JACAYL DHAXAL GALA DHAMAD.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 451

  • @Ayni88
    @Ayni88 2 ปีที่แล้ว +58

    What a great series!!! Waad mahadsantihiin dhamaan hob films.

    • @sehamgood10
      @sehamgood10 2 ปีที่แล้ว +1

      I know right I wish they would make more episodes

  • @hamseakon4718
    @hamseakon4718 2 ปีที่แล้ว +51

    dunida wxa darema jcylka Qofka naxariizTa badan waana Qofka ay dadku u Yaqanan doqonka 😰😓

  • @AhmedIbrahim-vl5bn
    @AhmedIbrahim-vl5bn 2 ปีที่แล้ว +18

    Inta jacayl dareemaysay intu socday filmku ❤️
    iso raaca👍👍

  • @muparikothman9418
    @muparikothman9418 2 ปีที่แล้ว +3

    runtii musasal lamida hore uma daawan dareenka uu xabarsanaa......wxn lee yahay jilaa khader iyo upaxba intaa iyo in ka badanba weydinka sugeynaa inzha allah

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +11

    Waw Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 2 ปีที่แล้ว +15

    alla wllhi caadi baan u ooyey markay qiraty afduubkii ubax io khadar suu unaxay😰film aan caadi ahayn waan ka xumahay inuu dhamaado wllhi khadar io ubax idinma ilaawayo 🥰

  • @haboniita5847
    @haboniita5847 2 ปีที่แล้ว +1

    Filimkan waxan ahay qofta kaliya ee dhamaan cawa wada dawatay markii hore kolba xalqad lasoo daynaayo ma jecli waan isla sugnay woow good jop home filims

  • @najahmuhumed1122
    @najahmuhumed1122 2 ปีที่แล้ว +9

    Waad Mahadsantihiin Dhaman Hob films idinku isku duuban ❤️♥️🌸Filmo kuwanao kala nosoo badiyaa

  • @shucaybabdilahi22
    @shucaybabdilahi22 2 ปีที่แล้ว +5

    Hob film my teamkygii riwaayadaha jacaylka noo zoo padia🥰❤❤🥰

  • @maxamedahmed1126
    @maxamedahmed1126 2 ปีที่แล้ว +20

    Waad la zoo hapzaanteen wlhi waan uxiizay wlhi filinka🥺🥺❤

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhamaan dadweynaha ku xidhan Hob Films waxaan u sheegayaa in uu soo socdo musalsal kan ka cajiibsan kana halkan ku soo dhamaaday.
    Mahad khaas ah xamse qalinle iyo bahda hob films waad ku mahadsan tihiin.

  • @yahyejuniorjunior8339
    @yahyejuniorjunior8339 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wxan halkan uga mahad naqayaa dhamaan band hob films 🎥♥ waad mahad santihiin

  • @user-rx7qq7le9c
    @user-rx7qq7le9c 2 ปีที่แล้ว +5

    Ala maxuu udhamaaday musalsalkaan love baan ku ahaaye😭😭😭😭😭😭

  • @ahlaamshutter1435
    @ahlaamshutter1435 2 ปีที่แล้ว +5

    Markan TH-cam ka so galo wlhi niyada ku hayey baga ♥️😏

  • @hafzamohamed7604
    @hafzamohamed7604 2 ปีที่แล้ว +5

    Woow illahow qof dacad i ah ana an nafteyda ku amino i sahal

  • @amiirawarsameahmeth2862
    @amiirawarsameahmeth2862 2 ปีที่แล้ว +3

    Al ani xgee Adaaa Finilku Haduu dhamdyyy😫😫😫😫😭😭😭😂

  • @hothan369
    @hothan369 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow filmkan aad&aad ayan uga helay horay u socda🥰🥰🥰

  • @umumaazimadem
    @umumaazimadem 2 ปีที่แล้ว +8

    waad mahadsantihiin dhamaantiiin
    ubax iyo khadarna alle ha iskaga dhigo lamaane run ah way isusoo baxayane❤❤❤❤❤❤

