Toos: Bistoolada Ganacsade Kaabax lagu dilay Aniga ayaa lahaa" qoone & Taliyaha...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 119

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 8 หลายเดือนก่อน +20

    ❤walee waayaab wajigiisa xataa iyo suu ujawaabaayo beenbaa ka muuqata

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wll hadii wllkeen dilkiisa ka danbeyso inta aduunyada aad joogtid xaqa iska gud hadii Aakhiro lagaaro waad ogtahay danbigaas halkaas la’eg dhibkiisa , familiga qofka disheen xaal lagal diyo iyo dil ayaga ayaa la xaajoon kartaa indha adeyg iska dhaaf oo runta adiga iyo ilaahey ayaa garanaya.

  • @faadmoshuuke6103
    @faadmoshuuke6103 8 หลายเดือนก่อน +14

    Indho adakaa soomaali waxaa u sheegaa kulahaa soomaali warkaaga ma rabtee allaha kaa gudo marxuumkii xaqiisa😢

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 8 หลายเดือนก่อน +3

    Rafcaan qaado waa kaad ku dhiman lahayde.

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 8 หลายเดือนก่อน +8

    Baaastoolada anaa leh ayuu dhahay wadankana ma joogo sidee ku ogaaday iney iyadii tahay ama mid u eeg 😁😁

    • @IskutashiGuud
      @IskutashiGuud 8 หลายเดือนก่อน

      haa bastoolada maxkmada ayaa lagu soo bandhigay nambar ayina ledahy marka inay tiisi tahy saasu ku ogaaday

    • @deqah
      @deqah 8 หลายเดือนก่อน

      Asaga ayaa amray in ladilo marxunka marqatiga ayaa jogan oo shegen waa ku cadahay dambiga dilka ah ninkan waxey ehed in lagu xukumo qasqaska.

  • @hana9977-p1j
    @hana9977-p1j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wajigiisa ayay ka muqataa dhuliminada uu kukacay Allaha ku caad wuubaku qadidonahe

  • @farahosman920
    @farahosman920 8 หลายเดือนก่อน +8

    Ninkaan waa xaqdaro in lagu xukumo 15 sano oo xarig ah madaama uu fidnada dhan uu isagu aasaasay in dil toogasho lagu xukumo waaye.kuwii ka danbi yaraaba dil baa lagu xukumay maxaa isaga u diiday dilka yacnii dilkiisii wuu iibsaday lacag buu bixiyay.maxkamadii xataa musuqmaasuq baa ka socda halkee baa muqdisho nabadi ka jirtaa ?

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 8 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAANALA illahayow imaanka hanagaqadiin mooryaan illahayow hanaga dhigiin!!!!!!!!!!

  • @Smartpatternacademy
    @Smartpatternacademy 8 หลายเดือนก่อน +16

    adi in dil toogasho maxkamada kugu xukunto ayee aheed 15 sano waxba ma ahan waxa jeclaan laha in xeer ilaalinta rafcaan kaqatan xukunkaaga

    • @NASTEEXOYOSUF-go2jo
      @NASTEEXOYOSUF-go2jo 8 หลายเดือนก่อน +1

      Firi haddi dil lo shego u si carara oo magan galiyo u weydisana reer galbedka shahda fahan marki gacanta lagu dhigo aaa dilaaa

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waa tuhune soo carar xaqqa halagaa oofiyee

  • @cabdidahir1683
    @cabdidahir1683 4 หลายเดือนก่อน

    Car camera da ha fiiriyo haduusa dilaa ahayn

  • @Faysal-uw2yr
    @Faysal-uw2yr 19 วันที่ผ่านมา

    Dil toogasho ah in lagugu xukumo Bay aheyd.

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 8 หลายเดือนก่อน +3

    Muxuu cirka la eegayaa dhiig dad ayaa ka muuqda halkaasuu ku ololayaa xaqiiqada hortiisa taagan waar kaalay muqdisho isdifaac

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa gacan kudigle wil maskina marxum abukar kabax allah yarxumu ayu shirqolay waliba bistoladisi ayaa lagu dilay maxkamadu waa inay dil togasho ku xukunto firi cirka ayu eggaya tuug tuug yahuu 😢 alllah ayaa cigabi doona inshllah

  • @aniesanies7859
    @aniesanies7859 8 หลายเดือนก่อน

    illahay hakamujiyo hadad gasatya dilka 😊

  • @88mahamed
    @88mahamed 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waxeey ila tahay waxa kasoo hadal siinaayo dhiigi ayaa gubaayo wajigiis madaama banaanka lakeenay meel uu galoo la'yahay ilaahan kamagan galay dhiig muslim iyo bili aadan

  • @hhhhm7295
    @hhhhm7295 6 หลายเดือนก่อน +1

    Transaction lacagta hawlgalka liibaan inu fan garaynayay ma dafirsan yahay?

