Ax! GABADHAN QALBI JAB AYAY LAHADLI WAYSAY TIJABI Pt123

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 529

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +198

    Wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 ปีที่แล้ว +148

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw
    Like saar❤❤❤

  • @misswajimaihi7853
    @misswajimaihi7853 ปีที่แล้ว +46

    Hal mar aan ku wada salino nabiga Mohamed scw 😘❤️🥺

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @NadroNasiib-sb5dz
      @NadroNasiib-sb5dz 10 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +63

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +93

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki ปีที่แล้ว +121

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.😰🤲🤚
    #follow isoo dheh wll Resbect💔👏.

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 ปีที่แล้ว +57

    Hadad ujeedo magaca Nabigeenaa subaan mohamed scw ❤️👈
    Like sara

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +124

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🥺🕋❤🙏

  • @ishoafro763
    @ishoafro763 ปีที่แล้ว +74

    😂 nin fican inuu kuinkiray macsokor maxa kudaba dhigay nin xaasleh inta is leheed gabar masakin eh qalbiga kajabi ayada qalbiga kajabay 👍 naagkasto minyaro saan aku fican

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 ปีที่แล้ว +18

    Sister wlhi ninka hadii aad tusto in aad jecelhy wuu is ka walayàa 🙈🤣 marka la ma darensiiyo midaaz🙈👆

  • @maryamoabdullahi9094
    @maryamoabdullahi9094 ปีที่แล้ว +9

    kusaliya xabibkena maxamed صلي الله عليه وسلم🤍

  • @cabdiabsieh4317
    @cabdiabsieh4317 ปีที่แล้ว +44

    Walal iso doucey inu Allah cafimad isiyo wan iska xanunsanaya.

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 ปีที่แล้ว +3

      ALLAH HAKU CAAFIYO BOOWE ADI IYO DHAMAAN INTA XANUUSAN

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 ปีที่แล้ว +2

      Allaha caafimaad dag dag ah kusiiyo walal ❤🤲🤲

    • @cabdiabsieh4317
      @cabdiabsieh4317 ปีที่แล้ว

      @@hafsacooking3818 mahasaniid abyo

    • @cabdiabsieh4317
      @cabdiabsieh4317 ปีที่แล้ว

      @@adoontiialle8270 🥰🥰

    • @MJ-gg4je
      @MJ-gg4je ปีที่แล้ว +2

      Allah caafimaad taama hakusiiyo walaal, oo soo dagdaga sabirna Allah hakugu irsaaqo. Allaahuma aamiin

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +11

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Ku Sali Nabi Mohamed Scw
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @edabsansedahooyaded3530
    @edabsansedahooyaded3530 ปีที่แล้ว +55

    Waxaan xirir unacay qalbi jab ayaan rabin 😍qof bila adama laisma raceyo 🥰kaliya naftata ku kalsonow 🥰

    • @abdirabiileosman1012
      @abdirabiileosman1012 ปีที่แล้ว

      Abyo aniga kurabo isoqabo

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว +1

      Allha kuuusahlo abaayo

    • @bisharabdi4119
      @bisharabdi4119 ปีที่แล้ว

      Kawaran anigaba kurabee quruxey

    • @ridwanmohamed8951
      @ridwanmohamed8951 ปีที่แล้ว

      Jacl baa warkaas baan unacay

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 ปีที่แล้ว

      Ayada qaldan ma nin nag qabey isracin aqli xumadeda mey radsato miid kaligiis intey gabar gurigeda dumineyso

  • @suldanosalat
    @suldanosalat ปีที่แล้ว +3

    Keep going bloody waiting next part inshallah

  • @nasteexomaxamed8278
    @nasteexomaxamed8278 ปีที่แล้ว +24

    Awalba adaa qaldanaa nin ad ogthy inuu kibir bdn yhy mxaad ku fashay nio naaguhu wxy jcl yhiin ninka silciya oo bi iyaH yaab badnaa na danayso awalba minyaro lagaa dhigi lahaaye ilhy kuu sakhirey abyo ilhy badal khayr qaba kuu rajayna kan mid maahe 😅

