Bilan 24k
Bilan 24k
  • 682
  • 2 653 245
Canadian Boy, Dacwad Bilaabay, Dad Ka Mid Ah Familkiisa Iyo Dad Baraha Bulshada Ku Jira,. #somalia
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba #Dacawaley ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k Hargeisa Ku Guursaday
มุมมอง: 6 178

วีดีโอ

Burco, Kiis Fool Xumo Badan, Walaalkay Iyo Aabahay, Aya Uureeyey Gabartayda, Hada Wa Dhali #somalia
มุมมอง 31Kวันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Kiis Aargoosi Hooyo Laga Keenay Uk, Si Loo Dhibaateeyo, Aduunyo Somali Halkaasay Maraysaa #somalia
มุมมอง 27Kวันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Alhamdulah, Waan Guulaysanay Mahamed Yare Canada Ayuu Imaaday, Wuxuu La Kulmi Doonaa, Qaar Kamid Ah
มุมมอง 2.9K14 วันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Dhibku Markuu Bato, Xataa Hooyadii Ku Dhashay Cadow Ayaad Moodaysaa, Hablihii Somaliyed Me. #somalia
มุมมอง 1.4K14 วันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Kiis Dadka Ka ilmaysiiyey, Ingiriiska Ayuu Kasoo Cleiyey, Hooyadan Iyo Caruurtii Ay Dhas,#maxkamada
มุมมอง 2.4K14 วันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Sweden: Naftaydu Halis Ayay Ku Jirtaa, ilmihi An Dhalay Wa Laiga Qatay Kaliya Waxan Raba Somalinino,
มุมมอง 11K14 วันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Qiso, Hooyada Dhashay Maslax Wiilkii U Waashay Jacaylka Sucaad, o Xaqida Dhabta Ah Sheegtay, Sababta
มุมมอง 90K14 วันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama #MaslaxSucaad ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @Arim...
Runtu Waa Sidan, Waraysi Khaas Ah, Bilow Ilaa Dhamaad, Beenyi Waxa Laga Shegaayo Wiilka Yar, #canada
มุมมอง 3.4K14 วันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Qisada Maria, Sababta Wiilka looga Qaatay, Somalida Sweden Aan Caawimaada Ka Rabtay, #maria #somalia
มุมมอง 3.5K21 วันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
War Farxad Leh, Ugu Dambayn Wiilkii Sirkii Wa Laga Furay, Ehelkiisiina Waa Aqoonsaday,.. #somalia
มุมมอง 51921 วันที่ผ่านมา
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Halkan Ku Yaabaan Fadhiya, Sabrina Wa Inan Reer Hargeisa Ah, Nolosheda Ma Rumaysan Kartid,#somalia
มุมมอง 27Kหลายเดือนก่อน
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Daahir Calasow, Waan Soo Laabtay, Yaa iga Xiray Tiktok? Anigu Jp Ma Ahi Welcome Back Goat,#ajfamily
มุมมอง 6Kหลายเดือนก่อน
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Sweden, Ax Gabadhan Waxa Nolosha Ku Cilay, Hooyadi iyada Dhashy, 3 Mar Inay Nafta Is Dhaf #somalia
มุมมอง 14Kหลายเดือนก่อน
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Gaadhsiya Waalid Caasiga #ajfamily, Waykaaga Xuman Doonta Hadi Anad Si Deg-Deg Ah, Hoyadaa #somalia
มุมมอง 794หลายเดือนก่อน
#maandeeq #Hanaparanta #ajfamily #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL #Faadumokaftan ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba ...
Ajfamily Anigu Hooyo Ma diidani, Balse Daahir Calasow Khasab Miyu Igu Leeyahay, Somaliyey #ajfamily
มุมมอง 2.2Kหลายเดือนก่อน
Ajfamily Anigu Hooyo Ma diidani, Balse Daahir Calasow Khasab Miyu Igu Leeyahay, Somaliyey #ajfamily
Ajfamily, Meel Walba Hanjabaad Ayaa iiga imaanaysa, Heer Waxaa La Gaaray, in Ay Iso dira #ajfamily
มุมมอง 5Kหลายเดือนก่อน

