Allah yarxamhu waxaan xasuustaa maqaaladii uu qori jiray waliba xiiyadii dagaalka oo inta badan kucanbaarayn jiray reerkii uu kadhashay ee HG nin wax badan og ayuu ahaa
Cabdulqaadir Oromo Ahaa Qoraa Khibrad Dheer Aqoontiisana Caqli Fiican U Wehliyey Kana Soo Shaqeeyey Saxaafadda Walibana Runta Ku Indho Adag Rabbi Raxmadiisa Janno Allaha Ka Waraabiyo
Allah ha unaxariisto labadaba, Dambigoodna rabbi ha dhaafo
Ilaahoow janno iyo raxmad sii labadoodaba
Wuxuu ahaa sida iiga muqato aniga nin oday eh oo waxbadan kayaqaanay arimaha somalia waana kaga mahad celinayaa 👍👍👌🙌 ilahayna janatul fardowz hageeyo isaga iyo intii muslimka
Alle ha u naxariisto Cabdiqadir Aramo . Geeridiisa ilaa imika waa ii tabata marka soo qabto buug uu leeyahay waa ilameya😥😭
Allah yarxamhu waxaan xasuustaa maqaaladii uu qori jiray waliba xiiyadii dagaalka oo inta badan kucanbaarayn jiray reerkii uu kadhashay ee HG nin wax badan og ayuu ahaa
Labadiinaba alle ha idin naxariisto, Terra iyo Oromo
Alaha u naxariiso qoraa sare cabduqadir oromo dhaqanka Soomaaliyeed aad ayuu u yaqaanaa alla yaraxma
Allah ha u naxariisto walaaladeen Aduunyo qiimo malaha, ilaahoow khaatumada noo wanaaji
Maanta waa maalin ramadaan ee firdows al aclaa allaha idin geeyo labadiinaba
Cabdulqaadir Oromo Ahaa Qoraa Khibrad Dheer Aqoontiisana Caqli Fiican U Wehliyey Kana Soo Shaqeeyey Saxaafadda Walibana Runta Ku Indho Adag Rabbi Raxmadiisa Janno Allaha Ka Waraabiyo
Ahmed Hassan
Markan aad buu u xanuunsanayey cabdulqaadir. Alle Haw naxariisto labadaba.
Abtigey uduceeya وأنا اليه راجعون انالله
Aniga waxa and ahaa
Bugaagtiisii xagee laga helaa?
London waan ka waayay.
Yaa igu caawin kara.
Ustaad oromo allaha u naxariisto
Illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo,
Ninkaas cilmi iyo aqoon buu lahaa. Allaha u naxariisto
Allaha u naxariisto labadoodaba
Laba allah u naxariista oromo iyo teera
Alle hawnaxariisto marxuum c.qaadir oromo
Allaha ku naxariisto labadaba
Allah ha u naxariisto waa qoraa aan aad u jeclahay waa dhaqan dhaadhi
ilaahaw u naxariisro adaan kuu galin ahaye
Naxriis janno allah siiyo
Ilaahay labadaba haw naxariisto
Alaha unaxariisto qoraaga
cabdulqadir ilaahow kuunayariiso Nin waxbadan og buu ahaa.
9 july 2020
Allaha u naxariisto wariye tero
Allaa ya cizak!
allaya raxma cabduqaadir wuxuu ahaa nin indheer garad ah ilahu ku irzaaq janatul firdowsa
waa taariikh cajiib ah
ilahow kunaxariso nin wax badan og buu ahaa
wax badan baan ka bartay barnaamikan qiimaha badan
kulaha dunida rag iyo rabi aya kataliyo rabi wuu kataliyaa lkn rag haku lifaaqin
Us naayaa
I,m very disappointed inuu terra waraysto ninkaan oo aan mudnayn in la waraysto
Abdi hassan sabab
Ilaahay ha unaxariisto
Istubid
Kkkk iska samir qoraalkiisa runta ah dad badan ayaa dhibsado.