Waxad moodaa inan KDB si fcn u daawan Jiilku de bruyne seasonkas 15 assist iyo goals ka badan lampard iyo Gérard ta labad ability miyaaga iskuba dhaw 3 times playmaker best noqday messi qudha ka horeyay tasoo dhaawacyo seoson uu kaga maqnaa bal wax badan De bruyne ha daawan seosankii 17/18 ama 21/22 ee uu 22 assist keenay soo daawo xitaa imika isago shafasho badan lahayn waa ninka ugu big chance create waxa weye high level consistency iyo nin 1EPL macala qadin macalaa xulka awood bay lahayen hadana high wey ciyaari kari wayeen England. Waa muujin wax qabadka KDB lkn fikirka waa xor qofkasta
Kevin De Bruyne ayaa ku soo bilaawayaa, maadama uu ka wanaagsan yahay labadaasba, wxaa keydka dhigi lahaa Lampard halka aan iska iibin lahaa Gerrard. Ferdinand ayaa ku soo bilaawi lahaa, Terry keydka ayaa dhigi lahaaa waloow ay adag tahay in VVD LAGA TAGAA hadana consistent maaheen form-kiisa 8 sano ayuu EPL joogaa wuxuu u muuqdaa mid iska dhax dhaxaad ah 3 sano cml ayuu fiicnaa.
War sxb vvd waxa hely ACl Hal sano ku maqna iyo sanadkle uu form hysanin wakugu racay midas lkn mida kale KDB wa first Gerard so labeyo lamapard sell wye doodas waogahy lamapard states laguma garo intas Le kukaka duwnahy good idea 💡😊
Waad ku mahadsan tihiin madadaalada inoo heysaan. Balse warka kala hela mid mid meesha team safka danbe cml baad uwada hadLeysaan mid mid ukala Hela warka waad isku dhex yaacsan tihiin dhageysi ma jiro Mar kale mahadsanidiin dhamaantiin ❤😂🫂💯
Ibrahim carabow adi iyo khabir islow wa saxan tihin tagerenimo marka laga so tago KDB is the best midfielder in pl history. Wuxu dheli karaa amf cam ss labada garbodna wu carirsan karaa. Waxqabadkisana lama so kobi karo hada dawatay labo baas uu siyay sterling vs bournemouth iyo arsenal oo away ehed iyo kubad vvd hortisa la marsiye mahrez logu turay. Gerrard pass shot eh ku baasaa
Daadka qabo fikirka aah KDB ayaa best aah oo ka kfcnyahy gerrad iyo lampard oo kuwa anan sodawanin prime ka Gerrard iyo lampard waar KDB number 10 saax aah xita madhelei jirin RMF dhelaye si crossing usameyay
Carab iyo islow Lawadiinaba dad waxa u egtihiin playerka runta kasheegeynin marka si fcn idin fiiriyey qofka fikirkiisa xur ayuu uyahy lkn in playerka runta laga sheega waa muhiim waye✌
War waa run Gerard iyo KDB ha iskusoo qabanina niman yahoow qabiirana waad isku sheegaysiine My opinion is 1: frank lampard bench Steven Gerard sell KDB
Carabow adi io sloow idinku raacsanhy Kevin tayo io stats ba wuu heesta, siiba tayo woo ka bdan yahy Lampard io Gerrard. Lkn dooqa Lampard kusoo bilaaba, Kevin na keyd Aarka Gerrard wax laga doodi karin u ah quality io stats ba waa laga horeeyaa. kk
Lampard iyo captain G, lampard ayaa ila fiican anigo United taageero. Gerrard no 8 illa 6 waa dabooli jiray halka Lampard intaas goal dhalin u dheereyd halka KDB raacasho iyo soo laabasho ka sugeynin mana la level ah raggaas.
