FADEEXO 😱 OOMAAR BARBAR OO WIILKIISA 14 SANO WAXBO SIIN XAASKIISI HORE AYAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 124

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 2 หลายเดือนก่อน +13

    Subxaanalaah meherka xataa way ku leedahay war oomaaroow gabadha meherkeeda sii hadaad caawa dhimato kuuma fiicna

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 2 หลายเดือนก่อน +11

    Bismilaah qofkaas aya inuu meel so fadhiisto oo rabaa in uu wax uu sheego omaarkii qatar iska dhiga wa la so qatxiyay ilmisa wax siin uuuf

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 2 หลายเดือนก่อน +12

    Daahir jano ilah kaga baryay❤

  • @RadiaSaleh-u7e
    @RadiaSaleh-u7e 2 หลายเดือนก่อน +12

    Queen soy soy maxkamada USA 🇺🇸 shaqo wa inlagasiyo😂 wa gesiyad walahi wan jeclahay bagay turtey nagata

    • @chalichali9452
      @chalichali9452 2 หลายเดือนก่อน +2

      💯

    • @IbraahimBashiir-w9l
      @IbraahimBashiir-w9l 2 หลายเดือนก่อน +3

      Sax sax sax isku fikir ayaan halkaa ka nahay naag xun oo qabiili ah bay ahayd gabarnimo hooyo nimo ma tix galinayso doqon dheh!!!!! Queen soy soy waa libaaxad

    • @Umu_Manha
      @Umu_Manha 2 หลายเดือนก่อน +3

      Really all she do is disturbing people when they are talking and she doesn’t even care about the kid. That is always next to her she let her child watch Cocomelon every day
      Cocomelon is not good for the kids specially for their Speech . That’s all she’s does always on live she has job to do be a mother this is nonsense. She’s putting all all her time in 24 hours 7day a week yahoo while her kids need her seven days a week that is so sad.

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 2 หลายเดือนก่อน +4

    Anagaa hooyo kali ah na korisay laakiin sax ma ahayn in hooyada ilmaha lagu dayaco balse daruufo ayaa aabaha ku yimaada mar oo aad dib ka ogaanayso adoo u qaba inuu aabahaa qaldan yahay ALLAAH ha u naxariisto aabahay aamiin aamiin aamiin

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 2 หลายเดือนก่อน +3

      ma duruuf baa inaa ilmahaga adan aabe dhihin cajiib

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +2

      Duruuf lama diidana laakiin kan waa nin ladan teeda kale wamaxay duruuf aan ilmaha laso.sheeganaynin

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 2 หลายเดือนก่อน

      @@SagalMohaned waa mar marsiyo waxaas

  • @MohamedAbdiali-zn8yj
    @MohamedAbdiali-zn8yj 2 หลายเดือนก่อน +12

    Waxaasaa raganimo nala sheegta wiilkiisii oo 14 jir ah ayuuna la xidhiidhin waan yaabay

    • @IndhouronHaji
      @IndhouronHaji 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sanadkan rag majiro

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga kuwaaga makuu xafidsan yihiin
      Mise tagoogtey uugu jiraaan??

    • @zahraabdullahi3008
      @zahraabdullahi3008 2 หลายเดือนก่อน

      Wax hubso dag dag waa xunyahy

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 2 หลายเดือนก่อน +7

    He’s 15 years old

  • @shamsoosman3058
    @shamsoosman3058 2 หลายเดือนก่อน +8

    Inshaa allaah Omar barbar waa inuu la xiriiro wiilkiisa saas baa u qayr roon

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +1

      Obviously Ninkii ay soomaali odhan u ooynaysay kayeeli mayno dag dag waa inuu u qanciyaa
      Wiilkiisa

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 2 หลายเดือนก่อน

      Asc naa wiilkaaga hakeenin baraha bulshada hadiise aad dac wooneysid ehel buuleeyahay waakudhaleen abtiyaashaa dacwadooda waalagagaabsadaah

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 หลายเดือนก่อน +5

    OOMAAR BARBAR WAA LOSSER DADKII AY CANADA 🇨🇦 SOO WADA GALEEN WAY SHAQEESTEEN ISAGANA WAA RUFYAANKA TIKTOK WALIGIISNA MA SHAQAYSAN( XAQIIQDA )

  • @IbaroozAhmed
    @IbaroozAhmed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaba run dahirow nin reer mudug ah ilma uu dhalay ma biili wayo 🎉🎉🎉🎉

