Seyrabanba haka dhigene, waxan daganahey Ingriiska Alx School ka ilmaheyga adan walow ey yeryer yihin ku weyga waxbadan kama bareyno ey dhehen,,waxan Aminsanahey Inta laguu shegayo inter qarinayan aya kabadan,,,Taladan ku siinayo wexeytahey Hadadba guureyso Africa uguur Ilahey haku Cabiidiyo Galada Sharkodana hakaqabto Aamiin
Topics are taught from reception onwards in primary school- this is aged 4-5 years. It is heavily integrated into the curriculum at public and private schools here in the UK so it would be worth considering homeschooling your child or taking them to Islamic schools. I hope that help!
Homeschool ugu samee uk because I believe your child will thrive in it. He can be who he is. I’m not from uk but I love homeschooling specially when the child is young and innocent. I am from USA.
Wllo arinkaas wuu jira from reception class which is 4 years ayaa loogaga bilaabaya, both public and private schools ... wana dhib anuu aad iyo aad no xanuujiyay dalka UK. waxa jira walid odhanaya waxa lama barayo lkn waxay ubadanyin walid waxba la socon ama is difacaya. Alle ha ino sakhiro meelkasta oo qurbe ah dhib wa yala haba kala darnadan .
Abayo uk maba ku qabilayan this year cunug yurub ahna school masinayaa ee yan lagu so qaldin mida kale qomo lud ilaa hada wan maqalnaa wax u dhigo ilmo yarna ma arag high school wà laga yaba in loga shekeyo waxaas lkn carrta yar yar loma dhigo mida kale waxan lenahay school islamic oo adiga lagactada dhibaneysi wilalasha iyo gabdha islama dhigtan ee tashi badan samee hana is sa so lugoynin xbbti insha Allah
Wcs , I don't know what is about your Reply , Gabadha waxaan u rajeyay wax wanaagsan iyo in ilaahay intey soo martay wax fiican ugu bedelo , are you jealous about that or , Englishka ayaadan garaneyn. @@faizaabdulla3604
Asc walaashey waan dhageyste arintada waa kula xanuunsadey hadaad guueto qaar baad ka taste caruurta caruur aan hooyo ula joogin waa wareer hooyo sida ay wax u hagaajiso caruurta uma hagaajiyan mcntoy xaajigana asagan ha cidaleyan ee abaayo alaah talo saaro iyo school barafaati ah gali ❤alaah ha kuu xafado dhamaantina❤ aamiin mcntoy maasha alaah
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤❤❤ Did you try to homeschool him because I live in America and And I try to homeschool my children and this is like two years now that I’m doing homeschooling, so try if you if you if you can probably would like it
Abaayo waxey ka bilaabanee 4 sano qoomu luudka 4 years ay ka bilaabanee soomaalidana cudur daar ay sameyaan uk 🇬🇧 ha isku keeneni,anagaaba ka sii qaxooyno please
KOWSAREY WALAL XOGTAS IN AAS SI SHARCIYAN IN AAD U RAASISAAN KUGULA TALIN LAHAA ANAGA INTENA BADAN WAX MA AQRINO AA LAYIRI WAAYE WARKENA EE PLZ XOGTA U RAADI SIDA XERARKA WADANKA QORAYAN
Uk waba lagala cararaya ilmaha maxa ugu gureysa wayo qumo luud ayaba ilmihi school laga baraya asxan germany iska jog mise wadan muslin uguur asxan inkasto wadamadani galada ey sii halabayan alle ha nagu ceyb asturo insha alh waa in wadan muslin ugurna mise wadankeyni hooyo
Yes they do teach from 4years old but Somali parents try to deny it ow they don’t teach in our schools like their school is in different country it’s part of the curriculum and it’s compulsory …love or hate it😢😢😢
My sons school started teaching them from year 2-3 which is ages 6 , 7 or 8 year olds. And they sent us a full curriculum of what will be taught and it’s called R.S.E (Relationship and Sex Education) My advice, please don’t bring your child to the UK. If you do end up coming take him to an Islamic school or you can go for homeschooling. Abaayo those people who say wax kama jiraan don’t really understand what goes around in schools. There’s a whole month called “pride month “ they take advantage and teach them these things on a deeper level. In my son’s school they were being asked to name celebrities who are LGBT.