1 kevin wuxuu iska soo saarey wolfsbrug oo ah koox yer waliba wuxuu ku guuleystey player of the season bundusliga star Kevin nin laga helaa 10+goals +20+ Assist , 2 bench Gerrard 3 sell lampard
Carabow aarka haduu wax fahmaayo warka waa uso kobtay asagoo Geraad melwalpa dheli kara kevin ka kuluma bdn hadana waxa ka caawin bdn nin hal boos ka dheelo inta les dhafayna waa intas
2Laboda chanal ee ibrahim carab iyo islow taageero waali ah ayan idiin hayaa hore usocda waana la idiin baahnaa xaqiiqdi intaan kubad soo dhageesanayay miiska waxa aad soo saartiin wareesi iyo falanqeen kusaleesan knowledge kubadeed ee heer sare ah wlhi mar kle hore usocda kaliya meesha waxaa kamaqan shabalaala No 1 shabalaala No 2 aarka No 3 islow No 4 ibrahim carab No 5 shamakh Waa doorashdeeda sida knowledge kiina kubada cagta yahay
Arab I Agree KDP waa best Ever Oo Epl soo mara khad dhexe lkn Captian G waa second best markii KDP loo fiiriyo doodna ma gali karto waxaas lampart kuma jiro dooda waa Belelinghram cml xoog sato waye Prime KDP waaba wadna kur kur markuu kasoo horjeedo siduu wadnaha ugu jiidanaayo 😢 Arsenal fan baan ahy lkn KDP waa argagax
Super frank lambad haddi la dhaho khad dhaxe Gerrard iyo debrunya labada ma gaaraan qof seeson walba miiska kuu soo saaraa 20 goal 10 assist above haddana consistent level mar walba taagan jiilka nin wax badan yaqaana jiilka ku raacsanahay doodaan debreyn in lagu soo daro ma aheen schooles in lagu soo daro aheed 1. Super frank lampard 2. Gerrard 3. Debrunya
Inad iskuso qabataan maba ahan gerrard is by far the best midfielder of all time lkn team eber ayu wate wlh midkale ragaan baloni maba aqanan wlh war kdb wxu dela right midfield xita number 10 madelo😂😂
Idinku kubad waxba ka garanmaysaan waar ninka pep gardiola uu uqiray waa pool schooles reer arsenal waa xaasidiin iyo loiserpol 13 league ayaa ugu fiican
Premier leauge Record. 1. Frank lambard premier league : games= 609. Goals=177. Assists=102 2. Steven Gerrard premier league: games= 504 .Goals =120. Assists =92 3. Kevin De Bruyne premier league : games =273. Goals =70 Assists =115 Labadoodaba Kevin De bruyne magaaraaan ninka ugu yarn 300 kulan ayuu dheryahy laxwla
Premier leauge Record. Ceeb fashiliye la idhahaa😂😂 kv☄️ 1. Frank lambard premier league : games= 609. Goals=177. Assists=102 All trophies win = 11 Footballer of the year =1x 2. Steven Gerrard premier league: games= 504 .Goals =120. Assists =92 All trophies win = 11 Footballer of the year =1x 3. Kevin De Bruyne premier league : games =273. Goals =70 Assists =115 All trophies win = 23 Footballer of the year =3x
Waxad moodaa inan KDB si fcn u daawan Jiilku de bruyne seasonkas 15 assist iyo goals ka badan lampard iyo Gérard ta labad ability miyaaga iskuba dhaw 3 times playmaker best noqday messi qudha ka horeyay tasoo dhaawacyo seoson uu kaga maqnaa bal wax badan De bruyne ha daawan seosankii 17/18 ama 21/22 ee uu 22 assist keenay soo daawo xitaa imika isago shafasho badan lahayn waa ninka ugu big chance create waxa weye high level consistency iyo nin 1EPL macala qadin macalaa xulka awood bay lahayen hadana high wey ciyaari kari wayeen England. Waa muujin wax qabadka KDB lkn fikirka waa xor qofkasta
Ha sxb Ani lFC tagera lkn KDB sxb best midfielder fotballka so mara dhihi karta xita Epl iskaday
Lampard qaad dhexe lamid aah EpL maso marin
@abdirizackshire3570 fikiradada waku tixgalina lkn Lampard hdu ballon Dior qaadi laha xita KDB kama ficnateyn sxb Waka yela gerarda ,schooles Wu kaficnana Kara lkn KDB Mya sxb
De Bruyne greatest midfielder of all time in epl by far. Gerrad weak foot KDB17 ma gaaro. Aarka salahi waalan waye.
