska badalay.

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 9 หลายเดือนก่อน +2

    #RAALI_GIN HA BIXIYO #JAWAARI WAANA #ARIN_HALIS AH #SOCIAL MEDIA #JAWAAR_RAALI_GALIN MEELKASTA #DHIGA INTA FAHAMSAN

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 9 หลายเดือนก่อน

    Somaliya nimada mahan wax cayar ah qofkasto goan iskama gari karo karka aqonsiga wax xaq uleh kan jogo jigjigo iyo kan jogo garisa iyo kan jogo jabuti ya caqliga umada somaliyeed lagu ciyarin gumeste aya naqebiyay mahan waxa uguka doranay😢

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 9 หลายเดือนก่อน

      WAXA XAAQA UU LEEH SOMALI NO ITOBIYA NO GARISA NO JABUUTI

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 9 หลายเดือนก่อน

    Booran waa soomaali asalah waad iswaalaysaan

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t 9 หลายเดือนก่อน

    Caruurta soomaliyed ee gaaladu guratay udooda oo nookeena soomaliya aftirsiinyo iyo aqoonsasho howlo kalaa ula jeedaan iyo musuq maasuq codeyn ta aad ku xadaane

  • @user-hh1wf1iq8w
    @user-hh1wf1iq8w 9 หลายเดือนก่อน

    Faysal Rooble Aqoonyahan mueaadina

    • @MubYus
      @MubYus 9 หลายเดือนก่อน

      Faysal rooble,,,, ma aha Soomaali waa Ethiopian ka yimid jig jiga. .. xaq umala in uu qaato kaar dhalasho soomaali.

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 9 หลายเดือนก่อน +1

    Teesare minashiibiyo ayaa la Oldham jirey

  • @shariif2143
    @shariif2143 9 หลายเดือนก่อน

    daka aa sheektay in ee kunoolyihiin dowladaha deriska hadawa xaqiiqdii datkaas wexeey ku nool yihiin dalkooda Soomaaliya iyo ayagabo xoog ayaa lagu heeystaa

  • @user-fl4fn8on6r
    @user-fl4fn8on6r 9 หลายเดือนก่อน

    Adeer ninkan aqoon yahanka sheetow ragii hore meeshay maalin mareen adiga iyo xasantiimkiiina hadii iftiinka laguu soo dhaweeyo ma mari kartid aniga dowlad soomaliyed ma arag laakiin taariikh doodaan aqriyaa umada wey idin nacday waliba dada aan ugu weynahay ee wajigeena dhaafa ha soo fadhiisanina

  • @DalkahooyoDaruuraha-cc3du
    @DalkahooyoDaruuraha-cc3du 9 หลายเดือนก่อน

    INA AFSOOMAIGA KU HADASHA KUWI ODHAN JIRAY SE DAREEMAYAAN,

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 9 หลายเดือนก่อน +2

    Heerkaas maye mareesaa soomaaliye wlhi maalin baa laga shaleenayaa kkkkkkkkk

  • @yuuhaajihuwahaajihuwa3581
    @yuuhaajihuwahaajihuwa3581 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waakan masuul somalinimada kuwentahay aan Wax kashegno

  • @mansourahmed6361
    @mansourahmed6361 9 หลายเดือนก่อน

    professor Feisal let me correct you sukunia is residential card not ID card.
    the word sukunia is an Arabic word which means residency.
    this ID card use to be given yemni residents in jigjiga.

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 9 หลายเดือนก่อน

    Dadka soomaaliga kuhadloodhan waa soomaali

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 9 หลายเดือนก่อน

    Adeer jaajuuska itobiya kenya jabuuti ayaalaga soohoryeedaa hadiilayiri muwaadinkaxalaalka ah soomaali ayaaloobaahanyahay madaxweyne xasan shiiq iyo pr jawaarey aysheegen waasax hadalkaas

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 9 หลายเดือนก่อน

      Mareykankaa sidaa oo kale ugu sheekeeyey muwaadiniintoda markii weerarkii saraha dhacday. Waxaa layiri cadaw shisheeye kaliya ayaan qadka kudhageysaneeynaa. Hada waxay kuligood ogaadeen in iyaga loo danlahaa. Midan ay madaxdeenu wadaan waa katanaasulida 3da maqan. Hadii ay daacad tahay baarlamaanka hala horkeeno.

