Filmka Talo Jaceyl Part 4 Dhamaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 64

  • @waanofilms2539
    @waanofilms2539  4 ปีที่แล้ว +20

    filmki talo jacayl wuu dhamaaday waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan dadkii nagu xidhnaa intii filmku socday hadaanu nahay bahda waano films waxaan idiim balam qadaynaa inaan kuwa kale oo xiise leh idiinku maqanahay wixii talo iyo tusaale ahina waa xagiina

    • @izrahazzan2670
      @izrahazzan2670 4 ปีที่แล้ว +2

      Sorry 😪

    • @izrahazzan2670
      @izrahazzan2670 4 ปีที่แล้ว +3

      Waxan jeclaan laa inad sii wadaan

    • @muniramusthave2467
      @muniramusthave2467 4 ปีที่แล้ว +2

      HAA LA ZII WADO PLZ WLLHY WAA FILM DAREEN LEH😓😓😓

    • @mucashaqofficial8269
      @mucashaqofficial8269 4 ปีที่แล้ว +1

      Way oo way

    • @abdiazisabdilahi8174
      @abdiazisabdilahi8174 4 ปีที่แล้ว +2

      waaano flims sxb aaadbaaan idiinku mahadceniayaa zidaaad noola wadaagteen flinkan xikmadina kujirto. intaaa kadib waxaan jeclaanlahaa in aad noizoo kordhizaaan flimo katurjumaaaya waxyaalaha waaqicigaaa ee maanta jira zida horumarka. cadaalada waaad mahadsantihiin waaano flms waxanan ahay daawade iyo tagere idiin maqan

  • @aminaahmed4630
    @aminaahmed4630 4 ปีที่แล้ว +7

    Waaaw wlhy wan kahelay siduu samiir ujilayo waaa filin qatara 😍

  • @saacidanuura6049
    @saacidanuura6049 4 ปีที่แล้ว +7

    keep going waano flims

  • @hamsezizo3212
    @hamsezizo3212 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alah wano films hore usocda

  • @apdirizak6524
    @apdirizak6524 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep g0ing TEaM waano films

  • @tigerfanproj8675
    @tigerfanproj8675 4 ปีที่แล้ว +4

    Waano filmz keep going

  • @aamenelmi5436
    @aamenelmi5436 4 ปีที่แล้ว +1

    Waano filims go forward lkn please part 5 soo duuba

  • @marwamaxamed5660
    @marwamaxamed5660 4 ปีที่แล้ว

    noo soo badiya filimata waan idin wataaa

  • @haajiawga3222
    @haajiawga3222 4 ปีที่แล้ว +2

    Hogaamiye haduu jiro waa guled nin dantiisa ka hor mariya danta guud ee ururka waano films waxaan rabaa inan idinku zoo biiro

  • @elmichannel188
    @elmichannel188 4 ปีที่แล้ว +2

    Hore usocda

  • @farxiyaxaaji884
    @farxiyaxaaji884 4 ปีที่แล้ว +5

    waano films wlhi Gooxyo pad ayaad tihiidin ilahay 100k ilahay adin siiyoH wllo iyo waLashy keep Going

  • @juweeriyomaxamed877
    @juweeriyomaxamed877 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haniga dhigo kuwii addun iyo akhiro guulaysta m.a ilaahay haybad jiliin buunisiiyay ee ka faaidaysta keep goin waano filims amiin

    • @waanofilms2539
      @waanofilms2539  4 ปีที่แล้ว

      dhamaan wllashay waan ku mahad naqaynaa

  • @shucaybzhacto4835
    @shucaybzhacto4835 4 ปีที่แล้ว +8

    Filimaanta noosoo badiya aad ayaan uciiseeneynaa. Aad ayaad umahdsan tihiin. Waanonfilms. Keep go.
    ❤️🖤🥰

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +2

    maanu jecleyn inuu naga dhamaado lkn way dhacdayba hore usocdamy team💞

  • @zucadziman2439
    @zucadziman2439 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh Tabaraka allh run ahaantii waa film aad ufiican oo wakhti badan la galiyey dad ahlu caqli ahna soo diyariyeen waxaan aad ugu mahad celinyaa Jilayaashasha Iyo dhmaanba cid kastoo gacan ka gaysatey waxan leeyahay hore usocda❤🙏👏👏👏

  • @mohamedalpha6571
    @mohamedalpha6571 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash alah dhalinyaro

  • @umalkhayraadam9230
    @umalkhayraadam9230 4 ปีที่แล้ว +8

    Waano films noolaada kooxdaydii

  • @Hamza8.
    @Hamza8. 4 ปีที่แล้ว +7

    Yaa Waduud aktaraddii Hargeysa koox isku duuban oo tayo leh aad ayaan idiin salaamay gaar ahaan Sxbky Hamse Cambe , Waano Films halkaa ka sii wada

    • @hamsehussein7471
      @hamsehussein7471 4 ปีที่แล้ว +1

      Zxb hamse aad ayad ugu mahadsan tahy ku xidhnaanshaha iyo garab istaaga waano films

  • @izrahazzan2670
    @izrahazzan2670 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep going 👑🤴❤

