BANDHIGA DR ZAKI SAX 14 12 2016

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 255

  • @sakariyeismaiil3924
    @sakariyeismaiil3924 5 ปีที่แล้ว +58

    dr sakir wallahi waa sheekh cajiib alle ha xifdiyo alle janadiisa alle ha ka waraabiyo aamiin aamin fadlan like saar kuna sali nabiga mohammed scw

  • @samiraabdikhalif_official1769
    @samiraabdikhalif_official1769 5 ปีที่แล้ว +4

    Dr zaid naik masha allh waxa farxad leh inuu soo islaamino malin wlba dad aad u tiro badan oo noqda muslimin .
    Wana wax lugu farxo hdan muslimin ah👍🏻✔

  • @ahmedgolden3906
    @ahmedgolden3906 4 ปีที่แล้ว +2

    Sida cajiibka ah ee uu su alaha ufahansiiyan la cajabay
    Dr sakir qof ka balaqo wangsan ma jiro

  • @faysalabdi6554
    @faysalabdi6554 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll Dr zakir nayak waa shaqsi aduuunka wax badan kabadalay wayna mu qataa jasaka llaah

  • @sakariyaiidali2694
    @sakariyaiidali2694 7 ปีที่แล้ว +82

    Mansha Allah runtii aad baan u jecelahay dr zakir naik alle ha daayee

  • @KingmisterCheetah
    @KingmisterCheetah 5 ปีที่แล้ว +15

    👌Niinkan dadka wuxuu bara waxaa sax ah! Mashallah,Allah jannada haa giliyo! Amiiin👍

  • @cabdikhadarmacruufmacruufa9173
    @cabdikhadarmacruufmacruufa9173 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah sheekh ilaahay hakubarakeeyo ajarkeedana hakusiiyo

  • @fardusabdi8435
    @fardusabdi8435 4 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah turjumidii wllky maxamed maahir cimrigaagu ha raago wll aan taageero

  • @mustaphamohameddahir5344
    @mustaphamohameddahir5344 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah ha xifdiyo dr ka

  • @yaasiinducaysane1976
    @yaasiinducaysane1976 6 ปีที่แล้ว +12

    جزاك الله خير والحمدالله

  • @najaax01001
    @najaax01001 5 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah dr zakil wa shaqsi ku dayasho mudan

  • @mahamedomer6862
    @mahamedomer6862 6 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo sida wanaagsan eed usoo turjumtay

  • @idrisskadar3188
    @idrisskadar3188 4 ปีที่แล้ว +4

    I ❤ love DR zakir nak

  • @khaalidahmed1937
    @khaalidahmed1937 6 ปีที่แล้ว +7

    maansh allaah aadbaan ugu farxay sheekha alle habarakeeyo

  • @shabeelsheikhahmed4302
    @shabeelsheikhahmed4302 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Alle haku xifdiyo dr zakir insha Allah aamiin

  • @ciyaaltiktok2689
    @ciyaaltiktok2689 5 ปีที่แล้ว +20

    Manta aytahay 18-my 2019 ayn dawanayaa
    Qofka daawada 2019 subscrib iguqabo

  • @gbbnbcnbnhfjkvnkg3435
    @gbbnbcnbnhfjkvnkg3435 7 ปีที่แล้ว +16

    Allahu akbar

  • @nafisoabuukar9421
    @nafisoabuukar9421 4 ปีที่แล้ว +1

    Mantay ee tahay 20 September 2020 qofkii ila daawanaya like ii saar plz😂🙈🙏

  • @shantamedia7897
    @shantamedia7897 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah dr zakir waa caalim weyn

  • @kurte92channel33
    @kurte92channel33 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah shiiq saaki

  • @baazimufti5807
    @baazimufti5807 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr zaki ma ahan waa Dr dakir abdul karim naik

  • @mohametgorgor8325
    @mohametgorgor8325 5 ปีที่แล้ว +2

    Ogaalka Dunidaan ka daawadeeh😎😎

  • @deeqadajiyayasiin4531
    @deeqadajiyayasiin4531 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll zakir macha allah

  • @luqmaanabdi5949
    @luqmaanabdi5949 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ka faaidaysi wacan inta aqliga leh

  • @samiraabdikhalif_official1769
    @samiraabdikhalif_official1769 5 ปีที่แล้ว +2

    Allhu akbar zaik naik dr codkara

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 5 ปีที่แล้ว +12

    ALLAH (SWT) HAYNA HANUUNIYO DHAAMAANTEEN

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dr zakir wa bashar cilmi badan ilaahey ha xifdiyo

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 5 ปีที่แล้ว +1

    man shalla walahi waa inan ku faana dr saakir naik
    isaga iyo axmed diidat calinkisa man shalla

  • @abdullahiali7506
    @abdullahiali7506 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa,Allah waa sheikh cajiib ah

  • @simanmohamed1421
    @simanmohamed1421 5 ปีที่แล้ว +13

    Xusa xuqiiqda qofka soo turjumey fadlan

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa cajiib shekhs Masha allah tabarakalaah

