Somalis are people which love each other wherever they are only evil politicians are the one putting them apart. May Allah bring them back together. Aamiin 🤲.
Masha Allaah Allaha idin daaweeyo Saliid macsaradu wax dhiba maleh Lkn saliida hilibka la soccoto marka Lashiilo ma fiicna xaga beerka. Muuqaalo ad u qurux badan bad Xamar ka so duubteen labadinuba Allaha idin xafido meel waoba ad Joogtaan
Axmed rashiid iyo caalin waan idin salaamayaa waxaad tihiin labada youtuber ee muqdisho si wanaagsan uga soo duubay aniga labadiinuba waan idinku xiranahay maalin wslba marka aad soo galosaan flog cisub hpraam la daawadaa mahadsanidiin. Legend cabdinaasirna waxaan leeyahay mahadsanid sida ragan aad u hageyso wiil qalbi fiican baa tahay
Wallhi waa cajiib kind of old style Hilib geela iyo muufada oo aan la burburin ayaa wanaagsan saliida faraha badan muufada waa macaan lkiin maxaa loo buburinayaa
Maqaayadda muufada ee daba yare ma aheyn in uu lacag ka qaado dalxiisayaasha ito yutubareyda waayo xayeeysiin ayeey u tahay isaga ganacsigiisa lkn somali miyaa lacag u quurta xayeysiin waa dad iska liita dhinacaas oo ma oga in xayeeysiinta adduunka ay ka tahay sheey qaali ah
bahashan nidaamka loo jarjaro ayaa sidan ah , waliba waa la burburiya, marka maraqa lagu daro waa lasii fajaasaya , waa cuno ku fiican in qof walba sidiisa u isticmaalo.
WALAALAYAAL MACSARADA IYO MUUFADA XOOG BAA LAGU YEESHAA OO WAALA KALA YAQAAN KAN TUULADA KA YIMID IYO KAN XAMAR CADDEEY KU BARBAARAY. MUQDISHO UGU IMAAW MACSARO.
Waa maxay sababta TH-camrs reer Hargeisa usoo gudbiyaan muqaalada dalxiiska iyo quruxda dalalka aduunka oo dhan; TH-camrska Walaweyn - kan reer Xamar, kan reer Garowe iyo kan Galmudug - ay usoo gudbiyaan muqaalo ka hadlaya Qabyaalad, Dagaal iyo Siyaasad? Reer Mogdishow suaashan kasoo jawaaba!
War sxbayaal basha saan looma cuno, jajabiska noocaan ah waa xalad sharaftii muufada ayaad ku cayaarteen hhh. bahasha waa la ridqaa, gacmaha ayaa lagu shiidaa. Ani Xataa ma aqaano sida loo ridqo balse mid aan sxbo nahay ayaa yaqanno ila ridqa hhhhh
7:23 Why would you guys do that? It doesn't look good at all!!! Wallahi Wa folxuumo! Wayo ayaad cuntadi uu bajaqiseen...rag wa wayn ayaad tihiin adunka ha nagu cebeyninaa....
Xamar waad kusoo nuurteen dhiigiinaa soo ifay m.a
Somalis are people which love each other wherever they are only evil politicians are the one putting them apart. May Allah bring them back together. Aamiin 🤲.
Muufadi wad silcideen🤑 bil caafiya
Shukran walalkay 😊😁
Maasha alaah ilaah ha iikaso in aan daba yaye muufo ka soo cuno laakiin waxaa dhiman bunkii iyo haruurka daanga jah aloow xamar nabadeey waa maskiin kaasho muqdisho nab baan kuu rajeyn insha alaah yutuble axmed rashiid habbo guuul baan kuu rajeyn insha alaah asc @@AhmedRashidvlogs1
Walaahi waa I xiisay 😊❤❤🇸🇴
Wsc Mansha ALLAH soo dhowoowdaSuuq Bacaad ,waa shidan tihiin ku dhowoowda
Dalkiina Mansha ALLAH Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️❣️🇸🇴
Sxb booqo DEYNILE deegaano lagu dalxiiso ayay leedahy iyo dull hawo fiican leh
DEYNIILE
Waa dalkoodii labaad , sida Djibouti ama Ethiopia camal. Halkaa iska sax huuno!
@@Abdulkga kowaad weeye
Mupdisho aad ayay u fiicantahay waxa ka dhiman waxoogaa amaana
Alx wan hesana
Hada waqti kadarn aya naso maray ❤
Masha Allah
Allah ha ,idiin daaweyo.