@@cudoonbarwaaqo7314 macanto Illahey haku fududeyo. 2 years is still young don’t worry it starts when he starts primary school. Just come waxyaabahada isku totosiso kadib ka daneyso. Wadankan ma fiicno waa dantada ku gaar then ka tag lee.
Asc abaayo haa waa la.baraa waxaa laga bilaabay year 5 primary schoolka ages 9 10 hada in Ka si d araan laga yaaba ilahey shartooda hanaga qabtee laaiinse abaayo hada awoodo in cunugaada caawini akrtit waxaa jiro online primary and secondary school home schooling Ku sameyn kartaa ilmaha
Abaayo private school online is good waayo circulum Ka waxaa waaye English maths science bis marks waxaas dhan maba arkeysid laakiinse hadaa private school normal geysid xitaa kuwa myuslimka eh qasab waaye in eey baraan
Way jiraan afar jir ilaa 16 lo dhigaya aniga islamic public iyo private wa lagu dhigaa last year casharada ka mid ahaa qof kasta wuu og yahay lkn waa la is diidsina inta wadanka la bixi karta iska yar Adigu se wll waxa tiri ilmahayga waa Turkish country save ah haystaan wadankiisa xaajiga intu tmyar yahay ma ku so korin kartaan Gaalo khaur malaha. Waxan ay wadaan hada hadi Muslim nahay dambiga waa la qabnaa ileen dhulku uga bixi waynay Ilmaha oo la halaynayo dhaheen school wa ka xun nahay waa amar dawlad wa lagu qasban yahay hadana wali ku soconaa
Asc abbayo not all schools are teaching reer qoomuluud lessons yet but they will if it becomes compulsory on all schools weather the public or private. Is from reception onwards. 4 years old and over is so scary may Allah protect us from their fitna. This why lots people are moving to Islamic countries or home school their children. In my city our local school is not doing yet but if it becomes compulsory am taking my children out of the school.
Asc waa ruun the school is called the olive primary school is in small heath. Only people that are around there can apply for it. The waiting is lists is too long.
Oh sis If you wanna hear the truth, then the truth is; stay in Germany with your Family Trust me ITS better for you than England. If your having Problems with the Public schools in Germany why dont you Take him to Montessori school? Hey i was Born and raised in Germany by the way and my children are Same age AS yours. Just saying you have Options and i know what i am talking about. Take care
kawsary abyo wax walba waa kagafcn wiilkaga dhaqankiisa ingiriiska hadaa og thy in qawmu luudka caruurta lagu baro ha adin meeshada lagu qaata aduunka wax ka xun ma jiraa ilmahago dhaqan xumo la barayo
Seyrabanba haka dhigene, waxan daganahey Ingriiska Alx School ka ilmaheyga adan walow ey yeryer yihin ku weyga waxbadan kama bareyno ey dhehen,,waxan Aminsanahey Inta laguu shegayo inter qarinayan aya kabadan,,,Taladan ku siinayo wexeytahey Hadadba guureyso Africa uguur Ilahey haku Cabiidiyo Galada Sharkodana hakaqabto Aamiin
Topics are taught from reception onwards in primary school- this is aged 4-5 years. It is heavily integrated into the curriculum at public and private schools here in the UK so it would be worth considering homeschooling your child or taking them to Islamic schools. I hope that help!
Home schooling and Islamic School also they must teach them because its core subject.
No it is not I myself homeschooling my 3 kids and before used to send islamic school
It is not compulsory
Asc abaayo anigu waxaan kudhihilahay in ad iskajogtit jarmalka od ad familkada mel ad ikulanolatan aniga sidaas ayankugulatalinhahay
Homeschool ugu samee uk because I believe your child will thrive in it. He can be who he is. I’m not from uk but I love homeschooling specially when the child is young and innocent. I am from USA.
Wllo arinkaas wuu jira from reception class which is 4 years ayaa loogaga bilaabaya, both public and private schools ... wana dhib anuu aad iyo aad no xanuujiyay dalka UK.
waxa jira walid odhanaya waxa lama barayo lkn waxay ubadanyin walid waxba la socon ama is difacaya. Alle ha ino sakhiro meelkasta oo qurbe ah dhib wa yala haba kala darnadan .