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe 2 หลายเดือนก่อน +13

    Oomaar waa Reerbaadiyo Magaalada qalad kujooga

    • @istahilisse
      @istahilisse 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

  • @ifrahK-r7g
    @ifrahK-r7g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maseeer isn’t easy 😂😂😂😂

  • @MulkiCadaawe
    @MulkiCadaawe 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wuxuu ismoodaa Reer Magaal calling badan

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 2 หลายเดือนก่อน +3

    Tan qosol wanaag waa qof xun QUEEN SOY SOY waan taageeraa naag aan cadaalad aqoon oo qabyaalad wax ku difaacaysa waa in la TUURAA yes

  • @Mohammed-Aweys10
    @Mohammed-Aweys10 2 หลายเดือนก่อน +5

    Sorry yaaqey waa inan yar qurux badan in maanta tiraahdo Nin Somali ah dhan ma rabo Wey gaarsiiyeen gabdha in saaas tiraahdo 😢

  • @Sdt23578
    @Sdt23578 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc dahirow maxkamadaada marka dabe dad siyasiin ayaad kala badbadindonta dahirow shaqada aad heyso waa shaqo sharaf badan qeer allaha ku siyo aduun iyo aqiiro amiin

  • @istahilisse
    @istahilisse 2 หลายเดือนก่อน +4

    Yaab iyo amakak qof kasto shati wata waxa ka danbeya qiso mugdi ah 🥺🥺😡

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaan la yaabay nin intuu caruur dhalay hadana dayacaya, qalbi adaka.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 หลายเดือนก่อน

    Oomaar waa nin khayru masuul ah

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir wlks wnidin slmey adiga & dhmn asxbta

  • @deqoomar3625
    @deqoomar3625 2 หลายเดือนก่อน

    Cebey tacal😭😭😭😭😭

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 2 หลายเดือนก่อน +3

    Daahiroow waa mucjiso

  • @AhmedHassan-q6x
    @AhmedHassan-q6x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waa shan iyo tobanjir.

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 หลายเดือนก่อน +2

    CEEBAY TACAAL SOMALIYEEY BARASHO WACAN OOMAAR BARBAR WAA NOOCAAS FAQFAQDIISA TIKTOK BALAAYO AYUU ISKA DHIGAA WAA LOSSER WEEN

  • @Alhamdullilah250
    @Alhamdullilah250 2 หลายเดือนก่อน

    🤔🤔🤔😭

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ciiltira macneheedu waa Isku filan. Iska cafi waa nin waalan oo wax si ey ka yihiin.

    • @IbraahimBashiir-w9l
      @IbraahimBashiir-w9l 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waligii muu waalnaa danbiile yaan loo garaabin yaan nabsigu idinku wareegine 15 sano waa wakhti badan wax badan ayaa lagu xalin karaa hadii aad daacad tahay marka waligiis haduusab waal neeyn qiil maaha

    • @hagimohamoud6653
      @hagimohamoud6653 2 หลายเดือนก่อน +1

      @IbraahimBashiir-w9l
      Walahi waxaan arkay kuwo aan war u heyn caruurtooda oo caruur kale oo eysan dhalin koriya.

    • @IbraahimBashiir-w9l
      @IbraahimBashiir-w9l 2 หลายเดือนก่อน

      @hagimohamoud6653 sax Haa in badan waan arkay dadka ALLAAH ayaa isku khasba

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre4101 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤EINDHOVEN ❤INAFOLDUUR WLC

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adaa ku xiga daahirow

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir xeerka raga waxba kama taqaanid anaga iyo Ilaahey marqaati waxaan ka eheen inaad Oomar iyo adiga markaad heshiineyseen inaad balan ku qaadey inaadan qof ay oomaar is haystaan aadan usoo raacin waxna ka sheegi doonin una soo tuba raaci doonin aawey balantii arintana midhaa adigaa ka dambeeyo. Ileen inta aan kaa naqaaano sidii dhoocilihii oo kale ayaad u dhaqantaa cajiib ragnimo dhimatey

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 2 หลายเดือนก่อน +3

    209 waa 15 sano jir

    • @FartunAbdirahman-yx8nj
      @FartunAbdirahman-yx8nj 2 หลายเดือนก่อน

      Naagtaan waa beenteed maxey wiilk u yareeyneysaaaa waaba 15+bilooyin

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qabyaalad ma aha ceebna ma aha wax kalena ma aha anigaa sir idiin haya Nin marabo naag raganimo leh o xiniinyo leh????
    Naag xisaabtamaysa o kulul raganimo leh lama rabo nacas dhanki larabo loo rogaayo oxoolo ahbay ragu rabaan

