khalaas!! imaaraatka o arrin meel kadhac iyo godob ku ah reer qasa wada || sh abdirahamn bashir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • Arrin meel kadhac ku ah reer qasa oo u kashaqaynayo imaaratdku
    Sh abdirahman bashir
    ‪@cizudiinmd301‬

ความคิดเห็น • 14

  • @baarridaacad2919
    @baarridaacad2919 วันที่ผ่านมา +2

    Waad mahadsantahay sxbkay cizu diin md
    Lkn sxb waa iga baraarujin
    Qoralada mawduucyada yara sax

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 วันที่ผ่านมา +4

    Imaaraadka madaxdooda waa kansar ku dhexjiro umada muslimiintaee allah asaga hala gediyo aamiin falastiin alley leeyihiin

    • @cizudiinmd301
      @cizudiinmd301  2 วันที่ผ่านมา +2

      Waa xaqiqo wa kansar iyo was lad qudhuntay

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guul falastiin aamiin aamiin mahadsenid

  • @Nurcabdd
    @Nurcabdd วันที่ผ่านมา +1

    🥺🥺🥺 .. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
    "Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.

  • @FaadumoxassanFaadumo
    @FaadumoxassanFaadumo 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wuu is dardarey ilaahay masiibo alha ku rido jirkiisa iyo maskaxdiisaba waa meesshuu eedi lahaa

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allow ugargar oo xifti falstin guul insha Allah

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 วันที่ผ่านมา

    Yahuuda yahuudo ka soo horeeyay oo carab sheegta ayaa buuxa khaliijka sida sacuudiga immaaraatka iwm

  • @AbdirahmanAbdi-k5e
    @AbdirahmanAbdi-k5e 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay umada islaammka haka qabto shayaadiinta UAE ilaahay dhul gariir haku rido

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 วันที่ผ่านมา

    Godobtada Ugahalayso Adigu Taaskageleysey Jamuhriyada Somaliland Miyayna Mid’ahayd Abdiraxmanow????

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 วันที่ผ่านมา +1

    US BAA QABSANAYSA GAZA "TRUMP BAA YIRI"

  • @LeylaWarsame-z4t
    @LeylaWarsame-z4t วันที่ผ่านมา +1

    Trump Isreal waa urabaa inay qaza qabsato waayo markasta Isreal taweyn uyuukahadlaa

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 วันที่ผ่านมา

    Waar,qhiikh craxmaanow,hadalka runta kasheega oo ajiro dal islaam ah oo reer galbeed aanay utalin ee hadala sidaas usoodhiga oo
    barigadhexe oodhan jeelasha ayaa buuxdhaafay cidakadanbaysaana waa reer galbeed iyo yuhuuda,.
    Yaaxor ah ee islaam ah majiro ilaa xaramka islaadhabi mee.