    • @hhhhm7295
      @hhhhm7295 6 หลายเดือนก่อน

      Maa shaa allaah hadad imaanayso oo aad maxkamada horteeda wa illaahay maladies.

  • @hassanossoble9435
    @hassanossoble9435 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Khamaar

  • @MaxamedAbukar-dw8tj
    @MaxamedAbukar-dw8tj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kani wa benale

  • @anshurAden
    @anshurAden 5 หลายเดือนก่อน

    Kan Dil in lagu xukumo ayeey eheed qaaraabo

  • @saidaali412
    @saidaali412 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey kacabso ilaah ayaa kuu jeedo hadaad wiilkaas dilkiisa aad wax kulaheed

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel 8 หลายเดือนก่อน +3

    1xbet waa suuqa madaw

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asaga iyo qoslaaye waxay kuheshiiyeen in wada inkirinaan.

    • @abdiali4991
      @abdiali4991 8 หลายเดือนก่อน

      That’s true

  • @maxamedyusuf9653
    @maxamedyusuf9653 6 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu sooqabanayaa muqdhisho baa lagaa soodajinayaa ismana difaaci kartid waana lagu tooganayaa

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067 7 หลายเดือนก่อน

    INDHO ADEEG
    GURIGAADA BASTOOLAD LAGA QAATAY CIDDA QASDAY MA AQAAN CAQLI SHAQEYNAYA MA AH.

  • @MawlidMoud
    @MawlidMoud 8 หลายเดือนก่อน

    Soub hana llah😢😢😢😢😢😢😢

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 8 หลายเดือนก่อน

    Indhaha kor u Taag
    Fii SHAKI KABIIR

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wajigiisa ayay kamuuqataa

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 7 หลายเดือนก่อน

    Adeer warkaasi wuu dhamaadee sida ragga wax uqiro

  • @AlphamohaaShuieyb
    @AlphamohaaShuieyb 2 หลายเดือนก่อน

    Marka an ku sameyay baritan ka kiisaka iyo muqalada maxkamada iyo ragii lagu soo edeyay kiskaas wad ka danbeysaa dilka

  • @AsliBaruuud-ui1lo
    @AsliBaruuud-ui1lo 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkan halaso qabto

  • @maxamedyusuf9653
    @maxamedyusuf9653 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaa lasheegay inay dhamaantood yihiin qolada habar midgaan hadii dowladi jirto hala qabto lacagtiibaaba loodiray

  • @hassanossoble9435
    @hassanossoble9435 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Beenlow Liibaan Ma Liibaane

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067 7 หลายเดือนก่อน

    BODYLANGUAGE KIISA EEGA. BEEN BUU KU SOO CELCELINAYAA.

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay kuso qabay , dhiig islaam ma fududa hadad aduunka ku fakato tii ilaahay aya ku sugaysa.

  • @hah7064
    @hah7064 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ama imow ama iska maqnow marka raga xukunka lagu fulinayo adigana dawladu interpol bay kuu gudbin waana lagu soo qabanayaa.

    • @izackali2861
      @izackali2861 8 หลายเดือนก่อน

      Interpol kamaholgasho wadamatha qalijka ee carabta kaliya wadamatha Europe Africa Asia iyo america waye

  • @Faysal-uw2yr
    @Faysal-uw2yr 19 วันที่ผ่านมา

    Adi maa dhibane ah kkkkkk Tuug budhcad ah baad tahey weliba aan naxariis laheyn.

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 6 หลายเดือนก่อน

    Dadka wax dilayaa waa dad iswada yaqaan oo noloshasha isu quudhiwaayo

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkan fidnada qofka soo abaabulay 15 sano lagu xukumay waxaay aheeyd in dil lagu xukumo

  • @mohamedmohamud6053
    @mohamedmohamud6053 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka fal dambiyeedka noocacan ah sameeya naf iyo shadayn iyo Allah kacabsi kasakoo waxa uyara dheer doqonimo. Bal kan hadalaysa eeg.