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

    ALXAQIIQ DAAHIR AFKA ALAAH KUMA GOOYO HADUU ARINKAAN RUN NOQDO QOF DAMBOO CAAN AH LAMA DHAGAYSANAAYO

    • @cabdinasircade5584
      @cabdinasircade5584 2 หลายเดือนก่อน

      Ifrah Hussein Ali wixi hoos looxalin jiray hadi public lakeeno waa ceeb labadi isqabata maxkmad ku shegen imanan ninka raga sawirkisa laso qadna walacebna Hadan laga hortagin ama an laxirin dhibto wen sowada

  • @Sawiro
    @Sawiro 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka wlhi waa xanuun

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa uga daba wadaa 😊😊😊

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 2 หลายเดือนก่อน +2

    waxa jira dad dadka kale u nool oo qofkiisana u daran

    • @ayaanmahad9239
      @ayaanmahad9239 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa dadka nasrsictic aah iskaa ilaali

    • @tufahabdi1450
      @tufahabdi1450 2 หลายเดือนก่อน

      @@ayaanmahad9239 insha allah wll ilahy iguma soo aadiyo aamiin

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 2 หลายเดือนก่อน +5

    Najma cudoon miyey u egtahay mase aniga mooday

  • @khadarmowlid5474
    @khadarmowlid5474 2 หลายเดือนก่อน

    Maalinba nin baa laso qarxinayaa maantana omaar baa maxkamada la keenay adkaatay walahi

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fashiluuuuuuuuuuuu😂😂😂😢

  • @NimoAbdiSamatar
    @NimoAbdiSamatar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somali ninkoda halagafogado somali dad maahin sodog iyo sedi maleeh ñ

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walee aakhira muxuu war jiraa 😢

  • @PersonalGrowth-f8s
    @PersonalGrowth-f8s 2 หลายเดือนก่อน

    Nimanka Soomaaliyeed dabadoodana kama adka

  • @fariyaosmanali9220
    @fariyaosmanali9220 2 หลายเดือนก่อน +1

    🧐😳😰

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oomaar waa narcissistic gabar Canada oo ku qabay BC ayuu lacag ka dhacay ayaan maqlay.😢

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 หลายเดือนก่อน +1

    Omaar wa munafaq ogaan bu xita isu walalayay lacag free ah bu u waashay

  • @canabmohamud
    @canabmohamud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka u danbeyso in Daahirow adiga lagu soo qabto u maleynaa😂😂😂

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 2 หลายเดือนก่อน

    Goormaa is furteen😂😂😂
    Daahir dumarland kuu taageeraa😂

  • @naciimaxasan448
    @naciimaxasan448 2 หลายเดือนก่อน

    Dadku doqomo ma aha
    Waxbay arkaan waxna waymaqlaan
    Cadaalad ilaahey hakeeno

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 2 หลายเดือนก่อน

    Laakiin sheeka kasta 2dhinac ay leedahay. Umad dhan oo drama ah ayaa nahay WIIL aabihiis la dilay Dhib pycogoligi ah ayaa gaaray

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 2 หลายเดือนก่อน +2

    ax wlhi gabdha si qiiro leh bay uhdasha kaasi waa duli imanka beel

  • @IbaroozAhmed
    @IbaroozAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Waaw gabdhu wexey kutiri marka lahadlo hadal fcn bu igula hadala kadib sanad kabacdi ayan ismaqalna reerka dhex dhed xaadino dee

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Ileen sahra wuxuu uga cararay Waa Wiilka ay dhashay nin ilmihiisii daryeeliwaayay maa ilma baa kale wadato daryeelaya

  • @hanadahmed6810
    @hanadahmed6810 2 หลายเดือนก่อน

    Xishooda somaliyeey fuustada la soo riixaayo iska ilaaliya oo adinka isweydiiya

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 2 หลายเดือนก่อน +3

    nin kasto qatar iska dhigo hala soo ka shifo😂😂

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 หลายเดือนก่อน +2

    Horta dumarka maxa kasiya nin ilmiha diiday see u dhahaysa abe dheeh waligiiba usan dhigin