ماشاء الله فلوقات جميلة جداً باقي لك ان تجي اليمن عشان يتفجر حسابك وتوصل 100 k❤
No body wants to go yemen 😂😂😂😂 why will anyone go to the poorest country in the world
2badaan Dhalaniyaro Aad Baan U Soo dhaweynaa Dalxiiskooda wadanki hooyo Gara ahaan Xamar cadeey ❤❤
Maansha Allaha Buufo Macaan 😋 😘
Muqdisho wey qurux badan tahay 😮
Mashaallah ilaahey hiding daweyo❤
Masha Allaah Allaha idin daaweeyo
Saliid macsaradu wax dhiba maleh
Lkn saliida hilibka la soccoto marka
Lashiilo ma fiicna xaga beerka.
Muuqaalo ad u qurux badan bad
Xamar ka so duubteen labadinuba
Allaha idin xafido meel waoba ad
Joogtaan
Axmed rashiid iyo caalin waan idin salaamayaa waxaad tihiin labada youtuber ee muqdisho si wanaagsan uga soo duubay aniga labadiinuba waan idinku xiranahay maalin wslba marka aad soo galosaan flog cisub hpraam la daawadaa mahadsanidiin. Legend cabdinaasirna waxaan leeyahay mahadsanid sida ragan aad u hageyso wiil qalbi fiican baa tahay
Bakaaro market , abuu hureeyra , suuqa daawada , suuqa dahabka , jid mareexaanka , jidka shirkadaha intaas waa bakaaro soo booqo sxp
Maasha Allaah .Nafaqo ayaa ka dharagteen.
Sxp stadium ka mogadisho soo boqo waa meeel lo dalxiisi karo thnks😊
Isbarbardhi ka soo sameeya muqdisho iyo hargaysa midwaliba waxay ku fiicantay wllo❤
fadlan ma iisoo diri kartaan Waa taan ku korey yaraanteydii Kismayo Lugllow Boarding School iyo Baletweyn Beerihii Janada Alaha Barakeeyo Nabadna hasiiyo.... aamiin
Waa mahasan tahay
walhy marka cunesen dharer aa iga imaday san ugu xiisay muufo tinaar msha Allah
ما شاء الله تبارك الرحمن بل عافيه
Xaafada6di ahaa waan u xiisay❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah
Waa xamar cadeey maxaan u xiisay, moofadii,maraqii, macasaradii, buskeeti, moos, caano lo, iyo feeto papay ah.
Waa magaalo hodan ah oo miskiin koriso ah.
37 sano ka hor baa iigu danbaysay
❤❤❤ Muqdisho ❤❤❤
MAASHA. ALAAH. WAA NIMCO. DABAYARE. BILCAAFIYAH❤
Masha alaah
Alaha idiin daaweeyo ❤❤
Mashallah wa muqal qurux badan Xafade kutala mqaxidu iyo magaced
Waxey ku taala degmada yaqshid gaar ahan isgoyska fagax hadad xamar timado maqayada Mufasa ee dabayare le raba dheh dhaqsi lagugu geyna
😂🎉Muufo ❤ Macaan ❤ Waa Iga Nasiib Badan Tahay😂👍💯🤣 Hadii aad MOGDISHO ❤😂Joogitd Hadana aad Muufo ❤ aad Cuneysid 😂🎉, 👍🤣🤣👍🎉😂😄💯👍🤣
Masha Allaha 😂🎉xamar weny ayad ku raxaysane
Ya saalam muufo macaan 💋😍😍😍😍😍😍😍😍😍🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
Mashaallaah Allaah Daawo hadiinkugu daro
Dhalinyaro wallaalo ah horumar iyo barwaaqo ayaan idiin rajeeyay,
Maqaayada u sheega saxamada hanaga qurxiyaan saxamo jajaban ayey macaamiisha wax ku siiyeen lacagta u sheega xoogee maqaayada haku qurxiyeen 😂😂Kim
Inaa cajiintiin waaye muufada si fiican u yareyniin.
Maqaayadaan raqiis ahaa, downtown kana qurux jawiya.
👋 Sxb muqaalkan waan ka helay waliba aad ayaan uga helay 15sano ayaan wax ka cunayay maqaxida dooxa iftiin hadana 10 sano dalka waan ka maqanahay
Aad baan uga helay atagtida xasuusta iileh waana meesha somaliya ugu cuntada raqiisan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👍
Waxaa noo dhiman in 4saac subax nimo jimco ah tagtaan xeebta liido ?
Malinti dhawayd cidlo ay ahayd malin shaqo ay ahayd❤❤❤❤❤❤❤
Saxamada birta ah cafimadka uma fiina
Muufada qiimeheedu waa imisa wll
😮❤❤❤❤❤
Wallhi waa cajiib kind of old style
Hilib geela iyo muufada oo aan la burburin ayaa wanaagsan saliida faraha badan muufada waa macaan lkiin maxaa loo buburinayaa
Waxaa la loo burburinaa si ay isku dhex gelaan muufada iyo maraqa oo aad ay u qoyaan hadii kale macaan ma aha oo muufadu waa iney maraqa dhuuqdo.