Ibrahim Falanqaynta El Classico Kaa sugayna😍
Kevin De Bruyne ayaa ku soo bilaawayaa, maadama uu ka wanaagsan yahay labadaasba, wxaa keydka dhigi lahaa Lampard halka aan iska iibin lahaa Gerrard.
Ferdinand ayaa ku soo bilaawi lahaa, Terry keydka ayaa dhigi lahaaa waloow ay adag tahay in VVD LAGA TAGAA hadana consistent maaheen form-kiisa 8 sano ayuu EPL joogaa wuxuu u muuqdaa mid iska dhax dhaxaad ah 3 sano cml ayuu fiicnaa.
KDB Waa ka simanahay balse Terry ayaan ku bilaabay dhinaca kale
War sxb vvd waxa hely ACl Hal sano ku maqna iyo sanadkle uu form hysanin wakugu racay midas lkn mida kale KDB wa first Gerard so labeyo lamapard sell wye doodas waogahy lamapard states laguma garo intas Le kukaka duwnahy good idea 💡😊
KDB
GERRAD
LAMPARD
Kevin de bruyne on🔝
Waad ku mahadsan tihiin madadaalada inoo heysaan. Balse warka kala hela mid mid meesha team safka danbe cml baad uwada hadLeysaan mid mid ukala Hela warka waad isku dhex yaacsan tihiin dhageysi ma jiro
Mar kale mahadsanidiin dhamaantiin ❤😂🫂💯
1 lampard 2 gerrard 3 kdb
1 terry 2 Ferdinand 3 vndjk
Depurnya mashar yara lkn gerrad ufiican ragaa
1 Gerrard 2.Lampard 3 K D B
Kiveton waan diray lampard keed ayaa galiyay Gerrard 1
Gerrard alway number one
Part 1 defender :
1.Rio start
2.John bench
3.VVD sell
Part two medifielder
1.lampard star
2.gerrard bench
3.de buryn sell
Yes Carab Waa Nafahantay Barnamijdan Iyo Kuwo Kale Waa Idinka Sugena Dhamantiin 🫡🫡
Ibrahim carabow adi iyo khabir islow wa saxan tihin tagerenimo marka laga so tago KDB is the best midfielder in pl history.
Wuxu dheli karaa amf cam ss labada garbodna wu carirsan karaa. Waxqabadkisana lama so kobi karo hada dawatay labo baas uu siyay sterling vs bournemouth iyo arsenal oo away ehed iyo kubad vvd hortisa la marsiye mahrez logu turay. Gerrard pass shot eh ku baasaa
KDB all time premier league player ❤
1Debruyne 2 Gerrard
Defenders
1 Vandijk Start
2 Terry Bench
3 Ferdinand Sell
Meifelders
1 Gerrard Start
2 Kdb bench
3 Lampard Sell
Haddi statikis lafiiriyo anigo Liverpool fan ah ayaa dooranayaa
1: lampard
2. Gérrard
2:De bruyne
Gerrard labadooda wxuu ugu fiican yahy ayaa ah Gérard in wadano caadi eheen ku dheelo inuu leaderman yhy inuu teamka niyad jabshan inuu soo rogaal celiyo
F:g Waa figradeeda😊
SG8 wuxuu ahaa Legend kubad yaqaan ah
Lkn Magic KDB markii lafiiriyo numberskiisa iyo qualitygiisa ma aaminsani inuu jiro Player Middfielder ah kahormari karo ✅
Aarka Aamuz plz qofku mrku hadlayo dhageyso😂😅daf dhehee xariiif