  • @user-ln8bg1kq7r
    @user-ln8bg1kq7r 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi xaafid mahadsanid xog cilmiyeeysan oo la fahmi karo ayaad naga siisay arinta CARD Ka!!

    • @maxamedcsalaan8928
      @maxamedcsalaan8928 9 หลายเดือนก่อน +1

      W
      Aasax hadalkamadaxweyne xasan soomaalida itobiya waa itobiyaan kenya waa kenya maxaayeeley ninkudhashay muqdiso baydhabo kismayo dawlada soomali umashaqeykaro laakiin kaarka kunoolashaha sida mustawaqad ama kabaandhe wuuqaadankaraa taasi ma aha qofkakumanoolaankaro wuukunoolaankaraa sida anagakenya iyo itobiya aankujoogno laakiinwaxalagahadlaa wadani wadani labakaarlo ah itobiya jealous ugh umashaqeynkaro dawlad soomaali ah waxay itobiya aynan otolaryngology anagunamaogolaanayno dawlada itobiya miyey ogolaaneysaa soomaali qaootikuah degen itobiya ilaa 1o dagen shaqomakahelikaraawaamaya dawlada soomaaliwaasaas War dhalinteena jaamacadadhigteen oodalkawaxkubartey iyo Ken kenya ama itobiya degenwaxkubartey iyo kan soomaaliga degenwaxbartey kaabaaxaqleh adeer nagadaaya taadikulalihi teydana iigaar soomaalida itoobiya itoobiyawaaye soomaalida degen xuduudasoomaali waasoomaali waasax anaga labakaarle doonimeyno ama itoobiyadiina uekaada ama soomaali xalaalnoqda hada hadalkuwaa kee soomaali xalaal ah iyo kee labakaarwato eejaajuus ah ama kenya jabuti itobiya waanasax in jealous sedexdaadowladood lagailaaliyaa muwaadinka dhaladka ah ee soomaali ah

    • @user-ln8bg1kq7r
      @user-ln8bg1kq7r 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@maxamedcsalaan8928 ... ujeedka faham wll.
      1 : Cardku waa Aqoonsi , waa summada lagu garto waa kuma qofku ama qoftu.
      2: Ilaalinta nabadda ayaan looga maarmin .
      3: Lacaagaha la diro yaa loo diray yaa diray baa lagu cadeyn doona in sha allah.
      3: Midda yaa Somaali ah? Waa arin siyaasad iyo qabyaalad is guursaday iska dhaleen!!
      4: Dadka Somalida ah ee dagan kenya iyo Ethopia ama Djabuti Sharci iyo dastuur hore ayaa ka dhigan hadii Somaali dastuur cusub ka dhigeyso waa arin u taal Somaali wax garadkeeda.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 9 หลายเดือนก่อน

    ninkan somali ah waa miuwaadin hadu ku dhacay addis ababa

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 9 หลายเดือนก่อน

    Please about Somaliay AiD card very be careful

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 9 หลายเดือนก่อน

    Odaygaan jawaari ladhahaya haladilo wa qaacin somaali kalagoynaya

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 9 หลายเดือนก่อน

    somali hal ma aha dhulalka somaliyeed wa la so celinlaha

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 9 หลายเดือนก่อน

    *WAA IN **#DHALINYARTA** SOOMALIDU KA **#HORTAGTO** DAMACA **#OROMADA** WAAYO **#MUSTAQBALKU** WA IDINKA **#ODAYAASHAN** WAY ISKA **#SOCONAYAN** INSHANALLAH*

