Guurka Iyo Raaxadiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @showme916
    @showme916 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allah mama fikirkaagan runtii waa fikir aad u wanagsan xaqiiqadiina ku dayasho mudan aniga ahaan waxan si qaas ah ku dhihi lahaa waliga u nuglaaw reerkaaga allahana isku kiiin barakeeyo farxadiinana sii saa'idsho insha allah gabar walbo iyo wiil walbo somaliyed ineey farxad ku ragaadan runtii waan jeclahay wana ku farxa markan arko reer ku dhisan jaceyl iyo farxad ubad ku wada korsanaya.

  • @mahmauud
    @mahmauud 7 ปีที่แล้ว +2

    Maansh alaah ilaah ha idin barakeeyo waa barnaamij dhameystiran

  • @hanimohamed2694
    @hanimohamed2694 8 ปีที่แล้ว +8

    maasha allh waan kahely noloshan quruxda badan ilahey haidin siyaadiyo

  • @cabdirahmancabdulle3015
    @cabdirahmancabdulle3015 8 ปีที่แล้ว +1

    maashaa allaah gabadhaa reer baadhaadha alaha kadhigo.
    arinka eey nagu baraa rujineeyso waa arin wanaagsan ee kuwo toowfiiqda waafaqa alle hanagawada yeelo walaal waxaan kuleeyaha ilxuni kama aragto

  • @sahromanshaallahdahir6493
    @sahromanshaallahdahir6493 8 ปีที่แล้ว +1

    manshaallah alxamdulilaah nimcada allaha kuu siyaadsho farxad ku waara waligiin waad mahadsantahay quruxay

  • @fardowsoyaasiin5280
    @fardowsoyaasiin5280 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Tabarkallaah Barkallaahu Fiikum

  • @sahrasahrasheikh3676
    @sahrasahrasheikh3676 5 ปีที่แล้ว

    Maaaaàashaaaaallah mabruuk alfamabruuk allaha idinxifdiyo marwo sharafleh maaso aad uqaaliya baad nalawadaagtay

  • @sadamcisman8357
    @sadamcisman8357 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah family Royal alaha Inixafido àamin àamin àamin yaaa rabi

  • @jeyfarah2248
    @jeyfarah2248 6 ปีที่แล้ว

    Daqaanka Nabi Mohamed Acw hadi laraaci lahaa dhibato qoos walagabadbadhi lahaa

  • @wakiilcaashaq8270
    @wakiilcaashaq8270 6 ปีที่แล้ว +1

    MaashaALLAH

  • @jeyfarah2248
    @jeyfarah2248 6 ปีที่แล้ว +1

    LOVE IS THE WORD

  • @ifrahhersi752
    @ifrahhersi752 5 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @ilhaanmusse2370
    @ilhaanmusse2370 7 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ilaah haidin xifdiyo

  • @haniabdullahi2548
    @haniabdullahi2548 7 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah abayo ilahey haidin barakeyo anigana sidada o kle ilahey haisiyo sey bari ah iyo owlat salixin ah

  • @isramaxamed1294
    @isramaxamed1294 7 ปีที่แล้ว +2

    maaasha alllah

  • @aishamohammed9675
    @aishamohammed9675 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @jiijockariin1566
    @jiijockariin1566 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah ilahey hadin xafido

  • @nadiahassan2409
    @nadiahassan2409 7 ปีที่แล้ว +2

    mashalah mashalah mashalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuikhlaasjanal3240
    @umuikhlaasjanal3240 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah alow ifin barakee

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 6 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh allha idin xifdiyo

  • @sacdiyomaxamed6603
    @sacdiyomaxamed6603 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hambalyo

  • @meymunamohamed6004
    @meymunamohamed6004 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @hoodoibraahin746
    @hoodoibraahin746 6 ปีที่แล้ว +1

    Msha allha

  • @mohamedarabhadhaweiyosiigo2830
    @mohamedarabhadhaweiyosiigo2830 6 ปีที่แล้ว +2

    jacaylbaa igu dh acayba

  • @rumaanahmed2913
    @rumaanahmed2913 7 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏👏👏💕