Aj Family 88% Waa Raxanwayn, Majeetenow, Cidlo Ayad ku Xiiqaysan, Wiilakan Ka Hara #ajfamily
มุมมอง 4.4Kหลายเดือนก่อน
Aj Family 88% Waa Raxanwayn, Majeetenow, Cidlo Ayad ku Xiiqaysan, Wiilakan Ka Hara #ajfamily
Deg-Deg, Ajfamily Walaashis Runta Ah Waa Tan, Cadayn Kale Loma Baahna, #ajfamily #maxkamada#somalia
มุมมอง 6Kหลายเดือนก่อน
Deg-Deg, Ajfamily Walaashis Runta Ah Waa Tan, Cadayn Kale Loma Baahna, #ajfamily #maxkamada#somalia
Norway, Hooyo Rikaato Lagu Haysto Oo 4 Caruur Ah, Laga Qaatay, Qofka Dhibta U gaystay Wa, #maxkamada
มุมมอง 891หลายเดือนก่อน
Norway, Hooyo Rikaato Lagu Haysto Oo 4 Caruur Ah, Laga Qaatay, Qofka Dhibta U gaystay Wa, #maxkamada
Daawo Mid Kamid Ah Ardeydii Casharada Khaldan La Siin Jiray, Fiiri Wuxu Dadka La Horyimi #maxkamada
มุมมอง 408หลายเดือนก่อน
Daawo Mid Kamid Ah Ardeydii Casharada Khaldan La Siin Jiray, Fiiri Wuxu Dadka La Horyimi #maxkamada
Shuruud Cusub, DNA Hadaan Maraayo, Waa Daahir Calasow Keenaa Aabihi Iyo Hooyadii Live Ah #ajfamily
มุมมอง 5Kหลายเดือนก่อน
Shuruud Cusub, DNA Hadaan Maraayo, Waa Daahir Calasow Keenaa Aabihi Iyo Hooyadii Live Ah #ajfamily
Jawaab, Omaar Barbar Iyo Teamkisa, Anigu Gaal Waanba Ahay, Lkn Dadka Kitaabka Sawirka,lagaly #omaar
มุมมอง 313หลายเดือนก่อน
Jawaab, Omaar Barbar Iyo Teamkisa, Anigu Gaal Waanba Ahay, Lkn Dadka Kitaabka Sawirka,lagaly #omaar
Fashil, Ninkii aan Caawinay, Lacagtuu Waxuu Sameeyey, Waan Odaanay, indho Adayg Wu Soo #maxkamada
มุมมอง 4.8Kหลายเดือนก่อน
Fashil, Ninkii aan Caawinay, Lacagtuu Waxuu Sameeyey, Waan Odaanay, indho Adayg Wu Soo #maxkamada
35 Sano ayay Raadi naysay, Waxaa loo Sheegay Inay Geeriyootay, Balse Iyada o Nool Ayay , #maxkamada
มุมมอง 7Kหลายเดือนก่อน
35 Sano ayay Raadi naysay, Waxaa loo Sheegay Inay Geeriyootay, Balse Iyada o Nool Ayay , #maxkamada
Ajfamily Laaluush Ku Bixyey Kiiska Jooji, Hooyada Wuxu Usheegay, Aj Falily Arintiisa lama#ajfamily
มุมมอง 2.4Kหลายเดือนก่อน
Ajfamily Laaluush Ku Bixyey Kiiska Jooji, Hooyada Wuxu Usheegay, Aj Falily Arintiisa lama#ajfamily
Aj Familay Walaaladis Oo Diiday In Laga Qado DNA, Cid Na Khasbi Karta Ma Jirto Wiilkan Wa #ajfamily
มุมมอง 3.2Kหลายเดือนก่อน
Aj Familay Walaaladis Oo Diiday In Laga Qado DNA, Cid Na Khasbi Karta Ma Jirto Wiilkan Wa #ajfamily
Ninkan hooyadiis Diidan, Ee Majeerteen Kusoo Ordaaya, Waxaan leenahy, Qaliilkaga U Laabo #ajfamily
มุมมอง 42Kหลายเดือนก่อน
Ninkan hooyadiis Diidan, Ee Majeerteen Kusoo Ordaaya, Waxaan leenahy, Qaliilkaga U Laabo #ajfamily
Dingiin, Ajfamilay Oo Fariin Adag U Diaray Hooyadii Sheeganaysay Inay Dhashay, Waa Marki #ajfamily
มุมมอง 15Kหลายเดือนก่อน
Dingiin, Ajfamilay Oo Fariin Adag U Diaray Hooyadii Sheeganaysay Inay Dhashay, Waa Marki #ajfamily
Deg-Deg Ajfamilay Oo Hooyadiis Lahadley, Afaarahayga Ka Bax, Anigu Hooyaday Wan la Joogaa,#ajfamily
มุมมอง 40Kหลายเดือนก่อน
Deg-Deg Ajfamilay Oo Hooyadiis Lahadley, Afaarahayga Ka Bax, Anigu Hooyaday Wan la Joogaa,#ajfamily

ความคิดเห็น

  • @sheikabdisamadhussein2432
    @sheikabdisamadhussein2432 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaaha ha caafiyo caafimaada taam ah oon cudura ka dabeenin Aamiin yaa rabbi