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 9 หลายเดือนก่อน

    Yaa dowladda federalka u wakiishay national ID marka horeba constitutionka miyeey ku qoran tahay

  • @deqomuse3497
    @deqomuse3497 9 หลายเดือนก่อน

    Jawaari waa oday ceebeed waayo arag ceebeed

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 9 หลายเดือนก่อน

    Hadii la iskalaqaado dadka soomaaliga kugabya ee taariikhdale ayaa soomaali ah xasan sheekhiyo sirkhaan jawaari maba karayaan luuqada soomaaliga naxwihiisa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 9 หลายเดือนก่อน

    SOMALI WAXA AH, SOUTH IYO NORTH, DJIBUTI GOONI AYEY DOWLAD U NOQOTAY, NFD IYO GALBED RESERVE AEREA LOO IAQAAN SOMALI MA AHA, DOWLADDA AYEY KA MID NOQDEEN, 10 KAARLE DOONI MEYNO.

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t 9 หลายเดือนก่อน

    Wixii qabiil soomalia sheegta anigoo naag Daarood ah oo kablaxa,oo Harti ah oo maxamed Harti ah miyaa aqoonsasho ubaahan war wixii abtirsadaaba waa soomali hooy qofkastoo xafid qabiilkaaga,waluusan shidaalka iyo kheyraadka soomaliya kasoo socda dhadhamin naagtii iyo ninkii aan aftirsan sidayda😮

  • @user-yj7lu1zh9j
    @user-yj7lu1zh9j 9 หลายเดือนก่อน

    Faysal roble waxaan leenahay Siyaasada ku khusaysa lagaama waraysan karo. Kkk

  • @ahmedfarah8453
    @ahmedfarah8453 9 หลายเดือนก่อน

    Abdi illey Allaha xukunka kuso celiyo

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 9 หลายเดือนก่อน

    Damjadiid card waaye yaan laqaadan somaali waa soomaali

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 9 หลายเดือนก่อน

    Dadkan wax ayan waxba ka aqoon ayey ka hadlayaan. "social security" iyo "ID card" waa kala labo. Uk ID lagama isticmaalo.
    Xasan shiikh xulufaddiisa iyo dadka ku hareereysan manqas yar xitaa laguma aamini karo iska daa aqoonsi umadeed iyo xafidaadiisa.

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 9 หลายเดือนก่อน

    Jawaari wuxuba soo Qaatay walaalkay oo Itoobiya kunool haduu yahay Sharci lama siinayo, MACNAHA sawmaaha waa Somali Itoobiyaan ama Somali NFD taa macneheedu shantii Soomaaliyeed meesha wayka baxaysaa waayo Dalalka ayka Tirsan yihiin ayaa loo Aqoonsaday dhulkaasi taasina wax dhicikara maaha waxanan Leeyahay dadka Maanta Somaliya ka Masuulka ahi Dawladaha Jaarka ayey ka gadeen taariikhdii soo jireen ka ahayd Jawaari Waxan leeyahay WAAD MAYDHANTAY ASAASAQ, DAMEER SHAARUBACAD KAMA DUWANA.

  • @HEEGANMAN
    @HEEGANMAN 9 หลายเดือนก่อน

    Wuu caatobay kulahaa caloosha saaran eeg bal markaad guulwadayn Ku waynaato waa Iska caynkaa

  • @zakeriaali9115
    @zakeriaali9115 9 หลายเดือนก่อน

    Somali have clans any where they in the world

  • @husseinabukarhagi7365
    @husseinabukarhagi7365 9 หลายเดือนก่อน

    Garguurte xisaab ayuu kudhufte towan malyan ugu yaraan afar dolar qofkiiwa waa afartan Malayan ayuu donayaa hadii lacag la aan yahay waa qadanaa wixi kasokweyo hawartiis haugeeyo

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 9 หลายเดือนก่อน

    Somaliya somalida galbeed baa udifaaca iny jirto dagaalna ku horjooga ilaa hada inaan xeebeheeda iyo dhulkeedaba laga qaadan somali waa somali meeshu doono ayu kunoolaan kara xad udhexeyana majiro waa hal ummad Alloow sahal kuwani maskaxda ka abaarooby!!