  • @maxamedyusuf9653
    @maxamedyusuf9653 6 หลายเดือนก่อน

    Waa khamaar wuxuu sheegayo

  • @AbuubakarFirin
    @AbuubakarFirin 8 หลายเดือนก่อน +1

    Doqon

  • @muuminmuumin2038
    @muuminmuumin2038 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dilaa ayaa tahay ganacsade maa hid

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 8 หลายเดือนก่อน

    Malaha bustoolada lugey leedaha ayadaa xaafada kasoobaxday oo soo raadsatay mujrimiinta

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 8 หลายเดือนก่อน

    Nacalatulahi caleg tuug mooryaan ah mujrim ah

  • @yasiinmuxumad6739
    @yasiinmuxumad6739 8 หลายเดือนก่อน

    neefbadanaa oo naxdinbadanaa

  • @DekaybaqayDelayabdullahi
    @DekaybaqayDelayabdullahi 7 หลายเดือนก่อน

    Qamaar waaye ganacsigiisa

  • @FarxiyoCabdulahi-h1v
    @FarxiyoCabdulahi-h1v 8 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqo nimankaan dilay ganacsadahan dadbadan oo layahay waa dileen

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน

    Bastolad isaga Laha nin la dilay isaga lacag den ku Laha

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 8 หลายเดือนก่อน

    Dagar qabe dig muslim Qabe adunyo iyo aqarabo xagad ku bad badi dunta

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wajigaa gubay mooryan ilmo xaaraan baatahay nih awalba qamaar ka shaqeeyo iimaanka beel dilaagi soo agaasimay baatahay oo qadka telefanka kujiray

  • @marasmediatube2060
    @marasmediatube2060 8 หลายเดือนก่อน

    Waliba dil toogasho in lagugu xukumo ayey ahayd qaatilyahow oo alle iyo rasuul ka furtaa tahay

  • @MaxameddeeqCusman-mb4bw
    @MaxameddeeqCusman-mb4bw 8 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @RadwaanAhmedAli-fh8cr
    @RadwaanAhmedAli-fh8cr 8 หลายเดือนก่อน +1

    Tuug xarami😢😢😢😢😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 8 หลายเดือนก่อน

    Waa khamaar dahsoon

  • @CaliHadafow
    @CaliHadafow 7 หลายเดือนก่อน

    Danbile waaye

  • @AsmaSalan
    @AsmaSalan 8 หลายเดือนก่อน

    Shuute u sheeg hano baroorane ma ciyalbad la hadlysa😂😂

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 8 หลายเดือนก่อน +2

    Halasooqabto xukunkane halamariiyo

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 8 หลายเดือนก่อน

    Mooryaan ayuu helay ay ilmohabreed yihiin aan waxaba diidin ayui helay

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 8 หลายเดือนก่อน

    Afkooday ka qirteen inaad dirtay munaafaq yahow, reer xamarku waa wada gacan ku dhiigle waana waxay u dagi laayihiin.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 8 หลายเดือนก่อน

    Waa dilaagii inuu halkaa ku badbaadayo.ayuu moodayaa

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qamaar waye allaah ha nakaa qabto

  • @AnasYoung
    @AnasYoung 8 หลายเดือนก่อน

    Dil Toogashaa isku Diyaari.

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maskaxdii kadambaysay dilka ninkan waa in lasoo qabto

  • @SamatarNour-gi6nw
    @SamatarNour-gi6nw 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqaduu ka shaqaynaayay ayaaba xaaraan ah tuug

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 8 หลายเดือนก่อน

    Xalqadii siyaad bare jam oo kale hadalka lama waydiin.jirin badhka ayaa hoos loo hayn jiray

  • @ahmedyasin5530
    @ahmedyasin5530 8 หลายเดือนก่อน

    Nikan waa yaab miyu Islan ahayn

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 8 หลายเดือนก่อน

    Han tagin wan ku nabayan nabin han ku tagin fadlan cadaladan man jirto fadalan han iman muqdisho wlle keyow

  • @rahmo3653
    @rahmo3653 8 หลายเดือนก่อน

    Yahuu. Fuuf

  • @abucukaash
    @abucukaash 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan inuu racfaanka iska dhaafo ayaa uroon waayoo, waxaa laga yaabaa hadii uuqaato racfaanka in dil lagu xukumo.

  • @najmomo
    @najmomo 8 หลายเดือนก่อน

    Kaamirada maba fiirinooyo inuu wax baabi'iyey way ka muuqataa

  • @hajjali3217
    @hajjali3217 8 หลายเดือนก่อน

    Waxa layiri falari gili gilo kakamsharto ader arintani wacadahay

  • @STOMPZ1
    @STOMPZ1 8 หลายเดือนก่อน

    Maxuu isku qaafinayaa haduu run sheegaayo muu si fiican U fiiriyo kaamarada waxbaa qaldan

