ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
Amiin❤amiin❤amiin
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
ALLAHA SOO QABTO KUWAAN UMADA DHIIGOODA IYO HANTIDOODA AYEY BANAYSTEEN MASIIBO HAKU DHACDEE
Allah yaa itusa
Nio Dadka haqaldin dowladaN ayada baahaN oo rabto wax lacagsiiyo Gormee 30k dhiibe😅
30 kun lacag miyaa anigaba bixikaree😂
Hal dollar in lugu siineynin umada hawalin somalia adoo joogo 30 Kun dollar lugu siinaa ma ka naga gadee in lugu dilaa Laga yaawaba
30 kun lacag maha anigaba bixikaree
Qabilkisa iyo magacisa lee sheeg
😂😂
War wa shegaya wlhi hada arko eeygan maxu qadi karaaa 30kun dollar qadanaya galkacyo adaya maxu iga qadaya
😂😂😂😂 magacaga
@@Xaraanquute11 war zxb legend thy 30k qaado dadkaagana dhex gal oo galgacyo hakaso jeesan 😂wakugu racsanhy
@maxamedcabdifitax343 😁😁😁😁
Nus boss hadan kugato ya iidagaayo kuwan ayagaba i ugaarsanaaye
A.s.c yaabixinaayo 30 kun xukumada xasan dhiiqo waa wadda shabab
Yu raba inu dhiiqo galiyo habarta😮😂😂
30k kulahaa dowladan ayadi baahan o shacabka 1$ ka raadineso😂 beentas yaka aqrisanaayo 😂😂
Anaa aqaan😂
Wax an hoo shayda aheen marapo
😂😂😂
30 kun lacag ma ahane 5 milyen ma dhibe anag tusayne weliba gacanta so qabanayne
Intee kala xiriiraa nise dhinaceygaa karaadinaaye😂😂mida kale hadii laigu boodo kawaran markaa keeno😂😂😂
Somali maala aaminaaa😂😂
@MohamedaadanHassan-nr7ti been maadan sheegin walee👊😅😅
Adhaa laghuxiraa, wa isla shaqaynayseen baa lagu dhaha
Hadaaba ogtahay guri saasa in uu dagan yahay maad sheegtid adigukkkk
Dadka fariimahooda miyaa in laga dhaxbaaro larabaa ama caqliyadooda la ogado
Hadey leygu boodo kwrn markan xogta keno shababna an u dakanowo nabad sugida ayan aaminsaneyn
30kun Somaali shilling waaye 😂😅
😂😂😂😂😂😂, Munassaroow, Adigaaba siiyey tilmaanta guriga uu ku sugan yahay.. Guriga ganjeelka CAGAARAN, Degradation Hodan, laanta xiddigta oktober...... !!!Wxay deris yihiin Ilmo Bidix-dheere, lkn, way ka guureen xaafadda, oo XASAN KHAA'INUL WADAN sheikh Max'uud ayaa gurigaas xoog ula wareegay.....!!!! NACALLA
Wain laduldhigaa 100kun sababto ah lakii qarax wuxu kuxisabtayaa uyaran 100qofood inulaayo malaayiin hantiah uburburiyo illahey kusoqaby qainow
Gabdhii laxaday maxaa kazoo kordhay subxanallah
Kkkk waa been waxaas moryaan miyaaa 10 dolar heli kara
Dowladaan iyadaa lacag "itus ah" maxay tahay lacagta laga helaayo😂
😂😂😂😂😂 hasheekin😅
Yaa dabaal ah hdii keeno oo mesha lack liisinlha hdii lidilo ama side ku kentay li dhoho qorta waxan ahen liigiliyo....ani kumajiri 😂😂
wlhi Inan lacag rabin hadow qarax same nayay wan so shega qawarijka alaha cadabo
Ala daris maxu ilahanwayay 30k boos aku gadan laha walahi ciil badana yaa ituso kan
Armay igu boodaaan ileen wa Askare
War ana shegilahaye maba arkin maogiye 30k dollar ciyar maaha pro
San Balolshe Nin ow mel ku ogyahay miyuu ku malgaliha ina aderkis waxan wa sheeko cusub dhib intan kabadan ayan somarnay mana arkin lacaag intas dhan Nisa bixiheyso CAJIB
Balaayo kula folweynaatey
MUNASAROOW DHIIQO LUGAHA HANNOO GELIN' SXB ADIGU HADAAD QURBAHA JOOGTO ANNAGU AFRIKA OO AAD TAQAANID HADII QOF DEMBIILE AH OO LA RAADINAYO AAD SOO SHEEGTID IN ADIGANA LAGULA XIRAAYO' LACAG LAGU SIIYO ISKA DHAAFE XATAA ARAGAAGA AYAA LAGU DIIMAYAA' MARKA TARTIIB SXB HANNA WAALINE 😎😎🤔🤔🤔
.....😂😂😂😂
hadii aad soo sheegtidna waxaa lagu leeyahay sidee ku ogaatay ,adigana waad la shaqeysaa lee waaya kabacdi.
😂shekadi farmajo miya qofki so shego intasa la sina 😂😂😂😂
Diyaar waaye Asi laqapaha gacaN pir munasaro 10 dolar hada isoo tuur hee🫡🇸🇴💪💪
QOFWALBOOW SHAQEYSO WAA NOOLOOW SHIID LA AAN
😂😂😂😂😂
Been badanaa,markaa sheegtid adigana waa ku jirtaa , xabsiga gal iyo Eed been ah
Dadka halugoyn damul xaraash waxba bixin maayaane.
Kkkkk
Ha ku wasyo adiga
Munassarow guulwade ayaa tahay, lacagtan xaggee ka keentay nisa, ma beledweyne ayaa laga keenay. Nacas! Ashahaada la dirir ayaa tahay munassarow
Been badanaa
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.