Kaaley GURIGA ila hagaaji: clean with me!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 292

  • @blackcitroenlove
    @blackcitroenlove 7 ปีที่แล้ว +2

    Now I feel like I need to clean too! Nicely done!

  • @mariamabdinur6351
    @mariamabdinur6351 7 ปีที่แล้ว +7

    This was one of the best videos that I've watched.. we appreciate Alot for sharing this and may Allah bless your family abayo

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 7 ปีที่แล้ว +13

    MashAllah 👍 big thumbs up 👍 love clean with videos n u did great work. You know what u r missing water for urself, when get tired 😴 to give u boost. 😘

    • @yasminfarah9140
      @yasminfarah9140 7 ปีที่แล้ว

      Unique Hooyo hahahaha manshaa allah, you made me laugh sis jazaka allah kheiran

    • @ijaboabukar7257
      @ijaboabukar7257 7 ปีที่แล้ว

      masha allha HOOYO good

    • @qadanadan5008
      @qadanadan5008 6 ปีที่แล้ว

      Unique Hooyo wwe

  • @suhuuradam6937
    @suhuuradam6937 7 ปีที่แล้ว +6

    Wow!!
    Gaari gaari dhashay baad tahay wllo maamadii hooyadaa baa amaaan umadan
    Aad ban uga helay video gan kartidaada waan kugu hambalyaynayaaa wll hormuud baad iitahay huno salaama adi & familygaguba

  • @ninanaz1199
    @ninanaz1199 7 ปีที่แล้ว +1

    I save my deep cleaning on the weekends because I work 40 hours a week and have 5 kids. Ain't nobody got time for this lol

  • @ninanaz1199
    @ninanaz1199 7 ปีที่แล้ว +1

    If I stayed home then hell Yh I would clean, clean and clean. I enjoy cleaning 😃

  • @aidarusmohamed877
    @aidarusmohamed877 7 ปีที่แล้ว +1

    Nadaafaddu waa badh kamida iimanka sidoo kalana waxey keentaa farxad iyo qanaaco aad u weyn ee uu qofka dareemo qof walboo ku dadaalana wuxuu ku noolaada nolol pleasure ah Mahadsanid inta badan waxaan la socdaa dadyowga TH-cam-ka soo galsho arrimaha la xiriira Nadaafadda si aan wax badan kaga barto Thanks Walaalo

  • @ummammarabdulle5113
    @ummammarabdulle5113 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah xabiibti allaha ku barakeeyo family gaada

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 7 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah, Jzkh , meeshaada ka sii wad hoosha ad wadid .Abooyo wax a an rabey caagas mesha laga helo iyo magaciisa cafisadana warabnaa noo soo gali

  • @hodanmah
    @hodanmah 7 ปีที่แล้ว +1

    xaas iyo hooyo wllo mcn waad ku mahadsantahay videoka..... wie immer Danke dir fürs hochladen.... Al nadafa mn al iman😊

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid abaayo 😍😍😘😚
    jazakallahu khayr
    biifbaafta noosoo diyaari
    wax badan baan kaa faa'idnay xabbti

  • @somaliahanoolaatoinshaalla3787
    @somaliahanoolaatoinshaalla3787 7 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah ilaahow rabiyow ku caafimad adiga iyo reerka oo dhan cimri sheer caafimad wanagsan iyo akhira janatul firdawsa rabigay kugu abaal mari ameen Marti bad ledahay xbbti.

  • @raqad4642
    @raqad4642 7 ปีที่แล้ว

    Isbuunyada ay darbiga kutir tireeso hooyo Ali wa Magic eraser or magic cleaning thanks sis for sharing us this beautiful video I loved u are home color blue white and brown Masha Allah

  • @layla3875
    @layla3875 7 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah I love your house especially the kids rooms ,I'm an interior decorator , thanks walaal keep up the good work

  • @marwosaid31
    @marwosaid31 7 ปีที่แล้ว

    masha allah wllo allah ku xafido qof lagu daydo ayaad tahay guriga si qurux badan ayaad u goglatay waana sida reer magalku u hagaajistan somali reer baadiyaha ku badan wlhi i like it keep xbbti 😙😙😙

  • @shukrimohamed4858
    @shukrimohamed4858 7 ปีที่แล้ว +1

    asc masha allah thanks wllo sida quruxda badn eeed noogusootabisay nadiifinta guriga wllo waxan kacodsanaya inaad gabadhaha soomaliyed u faaiidaysid sida ubaxaanta loogu sharaxo miisaska iyo sida looratibo kabadhkada

  • @faizaam4334
    @faizaam4334 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. May Allah make it easy for u my dia sis. You are really strong mom.