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +6

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +28

    Legendary always legendary keeps goings ridhwan isaq 400k coming soon insha allah 💯💪🌹

  • @khadraqaranchannel1107
    @khadraqaranchannel1107 ปีที่แล้ว +5

    Waaa istaahishaa bahdilkaas Thanks ninkaasow afku kuma xanuuuno
    Doofaaryahay miciyaha dheeri Raadso qof kugu Qanacsan Hanti naag leedahay ha Baacsane UF

    • @muno3218
      @muno3218 ปีที่แล้ว +1

      😂🤣😂🤣

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh waxaagu hinaase maahe magac kale u raadi bisinka

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 ปีที่แล้ว +7

    TH-cam aan ugu jaclahay youbobarada

  • @muze2335
    @muze2335 ปีที่แล้ว +27

    مشاءالله الله يحفظكم في الدنيا والآخرة

  • @mustafawarsame505
    @mustafawarsame505 ปีที่แล้ว +17

    Dadka somaliyeed qarniga 21aad miyay saan ufakarayaan . War jacaylkaan aad kahadlaysaan xagee jooogaa . 30 sano oo burbur ah saanay dhashay. qaab dhismeedkii bulsho waa u dhamaatay ilaahay hanoo gargaaro aniga iyo dhamaan umada soomaaliyeed

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music ปีที่แล้ว +13

    Qalbigu makaro dheel dheele kadaaya dhibta iyo dhaaawaca💔

    • @aliyusuf7623
      @aliyusuf7623 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 ปีที่แล้ว +30

    Caasimadi qalbigaa tahee tulooyinka ha ucaroon oo cad waaye🤣🤣🤣minyarooy wey kugo macdahay

  • @narsroshaafaci4979
    @narsroshaafaci4979 ปีที่แล้ว +45

    🤣🤣casimadi qalbiga tahe tuloyiinka ha ucaroon oo caadi ah 😆 🤣 naa nin kaliga kuraba heliye caadi iska dhig

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +12

    Kusalia nabiga Scw Scw 🌹

  • @falisahmed7982
    @falisahmed7982 ปีที่แล้ว +1

    Good man waanku taageray ninka xaaskisa haku waalin

  • @shukrigure581
    @shukrigure581 ปีที่แล้ว +35

    Sorry nin laquruxsadey ayaad jiclaatey marki horaba 😂

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂 niin nag jajafatey bey kuriyoni kkkkkk

    • @ubahgeele6199
      @ubahgeele6199 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🏃🏃🏃

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah wa nin weyn nin qaaayo lagama waayo wlh adunka wa imtixan rid waaan wll halke kala so xarira aniga neh qof meshana iborobeyn lahedee

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว +12

    Gabadhan way khaldantahay %100.

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว +5

    Hadii aanu Ku jeclayn maxaa Ku daba dhigay maad mid Ku danaynaaya raacdid
    Ilahay ha kuu sahalo mid khayr kuugu jiro

  • @boqorodaabomcn6880
    @boqorodaabomcn6880 ปีที่แล้ว +3

    First person 🥀

  • @abdihakimabdullahiissack410
    @abdihakimabdullahiissack410 ปีที่แล้ว +4

    Maad ku faantid kulaha, faan io cannimo waa tan dadka waashe SubxanAllah

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 ปีที่แล้ว +6

    quruxey ďulqaad badanidaa nin naaag qabo sideeh u shukaansata🙈👆ainf

  • @amiiracadey519
    @amiiracadey519 ปีที่แล้ว +13

    Sorry xbibti awalba nin dharagsan xanjo u ahed hadana lagu tuf

  • @razmi4568
    @razmi4568 ปีที่แล้ว +41

    Waa lagugu sugay nin naag qabo ayaa rabtaa in lagu sheego macsokor🤣🤣🤣🤣

  • @suleimankeybindaud438
    @suleimankeybindaud438 ปีที่แล้ว +1

    Warrrrrrrrrryaaaaaaaaaaa ridwaan anigaa qaf ayaanrabaa in litijapiyoo ehh inten kahilaa walal💕💕💕💕💕🌎💕💕💕😔🌎🌎🌎🌎🌎