  • @SaidMohamedElmi-z9l
    @SaidMohamedElmi-z9l 4 วันที่ผ่านมา

    LOL @ SAY, ' WALLAAHI GUY'. LLLOOLLL

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 6 วันที่ผ่านมา

    Waa. Masiibo ilaaheey hooyo la aan naga dhigin

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaan layaabay waan isguursanaynaa beena ayaa laysku cunaa xamar war waxaas guurma ahan ee saaxib tinimo guur lagadhigayo waxaa taas dhaanta inla lasaaxiibo kkkkkkkkkkk

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaas guur miyaa caadi,laysu dhebo kkkkkkkkkkkk

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 7 วันที่ผ่านมา

    Subxana Allah Hooyo mcn qofkay u nooshahay oona ka fa iidaysan adun iyo aqiro bel waaye Allow walidkayna u naxariisto intay u nooshahayna Allah cimri dher iyo cafimad Allah u siiyo aamiin 😂

  • @Jannay-m1x
    @Jannay-m1x 7 วันที่ผ่านมา

    Hana please lahadal gabadha kale iyo gabadha eedeeysanba. Horta dhinacooda dhegeeyso.

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 8 วันที่ผ่านมา

    kulamaan taliyeen inuu wiilkaas yar xamar ku laabto😢 👎🏻⚠️

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 วันที่ผ่านมา

    Inta caawisey ilahey akhiradooda ilahey ha igeeyo qabriga ilahey ha ugu qaboojiyo xasanadkooda ilahey ha usaaro

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 วันที่ผ่านมา

    Hooyadaas meesheeda yaan laga keenin inta maxamed meel dagayo uu hooyadiis biilankaro

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 วันที่ผ่านมา

    Dahir calasow ciilbaa haya meesha in uu madax kanoqo uu rabey😂

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 วันที่ผ่านมา

    Abu dujaanah shartooda ilahey hakaa qabto

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 วันที่ผ่านมา

    Dadkeena dadka waxey jecelyihiin in eey liidaan canada haduu ku noqn karin xataa canada maxey tahay uuf🤮🤮

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 วันที่ผ่านมา

    Jahilin qof danbi loo heysto kenya waalaga sooqaban karaa

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 8 วันที่ผ่านมา

    Guul sxb maxamed hadii laga xishoon wayay xaqba u ledahay ina sharcigada radsato

  • @shukriyusufwarsame6360
    @shukriyusufwarsame6360 8 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah waa wiil fariida❤

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 8 วันที่ผ่านมา

    Maxamad nimcadi aduun ilaahey kusuu nimcada aaqirana meesha wacan kajoog .abuu dujina darajada dunida daaha sare kagaar maxamed waxba uma awoode ilaahey hasiiyo sida wanaagsan

  • @aali7043
    @aali7043 8 วันที่ผ่านมา

    Somali people I will advise you Abu Dujana madaxweynaha Somalia udoorta.❤

  • @FathiaIdrissismael
    @FathiaIdrissismael 8 วันที่ผ่านมา

    Canadian boy

  • @mmuuseofficiall1458
    @mmuuseofficiall1458 8 วันที่ผ่านมา

    Wiilki yaraa waxuu kadhigay daraamo joogta iyo falanqo Cawinaada istusnimada ah ilahay kayaab oo wiilka yar iskadaa

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 8 วันที่ผ่านมา

    Bro alle dartiis u cafis waayo alle wuxuu jeceshahay adoomadiisa wax cafiya in alle kucafiya

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 8 วันที่ผ่านมา

    Aamiin yaarabi walahi waan qiiraysnahay

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 8 วันที่ผ่านมา

    Ii soo dua please walaalayaal

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 8 วันที่ผ่านมา

    Nin weyne usheeg jaahiliintaan walahi part of somalian ignorance waaye Dear bro abuu dujaala viva nin weyne ii nooloow walahi lejan baatahay walaal allaha kuxafida

  • @abdiamohamuud5501
    @abdiamohamuud5501 8 วันที่ผ่านมา

    Ma taqaanid qofka qaxootiga ilaa uu noqonayo permanent resident waxuu dalbanayaa mar walba work permit.

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 8 วันที่ผ่านมา

    War adaaba jaahil ah Soomali work permet Canada masiiso Soomalida social insurance ayaa lasiiyaa ma hindi baan nahay ama kenyan udganis nageriyan Soomalida Dalka waxy kuyinadaan ayagoo sharcileh

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 8 วันที่ผ่านมา

    Waxaad uqabtaan lowerada dowlada

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 8 วันที่ผ่านมา

    Shahaado dhalasho waaye

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 8 วันที่ผ่านมา

    Wiilkan muu shaqatago oo school galo dantiisa raacda maxaa kusooceliyay Reer abti gii oo Soomali jaahiliina oo ogayn dhibka kaga imaanaya inay wiil asalkiisa ajnabi firkuleh Anyway kiiskaan Qoysas badan oo Soomai ah ayuudhib ukeenayaa waayo ilmahaa Diinta lasoobaraa hadhow ilmaha lacelinaya indhagaara ayay Dowlada ku eegikartaa