  • @sumayosiman6660
    @sumayosiman6660 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abaayo ilhy hakuu daayo ciyaalkaaga iyo family gaaga

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 ปีที่แล้ว +2

    caruurta waa in la baro sidaa qololkoda u nadifiyaan
    guriga huufar ma marisid miyaa😲 biyo bes maa ku dhaqee?

  • @hopeandhappy4433
    @hopeandhappy4433 7 ปีที่แล้ว +11

    abaayo mar manala qaybsan kartaa alaabaha mesaska iyo regal ka tvga dushisa lagu sharaxo home deko jizakallah gurigagagu qurux weeye mansha aallah

    • @abdirisaqbashiir5632
      @abdirisaqbashiir5632 7 ปีที่แล้ว +1

      wll yaasmin alabahas dhan somaliya ma yaln yaqeey maro iyo wax lgu nadifiyaa yaqey hadaa America jogtid

    • @nawelfaysal4495
      @nawelfaysal4495 5 ปีที่แล้ว

      Abdirisaq Bashiir 🤔🤔

  • @faatimaabdow8329
    @faatimaabdow8329 7 ปีที่แล้ว

    maansha alaaah thanks sister ilahay haka abaal mariyo runtaa maanta in jikada lagu noqnoqdo oo marba shay lasoo qaado waa rayi fiican caag in halmat waxa laguwada gurto

  • @ayanyusuf263
    @ayanyusuf263 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo I love your house may Allah bless it for you.

  • @maryamadam1338
    @maryamadam1338 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah .isboonyada waan ka helaa england way taalaa waxaa la dhahaa magic eraser

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 7 ปีที่แล้ว

    jzk kheyr sis waa ino wada faideysay xogaada allaah ku siyadiyo ilxun allaah kaa jediyo masha allaah carfisada ka sugeyna anigabo rerka dhan unsiga majeclo.

  • @missibro2721
    @missibro2721 6 ปีที่แล้ว

    So wonderful abayo...mashallah keep on doing this...God bless your family... walee ninki ku heleey baa nasib Lee...mashallah.

  • @cadeeycaanoboolo6618
    @cadeeycaanoboolo6618 7 ปีที่แล้ว

    thanks dear sis mansha allah tabarakalah,kartidu waa udhalasho waxqabadka ga ayaan aad ugahelay,gabdhayda waa 12, alaabta habeen ki iyo qolkeeda iyadaa kuqoran,marka waa inaan dulqaadkaga oo kale aan yeeshaa si aan marmar uga qaleeyo.

  • @udgoonintusalaad3862
    @udgoonintusalaad3862 7 ปีที่แล้ว

    😍😚masha allah gaari dumar wankaa faa,iidesan wadankeeni iyo guryahii waa weynaa dib Alle hanogu celsho insha allah

  • @nimco6405
    @nimco6405 7 ปีที่แล้ว +3

    MaashaAllaah tabaarakallaah, ilaahay caafimaadka hakuu dhaafo ukhtii. qurux baad ka dhigtay 💝

  • @user-hl4hr1lb7b
    @user-hl4hr1lb7b 7 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله الله يحفظكي إنتي و عيالك

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว +1

    mashllh mashllh abyo wax bdn ay ka faiidaneyaa jazakallah kheraa abyo

  • @hashimfarah2893
    @hashimfarah2893 6 ปีที่แล้ว

    Still watching in 2018 One of the best of your videos 👍🏾 ma sha allah

  • @khadijasheikh4418
    @khadijasheikh4418 7 ปีที่แล้ว

    jazaka allahu abayo inta ad dadka ku cawinaysid illah adigana hakugu caawiyo waxan ka fa iday caaga alaabta lagu aruursanayo mahadsanid. home decorationka hadii aad wax ka ogtahay noo so gali abyo carfisadana sidoo kale

  • @qamarmohamoud2725
    @qamarmohamoud2725 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah jazakallaahu kheyr macanto cafiimaad alaaha ku siiyo and good job

  • @iskufilanshigdaahir1153
    @iskufilanshigdaahir1153 7 ปีที่แล้ว

    allahu akbar saa ushegtay qalinka darbiga miiska lugu qoraayo igu halee inaa doono aldiga haduu yaalo mahadsanid walashey

    • @hopeandhappy4433
      @hopeandhappy4433 7 ปีที่แล้ว

      yaska daahir saas ku fakkaray anba🙈

  • @tahrancadey5075
    @tahrancadey5075 7 ปีที่แล้ว +1

    10 jir waye gabadheyda qolkedana iyada ha gajisato inte schoolka adin inaa hada is ka barto aa ficn malinta axada aa guriga dhaqeeso mahe

  • @ubaxabdi7815
    @ubaxabdi7815 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha allaah walaal illaah reerka hakuuxafido