  • @mohamedzaakow
    @mohamedzaakow ปีที่แล้ว +3

    Legendy

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhey walasha gurigeeda haka dumin
    Iso booqo wll

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 ปีที่แล้ว +8

    Bagah wlhi waku Raacsanahy wxa lagu sameyey nin gabadh qabay daba rooreysaa yadu damiir adka

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +1

    Indha adeeg. Ragoow 4 4 ku dadaala gabdhahana wanaajiya❤

  • @mohamedissack9759
    @mohamedissack9759 ปีที่แล้ว +30

    Wlhi waa wax laga xumada in gabdhahena somaliyed malin walba laqalbi jabiyo 😭😭 mana uqalman Sidan
    Balse qof walbo oo qayaha iyo dhagar ladamacsan Qof kle ogow asagana wey udambesaaa

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 ปีที่แล้ว

      @Jukulatina hassan
      Mxay uwacane kuna falee kute
      Dareenka iyo xanunka jacaylka ayadan waxba ka aqoon markas qofka dadka ugu caqliga bdan dhulka ayuu dhigaa ismana oga wxa uu sameynayo qofkasle ucad marka waxba hala yaabin

    • @cabdifitaaxwadani8875
      @cabdifitaaxwadani8875 ปีที่แล้ว

      Wxas caadi waaye qof walba laqalbi jèbiya macno maleh

    • @xubimacalin3096
      @xubimacalin3096 ปีที่แล้ว

      Sasa no bahdilaysan anogo mcl xaas idinku rabno Nona so ban dhiganaysin so sorry

    • @hibaaqegal252
      @hibaaqegal252 ปีที่แล้ว

      @Jukulatina hassan fully agree waaba oday xun hkugu kibiro maskiin gabadha

  • @sarjonayow4439
    @sarjonayow4439 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku wataa Sxp ridwan sharma boy inta kaa salamayaa aapo I am Sarjon Ayow 97

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 ปีที่แล้ว +15

    Maceeda iyo iyada we isku qalmaan 😂😂

  • @MaryanMaxamud-xb4eh
    @MaryanMaxamud-xb4eh ปีที่แล้ว

    Mahadsanid libaxyga

  • @mohaaabdala8330
    @mohaaabdala8330 ปีที่แล้ว +6

    Qof dhinta laka samra easy wlhi Mel fudud ka so qabaty guuleso abyoh ku leyahy

    • @nrroyalfamily4364
      @nrroyalfamily4364 ปีที่แล้ว

      Qalbiga ku xadree ban leyahay maxaa xasle dabadhigay ,inteylahed hog rux uqod bey ayadii ku hamatay

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 ปีที่แล้ว +2

    Naa bagah lagu shegi wayay rer dhisan bay dumine hush

  • @farduushassanyusuf8129
    @farduushassanyusuf8129 ปีที่แล้ว +3

    Anaa u horeyay

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +6

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 ปีที่แล้ว +22

    Xaliye siduu usoo baxay
    Gabdho badan shopping ki 🛍 walaga goostay😜
    Qalbiga waalaga jabiyey ❌
    laakin bakeeriga 🍵 lagama jabin🤣

  • @yuuzamaahmett4653
    @yuuzamaahmett4653 ปีที่แล้ว +7

    Marba hdu ku sheege inuu xaas leyahy inaa tijabiso waaba qalad ileen ilmahisa iyo ,xaskisa xarir booc booc uma burburinayo😂😂