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 2 หลายเดือนก่อน

    Coffee lee kudaadatay muu iga dag kudhaha kaas awal kaas meel dheer kama joogin

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

    Dahir dhaqan raged am mudug midna malahid ka dhexba reeraha dhexdoda

  • @nasrokulane9191
    @nasrokulane9191 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hayaay

  • @maryanmuse379
    @maryanmuse379 2 หลายเดือนก่อน

    Markuu guursaday maxaa kusobegay waxaa khaldan 🤔🤔🤔🤔🤔🤔😔

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

    YAA ALLAAH YAQAAN YAAAAB GABADHA MARKA LA FURO MAXAA ILMAHA LOO FURAA😢😢😢
    ANIGA XATAA WA USOO SOCDAA MAXKAMADA WAA WAREEEEY
    WAR DAAHIROOW LA CEEBOOW FROM QARDHO KKKK
    MJ WAAN IDINKA DHASHAY CEEBOOWNAY WALAAHAY

  • @nasrokulane9191
    @nasrokulane9191 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 หลายเดือนก่อน

    Taasa soo aragtay waa imane miya marka ilmihina mustaqbal kisa ka fikir

  • @jeeleyomar
    @jeeleyomar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ala daahir waa oga qosolsiiyay war s barbarow soo orod maxkamadii waa waalaty

  • @cabdinasircade5584
    @cabdinasircade5584 2 หลายเดือนก่อน

    wixi hoos looxalin jiray hadi public lakeeno waa ceeb labadi isqabata maxkmad ku shegen imanan ninka raga sawirkisa laso qadna walacebna Hadan laga hortagin ama an laxirin dhibto wen sowada

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 2 หลายเดือนก่อน

    Alla maxaa dad badano soomali ah oosaasa buuxan

  • @mohammeda.samatar2815
    @mohammeda.samatar2815 2 หลายเดือนก่อน

    Nasiib darrada Somali da waxa ina haysta bal wiilkaas yar oo hadda ama dhawr sano kadib muuqaaladaan daawanaayo ka fikir weliba wax masaxmaya aan ahayn oo mar kasta ka soo hor bixi doona. Aar maa ilmaha loo naxo.

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waligey Omaar mantaageerin sababtuna waxaa weeye In
    Uu jaahil yahay badow ah reer baadiyo wuxuusan aheyn buu iska dhiga rag gaat buu isyaliraqhda ragna maba ahan nin dumar kuciyaara inuu yahay Saara oo jecel buu braha bulshada kujeesjeesa balse saara ilaahba ba jecel oo ah abdirahman ku badbaadiyey raga qaar waaharilahaayen walaahi ah abdirahman waa nin ka badbaadinaya Omar iyo musiibadiiaa. Abdirahman waa nin masking jexlaadeu balse hadafleh. Omaar waa nin qabiiliista ah ee daaroodnimo madax markey diin aan laheyn afkiisu ka Yuri siilbaa la igaraacay

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 2 หลายเดือนก่อน

    Tan waxay sheegto bay garan wayday dadkii dhalay maad usheegtid anaga maxaad nogu sheegaysa oo naga galay

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Ileen oomaar cuqubuu la Iwaashay

  • @zahraabdullahi3008
    @zahraabdullahi3008 2 หลายเดือนก่อน

    Inuu dhalay iyo inuusan dhalin waaxay naa orad heedhe

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 หลายเดือนก่อน

    Gafuurka naa orod wiilka hayska ceebayn wuu kuu koray biri sharaf mayeelanayo

    • @zuhurali5477
      @zuhurali5477 2 หลายเดือนก่อน +2

      A/c maxaad waxaas oo dhan ugu soo qoraa gabadha haday runta sheegto xuquuqda ilmahaad raadsato waxii ilmihiisa xushman wayay waa lakaanaa babliga ilmuhu biil iyo waxbarashuu rabaa xagay ka keenaa??????

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 2 หลายเดือนก่อน

      Dulmi Qaris.

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 หลายเดือนก่อน

    Yaab badana hada dahir cimriga yeey kuso kusin dadkan

  • @halimaiman7028
    @halimaiman7028 2 หลายเดือนก่อน

    Markus ku yiri dag ,markaas ka dib maa ilmo u dhashay marka adiga ma fayoobeed.