Daadka qabo fikirka aah KDB ayaa best aah oo ka kfcnyahy gerrad iyo lampard oo kuwa anan sodawanin prime ka Gerrard iyo lampard waar KDB number 10 saax aah xita madhelei jirin RMF dhelaye si crossing usameyay
Aawaye baul schools Aawaye ❤❤❤❤❤
KDB is best pelyer
Carab iyo islow
Lawadiinaba dad waxa u egtihiin playerka runta kasheegeynin marka si fcn idin fiiriyey qofka fikirkiisa xur ayuu uyahy lkn in playerka runta laga sheega waa muhiim waye✌
Start: Gerrad
Bench: lampard
Sell: KDB
All time Kevin de bruyne ✌️
Asxaab waan idin slmay aqyaar sharaf iyo karaamo leh
1.Kevin
2. Gerard
3. Lanpard waa lug dheerta 😂
Hala firsady ilhey ha iga cafiyo gerrad iyo lampard waxee ka fiicnyihn de brune alhuma jinaaa
1. Gerrard
2. Kevin
3. Lampard
Gambaleelku waafuran yahay bro legend from Liverpool FC Barcelona
Waar de bruyne ayaa ka wanaagsan labada kale anagaa dhamaantood wada daawanaye
War waa run Gerard iyo KDB ha iskusoo qabanina niman yahoow qabiirana waad isku sheegaysiine
My opinion is 1: frank lampard bench Steven Gerard sell KDB
The one nd only super frank lampard 💙💙💙💙💙💙💙 isha baxrka kabixi ibrahim carab😅😅
Ciyaaryahanka kaliya EE premier league Ka dheelay
Number 10
Number 8
Number 6
Al ways Steven Gerrard
Carabow adi io sloow idinku raacsanhy Kevin tayo io stats ba wuu heesta, siiba tayo woo ka bdan yahy Lampard io Gerrard.
Lkn dooqa Lampard kusoo bilaaba, Kevin na keyd
Aarka Gerrard wax laga doodi karin u ah quality io stats ba waa laga horeeyaa. kk
de bruyne waa magical wax kale isheeg
7 Premier League kdp is the best player💙💙
Waa yaab in gerad iyo lampard ee kahoreeyan kdb waa aduun gadoon wlh 2aas kor jiro banooni shaqadooda maha xilfaaltam ayee ku jiraan oo koox ayee kasoo horjeedqn chelsea kan taageerane maadam uu kasoo tagay ayaga sidaas buu unacaya waa sheeko ilmo
Lampard iyo captain G, lampard ayaa ila fiican anigo United taageero.
Gerrard no 8 illa 6 waa dabooli jiray halka Lampard intaas goal dhalin u dheereyd halka KDB raacasho iyo soo laabasho ka sugeynin mana la level ah raggaas.
Carabow lafihi hore nahy video ga wan daawane mise marku fb yiilay mise waxd na leedahy TH-cam na ku daawada🐐🫶🏻😂
1 kevin wuxuu iska soo saarey wolfsbrug oo ah koox yer waliba wuxuu ku guuleystey player of the season bundusliga
star Kevin nin laga helaa 10+goals +20+ Assist ,
2 bench Gerrard
3 sell lampard
Ha sxb 👐🏼🥇 taas Ani Liverpool tagero ku dheh
Ciyal mamo tahy 2015 dawashada sports Ka bilaway ma Iska dahdid ileen Gerrard iyo lampard prime koda madhan dawanin
@abdirizackshire3570 fikirkga hda kugu racin ma ciyal baan ahay ?