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin5557 ปีที่แล้ว +12

    Walaley nin hada sidan kurafadinayo sidan ukibir badan oo hadaba aad ujedo kibirkisa oo hadana kurabin koley haduu kurabo haduu kuqimenlahaye naftada hakuaminin ayaan kuleyahay kahar naftada bohol hakuridin abayo 😭😭😭😭😭😭😇😇

    • @ubahgeele6199
      @ubahgeele6199 ปีที่แล้ว +1

      Talo wallnimo ❣️ iyo Tu dumarnimo Sahlan abaayo Cali belo qabe haysku daaalin 🥺

    • @PrincessAisha2006
      @PrincessAisha2006 ปีที่แล้ว +1

      💯 why do women run after men who treat them like shit? You can see how heartbroken she is miskiin

  • @shariqashidan145
    @shariqashidan145 ปีที่แล้ว +6

    Walee Nin baanan Ku Kalsoonaan ilaa kaa iqabana dhahaw kalsooni walee igama helo markaan isla joognana Waanu wada farxi albaabkeyga Haduu kabaxana walee kuma mash quulo aar ninaa

    • @Burcoboy
      @Burcoboy ปีที่แล้ว

      Isku mid NaHaY wacdaLE

  • @Ma_Ah_Mo
    @Ma_Ah_Mo ปีที่แล้ว +37

    Asc ridhwan wll ana haya qiso iso martay inbadana socotay 7 years ila habenka cawa marka wll waxan raba inad codsigayga iga aqbasho
    Ani iyo wiil aya mudada an shegay wada soconay markasda wuxu iga dhadhiciya inu ijecel yahay Marka waxan raba ridhwan inan kala ogado jacaylkisa inu run yahay iyo inkale plz🙏🙏🙏🙏🙏

    • @mohaaadam9335
      @mohaaadam9335 ปีที่แล้ว +2

      7 years macquul maaha

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 ปีที่แล้ว +1

      7 years hadii aad kudhumisay 30 sannona iska sug jacayl layne, ballo kugu dhici waysay ( doqon) yahay. Wixii duudka kuugu jirayba kugu qalajiye

    • @Ma_Ah_Mo
      @Ma_Ah_Mo ปีที่แล้ว

      @@yurubereg8928 Duqda maxa ku shidaya

    • @nim7534
      @nim7534 ปีที่แล้ว +3

      Yuusan ku waalin abaayo haduusan ku guursaneyn mid kale a buuxo adna ha is raacraacin

    • @asmadahabo6472
      @asmadahabo6472 ปีที่แล้ว +4

      Abaayo wakhtigaga aya muhiim ku ah aniga 8 sano aya jcyl been ah laygu waday hada aya xaqiiqada dhabta fahmay marka abaayo ninka waxba ha tijaabin hadu ku rabo wu ku guursan laha wax walba oo jira lkn ninka jcyl been ayu ku jilaya siday ila tahay

  • @mohammedally1276
    @mohammedally1276 ปีที่แล้ว +5

    Am so sorry wllhi

  • @xawomohamed1621
    @xawomohamed1621 ปีที่แล้ว +11

    waa kugu macaan tahay yur yur

  • @haliimaqurux8386
    @haliimaqurux8386 ปีที่แล้ว +1

    Waa doqomada nin naag qabo leedahay waan rabaa uuf waa bila aqlaq

  • @sabiriinasabnaa634
    @sabiriinasabnaa634 ปีที่แล้ว +2

    Qalbiga allaha ku qaboojiyo mcnei

  • @faizaQueen60
    @faizaQueen60 ปีที่แล้ว +6

    Na wll ma kibirsane e adigu kurabin 😢

  • @muscabcadaani6172
    @muscabcadaani6172 ปีที่แล้ว +7

    Is adkey gabarey 😅

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh ningaa wuu garaayay abaa minyaro hadaa rabto inaa noqoto jecel in laguu haayo ha iska dhaaadhicin ee nin dhargan xanjo inaa unoqoto isgu diyaari naagtaan reer burburus usocotaa lkn adaa khasaarztay 😢😅