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 2 หลายเดือนก่อน

    adkaatay

  • @AliNoor-f9g
    @AliNoor-f9g 2 หลายเดือนก่อน

    Xaarka daahit

  • @MaryamaNoor-xd7tc
    @MaryamaNoor-xd7tc 2 หลายเดือนก่อน

    Inuu ku dayaaco wiilkisa ma ahan gabadha hadu furey waaa aaabo xun

  • @AbdirahmanCumarducaale
    @AbdirahmanCumarducaale 2 หลายเดือนก่อน

    OOMAAR WAA maskaxda WAAR WAXU AARMUUNAN. NASAB AHAN MAJEERTEEKU WAA GURAANGURE

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 หลายเดือนก่อน

    Waa maxkamad shifts ah been Isugu jiibinaaya naagtan wiilja la wareegeysa aniga ma ogi balse markup rabo in uu lahadlo ayeey u diidi jirtay warkeeda laga dhansanaya

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hada maxay faa iiday wiilkeeda 15 jirkaa ayay ceebaysay walaahi inaysan oomaar wax u dhimin akhas naagahan caruurta ayay nolosha karidayaan

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 2 หลายเดือนก่อน

      Naayaa sey u ceebaysay ceeb u dhimee😢

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 2 หลายเดือนก่อน

    Waa yabeyee dadkaad isqoontaan madaba galaysaan shaq kale majira miyaa daahiro sidaa iska badal waa aqiroo seeg

  • @FartunAbdirahman-yx8nj
    @FartunAbdirahman-yx8nj 2 หลายเดือนก่อน

    Naaa dada been baad ka sheegtay dada wiilkaaaga nada labadi kun iyo sagaalki anaa dhalay waana 15+ waa maxay 14 ka ay sheegeyso kkkk

  • @daahirmahamud4535
    @daahirmahamud4535 2 หลายเดือนก่อน

    L

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 หลายเดือนก่อน

    Cunuga hala ii cadeeyo maxay tahay waa naago nimanka imaanku karaacay

  • @shamsoosman3058
    @shamsoosman3058 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 2 หลายเดือนก่อน +1

    Markuu aroosay baad ceebeenaysaa maxaad mar hore u soo dacweyn weyday waa naag maseyrsan

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 2 หลายเดือนก่อน

      Naagtuu guursaday maa tahay?
      Wiil 100 low ah ayey haysaa.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 หลายเดือนก่อน

    Bal Wiilkaa hada xiliguu guursanlahaa ayay mediha kafadeexadisay naa wiilkaaga biri kamaalin saan kuguma jeclaanayo adoo ameerika jooga wiilkaaga ma 300$ oo aad sharaftiisa ku ilaashataad weyday Bisinka naagihihii nin intay cayrsanaysanayaan ayay caruurtii sumcadoodii suuqa ku dileen subxaanallaah

    • @ubahaadam9193
      @ubahaadam9193 2 หลายเดือนก่อน +4

      Naa qabiil ayaa ku wado wiilkeda ma cebeyn mana cebeysno ee ninka ilmihiisa dayacay ayaa ceeb badan oo ceebeysan

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 2 หลายเดือนก่อน

      Naagtii guursanahay inay ogaataa fiican. Armaa adiga tahay.

  • @Nadia-i7n1v
    @Nadia-i7n1v 2 หลายเดือนก่อน

    Qofkii garaad iyocaqli lihi waa iska fahmayaa in ay foosto tahay sheekadanu. Naa hoogto ilmahaagii uun baad cuqdadaysay oo aad ceeb barri lagu caayo u samaysaye ninkaa oomaar ah waxba maad yeelin.

  • @aminosaid
    @aminosaid 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naag xun ilmahed lama rabo

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 2 หลายเดือนก่อน +2

      alle kudule hdal katiri waad ee daysaa kor nageed kaba isma dheera

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waligey Omaar mantaageerin sababtuna waxaa weeye In
    Uu jaahil yahay badow ah reer baadiyo wuxuusan aheyn buu iska dhiga rag gaat buu isyaliraqhda ragna maba ahan nin dumar kuciyaara inuu yahay Saara oo jecel buu braha bulshada kujeesjeesa balse saara ilaahba ba jecel oo ah abdirahman ku badbaadiyey raga qaar waaharilahaayen walaahi ah abdirahman waa nin ka badbaadinaya Omar iyo musiibadiiaa. Abdirahman waa nin masking jexlaadeu balse hadafleh. Omaar waa nin qabiiliista ah ee daaroodnimo madax markey diin aan laheyn afkiisu ka Yuri siilbaa la igaraacay

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Ileen oomaar cuqubuu la Iwaashay