  • @sahrasihaam4861
    @sahrasihaam4861 4 ปีที่แล้ว +6

    💕 mahadsanidiin

  • @quclejr883
    @quclejr883 4 ปีที่แล้ว +1

    Guled sxb waad dedaashay wllahi

  • @nimcoabdi1564
    @nimcoabdi1564 4 ปีที่แล้ว +3

    Naso tuula filamn 🥰🥰🥰

  • @hodanahmed3116
    @hodanahmed3116 4 ปีที่แล้ว +2

    Waano Filims Qaybaheedo ma Dhafaan Miyaan 3 Iyo 4 xalqadood miyaan Waa Yaab inadeer soo badiya

  • @cabdiraxmaanmaxamed6180
    @cabdiraxmaanmaxamed6180 4 ปีที่แล้ว

    Hore uzocda zhpta qaaligah

  • @nimcogeney8816
    @nimcogeney8816 4 ปีที่แล้ว +4

    Manasha alllha ♥️♥️♥️💞

  • @barwaaqoabdirahmand3794
    @barwaaqoabdirahmand3794 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo badiyaa sii dadka idinka batan idinka xidhan

  • @zamzammohamed5359
    @zamzammohamed5359 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ❤💯

  • @fadawzaabdirahman9013
    @fadawzaabdirahman9013 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaw

  • @waanofilms2539
    @waanofilms2539  4 ปีที่แล้ว +2

    mashallah allah waxaan u mahad celinayaa dhamaan taageerayaasha waano films waan aqrinay message ka aad nozoo dirteen wllalayaa waxaan idiinku maqanahay film dheer oo aad ka shekayn doontaan zoo duceeya idinka ayaan idiin maqanahay guul iyo gobonimo ku waara

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 9 หลายเดือนก่อน

    Waaaw

  • @pheizalwarsame6810
    @pheizalwarsame6810 4 ปีที่แล้ว +3

    Not possible to download ?why?

  • @hanaanhonour2392
    @hanaanhonour2392 4 ปีที่แล้ว +4

    Hore usocda kooxda waano films lkn codsi wll hala soo daahina filmaanta

  • @abdifatahismailwarsame4308
    @abdifatahismailwarsame4308 4 ปีที่แล้ว +2

    Waano films waad dadaasheen ilaa xad waxaan aamin sanahay inaad tihiin hormuudka filimaanta soomalida badina sameya filimaanta xaqiiqda ah waxaan idin leeyahay waa dhaqaale la idiin ururiyaa si filimaaan wanagsan aa uzoo duubtaan

  • @pretty6708
    @pretty6708 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll ma curyaan runa wllo

  • @nimoapdi6503
    @nimoapdi6503 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilhy intaa kabaqdan wll wan idin tageera falmnta noso daya midkle maxa udhamyseen falm shidn weeye 😪😪

  • @ayaanmuuse4685
    @ayaanmuuse4685 3 ปีที่แล้ว

    Waa

  • @fadawzaabdirahman9013
    @fadawzaabdirahman9013 4 ปีที่แล้ว +5

    Inoolaada koxdaydii

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 ปีที่แล้ว

    The film is good but sometimes no sound should improve on that

  • @amiirmaxbuubqaal1450
    @amiirmaxbuubqaal1450 4 ปีที่แล้ว

    ma wllo lamoodaa labadan wllhy ruma

  • @Abdiano
    @Abdiano 4 ปีที่แล้ว +3

    TeamWaanoFilms HoreUsocda

  • @nimcosagal254
    @nimcosagal254 4 ปีที่แล้ว +4

    Filmka wax badan baa ka khaldan wlle isa so yar saxa Samiir iyo Simran gormay heshiiyen Tan kalle ma Nin baa gabdh u jecel yahay waa Tuma ku dhaha anyway Keep going guyz

    • @hapidayib5190
      @hapidayib5190 4 ปีที่แล้ว

      Kuwii kale meeye asaxabay

  • @shiinedoller4736
    @shiinedoller4736 4 ปีที่แล้ว +3

    dadkygi hore uscdaa 🙃🤣🤣

  • @apthirahmanxalane6568
    @apthirahmanxalane6568 4 ปีที่แล้ว +1

    😨😨😨😨😨😨

  • @hudayfikeyze1372
    @hudayfikeyze1372 4 ปีที่แล้ว +1

    👑🥰❤🥰😊😋

  • @mahiimjaamac9374
    @mahiimjaamac9374 4 ปีที่แล้ว +2

    ғɪʟɪᴍᴋᴀɴ ᴍᴀʀᴋᴀɴ ᴅᴀᴡᴀᴅᴏ ᴡᴀᴀɴ ɪᴢᴋᴀ ᴏʏᴀᴀᴀᴀᴀ

  • @wakionation
    @wakionation 4 ปีที่แล้ว

    filimaan badan o xalqado badn naga filo dhawan , gobta wxn leyahay sodhawada marwalba idinkaan idin maqqnahay jirop jooga dhamantin

  • @hudayfikeyze1372
    @hudayfikeyze1372 4 ปีที่แล้ว

    👑

  • @jeexfilms1865
    @jeexfilms1865 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh s

    • @shaymaqaali9691
      @shaymaqaali9691 4 ปีที่แล้ว

      Mncha allh filim aanka hely runtiiii

  • @hafzakhayrbintuzuleiman2390
    @hafzakhayrbintuzuleiman2390 4 ปีที่แล้ว

    Aroosku ma really baa

  • @hudayfikeyze1372
    @hudayfikeyze1372 4 ปีที่แล้ว

    🥰🥰❤❤

  • @ZaLMa345
    @ZaLMa345 4 ปีที่แล้ว

    AMOUNTS