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 ปีที่แล้ว

      Sanadkan 4 raad hada hesho xitaa alxm dheh wayo dumarkii 10 jeer raga ka badan yihiin

  • @sumayahabdirahman2604
    @sumayahabdirahman2604 ปีที่แล้ว +2

    Alaa taan indaaa adka bisinka😂😂😂😂😂baranbaar miyaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @tayyibmohamed5511
    @tayyibmohamed5511 ปีที่แล้ว

    Thank you bro

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 ปีที่แล้ว +3

    She is serious but he is aggressive😳Don't sacrifice yourself like this man🧍‍♀️

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว

    zorry zizter Haw jojin Hore igusa soco

  • @umuanaschannel8648
    @umuanaschannel8648 ปีที่แล้ว +2

    minyaroyinow carurta badisaan baa laydiinka rabaa jcyl majiro 🤣😅😄😆

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 ปีที่แล้ว +4

    Ragu dagar badanaaaa 🥺😔

  • @nrroyalfamily4364
    @nrroyalfamily4364 ปีที่แล้ว

    Mac sonkor wlhi waalagugu sugay so waxaa rabtay inaa gabar adigokala aad niyada kajabiso macsonkor ☄️💪

  • @leylaabdirashid4392
    @leylaabdirashid4392 ปีที่แล้ว +2

    Wayab cariri jacela 😂😂

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 ปีที่แล้ว +11

    Barnamijkaan waa "Scripted" waa wax la soo qoray oo la isla ogyahay...
    Inta igu raacsan farta taaga✌️

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว

      Saas ayaan aniga xataa u fahmay

    • @MohamedSaid-kk9zg
      @MohamedSaid-kk9zg ปีที่แล้ว

      Awow shaxda wad fahanty ani mar hore ayn fhmy in wax la isla ogyhy ethy

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 ปีที่แล้ว +1

      Waa fikradaadA gaaban awoow kulama qabno waakugu keligaa kkkkk

    • @nasrabintumohamed5513
      @nasrabintumohamed5513 ปีที่แล้ว +1

      Anba sidaas oo kale u qaatay inay isla ogyiin

  • @Kaambe
    @Kaambe ปีที่แล้ว +2

    😇😇

  • @user-yq6rx5qm9q
    @user-yq6rx5qm9q 9 หลายเดือนก่อน

    Wah wah oo nin naag qaba see cml hablahii way qayma beeleen😂😂😂😂😂

  • @aishoali9044
    @aishoali9044 ปีที่แล้ว +3

    Minyaro bahdilan🏃‍♂️😂😂

  • @xafsoaxmed8419
    @xafsoaxmed8419 ปีที่แล้ว +1

    Sahlan 😘wlshay iga yar ayaa ladhahaa

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 ปีที่แล้ว +8

    Maxa ka faiday sorry nin xasleh inu sas ku bahdilo

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 ปีที่แล้ว +2

    Indho adayg naagahan wlley kuma rabee. Iska bax 😅😅😅 waanku rabaa kulahaa

    • @ubahgeele6199
      @ubahgeele6199 ปีที่แล้ว +1

      Belo Ku rabty naagtan doqonsanaaq

  • @qabarxaaji3405
    @qabarxaaji3405 ปีที่แล้ว

    Ilaahow xafid gabdhaheena wawareey dacat ma jirto hhhhhhh

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 ปีที่แล้ว +6

    Ragow dumarka qalbigoda ha la ilaaliyo😔

    • @cabdifitaaxwadani8875
      @cabdifitaaxwadani8875 ปีที่แล้ว +1

      Iyaba ma ilaaliyan teeda kale qof lajeclyhy qalbi ilalin maaayo kibir kasi qadaba

  • @ziao.1359
    @ziao.1359 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh wanaagsan la dhahy Waan arkay.