  • @mustaphaabdulahi722
    @mustaphaabdulahi722 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah allaah haku xifdiyo

  • @sadriqalbi7380
    @sadriqalbi7380 5 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allh Dr zakir

  • @nasraali8934
    @nasraali8934 7 ปีที่แล้ว +3

    masha.allah nin wanaagsan ayaa alle so saaray allow ku barakeey ku sii saco sida aad wado alle kuma qaado

  • @xaliimaqalanjo3205
    @xaliimaqalanjo3205 6 ปีที่แล้ว +2

    mashaa Allah dector keena iyo waliba shiikheena

  • @abdirahmanilkacase8727
    @abdirahmanilkacase8727 5 ปีที่แล้ว +2

    Copyright inaad qofka wakhtiga galiyey inaad xustaan baa fiican waayo wakhtibaa kaga baxay wlalkey maahir

  • @laylaaxmed4889
    @laylaaxmed4889 7 ปีที่แล้ว +2

    yaxfida dr zakid aqoonyahn muslim oo caana aada ayaan utaagera

  • @aliwardana4851
    @aliwardana4851 ปีที่แล้ว

    I've seen this war many times in my true dreams, this war is imposed upon Pakistan and we defend our country and Islam. #MuhammadQasimDreams

  • @hasanshiiqa1768
    @hasanshiiqa1768 4 ปีที่แล้ว

    Dr Zaki neeg alllaaha ku xafido in Sha alllaha

  • @nafiisamohamoud8892
    @nafiisamohamoud8892 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah tabarakallah Allah yaxfidakum

  • @sophiaosman2558
    @sophiaosman2558 7 ปีที่แล้ว +15

    mansha allah Sheikh

  • @cabdiyomaxamed5616
    @cabdiyomaxamed5616 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah wan jecalay runtii dr zaki naik m.sh allaaah

  • @hamdamohamed6648
    @hamdamohamed6648 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha ku xafido Dr zakir

  • @bashiirmaxamuud4612
    @bashiirmaxamuud4612 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaallh shiikh allaha ku barakeeeyo inshaaallh

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah doctar zakir

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 7 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah allow janada ku geey adiga iyo waalidiin taada wan jclhy aad aana uga helaa sido su aalada uga jawabayo uuna ugu dagal tamayo diinta islaamka masha Allah

  • @abdulkadirshariif6106
    @abdulkadirshariif6106 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha-Allah

  • @jamalahmed8288
    @jamalahmed8288 3 ปีที่แล้ว +1

    Suaal Cajiib ah wiilka reer maraykan

  • @abdiwahabhassan7561
    @abdiwahabhassan7561 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxaan aad ula dhacay xigmada uu Alle weyni siiyey dr.zakir naik iyo sida uu u ga Jawaabayo suaal walbo

  • @isaga9428
    @isaga9428 6 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah wa barmamj qimo badan akhiro iyo aduumba umada afnfacaya lahay ha inagu anfaca xaaga kaga haya ilahay ha idinka jaza siiye

  • @xasanwarfaa9321
    @xasanwarfaa9321 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Dr guuul

  • @sadaamkhalil5465
    @sadaamkhalil5465 6 ปีที่แล้ว +4

    Thank you so much abdisalan hereri

  • @samiiracrisaaq7232
    @samiiracrisaaq7232 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy wa basiir wuuna arkaa xaqiiqda ilaahyna qorshihiisa cid hor istaagi karta majirto waa hubaal wuxu noqondoona dr sakir mid ka awoodbadan sidii hore hadi ilaahy idmo wuxu maridoona test yar o ilaahy kutijaabinaayo bas waa intaas waxba kamaqaadayan gaaaladu

  • @abdimohammed5599
    @abdimohammed5599 6 ปีที่แล้ว +9

    waxaan la yaa waaa dakaan 16 towankaa quf oo saaray liiga ma jaa hil nimaa mase waxeeysa famin macanah kan tur jumay maashaa alaah ajir allaha kaasiiyo

  • @naciimabarre275
    @naciimabarre275 5 ปีที่แล้ว

    Maansha'alas was sh balaaqo leh ilaahay danbigiisa ha dhaafo intuu diktat udadaalay nor uqaadkeeda

  • @engabdirizakmohamedomar825
    @engabdirizakmohamedomar825 6 ปีที่แล้ว +6

    Mncha allaaH

  • @keedkaxogaha9531
    @keedkaxogaha9531 5 ปีที่แล้ว +1

    Ogaalka Dunida Allaah Xafido Mudane Maahir Turjumaadiisa Weeye

  • @user-oj2po3eq4d
    @user-oj2po3eq4d 5 ปีที่แล้ว +4

    الدكتور ذاكر نايك. حفظه الله ،

  • @mahamedmahamuuddacarbudhuq7003
    @mahamedmahamuuddacarbudhuq7003 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah, alle hayna fahansiyo quraanka

  • @ilyo-bashir
    @ilyo-bashir 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh jasaka allh dr zakir

  • @diisofficialchannel5011
    @diisofficialchannel5011 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 5 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH (SWT) HAKU DHAWRO SHEIKH