😢Subxanallah 4 sano cunug jira balayadaa lagu bilaabi waa xanuuy
Same in USA 😢 I’m planning to homeschool my kids Insha Allah
Sister this subject is per schoool. Not all schools teach it yet
Abayo uk maba ku qabilayan this year cunug yurub ahna school masinayaa ee yan lagu so qaldin mida kale qomo lud ilaa hada wan maqalnaa wax u dhigo ilmo yarna ma arag high school wà laga yaba in loga shekeyo waxaas lkn carrta yar yar loma dhigo mida kale waxan lenahay school islamic oo adiga lagactada dhibaneysi wilalasha iyo gabdha islama dhigtan ee tashi badan samee hana is sa so lugoynin xbbti insha Allah
Wll waxaan deganahay london waalagu dhiiga qoomaluudka Larkin’s waxaan dhihikarta lesson magelayo cunigaygu warqadaha lasaxeexo waa diidikarta
I wish you all the best , go a head ,all your hardships that you are faced May Allah reward you with something greater .
Asc MAMA SIDEGANAN UHADAL HADALKADA FUDEYD AYAD LEDAHAY ISDAJI OK
Wcs , I don't know what is about your Reply , Gabadha waxaan u rajeyay wax wanaagsan iyo in ilaahay intey soo martay wax fiican ugu bedelo , are you jealous about that or , Englishka ayaadan garaneyn. @@faizaabdulla3604
Mashallah welcome sister noosoo guuur uk is your place
Asc walaashey waan dhageyste arintada waa kula xanuunsadey hadaad guueto qaar baad ka taste caruurta caruur aan hooyo ula joogin waa wareer hooyo sida ay wax u hagaajiso caruurta uma hagaajiyan mcntoy xaajigana asagan ha cidaleyan ee abaayo alaah talo saaro iyo school barafaati ah gali ❤alaah ha kuu xafado dhamaantina❤ aamiin mcntoy maasha alaah
Kristin Roads
Illahay swt wixi idin roon haydin fududeeyo allhuma amiin allahuma amiin. Kawsar wll home school mad u samaysid cunuga???
Maya well done
Lkn jarmalka dhan ma xume maxaa gobol kale ugu guuri weyday ???
Abaayo uk dadkii daganaa aa kacararoyo ee wadamada muslimka uguur ilmaha cawinaada ubahana wey kahelaayaan
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤❤❤ Did you try to homeschool him because I live in America and And I try to homeschool my children and this is like two years now that I’m doing homeschooling, so try if you if you if you can probably would like it
Maad abaayo Muslim school ku dartid uk markad ugurtid
waa arin fcn wllo
Abayo uk 4 sano jirka loogubilaabaya
Asc xabiibti waxaan jeclaan lahaa telkaaga si arimo aan xog ogaal u ahay kuugu sheego iisoo qor lanbarkaaga
Salaam alaikum -- are you still making videos on your English channel? Or do you happen to have one in German?
MAASHA. ALASH. ABASYO. HORE. MAR. WACAN ILAAH. KUUFUDUDEEYO. GUURITAANKA❤
Abaayo waxey ka bilaabanee 4 sano qoomu luudka 4 years ay ka bilaabanee soomaalidana cudur daar ay sameyaan uk 🇬🇧 ha isku keeneni,anagaaba ka sii qaxooyno please
Asc abaayo Aniga ey Familkeyga deganyihiin waa run arintaas qoomuluudka ah waa mid huban anaga Europeta kale waxas ma qabno Alxamdulillah lkin macalimadas waadka guuleysan karta indheheedo shan ah 2 qasaaro tan fudud ayaa la qataa abaayo cunugaaga guriga jilbaha ugu aaso waxaad adigu rabto ka dhig,naagta ayadaa ciil kaaga dambeyneyso aan ku dhihi lahaa taasa ani taladeyda ah
Waa jirtaa in loo dhogo
Home schooling maad usameysid abaayo adigoo jarmani jooga
Hadii and ingiiska keen to
Luuqadii jarmalka ayaa Hadana ka dhumayso
Is Germany international language ? Actually he doesn’t need
ASW
Schools in the uk teach LGBTQ+ from nursery
KOWSAREY WALAL XOGTAS IN AAS SI SHARCIYAN IN AAD U RAASISAAN KUGULA TALIN LAHAA ANAGA INTENA BADAN WAX MA AQRINO AA LAYIRI WAAYE WARKENA EE PLZ XOGTA U RAADI SIDA XERARKA WADANKA QORAYAN
Alx schoolka ilmaheedana wali lagama bilaabin Alle ha naga qabtee
Caruurta ama guriga/ shaqada kala dooro. Soomaliya iyo waalid ehel ba waan kasoo qaxnee.
Asc abaayo waajiraa qome loodh
Uk waba lagala cararaya ilmaha maxa ugu gureysa wayo qumo luud ayaba ilmihi school laga baraya asxan germany iska jog mise wadan muslin uguur asxan inkasto wadamadani galada ey sii halabayan alle ha nagu ceyb asturo insha alh waa in wadan muslin ugurna mise wadankeyni hooyo
Yes they do teach from 4years old but Somali parents try to deny it ow they don’t teach in our schools like their school is in different country it’s part of the curriculum and it’s compulsory …love or hate it😢😢😢
You are right walal
My sons school started teaching them from year 2-3 which is ages 6 , 7 or 8 year olds. And they sent us a full curriculum of what will be taught and it’s called R.S.E (Relationship and Sex Education) My advice, please don’t bring your child to the UK. If you do end up coming take him to an Islamic school or you can go for homeschooling. Abaayo those people who say wax kama jiraan don’t really understand what goes around in schools. There’s a whole month called “pride month “ they take advantage and teach them these things on a deeper level. In my son’s school they were being asked to name celebrities who are LGBT.
Subhanallah that’s sad.
That’s so sad abyo I’am whetting uk visa and I have 2yrs old baby I’am scared to go there wlh illahey owlada hanoo xafido😢😢
@@cudoonbarwaaqo7314 macanto Illahey haku fududeyo. 2 years is still young don’t worry it starts when he starts primary school. Just come waxyaabahada isku totosiso kadib ka daneyso. Wadankan ma fiicno waa dantada ku gaar then ka tag lee.
Abyo are your children still going that school?🤔
@@cudoonbarwaaqo7314 where are you?
Wll bremen mad uso gurtidid adiga iyo ciyalkaga odaygana shaqadisa hajogo meshan cusuriyad badan malaha iskuladana wa ficanyihin gurina wad heleysa
In taad uk uguuri maad ilamhag kanya diinta ku bartid
They teach lgbqt in schools. Both Islamic and private. U can homeschool in UK or take them to a Muslim country.
Mayo Islamic school ma baraan waxas anigey idhigtan ciyalkeyga lamana Baro .
@@umumohamed3833 the only difference is in Islamic schools they can alter it and take out what they dont want.
Abaaayo bayar waa runta jarmalka kale simtam adagthay
Waa jiran waxaasi lkn qasab ma,ahan aniga aya caruurteyda dhigtaan, warqada adiga ka cod sanayo receptionka , dhowr su,aalo aya ku qoron ,magacada, caruurta magaciisa fasalka oo dhigto magacisa sababta aad udiideyso qoomluudka aya ka jabaweysa, inaad muslim tahay oo diintaada ka mamnuucday, intaasi hadaad buuxiso caruurtaada magalyeen fasalkaasi qoomoluudka ah Uk waaladiinta joogan badigooda wax ma,aqriyaan . Dhibka waa kaasi wax qasab majiraan,
Asc walaashay arin aad ka dhawaajisay waa jirtaa UK 4 jirada loogu bilaawayaa. lakiin brevet school oo Islamic ah laguna baro quumu luud ka qaybta Islamic . Kuwa Islamic fiiri sister
Abaayo xananoyinka ma lagu baraaa
Xanano islamik malaga helaa
Private school xitaa waa lagu dhigaya manhajka wadanka WA lagu qasbayeel kasta anaga joogna
abaayo nambarkaada seekuhelaa
Asc abaayo haa waa la.baraa waxaa laga bilaabay year 5 primary schoolka ages 9 10 hada in Ka si d araan laga yaaba ilahey shartooda hanaga qabtee laaiinse abaayo hada awoodo in cunugaada caawini akrtit waxaa jiro online primary and secondary school home schooling Ku sameyn kartaa ilmaha
Abaayo private school online is good waayo circulum Ka waxaa waaye English maths science bis marks waxaas dhan maba arkeysid laakiinse hadaa private school normal geysid xitaa kuwa myuslimka eh qasab waaye in eey baraan
Privato ma jiro miyaa
Way jiraan afar jir ilaa 16 lo dhigaya aniga islamic public iyo private wa lagu dhigaa last year casharada ka mid ahaa qof kasta wuu og yahay lkn waa la is diidsina inta wadanka la bixi karta iska yar
Adigu se wll waxa tiri ilmahayga waa Turkish country save ah haystaan wadankiisa xaajiga intu tmyar yahay ma ku so korin kartaan
Gaalo khaur malaha. Waxan ay wadaan hada hadi Muslim nahay dambiga waa la qabnaa ileen dhulku uga bixi waynay
Ilmaha oo la halaynayo dhaheen school wa ka xun nahay waa amar dawlad wa lagu qasban yahay hadana wali ku soconaa
Macaanto maalkasta ilmaha hal macalin oo xun wuu jooga waxba ha guurin lakiin cunigaga inta uu ka gudbayo iskoola adigu u dulqado waxay samaynayan
Abaayo saliidada aan rabaa sideen kusoo dalbankaraa?