  • @mohamedarabhadhaweiyosiigo2830
    @mohamedarabhadhaweiyosiigo2830 6 ปีที่แล้ว +1

    waaah waaah

  • @amainamahed393
    @amainamahed393 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah allah iskukindayo

    • @tasnimchannel3629
      @tasnimchannel3629 7 ปีที่แล้ว +1

      hhhhh cajiib waaye horta ma xuma in guurku ha gaago waana loo baahanyahay lkn aniga familkaan leh guurka isku fahanay waxaan ku dhaliilayaa la kala yaabay naagta lee hadleyso aaway ninki asi ma ilmaha ayuu ka midyahy waakaas iska damaba joogo sida wax majnuun ah waxaa loo baahna in uu ka hadlo in badan aabaha ka dibna iyada wax ka taataabato lkn iyadaa godatay oo goosaaratay layaab naa iska aamus hadaana sida familki kale ee love chalange oo kale u soo bandhigi karin wax anaka itaa cabuur weyn isku soo duubtay jikooyinka anu dhaqi laheed nin tiirki camal taaganna soo wadi laheed yaab badanaa bal dadoow fikirkaas ma ila qabtiin nin dha oo halmar xataa waxna ka dhihin kaaga darane habarti meesha gab gabyeeyso naa xishoo oo inkaagan garaska ah ku heyso gurigaaga mindhaa sanado ayaa ka tuugeeysay inaa maalin uun ka duubto kamarad haduuuse kaa ogo laaday waa nin fiican waaayo kubo ayaaba itaas xataa lagu karin in eu jilaan

  • @amishkassim4447
    @amishkassim4447 5 ปีที่แล้ว

    M.a ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan4533 6 ปีที่แล้ว +4

    Caruurtii boring hooyadii busy aabihii baxsaday ilaahow ceeb astur.

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 7 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @jesusjesus3206
    @jesusjesus3206 7 ปีที่แล้ว +1

    guurka

  • @shamsoabdul8216
    @shamsoabdul8216 7 ปีที่แล้ว +1

    ok

  • @sahracalicumar109
    @sahracalicumar109 6 ปีที่แล้ว

    Suit loo soo xeree Ilaa goormuu joogaa ???

  • @nasramamaloveyou2875
    @nasramamaloveyou2875 7 ปีที่แล้ว +1

    gpo

  • @rumaanahmed2913
    @rumaanahmed2913 7 ปีที่แล้ว +1

    mesha allah💞💞💞💞💞💞💞💞❤❤❤❤

  • @cabdirahmancabdulle3015
    @cabdirahmancabdulle3015 8 ปีที่แล้ว +1

    thank you so much.

    • @tasnimchannel3629
      @tasnimchannel3629 7 ปีที่แล้ว

      Cabdirahman Cabdulle hhh

    • @tasnimchannel3629
      @tasnimchannel3629 7 ปีที่แล้ว

      yåab badanaa ninkaan aad wadato maba hadlaaye masoo qasabtay moo qeybtiisa hadlo maxoo sida dibi kuu daba jooga oo adoo dumar ah la daldalmee xishoo oo xishoo nin somaaliyeed waa uun nin somali isma madalaayo ee guri aa adi xaaqday iyo ilmaa adi taagtay itaa nin sawira noosoo daba dhigtay waxba qoys wcan ayaa hesta meesha hala soo taagnaan bax0

    • @tasnimchannel3629
      @tasnimchannel3629 7 ปีที่แล้ว

      kkkk dhabarkaaba ku jabay xoog badani daa adaaba n9 nin ka fiican waxba kuuma taraayo waxaas sida geela u socdo ood moodo dadki yurubta ita ku jiratay lasoo duray oo asi dhan kagsan nin maaha ee nin fir forcoon oo caadi keenso oo hadlaayo jikada kugula jiro ilmaha kula celcelihaayo oo idinku dhaxdaalay ee nin aa hortiisa qashinka ka xaartay oo nacasa oo aad kaba ka daba sido ha ku noogin wax daalan ayaa tahee

  • @farhaanmohammed4863
    @farhaanmohammed4863 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 7 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @farhaanmohammed4863
    @farhaanmohammed4863 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah