Shariif, Kheyre, Warsame oo digniin u diray MW Xassan Sh, damaciisa Doorashana kusheegay halis Qaran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo wadanka 🇸🇴🙏

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Inta nool oo adun kunol dad ,dunyo iyo duwag cida ugu xun wa Somalia lama xukumi karo waxna maxukumi karan sharcigi Ilahey iyo mid ay sameystenba midna iskuma fahman somalida waa qom jiin

    • @maxamedabas4756
      @maxamedabas4756 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      wan jeclahay somalia xld kasto ka jirtana we will over come I.a
      aduunka Meelaha qar 50 sana lays dilayay iyo qarniyo barkod

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Bilaash Xayte doorasho sooma wado dictatorship 😢

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Siyaasiyiin dan lay ah ayaa somalia wareeriyay. Doorasho aan dhamaanayn

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ina Cabdi Shakur iyo shariif shaydaan. Isma. Dhaamaan. Hunguri. Ay. Waayeen. Ayaa. Ka hadlinaya. Laakiin. Khayre. Waa siyaasi. Sax ah

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    like plz walal

  • @AbdiGani-of1wd
    @AbdiGani-of1wd 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War kuwaan macna 5 tii sane ee farmaajo kuwaan waxay ahaayeen ardada xasan sheekh waxay siwa jir ah u abuureen qabyaalad sida daadka wax u qaaday waxay ku heshiiyeen in daarood lala dagaalamo xukunka in aan hawiye ahayn xamar fariisan dowlada lagu qeybsado qabiil hawiye mid ciidanka loo dhiibo mid safaaradaha lagu wareejiyo dal iyo dibad aay qeybsadaan xasana heshiiskii waa fuliya hoagaamiya usc ah na madaxweynaha somaliya horjoogaha beesha hiraab waa xasan marka kuwaas xasan hadalna waxbo oogama qadi karaan awoodna waa sacabooley. Ee daarood ha tashado hadii kale xasan dhiiqo ha isu dhiibo

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan xaaran

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh. Shariif, Xasan Cali kheyre iyo Cabdiraxmaan Candishakuur dhammaan waa daaliniin.
    Waa kuwii dorraad ridayey dawladdii soo qabashada Soomaaliya.
    Daalim daalim looma maqlo, ha gurtaan midhihii at shaley iyaga iyo Saciid Dani beereen.

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🥺.. 🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @saleman8894
    @saleman8894 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan waxa uu ku riyooday isagoo wilkiisu kadhaxlay kursiga 😊

    • @Michealfot
      @Michealfot 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dhul kiisa hawiye ayuu joogaa Oromooy hurdada ka kac

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Michealfot magiciisa ha shegto haddu dhulkisa jogo o dawlada dameraha la dhoho yusan shegan dawlad somalj ledahay

  • @IbraahimCabdiqaadir-d8b
    @IbraahimCabdiqaadir-d8b 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soamliya da marebta miya inu dhinto moye xasan waba duqobe wadanka malaga qabto o is casilo🎉

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    "Loo joogiin maa "....it's very much needed....we somalians need a political landscape to talk freely in our future to start Reconciliation for all...thank you Hsm...need a Foolish act like to reform CONFADRAAL nation and change the country name two 🇸🇴 and more changes coming

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalka centralation halo celiyo
    Xasan sheekh meesha ha baneeyo
    Dalka iyo dadkaba wax uu kuso gordhiyay
    Baahi oo galiya iyo hantida qaranka in la xaraasho goleey wxu qaadan karo wuu
    Qaatay hana dhaafo lee

  • @fawziya1997
    @fawziya1997 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhibka jiro shacabka shaxda ciyaarta way fahmeen kaarkeen wuu gubtay 😏

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    musiiboyinka haysta dowlada soomaliya wax ugu weyn urgufyada isaaq ee ujooga meesha fashilinta soomalida si qarowland ictiraaf ugu raadiyan

    • @ZakiDirir
      @ZakiDirir 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaan laga dareemin cuqdada waad u dhimankartaa😢😢

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maantey baaloo baahanyahey bedbaado qaran shaley mooryaanimo bey aheyd maantey waa waajib

  • @CadaniBare
    @CadaniBare 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Taasi waa riyo an loo hurdin logana firsan san sanka loo riyodo 😂😂😂😂😂aqli xumo ay ku hor sedi donta😂😂😂

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    You, Gaylan Media, why don't you Include SSC Khatumo State in the list when you are mentioning the Regional Federal States of Somalia.?

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo ma isa soo sharaxaya tolow doorkan

  • @gymboy3244
    @gymboy3244 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa 60 jiro qiyali ku jiran waligodna ma ogaandonan xaqiqada dhabta ah wexee tahay

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ascww waxaa larabaa gudida in ay soo doortaan xisbiyada iyo dawladu si isleeg ay keenaan laba laba xubnood

  • @Cabdinaasircumar-s9k
    @Cabdinaasircumar-s9k 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb kuwaanni waa.maxishoode.yaal an wax qiimo ah lahayn inay qofkq wax qabqnaaya.ay ku dhagan yihiin mooyee waana kuwo mayd ah oo wax mqgarato ah dhib ay somaliya ku celiyaan mooyee wax kqle mq keenaan waa qashin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    urgufyada idoor ee kujira dowlada ba kashaqeyna inay dowlada soomaliya burburto waxaba kasidaran idoor gooni goosad aaminsan inu dawlada dhex fadhiyo war maxasa qarana

  • @HhgCvg-k5q
    @HhgCvg-k5q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwan tugo waye
    Ma aha siyaasi hano
    Keenin warkoda

  • @xidigabolweedkacadceed6328
    @xidigabolweedkacadceed6328 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb adi gaylanow dalka cida burbure miyad ku jirta xaqa difac anaku marabno dorasho dadban Qof io codban rabna

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan ilaahay wadanka haka qabto wuu kala gooyay waxayna ubadantahay inu xanuunsanyahay

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    UMAD KHIYAAALE KU NOOL NABADBA LAMA HAYEWW XAGAY DOORASHADU KADHACAYSAAA MAGALO KALYA OO DAWLADI KATAKISAABA MAJIRTEE

  • @prohusnihasan4774
    @prohusnihasan4774 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxa walbo nogu daran shacabka si walbo lacag looga qaadi karo loga qaaday

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada faderalka madaxwayne ku cabariyaa putland iyo saciid dani marka hassn waa munaafuq aan wuxuu afka dhaho iyo ficilkiisa iskumid yihiin

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuxuu isugu dhejiyo waaba u nacasnimo because wuu ka urursaday meel kasta gacantuu mariyey , qabuuro ma dhaafin xaa ugu hadhayba waxaa u fiican inuu intaasi xaaraan ugu filan sugin intuu derbiga soo taaban

  • @Umo580
    @Umo580 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intasiba wa intii dalka washay o xasan nokentay marlabaad cano kacaba

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isaaq dowlada kujira waxay adeegsadan ereyga waqooyi iyo koonfur horta waqooyi wa ssc ee isaaq wa wayooyi galbed tan labada dee bari galbed wax laguma dhiso ee wadan soomliyed ba wax lagu dhisa dee waxayna ulaheedan kala goyn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan wakhtigi oo iskalumiyay iyo teendhadi oo u kudambeyo ba sugeysa

    • @Michealfot
      @Michealfot 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyadaa keen iyadana teendhahda

  • @emeryfinanceinc9752
    @emeryfinanceinc9752 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar kuwani soo ma'aha kuwii Xassan Sheikh doortay oo ladiriray Madaxweynihii hore Farmaajo. Kulligood waa jahawareer dad ka abuuran oo madax raadis hadaf siyaasadeedna malaha. Somaliyeey !!! Waa in la helaa oo la doorto madaxweyne nadiif ah oo Daacad ah. Kuwaan qaylinaya iyo xassan Sheikh waa in la cayriyaa.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FUTADA SOOMALI WAATASS IYADOON NABAD HAYN DOORASHO ISKU MASHQUULIS

  • @ZharfaanDirie
    @ZharfaanDirie 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilaa la helo dhallin gadooda
    oo wadaniyiin ah
    bilaa qabyaalada isku duuban
    iyo ciidan qaran oo inqilaabo fuliya somaliya shisheeyaa maamulandoona
    dhallinyarada mustaqbalkoodu mugdi buu ku joraa

    • @Michealfot
      @Michealfot 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sheekadaas daarood ula tag hawiye dhul kiisa Hassan ayaa King ka noqon doono rab ama ha rabin

  • @daidibrahimadam482
    @daidibrahimadam482 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUUL PROF HASSAN SH MOHAMUD

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cidna loojoojin maayo guul xasan shiiq mar walbo

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaaahuu
    Doirasho qof iyo cod
    Jinwalbaa tuuladiisa
    Tani tagtay cid hor istaagi karaa ma jiro cawaantan dani ka dhex hadlayo dhamaatay

  • @Michealfot
    @Michealfot 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaal oogayaasha cusub waa TH-cam leyda sida Ninkaan Gaylan doqon uraayo

  • @Michealfot
    @Michealfot 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan Gaylan wuu Iga dhintey walahi, banaanka ayuu u soo baxay Oohin 24/7 Hawiyaha kuwa ugu caqliga xun ayuu rabaa inuu dadka ka gado

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waannu taageersannahay "geediga caanaha leh" ee madaxweyne Dr. Xasan, guddiga doorashooyinkuna "ansax waaye"! Mardhowna Deni waa soo qabanaynaa (Xoosh & Asad). Ha ciyaane, waligood ha iska ciyaane, tareenku joogsan maayo