  • @hanadrasta7727
    @hanadrasta7727 6 ปีที่แล้ว +9

    Dr Zakir naik aad Iyo aad aaayan ojeclahay

  • @munacaaqilmustafeyuusuf7479
    @munacaaqilmustafeyuusuf7479 6 ปีที่แล้ว +3

    alleh ha xifdiyo waa Shaqsiyad diinta islaamka aad u ilaalinaya jeclna inuh muslimiyo dad badan ooney urunawdey alleh nololsha garab ha ku siiyo

  • @sadaamkhalil5465
    @sadaamkhalil5465 6 ปีที่แล้ว +3

    Dr. Zakir Allah hakaa ajarsiiyo
    soojeediyaashana sidookale

  • @mariyayousuf6363
    @mariyayousuf6363 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz wll lkn Codkisiba waxbad kuqariseen kaleerka ayu kuronyahay

  • @abdiwahabajay4130
    @abdiwahabajay4130 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @sadaamkhalil5465
    @sadaamkhalil5465 6 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah

  • @maxamedcabdilaahi791
    @maxamedcabdilaahi791 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah rabbigu ha xafido sh.Dr.zakir naik

  • @abdiraxmaanaabi6174
    @abdiraxmaanaabi6174 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa nha noolaado dr zasir

  • @drsawomohamed
    @drsawomohamed 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dr zakir Alle cilmiga haku siyadiyo anagana hanagu anfaco

  • @nucmaanqaalid4311
    @nucmaanqaalid4311 5 ปีที่แล้ว

    Rabiyo sheydanka kaqawo wa ramadn dacwda qeyr ugu dhig insha allh

  • @ilhaanabdullahi5732
    @ilhaanabdullahi5732 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allaha

  • @abokorkeeroww2188
    @abokorkeeroww2188 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allh

  • @becarefull7138
    @becarefull7138 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa khalad inad xuuquda tvga ku tilman waayo wxa iska leh kilbyadan chanelka #ogaalka dunida

  • @suheybacali3007
    @suheybacali3007 6 ปีที่แล้ว +2

    masha llah

  • @ahmedaj6264
    @ahmedaj6264 6 ปีที่แล้ว +4

    DR zaki naik mashallah

  • @kawsarxasan6509
    @kawsarxasan6509 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle haku xafido

  • @Himillo-y5c
    @Himillo-y5c 6 ปีที่แล้ว +4

    aad bad umahadsantihiin kalzan lkn xuquuqda qofka wa loga mahadceliya wadna mahadzantihiin

  • @mukhtarugaas1561
    @mukhtarugaas1561 6 ปีที่แล้ว +10

    mashaAllah

  • @rahmoidiris1239
    @rahmoidiris1239 6 ปีที่แล้ว +2

    mashallah DR zaki

  • @hodannuur9712
    @hodannuur9712 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @faysalabdi6554
    @faysalabdi6554 4 ปีที่แล้ว +2

    Dr sakir

  • @kowsarciise2522
    @kowsarciise2522 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aad ayuu ufahansiiya dadka diinta illaahay ha ka abaalmariye

  • @ayanitachannel5196
    @ayanitachannel5196 4 ปีที่แล้ว +5

    Alle dhamanteen hayno dambi dhaafo wxaan daawana
    25
    ovember\2019 Tuesday 11:00

  • @calibaris3481
    @calibaris3481 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah.sheikh.Zakir🤗🤗🤗

  • @aminamaxamuud4333
    @aminamaxamuud4333 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah Dr zakir

  • @gbbnbcnbnhfjkvnkg3435
    @gbbnbcnbnhfjkvnkg3435 7 ปีที่แล้ว +5

    Jazakallah qeyr

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว

    idiinko tv wayn ah mxaaad u soo daynaysaaan barnaaamuj wiil kaligii ah oo youtuber ah soo diyaariyaya

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 4 ปีที่แล้ว

    Alla haw denbi dhaafo Dr zakir iyo turjumaheena wallaahi ilaahay dartii baan u jeclahay

  • @hasencabdi1252
    @hasencabdi1252 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dawanayaaa 2020 June 29 ayaan dawanayaaa

  • @fulusahmed7070
    @fulusahmed7070 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 6 ปีที่แล้ว +3

    mashallah

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 6 ปีที่แล้ว +6

    ilaahaw diinka i fahansii

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 6 ปีที่แล้ว +2

    aaamiin

  • @ishaalmunoqliidiris6752
    @ishaalmunoqliidiris6752 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwoooooowwwww mash allah

  • @cabdiraxmanizmo6461
    @cabdiraxmanizmo6461 5 ปีที่แล้ว +1

    msha Allah wallakay waan jeclahay

  • @ismailyare9984
    @ismailyare9984 5 ปีที่แล้ว

    Walalkay kuwa badan so gali fadlan alle kheyr haka siye asc

  • @abdikadirbashir7194
    @abdikadirbashir7194 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jasakallaah

  • @koryare
    @koryare 6 ปีที่แล้ว +18

    10/12/2016 iyo manta oo ay tahay 14/12/2017 mudo halsanaa