@saharwafa7539 hi
❤❤❤
Maqayada dawa yare wan uxiise ruuntii yaran teeyda aa aniga iyo abaheey muufo kaso cuni jirne aniga iyo aabo aniga oo weyn aa sanado kadhib aniga iyo aabo oo wadanka kuso labane aa maqayada isla farisane markas oo aabo igu dhahay waxan mooda Adhiga oo yar inad ihor fadhiso aabo Insha Allah mar kale inan maqadadan isla farisano aniga iyo aabo heey Insha Allah ❤❤❤❤❤
@@nimoislawo2143 maasha Allaah in sha Allaah ilaah ha idiin kaso.
Dheecaan maaha ee waaa maraq ama fuud geel.
Masha Allah 😁
Dhulkeena nimcaa fadhida 😢😢😢
Nabad bay u diideen 😢😢
ما شاء بل عافيه يارب
Dalka nicmo ayaa taalo lkn nolol ma isku ogalni allow somalia ha israacdo
Xeeb Jazeera soo duub ina adeer.
Laaxoula ala anigaaa labo labo idiishe SubhanaAllah waryadhe daad waweyn batihine waaxee cuntadan at farah kuwalaqesiin adinkoo weliba islacunayo😭😭😭😭😭 adaabta cuntada waxaa kamit eh meshada inaat kacunto oo meelkasto faraha lagalin
aad baa umaahdsantahy muqalada qurxda badan ad noso tabisay runti 30 sano xamr kula soo dhamaday melaha qaar aad taktay wali ima suuragalin inan tago lkin wan rajeynaa insha allh
Wllkow wilashi jaziiro waaye vedio kii away maasodhigti
Brother, Reer waqooyiga Muufo macunaan?😅😅😅😂
Way fiicantahy
hadii nadaafeeda la ilaaliyo
lkn meelaha qaar lagu sameeyo ama dad ka samaynaa nadaafad ahaan lagama taxadaro
Waxaan idinka daawanayaa gobolka Illinois, waxaad i xasuusi seen 1980’s
Kkkk, maxuu ahaa, maraq daba yare....
Saliida iyo hilibka hala yareeyo!
Macsaro dalbada
MUUFO MUUFO MACAANEEY MUUFO LAAKIIN. AAWAY. LOBSTER KII. EYL. BEACH 🏖 HOTEL ...SHRIMPS. ..
Laakiin waxaa cajiib ah, wadamo badan ayaa Soomaaliya kaalmeeya, siiba wadanka Turkiga, maxay laamiyaasha uhagaajin wayeen???
XAMAR CADEY……
Waa barnaamij aad ufiican, Mahadsanidiin walaalyaal…(Axmed Rashiid.V)
Xulbaa ka dhiman muufada dhadhanka waa xulbo iyo bisbaas saas aan jeclahay aniga
Taxsi iyo xamar
Taxsi waxow jogaa Africa dan ee xamar nacayb kaa muqata
Dufanka badan wuxu leeyahay colostrol ama dufanka beerka gala
Soomaaliya malahaan miya shuruudaha gaariga 🤔
At:(0:25) 🚑😳 Jaahilnimo waa shey cajiib ah oo aan daawo lahayn (Waa in Mudane Shuute) loogeeyo wiilkaas oo qatar isgeliyey.
😂😂ahmed wuu walaacey
Maqaayadda muufada ee daba yare ma aheyn in uu lacag ka qaado dalxiisayaasha ito yutubareyda waayo xayeeysiin ayeey u tahay isaga ganacsigiisa lkn somali miyaa lacag u quurta xayeysiin waa dad iska liita dhinacaas oo ma oga in xayeeysiinta adduunka ay ka tahay sheey qaali ah
😂😂😂horta xamar Ana ku dhashay ku koray shimee muufo dhaqan noqotay 8 sana somaqanahay meey dhaqan noqotay 😂😂😂😂
😢😢😢😢
suuqa ugu weyn dalka ee bakaaro soo booqo sxp
Lacdaas ka helayaan, mee riinji ama paints iska mariyaan
Mantaq bey u ektahy marki mooska
Lagu burbursho.
Cuntada makaligaaba cunaya sidaad ujarjaysaa waa aqlaaqxumo iyo magaalo joog xumo. Waxaasi googoyn maaha. Sika wanaagsano faraha caarafooda kaliya ku googoysaad samayn lahayd.
bahashan nidaamka loo jarjaro ayaa sidan ah , waliba waa la burburiya, marka maraqa lagu daro waa lasii fajaasaya , waa cuno ku fiican in qof walba sidiisa u isticmaalo.
