Axmed Canshuur Xasan oo muddo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Jowhar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 25

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka ปีที่แล้ว +16

    Hadii eey shabaab sidaas u xun yihiin maxaad muddo 8 sano ula shaqeeyneeysay? Dowlada waa inaan so fudud loo aaminin oo isha lagu hayo ninkaan iyo kuwo kale ee kasoo taga

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 ปีที่แล้ว +6

    Qawaariijta aad sheegeeysid Adiga ayaa kamid ah.Lagu aamini maayo.
    8sano,Maxaad qaban jirtay.Hada markaad nafta u yaabtay miyaad beentas noo sheegeysa.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +3

    Su'aalaha jawabtoda FIKIR BU SAMEYNAYA
    8 SANO IYO DHOOR IYO TOBAN SANO CIYAR CIYAR MAHAN
    60 SANO YU XABSIGA NOSO DHAFIN HADANU NAHAY BULSHADA SOMALIYED 🇸🇴

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 ปีที่แล้ว +5

    Shaqo wacan

  • @Samawade25
    @Samawade25 ปีที่แล้ว

    Sidee ku aamini kartaan qof 8sano katirsanaa ASh. Meeshaas aqoonta aan amni ayaa iiga muuqato, ugu yaraan in dhaqancelin loo diro ayay ahayd ama laxiro si baaritaan dheeraad aH loogu sameeyo.

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens ปีที่แล้ว +3

    Xabsika halaku duuro. Yaa la.aamin qawaarij. 8 sano markaa kumaaday dadkii hada nosheke beenda. Dhakar qabayaal baad tahiin. Diin hadaa taqanid see ula jogday 8 sano.

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 ปีที่แล้ว +1

    War hooy ninkaan ha Aaminina wuuba qamuun yoonayaa ciil baa ka muuqada ani waan idiinka digayaa

  • @AhmedAhmed-nw5gr
    @AhmedAhmed-nw5gr ปีที่แล้ว

    Yaahuu

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 ปีที่แล้ว +2

    Ani ninkaan wajigiisa waa ka shakiyay fadlan ha Aaminina indhihiisa khiyaana ka muuqata 🤔

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 ปีที่แล้ว +1

    Af gaal jecel buu kuhadlayaaye waa qolomaa tolow???🤔🤔🤔

    • @abubakarahmed7728
      @abubakarahmed7728 ปีที่แล้ว

      Nocaaas ma umada ku dhax jogtaa....go to school ya are ignorant man

  • @abdihaaji
    @abdihaaji ปีที่แล้ว +2

    Sideed sano xaa kadhex sameyhesay

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 ปีที่แล้ว

    War ninka ayar dilla 😅

  • @Cadar49
    @Cadar49 ปีที่แล้ว +1

    Tuulo walbaa iyo qabiil walbo haraad sado dhalinyarada raacday qawaariij ta halaga soo dhigo wiilasha yar yar masuul na halaga noqdo aad na haloo wacyi galiyo isla asaga asxaabtiisa haka bilaabo in uu hal hal isku soo bixiyaan

  • @barkobenharris1431
    @barkobenharris1431 ปีที่แล้ว

    Masha illaheey garaab kina hagaalo

  • @NuneKofijecel-np3dv
    @NuneKofijecel-np3dv ปีที่แล้ว +1

    Hala dilo wacalka

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 ปีที่แล้ว

    8 sano buu u lajoogay horay buu kabilaabay khawarij waxii 8 sano lagubarayey mahal saac baa.lagaaga dhaqay macquul mahan war nin kaan hala hubiyo

  • @bashif8592
    @bashif8592 ปีที่แล้ว

    Sideed sano maxaad usheegi waysay markad hadad sheegee? Why don't know tell us this during 8 years? You are nothing.

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 ปีที่แล้ว

    Maxaa intas adi ka qabaneysay hadey shalay waxun lagugu haayay ani waxey ila tahay raga isa so dhiibayo iney tahay rag ayaga la shaqeenayo sas ayey uso dirsadeen yana la aaminin halaxiro

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 ปีที่แล้ว

    Haddana waxaan ku wareejenenaa hayada nabaad sugida si loogu sameeyo dhaqan celin adigamaa u xadidee.wixii lugu sameen lahaa adiga udhiib bis. iska dhaaf wixii lugu sameen lahaa

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 ปีที่แล้ว

    Adigaaba ka mid ah maxad dadka uga digeysaa ? War wuxu qaab daranaa

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 ปีที่แล้ว

    8 sano ayuu soomali leynaayay tolow imasa qof ayuu dilay ma maantay alshabaab laxumaatay waar ninkaan waa jaasuus ha leysma ilaayo

  • @AhmedAhmed-nw5gr
    @AhmedAhmed-nw5gr ปีที่แล้ว

    Been tiisa waaye kan