Carabow aarka haduu wax fahmaayo warka waa uso kobtay asagoo Geraad melwalpa dheli kara kevin ka kuluma bdn hadana waxa ka caawin bdn nin hal boos ka dheelo inta les dhafayna waa intas
I think Kevin best midfield in prime league all time No compare
Aarka wuu iga qosliyay wlh😂
2Laboda chanal ee ibrahim carab iyo islow taageero waali ah ayan idiin hayaa hore usocda waana la idiin baahnaa xaqiiqdi intaan kubad soo dhageesanayay miiska waxa aad soo saartiin wareesi iyo falanqeen kusaleesan knowledge kubadeed ee heer sare ah wlhi mar kle hore usocda kaliya meesha waxaa kamaqan shabalaala
No 1 shabalaala
No 2 aarka
No 3 islow
No 4 ibrahim carab
No 5 shamakh
Waa doorashdeeda sida knowledge kiina kubada cagta yahay
Jiiilka hilmamty
Gerrard 49 kulan ayuu DMF ka dheelay asagoo safty wax ka bdn 800 kulan midka yar ee Liverpool taageero waa 6 ayuu ku doodooyaa 😄
6 weligiis ma noqon Waa usheegay taas kama qaadan. Dhowr jeer Qofka boos Hadu buuxiyo micnaheda ma aha Waa dheeli karaa
50 kulan oo 6 ah 😮@@IbrahimArab200
Gerrard iyo lambard isbarbar dhig lkn k.d waa number 10,waaye mahaan dhexda ciyaar yahan maamulo.
KDB better than both of them
KDB is the best
1:Captain G8 2:Super Frank aad ayaan ooga xumahay in aan KDB fasaxo ilkn Aniga sidaas waaye teeyda
Super Frank lampard
Kevin Best player premier League ever
Arabow Barnaamijkan Noo Soo Badiya
Arab I Agree KDP waa best Ever Oo Epl soo mara khad dhexe lkn Captian G waa second best markii KDP loo fiiriyo doodna ma gali karto waxaas lampart kuma jiro dooda waa Belelinghram cml xoog sato waye
Prime KDP waaba wadna kur kur markuu kasoo horjeedo siduu wadnaha ugu jiidanaayo 😢
Arsenal fan baan ahy lkn KDP waa argagax
All debruyne best
Ciyaalkan Hada Jiraa Gerrard Ma Ayaa Garanba Hadii Group ka Arsenal Lageeyo KDB Ayay Odhanayaane Lkn Aniga Gerrard Legend Fikirkayga
Ibrahim Carabb zxpkaaa aarka marwlbo wuxu kuso celcelinooya Liverpoolti xiligaaaas deburyne hala geeyo bal wakase asiga hada hala keeno horyaalkan koox kasta shub Iska dhigtay
Wigan athletic,QBR,Sunderland ,iyo kuwa kasiidaran lala dheeli jiray OO wax weyn nooga dhigaa 😀😀😀
Ogow bariga Gérard waxa joogay khadka dhexe rag cajiib ah haddan marka waa muuqday kdb mu muuqden bariga
KDB 33 jir waaye hada muxuu haya Baal isheeg lampard iyo Gerrard 33 jirkoda prime ahayeen
Super frank lambad haddi la dhaho khad dhaxe Gerrard iyo debrunya labada ma gaaraan qof seeson walba miiska kuu soo saaraa 20 goal 10 assist above haddana consistent level mar walba taagan jiilka nin wax badan yaqaana jiilka ku raacsanahay doodaan debreyn in lagu soo daro ma aheen schooles in lagu soo daro aheed
1. Super frank lampard
2. Gerrard
3. Debrunya
❤😂🎉😢😮😅😊😊😅
Hary keen aa ka fiican Herry KVD hadaba labadaas ag dhigteen
Ferdinand muu ka fiicanyahay john terry kubadna garanmaysaan
Waligey ma’arak jiilka iyo cunugaas afka qaloocan waxey shegayan footballka barasho idinkugu dhiman wallahi hadaa kdb labadaa nin ka dorateen
Ciyal mamo tahy nio caanaha Iska caab 2015 dawashada football Ka bilawday waliga lampard iyo Gerrard madawatay
Gerrad kulanki Ac Milan no 2 ayu cayarayay ma hilmamten
Gerrard
Kevin de bruyne💋👍
Arrka old buu wax ku qiimaynayaa
Dadkaan waxayba aaminsanyihiin dadki hore mar walba kuwa dambe waa ka fcnyihin de bruyne dhex ka fcn epl sooma marin
vandijk
KDB
😂 nin jecleyse hadey bilawato anga Scholes iyo fabrigas wata
Inad iskuso qabataan maba ahan gerrard is by far the best midfielder of all time lkn team eber ayu wate wlh midkale ragaan baloni maba aqanan wlh war kdb wxu dela right midfield xita number 10 madelo😂😂
Gerrad start
Lampard bench
Kdb sell
Lampard box to box player waaye ibrahim carab wax baro sxb ah 😅😅😅😅
Idinku kubad waxba ka garanmaysaan waar ninka pep gardiola uu uqiray waa pool schooles reer arsenal waa xaasidiin iyo loiserpol 13 league ayaa ugu fiican
Jiilka qof man city kaso jeeda dhan maba arki karo yaa ila arky
Premier leauge Record.
