Kiis kii Wiilka Oo Waji Kale Yeeshay, Wiilka Abtigi Wax Badan Bu Qrinaya, Waxan Lahadlay,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #Maandeeq #Hanaparanta #somalia #galmudug #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k Hargeisa Ku Guursaday

ความคิดเห็น • 44

  • @FadxaqaliMarwo
    @FadxaqaliMarwo หลายเดือนก่อน +1

    Allow hooyadaa waaa la dulmiyee wiilkeeda usoo dhaweee

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +6

    Wiilkaan Allahs u naxariisto Ninkaan in aan lahayn wuu ogyahay hadalkiisu Waa rajo maleh

  • @shamishoussein7587
    @shamishoussein7587 หลายเดือนก่อน +3

    That guy, he knows something yes

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan wax buuu duug duugayaa daacad kama ahan in wax laga waydiiyo marabo arinta wiilka

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan boliska Mosanbiik halugu dacweeyo

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +3

    Aduunka qof la aamini karo majirto lakiin wiilkaan wax buu ogyahay

  • @nasteexo-cj3ot
    @nasteexo-cj3ot หลายเดือนก่อน

    Kiiskan wuu kucadyey naxarisleh maleh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +3

    HALO SHEGO BOLISKA MUSANBIK WA QAWARIJ WIILKA MESHU GEYEY HA SHEGO

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +4

    Wiilka la waysan yahay dadkiii uu lasacon jiray ama sxb la ahaay hala raadiyo gabdho iyo wiil hala raadiyo

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 หลายเดือนก่อน

    Wiilka aduun iyo aaqiro adaa lagaa rabaa wiilka Axmadeey warbadan lama rabee qeylada kadaa abti daahir

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkaan saan u hadlaayo far ayaaa ku duugan hadalkiisa nama qancinin

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan wiilka inuu asagu diley ayaa suurta gal ah

  • @zahraahmed9871
    @zahraahmed9871 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wiilka waa uu dilay

  • @ShamsaWarsame-w2j
    @ShamsaWarsame-w2j หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay ku soo qabay Saad gabdha wiilkeeda aad ooga qarisay alle kuu qari oo laguma arko

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan waa been loow hadii uu tagay police ka waxaaa lasooo siinaa number file ayaaa lasoo siinaa ninkaan meel uu aaday majirto wiilka asagaa wax ka og

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +3

    Yes police number ayuuu ku siinaaa oo lagu furay file ka

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan wax waa ogayahay man sheegayo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +2

    WAXBU QARINA HALA QABTO QAWARIJ

  • @ShamsaWarsame-w2j
    @ShamsaWarsame-w2j หลายเดือนก่อน +2

    Sheeg wiila alle ku qabay

  • @zahraahmed9871
    @zahraahmed9871 หลายเดือนก่อน

    Alla ninkan waa dilaa

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w หลายเดือนก่อน +2

    Wiilk maa nolo fiilay ninka waxasat wuu ogayaha

  • @nasteexo-cj3ot
    @nasteexo-cj3ot หลายเดือนก่อน

    Kan waa qaa'in

  • @AsffAsdc
    @AsffAsdc หลายเดือนก่อน +1

    Bilu isagu diley wayo markii uhoreysay wuxu yidhi anigu maan dilin

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 หลายเดือนก่อน +1

    Sumxana laah ninkan waxbu qarinaya

  • @BashirhayanSalah
    @BashirhayanSalah หลายเดือนก่อน

    Kan lugba ulaban ee wiilkii melkusheg haladheho

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 หลายเดือนก่อน

    Asc waxaan fahmay in wiilka maqan wax ka ogyahay aabihiisna heshiis ku yihiin more suspect cid police ha loo bandhigo waraysigan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +2

    AWEY WARQADI BOLISKA U QOREY

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน +1

    Ax walal habaryarta wiilkeda hadad xirtay u soo daa plz

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน +3

    CUNUGA ASU KU MAQAN YAHEY MESHU GEYEY HA SHEGO

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +2

    Maamada dad baa ku yiri Waa la dilay wa ogaa lagu riday tuug asna lacag la siiyay

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan waxay Maxamad’s sheega say weeye Ninkaan Wiil kii Waa dilaye ha sheego musanbiik buu u dhiibay

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan far aa ku godan

  • @safiyaawjamac
    @safiyaawjamac หลายเดือนก่อน +1

    niinkaas waanin kibirisnyahay

  • @ShamsaWarsame-w2j
    @ShamsaWarsame-w2j หลายเดือนก่อน +2

    Balaayo kula dhalatay hooydii dhashay buu caayayaa waa tuug hala qabto hala soo tarxiilo hantidiisa hala dhaco

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan waa bilaa naxarii been buu sheegayaa isagaa diley

  • @riyaanhennabeautychannel2656
    @riyaanhennabeautychannel2656 หลายเดือนก่อน

    Ninka far baa ku Godan ee maamado noolal iyo geeri allaha usahlo

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan saldhig uu tagay majirto been ayuu sheegaa waa iska cadahay sheekadaan dadkii uu sxb la ahaay wiilka dhintay hala raadiyo gabdho iyo wiilal uu u dhawaaw

  • @ShamsaWarsame-w2j
    @ShamsaWarsame-w2j หลายเดือนก่อน +2

    Hadaa musanbig ku raaxeysatid waa arkee adiga iyo abtiga cadaabka ku waar waa heshiiseen in aad gabdhaan masaakiinta ah in aad dhibtaan baa ku heshiiseen ilaahay idin nac

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +2

    Sir muu sheegay kuye war Ninkaan Wiil kii Waa la dilee Ninkaan a wuu ogyahay

  • @Princessnaima16
    @Princessnaima16 หลายเดือนก่อน

    Qof walalkis ka maqan yahay oo rabin in lala raadiyo ? Hooyadii dhashay wilka ayuuba kaso qadaa qofaan wax aheyn mar wuxuu leyahay wu baxay marna ma ogi hadana kaga daran haduu dhintay muxuu ugu so celcelinaa rer baadiyo doqon ah oo hadal xushmad leh xitaa aan aqoonin kan wey cadahay wiilka asiga dilay

  • @inabashir7109
    @inabashir7109 หลายเดือนก่อน +1

    Kenya xataa rasit ayaa laguna soo siinaa been ayuu shegayaa

  • @AnisaAdow-ds9jw
    @AnisaAdow-ds9jw หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa og yahay wilka kow dheh mamadan haimato mozanpeg ninka muqalsa waye oo wiilkeykii bow qab ha dhahdo walhi 1mint. Baa lagu. Qada asaga dhan moz anaga waxa badan jogonay ninkan muqalas waye hala dhoho

  • @nasteexo-cj3ot
    @nasteexo-cj3ot หลายเดือนก่อน

    Missing person report tixraaceda lasiina