  • @user-hn5pc4pn5j
    @user-hn5pc4pn5j 9 หลายเดือนก่อน

    Qiimaha wa meeqa? Cabdi xaafid

  • @husseinhared
    @husseinhared 9 หลายเดือนก่อน

    Jawaari maba aha nin somali ah admo marti meeshad kaimatay wan ognahay radi qofka tahay kumatalo ogow radi wa ku muhiim jawaari

  • @ProjectHyena
    @ProjectHyena 9 หลายเดือนก่อน

    I jave no idea where this goverment funtions, definitly not Somalia.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 9 หลายเดือนก่อน

    Hassan dhiiqo warkiisa waa qabyaalad lagu faquuqayo beesha darood waxaan uu soo dhiibay ismail omar geele iyo iriir samale

  • @somahmed123
    @somahmed123 9 หลายเดือนก่อน

    Ogadenia is ethiopia not somalia nfd some.

  • @MubYus
    @MubYus 9 หลายเดือนก่อน

    Qofka Kenayan ah ama Ethiopia magac ahaan u sheegta Soomaali , kaarka ma iska qaadanayaa... sharci dhalasho oo loo eegaayo ma jiorto.. Yaaaab

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 9 หลายเดือนก่อน

    Marna lagama yaabo in ay gurredhamoole(zone liibaan) in ay lawareegi doonto oromada, bishii July 2023 ayey la wareegi lahayd dagaal culus ayaa ka dhacay waana lagu kala baxay heshiis ayaa la kala qortay, gobolka faafan dad tayo leh ma degena iyo kililka oon tabar lahayn.

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 9 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne xasan sh wuxuu jebiyey qabkii Soomaaliyeed, ID CARD wuxuu ka indhaha Soomaaliyeed MASHRUUCA EAC

  • @maxamednuur649
    @maxamednuur649 9 หลายเดือนก่อน

    Saxib sedex kare waa udhamstey

  • @osmanali6616
    @osmanali6616 9 หลายเดือนก่อน

    F. Rooble wuxuu leeyahay hal arrin oo aanan ku arkin soomaali kale waana in uu yahay objectives and not subjective

  • @msalad6532
    @msalad6532 9 หลายเดือนก่อน

    Somalia galbeed waa labo kuwa Somalia dhab ah
    Iyo kuwa la beeray waqtigii boqortooyingii ethiopia sida canada, newsland, iyo Australia.
    Ogaadeen 50% waa Somalia dhab ah 50% waa
    Dadkii la beeray waqtigii boqortooyingii ethiopia

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 9 หลายเดือนก่อน

      Yaa beeray markaas? Maxaa Ogaadeen 50 Soomaali ka dhigay ? Soomaalida inta kale ee Soomaali galbeed kh dhashayna ma 50 miyaa

  • @husseinhared
    @husseinhared 9 หลายเดือนก่อน

    Asc jawari maba aha somali asaga ah burtigis sida tuninada asaga nin somali an aheyn

  • @Bandaasproduction
    @Bandaasproduction 9 หลายเดือนก่อน

    Faisal waxaa hoos martay in Xassan Sheekh uu horay uqeexay dadka uu sheegayo ee midabka iyo luuqada uuga eg inay yihiin kuwa kuhoos jira gunaysiga Ethiopia iyo Kenya

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 9 หลายเดือนก่อน

    Faysal magaaladii uu ka soo jeeday oo uu ku dhashay bay Oromo haysataa.taag iyo talo midna ma hayo, farqaha la is haystaa cabdule,cabudwaq, bartire,reer isaaq jidwaq, deegaan kiiba waa laga qaatay.