1. Frank lambard premier league : games= 609. Goals=177. Assists=102
2. Steven Gerrard premier league: games= 504 .Goals =120. Assists =92
3. Kevin De Bruyne premier league : games =273. Goals =70 Assists =115
Labadoodaba Kevin De bruyne magaaraaan ninka ugu yarn 300 kulan ayuu dheryahy laxwla
Premier leauge Record. Ceeb fashiliye la idhahaa😂😂 kv☄️
1. Frank lambard premier league : games= 609. Goals=177. Assists=102
All trophies win = 11
Footballer of the year =1x
2. Steven Gerrard premier league: games= 504 .Goals =120. Assists =92 All trophies win = 11
Footballer of the year =1x
3. Kevin De Bruyne premier league : games =273. Goals =70 Assists =115
All trophies win = 23
Footballer of the year =3x
Meeshan dadka commnetiga wada qoraya waa yaryarkii 2012 wixi ka dambeyey mancity ku indho dilaacsaday, markaa ha so daawadaan prime SG8 iyo Lmp8 iyagaa yabayee, SG8 wuxu kaaga ciyaari karaa DMF, CMF, SS, L iyo RW markaas nin gabaigiisuba kubadaa ii keena la barbar dhigayaan
Aniga SG8, LMP8, Kevina waa diri lahaa
Lampad iyo Kevin Chelsea ninki wax ka ahay ayaa fiican
de bruyne all time
rag iska celintu yayna ku gu dheraan 😮😮kevin de bruyne 2steven gerrard 3 frank lambard
Gerrard 🙏☝️
KDB baa ganbiya midka leh kubada xaguu ka daawadaa😂😂😂
KDB 11111111❤❤
Terry start , virgil sub and Ferdnad sell from Liverpool
Ibrahan Carba waab waashay cope aa ka fiican orjinaal Maa bilaaday
Aarka wixiisu waa oohin caadiya valverde nagu xadi rabay kawaran😀😀😀😀
Gerrard
Lampard
Kdp
GERADD N ONE 🎉
Ibrahim vedio Editing ka aa rabaa inaan kugu caawiyo si free ah hada rabtid isoo sheeg➡
1= S. Gerrard 2= Lampard 3=kiven
Vediogan Mar fog aaa duubten sowmah is dhuuman maysaan ibraahimow
Qiimeynta wax ka badala waxaa isku xili eh sida grd lamd schls
Sida kvd bogba yaya . D.silva
Carab Gerrard ma soo daawane yaan lala yaabin 😂
GERRAD is number one❤
Lampard
Gerrard
Debryune
Lampard Gerrad KDB
Even lampard is a king of assist
asc horta damiinkii schools ahaa hadaad ka reebteen waad saxan tihiin
Aqoon wax kuma sharaxesan
Islow iyo carab waa ciyalada mardhaw dawashada KDB lee arkay anan sodawanin lampard iyo Gerrard
Carab qalbi caruur waaye