  • @sharmanbeek
    @sharmanbeek 8 หลายเดือนก่อน

    tuugan halasoo qabto emarate kii zxp ka lagu sheegsayay aya gabaad u ah

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 3 หลายเดือนก่อน

    Waadoolarka lamaydho.suuqmadaw

  • @Zurich527
    @Zurich527 8 หลายเดือนก่อน

    Kaabax Akonkiisa lacagta Ku jirto maxa Askarta ogeysiiyey isagaa Ka danbeye dilka marxumka

  • @kahiyemohammed8556
    @kahiyemohammed8556 8 หลายเดือนก่อน

    Ninmankas 70 halaiskuxirxiro halatugto

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 8 หลายเดือนก่อน

    Waxu shagayo Bantisa dagaso wacalkan arxanka daran u xasidka ah muqdisho imow

  • @NajahsaidOmar
    @NajahsaidOmar 8 หลายเดือนก่อน

    Hadii ay guriga taalay aya u dhiibay ciduu u so qaaday ma waydisay way dich karte in qof Lacag la siiyay u so qaaday illaahay ayaa wax og

  • @AbdiSbeezo
    @AbdiSbeezo 6 หลายเดือนก่อน

    War ninku indha adakaa

  • @ahmedyasin5530
    @ahmedyasin5530 8 หลายเดือนก่อน

    Toog tuugdhale wali aan naxaynin war tuug munaafiq ayu ahaa ninkan iska dhaaf meel utagayo majirte Yirubta kadodoon toddobaad kadib munaafiqa

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 8 หลายเดือนก่อน

    Waa ka muu qata ninkaan MUJRIM IN UU YAHAY.

  • @suldaancaydaruus9352
    @suldaancaydaruus9352 8 หลายเดือนก่อน

    Eedaysane dilaaya baad tahay maxamed kaabax halkaad ka gali

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 8 หลายเดือนก่อน

    Wadanka uujoogo waa in lagu dilo kan

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt 8 หลายเดือนก่อน

    kan isagama dhibane sheganaya inu yahay doqonba tahay cadaalada iskuso dhiib wixii hore wey dhamaden dhiig hadu qarsomayo dhiigi habiil aya qarsomi laha

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 8 หลายเดือนก่อน

    Hala dilo mujrimkan

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 8 หลายเดือนก่อน +1

    Khaaine dilaa ah oo tuuga imaaraad waa lagaa sooqaban mooryaanadii farmaajo iyo fahad ku shaqeysan jireen tiirka halataago

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkan dambi waxbu ka'ogyahay

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 8 หลายเดือนก่อน

    Cir daye xabsi u diyaar garoow in lagu toogta ayeey aheed waliba wiilashaa yarvyar iyo marxuumka adaa dab kuriday aal kuliisto umbiyaako

  • @Cfitaaxxasangacal
    @Cfitaaxxasangacal 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wada shaqeeyn ayaa kadhaxeesay umana taxsiyeen xitaa mcl hadoo hadlooyo maxaa dareemee adiga dhageesanayo ama wareesanayo

  • @RunshegCabdi
    @RunshegCabdi 8 หลายเดือนก่อน

    Indho adayg waxaaso WIIL AH BUU il QOORTA U GALIYAY si nin waxkala dhaxeeyen loo khaarajiyo

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 8 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa kani waa Dambile ilaahaybaana Ciqaabi doono waana Xisaab ilaahay ,

  • @sayidaliuleh3747
    @sayidaliuleh3747 8 หลายเดือนก่อน

    Who knows Body language ?

  • @RadwaanAhmedAli-fh8cr
    @RadwaanAhmedAli-fh8cr 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 8 หลายเดือนก่อน

    Marki Ladilaye ninka Lacag ayu haya e dila so asagi dahaye ok cadan intas aya dadka Somali yâd ugu filan marba hada mal shaqo ku wada shaqan jirtan tuug banala

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame3377 8 หลายเดือนก่อน

    Ragaan dilka geeystay 3 kamida aya kugu markhaati furayo marka ma been bay ka shegayan indho adeeygii Oo qof ah😂😂😂😂

  • @fatimaciise7020
    @fatimaciise7020 7 หลายเดือนก่อน

    Ma siibo kugu dhacday oo si xun u dhimo. Aakhiro xageed ka tegi

  • @MohamedAbdrizak-i9b
    @MohamedAbdrizak-i9b 8 หลายเดือนก่อน

    Inuu been sheegaayo waa ka muuqataa ninkaan hhhhh sheeko

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 8 หลายเดือนก่อน

    Beenaale waa in dil lagu xukumaa 15 sano ayaaba qalad ah.

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 8 หลายเดือนก่อน

    Beenaale kadaab dadkale oo badana wuu dilay aad iyo aad buu u il adag yahay hala dilo