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 7 ปีที่แล้ว

    masha alaah abayo xoogaa alaha kuu barakeyo ad ayaa u mahadsan tahay faaiidaysan aad nala wadagtey khayr badan alaha kusiiyo

  • @user-nh9bf6hx1m
    @user-nh9bf6hx1m 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah my favourite 🔥🔥🔥

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 7 ปีที่แล้ว +2

    jazkallahu kheir sister your amazing

  • @loveyourself1712
    @loveyourself1712 7 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah abaayo xaas iyo hooyo wlhi your very honest my ALLAH SWT give you xasanaat with your hard work

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 7 ปีที่แล้ว

    mashalaah jizakallwh qurux waye gacan ala barakeeyo gaari tahey yäa lagu cayuumin😍

  • @baasidahmed4968
    @baasidahmed4968 7 ปีที่แล้ว

    xaas iyo hooyo abaayo wallahi waan kugu daydaa abaayo macaanto allah haku caafiyo adiga ilmaha abaayo gurigaadana wuu qurux badanyahay

  • @jacellowdahir6795
    @jacellowdahir6795 7 ปีที่แล้ว +1

    Setahay abaayo Mashaa"allah

  • @abdirisaaqabdirisaaq9406
    @abdirisaaqabdirisaaq9406 7 ปีที่แล้ว

    jasaka laah khayr my sister ilahay haku xiftiyo abayo

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 7 ปีที่แล้ว

    abaayo masha allaah alle hanoodaayo ubatka inti aan heysana alle hasiiyo aamiin

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 7 ปีที่แล้ว

    qalka AMA wan isticmala markan guryaha tirtirayo waxan kalorier isticmalo shine Rapids power clean iyo antibakteri

  • @samiirahussein629
    @samiirahussein629 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah sister you are organize

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 7 ปีที่แล้ว

    mashaa Allaha shugran abaayo Qaaliyey ilahay ha ku xifdiyo

  • @umumuntasabdi3193
    @umumuntasabdi3193 7 ปีที่แล้ว

    masha Allaha sis may Allah bless you qali

  • @hibocabdulaahi6581
    @hibocabdulaahi6581 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah Qaali dumar waan kahelay runtii jazakalahu qeeyr

  • @mariaismail2446
    @mariaismail2446 7 ปีที่แล้ว

    danke abyo mcnto wax badan ayaan kaa fa,iiday barakalaah alle ha kuu barakeeyo gurigaaga

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xaas iyo Hooyo illaah hakudhowro xabibti

  • @ayansharif64
    @ayansharif64 7 ปีที่แล้ว

    wallahi waan ka helaa in laga hadlo nadafada waad na dhiira galineysaa

  • @fawzismail3696
    @fawzismail3696 7 ปีที่แล้ว

    mashallah Abayo waad mahadsantahey energy baad nasisaye e waaxan ku dhehi laaha golka carrurta kaa saar computerka waayo radiation bey leyehine

  • @rahimaismailali1176
    @rahimaismailali1176 7 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah jazakillaahu qary

  • @kaftahassan1145
    @kaftahassan1145 7 ปีที่แล้ว

    masha allah mawluhu ha ku cafiyo aad ayan uga faidaystay 😊😊😊😘 jasaka allah

  • @habibaabdulla7569
    @habibaabdulla7569 7 ปีที่แล้ว

    Alaabtaada waan ka helay mashaa Allah sida guri soomaali maaha

  • @farhiyofarah648
    @farhiyofarah648 7 ปีที่แล้ว

    As Salaamu Alaikum,
    I love your videoes! I would greatly appreciate it if you showed us how to make the Febreze Air freshener. Keep up the great work!!!

  • @sumayosiman6660
    @sumayosiman6660 5 ปีที่แล้ว +1

    Gawadhan af soomaliga wuu ku adkyahy dabcan saan uma lynaayo

  • @ayankuryachannel8220
    @ayankuryachannel8220 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah xbb anaa raba iso gali ani xata xajiga ma jecla unsiga marka noso gali abayo

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 7 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah sis

  • @raxmoxaaji464
    @raxmoxaaji464 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaah ku barkeyo

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 7 ปีที่แล้ว +1

    maansh allh allh kuu daayo abyo ilmahaaga

  • @barechannel4153
    @barechannel4153 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah qeyrbadan allah ka siyo amin

  • @bashirabdi9559
    @bashirabdi9559 5 ปีที่แล้ว

    Masha aleh abayo jesakaleh kher

  • @jihanmohamud1323
    @jihanmohamud1323 6 ปีที่แล้ว

    thanks for sharing this info lovely!

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Ilaahey heeydin caafiyo

  • @khanzamohamed5997
    @khanzamohamed5997 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xaas iyo allaha kubarakeeyo hun.