Soo noqosho wacan
Asc abbayo not all schools are teaching reer qoomuluud lessons yet but they will if it becomes compulsory on all schools weather the public or private. Is from reception onwards. 4 years old and over is so scary may Allah protect us from their fitna. This why lots people are moving to Islamic countries or home school their children. In my city our local school is not doing yet but if it becomes compulsory am taking my children out of the school.
Walaalo it was compulsory from last year. But how the teach is different from each school
GURITANKADA MAMA ALLAHA KUFUDUDEYO AAMIIN YARABI
Abayo wan ku salamey Abayo Galaska year 1ayu ku bilowda abayo walow Schoolada et
Asc wiilkadi kawaran xalada
Aniga habaryartey oo Uk kunool waxa ay uga guureysa wadankii waayo qawmu luud carurta class 2 ayaa loogu bilabya
Ey kala duwan yihin it depends how much the School uu Buunbuuninayo wax Cadi uu kadhigayo lkin wa sharci School kasta u qatey
Hada so guresid birmingham usoo guur. School lacag la aan oo islamic a helesaa
Ya kugu yiri lcg laan Ana joga bee ishegba
ii sheek iskoolkaas lacag la antaa
Asc waa ruun the school is called the olive primary school is in small heath. Only people that are around there can apply for it. The waiting is lists is too long.
@@deemohamoud7942 free miya abyo xage Kala
So xarira
Abaayo Asc waxaan rabay in aan ku iraah wadanka ninkada iyo ilmahuba kasoo jedaan oo muslimka ah gee cunuga Atleast wadan Islam
Ayaa kaaga fcn UK
Oh sis If you wanna hear the truth, then the truth is; stay in Germany with your Family Trust me ITS better for you than England. If your having Problems with the Public schools in Germany why dont you Take him to Montessori school? Hey i was Born and raised in Germany by the way and my children are Same age AS yours. Just saying you have Options and i know what i am talking about. Take care
Grade one to grade 7 they teach
Maka guurtay meeshii cunsuriyada ee Germany
kawsary abyo wax walba waa kagafcn wiilkaga dhaqankiisa ingiriiska hadaa og thy in qawmu luudka caruurta lagu baro ha adin meeshada lagu qaata aduunka wax ka xun ma jiraa ilmahago dhaqan xumo la barayo
Abayo gobolka kale oo germany eh lee maa u guurtid
Abaayo qisadadi xanunki ma,kaficnateey
Abaayo quraan ka aqriso adkar quran joogtah waliba illaha hakaa hayo ciyalka marker 6 7 8 sanjir yahiina waa iska challeng ee waxa sameysa intaa qomuluud adilaheed meshada iska joog
Skoolaat Islaami ah oo Privat oo ay Leeyihiin Converts not Somali baa jira oo high quality Education Bixiyaan,, Kuwaas Rasdi.. SIDA Schoolaadka Yusuf Islam uu aasaasay,,
Cunuga markuubilaawaayo iskolka
They have LGBT books in nurseries 😭
Darama Queen 😂
abaayo nimco waliba nusqaan leh.! Maad wadamada islaamka iskaga guurtid! Hadaad awoodo!
London is nothing
Asc walaal ii dir number kaaga what’s up ka