@kalilrage8873
Waan gartay laakiin aniga waxa Ila wanaagsan in qofkastaa iskii intuu culayo ufajaasto.
@ waad ku saxantahay
yaaqshiid xaafadmaha waadegmo wll
Mufadu waxey ku macantahay marki hilibka shiilan aad kucuntid saxanki hilibka iyo muufada ha isku jerjeri marba cad muufo gooso kuqaado xooga hilib ah sidaas kucun kolba aayar iskugu qaado hana kudarin saliid hadaad doontid xooga yar oo dheecanka hilibka kudarso maraqa biyaha ah hakudarin tijaabi sidaan wax ka macaan malaha lkn sida dadka ucunaan aniga uma cuno dadka qaarana uma cunaan lkn dadka inta badan sida hada aad sameyseen ayey jecelyihiin runti sidaan kushegey tijabi waad kaheli inshaAllaah kana soo shekey
In sha Allah 😀
Dhaqanka muufada loocuno Aya ah in sida loojajabiyo mise lofuteeyo macsaro lagu daro lkn qofka raba sokale ayu u cuni karaa
Allahu akbar waa kolistarool waa waxey wadna xanuunka ugu dhaco war uska yareeya subaga geela saliid mascarade waa xiicantahay la kiin waad ka badiseen
Masha Allah, ciyal yaq,shiid,,nolada, cadawgina, Allah jepsho, guleysta ilheydin,xafido
WALAALAYAAL MACSARADA IYO MUUFADA XOOG BAA LAGU YEESHAA OO WAALA KALA YAQAAN KAN TUULADA KA YIMID IYO KAN XAMAR CADDEEY KU BARBAARAY. MUQDISHO UGU IMAAW MACSARO.
Alla maxaa closetrol Soomaali laayey ileen waxaan oo dufan ah ayey cunaan
Muufo Maraq Ku Daaro Macaana.
=Mahadsanidin=
Axmad rashiid ku soo dhaw dhul AB MUUFO
Mahadsanid walaalo
@@AhmedRashidvlogs1 muufadas waxa iigu damabaysay intaan dagaalku dhicin 1991 ala xasuus baan galayn xamaroo xamara iyo guryahayagi dibna dalki uma tagin alahu akbar
Axmed Rashid: waxad hilmaamtay degmada dalxiiska dayniile ee muqdisho. Waakaa sugeynaa.
Legend keep going 👍🫡
Maqayada karmel taga taas cunto mcn laga cunaaa
Sidan caafimad maha waxan oo dufan salid iyo subag la isku xajiimey waxa iga sii daran sida faraha loona galaayo ee lagu walaaqayo,,,,,
Muufada wad ku ciyarteen 🤭 birta hilibka lagu shiida iyadoo kulul😂
😂
Ogaadan iyo abgaal midoway
Subag le waaye maxa dhadhamay war armaad suxdaan bisinka
Muufadii ma farxal bay usu bedeshey 😂😂😂waad iga qoslisiisay fanny man!!!
muufadu waaba howl iskadhan wlh
Waa maxay sababta TH-camrs reer Hargeisa usoo gudbiyaan muqaalada dalxiiska iyo quruxda dalalka aduunka oo dhan; TH-camrska Walaweyn - kan reer Xamar, kan reer Garowe iyo kan Galmudug - ay usoo gudbiyaan muqaalo ka hadlaya Qabyaalad, Dagaal iyo Siyaasad? Reer Mogdishow suaashan kasoo jawaaba!
DEYNIILE 😂
War sxbayaal basha saan looma cuno,
jajabiska noocaan ah waa xalad
sharaftii muufada ayaad ku cayaarteen hhh.
bahasha waa la ridqaa, gacmaha ayaa lagu shiidaa.
Ani Xataa ma aqaano sida loo ridqo balse
mid aan sxbo nahay ayaa yaqanno ila ridqa hhhhh
Nacas afwayn
Daba yare intee kutala
Labayow gaajo ee kala foolxumada weyn ka fadhiista umada
7:23 Why would you guys do that? It doesn't look good at all!!! Wallahi Wa folxuumo! Wayo ayaad cuntadi uu bajaqiseen...rag wa wayn ayaad tihiin adunka ha nagu cebeyninaa....
Wnka yalalugoday c🤮untadan faraha manta dhan lagu bujuqinayo 😶ma ilmoyar ba cunaya🤣yak 🥵🤢
🤮🤮🤮🤮
❤❤❤❤