  • @maamesilent8045
    @maamesilent8045 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah abaayo

  • @user-kb3rs3ks1k
    @user-kb3rs3ks1k 7 ปีที่แล้ว

    masha allah ilahay xoogaga hakuubarakeyo ukhti Thanks

  • @fsld2004
    @fsld2004 7 ปีที่แล้ว

    Salam sister can you do more clean stuff plz thx u 😘

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah abYo Illahay haku dhowro

  • @maymuunmohammed7783
    @maymuunmohammed7783 7 ปีที่แล้ว

    xaas iyo Hooyo abayo l like video wlhi qof dacad ayaad tahay lkn gabadhada xusha bar any away thanks

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว

    mashllh mashllh jazakallah kheraa abyo

  • @hassanabas5102
    @hassanabas5102 7 ปีที่แล้ว

    good job habibti i like it ilhy ha ku cafiyo waa cinwaan kii walaal kay go forword

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 6 ปีที่แล้ว +1

    Var har du köpte den här Korige?.
    Kan du Svara snälla 🤔🤔🤔🤔?

    • @xaasiyohooyoali5130
      @xaasiyohooyoali5130  6 ปีที่แล้ว

      korige? jag förstar inte ukhti vad menar du med det

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 7 ปีที่แล้ว

    sax walashey guriga marku nadiif yahay o so dhex fadhisato raxo farxad iyo raxo

  • @mariamroon1207
    @mariamroon1207 6 ปีที่แล้ว

    More cleaning video please sis i love your cleaning video😍

  • @abshiromohamed5386
    @abshiromohamed5386 7 ปีที่แล้ว

    walashey jasakalahu kheeer cafisa sidalosameto anrabaa nosogeli

  • @muniramahamud9876
    @muniramahamud9876 7 ปีที่แล้ว

    siduuba igu dhawyahay Aldi wankadoonaa isbuunyada iinsha allah

  • @saamiyuusuf1264
    @saamiyuusuf1264 7 ปีที่แล้ว

    msha alah waa farxad hooyo soomaliyeed
    oo geesiyad ah

  • @Muslimah393
    @Muslimah393 7 ปีที่แล้ว +1

    Thank you for sharing

  • @hassanabas5102
    @hassanabas5102 7 ปีที่แล้ว

    habibti waxaan rabaa inaad vidoe aad inoga samyso sidaad baroorta la iska ga rido masha alh awlaad inaad dhashy xataa lagu ma modo xabed baan ku naxy own isku badly

  • @yaskaabdirisakdhaqane3148
    @yaskaabdirisakdhaqane3148 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abyo shugrn

  • @shamisdahir3093
    @shamisdahir3093 7 ปีที่แล้ว

    masha allah abyo qaali Aad bad umahdsanthy

  • @Private.Jetson
    @Private.Jetson 7 ปีที่แล้ว

    Mashallah this was super helpful! thanks :)

  • @Unknownperson-fj7lv
    @Unknownperson-fj7lv 4 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله decorator aa ahay

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 6 ปีที่แล้ว

    Asc abayo jazakallahu kheyr mana tusin karta sida bifbat losameya adigo mahadsan☺😍

  • @Jiyaa_babe
    @Jiyaa_babe 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah si fcn Ayan yeshay lkn sidaa sarirta u gogoshay kama helin

  • @aishamohamedomar7554
    @aishamohamedomar7554 4 ปีที่แล้ว

    Abayo qeer badan allaha ku siiyo waa

  • @marwamaxamed8487
    @marwamaxamed8487 7 ปีที่แล้ว

    Waa the best Abayo Mashaallah

  • @salmaadan6509
    @salmaadan6509 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walashiis qali💟

  • @Unknown-fn6vq
    @Unknown-fn6vq 5 ปีที่แล้ว

    beautiful room

  • @ayanhassan8199
    @ayanhassan8199 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah

  • @hamzamohammed5309
    @hamzamohammed5309 7 ปีที่แล้ว

    Mancha allh jazakllha wllo alle haku shrfo waa wax fican incha allh waan so gadan my sis 😍

  • @mahamedismail1037
    @mahamedismail1037 7 ปีที่แล้ว

    allaaha ku caafiyo wallo masha allaah

  • @farhiyajele9858
    @farhiyajele9858 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qaliii dumar

  • @qalanjadaqarniga5761
    @qalanjadaqarniga5761 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Abaayo macanto 😙😘😚

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 7 ปีที่แล้ว

    asc abaayo cafisada mana tusikartaa sidalosameyo jizaka Allah khutii

  • @iqrainaabdullahabdullah1499
    @iqrainaabdullahabdullah1499 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah 😍😍😍