    • @maryanalifandhe8423
      @maryanalifandhe8423 8 วันที่ผ่านมา

      Shaqada hawl baa kahoraysa wiilkan dokument maba haystee see ushaqa tagaa.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 8 วันที่ผ่านมา

    ABU DAJAANO, WAD OG TAHAY, ABUKATO WAA FREE " LEGAL AID " WAA MAXAY LACAGTA AAD ABUKATO KU SHEEGEYSID.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 8 วันที่ผ่านมา

    WIILKAN ABUKATO LACAG LA'AAN AYU XAQ U LEEYAHAY, " LEGAL AID " AYA LA DHAHA, WAA FREE.

  • @DekaWarsame-g8b
    @DekaWarsame-g8b 8 วันที่ผ่านมา

    Wiilkan yar waa bila abala xalay dadkii cawiiya buu cayay

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 8 วันที่ผ่านมา

      Waa caruur walaal wey dhibaateeyeen ilma yar oo dhibaato laga badiyay walaal halayaabin kuwo iska dhigaya inay caawiyeen ayaa dhibaya dacaayadaynaya

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 8 วันที่ผ่านมา

    Maashalah ABu dujan walaahi Dad badan waa ciilay Suu Wilkas u cawiyey ilahey ha u abalgudo🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰

  • @nurtoali8956
    @nurtoali8956 8 วันที่ผ่านมา

    Hi brother, I understand what do you say but I have question MUHAMED he has address for men thank you

  • @qaranmediainc5513
    @qaranmediainc5513 8 วันที่ผ่านมา

    TV yada ha tago canada interview ha siiyo support u helo maxkamada ha uu ku wajaho si cadalada u horkeeno cadawdan

  • @HalimaOsman-ei5yv
    @HalimaOsman-ei5yv 9 วันที่ผ่านมา

    Sc hana duceysan❤

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 9 วันที่ผ่านมา

    Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab keeda midigta allaah kasiiyo bacdamaa gabadha xanuunsantahay armeey qalladay magacaanta saa aan rajeynaa rabiyow cidkalle ka dhig

  • @foozia426
    @foozia426 9 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah dadkani vadowsana maxaay ucadibayan islaanta miskiinta ee waalidkooda

  • @foozia426
    @foozia426 9 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah hana wa gabadh wangaasan oo naxariis badan❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 9 วันที่ผ่านมา

    Idoorku tunta ma jeclo habarti dhasha cadeyneyso .maxry iga rabaan iyada afks qabta ceebtina bananka soo dhigteye. Rer saqiir wase .ma naag cafimad qabtaad weyden markad waseysan ilmo xanunsan dhilooyinki ifoorbaa suuqa yaala siilkoda biladha jamicanka iska daqdalaq sadee mida kale odeyga 70jirla ee awoowga ah maxa heley awoowe wa ki naxarista badnaa awoow wax wali wa akhri aduunyo. Abyi ilmo yar wasi xata futada iska nafiifinkatin subxannallah wa wax laga xishodo abti wa hooyo naas laheyn idoor diinta barta uquba idin heshey .maxsr iga rabtan ma aniga social media keney subxannl fhilo kasto ha igu soo cararto no body can't stop me .

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 9 วันที่ผ่านมา

    War waalantahee kaqabta

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 9 วันที่ผ่านมา

    She need Cilaaj

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 10 วันที่ผ่านมา

    Naagtan maxaa ka si ah ? Maxay ku keentay inay wala weyn ugu ashkatootay ?? yaaka yaabkiis !!!

  • @manaomar212
    @manaomar212 10 วันที่ผ่านมา

    Laa illaha illalaah subhaanallah ma hooyo saasloogalaa aduunyoo xaalkaa ba'a sorry hooyooy 😢

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 10 วันที่ผ่านมา

    odaygaa iyo wiilka hala toogto shareecada islaamka halagu fuliyo

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 10 วันที่ผ่านมา

    illaahayow indho xumo hanatusin aamiin yaa allaah

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 10 วันที่ผ่านมา

    walaaxowllaa walaaquwati illaabillaahi. walaaxowllaa walaaquwati illaabillaahi cadiim

  • @NasraAhmed-i6s
    @NasraAhmed-i6s 10 วันที่ผ่านมา

    Subxaana laah

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 10 วันที่ผ่านมา

    Walaal mad astirtid aabaha ilmahaaga walaalka

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 10 วันที่ผ่านมา

    odayga iyo iyada iyo wiilka waxa dhanbaa wada xaaraana oo xaaraan iskudhay. waayo qof ilma xalaala waxaa masameeyeen