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 ปีที่แล้ว +6

    Sahlaan quickly started typing to the man 🤣🤣 have no ears to Ridwan she is lucky , let her chase bachelor instead of pressuring the married ones

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 ปีที่แล้ว +1

    Wll ridwaan

  • @sahalcabdisahal676
    @sahalcabdisahal676 ปีที่แล้ว +3

    RIDWANOO SXP VIDEO SHUCAAC KU FURAN 🥺🥺

  • @hafiztheactor1
    @hafiztheactor1 ปีที่แล้ว +2

    way ugu talagashy in ay asi iyo xaaskiis kala geyso

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku sugay nagahan malin kasto nin ayaa bahdilayo ninkasto marki jacel inta logutalagalay kabadan lasiyo waa sidan oo kale

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 ปีที่แล้ว +4

    O taani awaal ma waxy sugysay in u sheegto niin xaas leh si wlb ku dhaho wn ku jeclhy one number xaaskisa u ah ayda kama jecel is adkee huno adaa raadsadey awaalbe

  • @hamdichannel100
    @hamdichannel100 ปีที่แล้ว +1

    Nin xaas kale leh maxaa kuugeyay markii hore

  • @libanhassan3252
    @libanhassan3252 ปีที่แล้ว

    Asc ridwan wa saxibka liban ee sxb sare isoqabo si goni ah kugubahanahy ee

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 ปีที่แล้ว +8

    Waba tuuugo indho adag tani 🤣🤣
    Yaaahuu indho mukulaaalay🐈‍⬛🐈‍⬛

    • @saadiadagan4794
      @saadiadagan4794 ปีที่แล้ว +2

      😂😂sifican logalay

    • @nimcoismaacil7033
      @nimcoismaacil7033 ปีที่แล้ว +3

      @@saadiadagan4794
      Haaaahay wlhi
      Lkn ayada oo lagu daadiyey ayba sii indho cadahay🤣
      Alla igu og wan yaabanahay wali🙉

    • @saadiadagan4794
      @saadiadagan4794 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcoismaacil7033 😂😂 ulbey ubahned rer isku faraxsan ayey rabtay iney kaqasto wa lagu fahmay dheh

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 ปีที่แล้ว +1

    Fesisti😂❤

  • @iftinsharif7224
    @iftinsharif7224 ปีที่แล้ว +2

    Indha adeeg ninka iyo ilmihiisa kala dirtey rabtaa meesha kacarar

  • @aliibrahim4772
    @aliibrahim4772 ปีที่แล้ว +2

    Bahdil tee ugoweyn waaye

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @hamdiabdullahi3694
    @hamdiabdullahi3694 ปีที่แล้ว +2

    weyba isla fiicantahay kwrn inuu jecelyahay wey iicadahay kuteh oo xasaaskiisa ayuu nicilahaa miyaaa gadaal kagaar ayaatahay qofyaheey ninkanaane xanjo ayuu kaadhigtay

  • @samatarfarah217
    @samatarfarah217 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @mohammedally1276
    @mohammedally1276 ปีที่แล้ว +3

    Ridwan sxip long time

  • @aminad764
    @aminad764 ปีที่แล้ว

    Tan rer dumis waaye waa lakusugay😂

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว +4

    Sorry abaayo bareeg ha,uqaban midkawanagsan ayaad heli inshallah aaad ayaan uguxumahay

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 ปีที่แล้ว +2

    Wllhy manta kalsoni majidho💯💯💯💯💯

  • @caishaabshir4683
    @caishaabshir4683 ปีที่แล้ว

    ۦ:سبحان الله
    الحمدالله
    لااله الاالله
    الله اكبر
    لاحول ولاقوه الابلله🫂