    • @qolqol_joog3528
      @qolqol_joog3528 ปีที่แล้ว

      Inanta Ana hadalkeda wllhie wuu iga dhex guuxayay Aamin ban lenahay

  • @maxamedmuxudiin6466
    @maxamedmuxudiin6466 2 ปีที่แล้ว +3

    wllh masha allah filimkan aad buu uqiiro badnaay waad mahadsantihiiin

  • @amiincabdirashiid6309
    @amiincabdirashiid6309 2 ปีที่แล้ว +2

    MNCHA Allah walhi filim iga dheh waxaba nilgama qaban karo hob films keep going 🖤🖤🖤

  • @Aboumahadsan8
    @Aboumahadsan8 4 หลายเดือนก่อน

    Filmkan waa marki 2 bad ee dawanayo 2024 😅 wlh filmkan caadi maha😢😢😢😢😢😢😢😢😢 jacel dhahal gala

  • @fatxiofficial3208
    @fatxiofficial3208 2 ปีที่แล้ว +5

    Iso duceya anina jcylkeyga inuu Rabi iga Miro dhaliyo allow nabad isku keen Tus Ani iyo jcylkeyga😭🤲🤲🤲

    • @dahranbintixuzein7746
      @dahranbintixuzein7746 2 ปีที่แล้ว

      ino wada duce anaga dhan jeceylkena labo wadan kala jignaye alle hana wada kulmiyo anago isku faraxsan calafkuna wa halkise insha allaah

    • @naziimqaali4969
      @naziimqaali4969 ปีที่แล้ว

      Ameen

  • @najmaadani2938
    @najmaadani2938 2 ปีที่แล้ว +6

    Waligey ruwayd la mida ma arg abid
    Zi mcn u matalen🤑🤑🤑🥺👑😭

  • @sagalmahamud4671
    @sagalmahamud4671 2 ปีที่แล้ว

    wow wallhi wa film cajiiba hop films tnki you

  • @asmafarxaan9885
    @asmafarxaan9885 2 ปีที่แล้ว +38

    Walalayaaal riwayada jaclka nosoo badayah keep going team hop films😍🤩❤🤍

  • @abumunasar5304
    @abumunasar5304 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa markad Xaqiiqsato sidad Naftada u jecezhy si ka Daran Qof ku jeceLi inu Dunida Jogo hop films Thank you

  • @zakiyasen8744
    @zakiyasen8744 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleysty xiliksta zxp qadar iyo abyo ubx

  • @nemoismail1415
    @nemoismail1415 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwww it was a beitiful film thnk you hob films 😘😘😘😘😘

  • @arwoupdilaahi1029
    @arwoupdilaahi1029 2 ปีที่แล้ว +56

    Ilahow qof ijecel isahal❤

  • @NATURETUBE254
    @NATURETUBE254 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad ban oga xumahay in u filim ka dhamado it's so painful😥😥 otherwise team hob filmz + the director aad bad u maxad san tixin Thanks Alot....❤

  • @shaafiyaismaaciil569
    @shaafiyaismaaciil569 2 ปีที่แล้ว +5

    Sidaan u sugaayay waan daalay lkn ugu dambayn wuu soo dhacy inta ila mida like 👍

  • @ruweydacajab4598
    @ruweydacajab4598 2 ปีที่แล้ว +11

    Khaladadki noso galiya inti rabta like ta🥰

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💕

  • @meryumthekinglady5204
    @meryumthekinglady5204 2 ปีที่แล้ว +2

    From iftinka nolosha❤💪🔥

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 2 ปีที่แล้ว +2

    *Kuwan in jacayl dhaba ku dhaco myanay ka baqayn* Anagabu waxaas ❤️ na hayaaye 😂😂😂

  • @asadxasan7181
    @asadxasan7181 2 ปีที่แล้ว +10

    Ilaa maanTa zugaayey mn zeexn sidan u eegaYeY mxa la qabanayseen wllyl😪😪😥

  • @mustafegaafuun3030
    @mustafegaafuun3030 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u socda zxbiyaal

  • @safiaabdi7172
    @safiaabdi7172 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wlh wan ka helay idinkoo mahadsan noo soo biisa qeyb kle

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah ❤ it was beautiful. Excellent acts.

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 2 ปีที่แล้ว +3

    From iftiinka nolosha👋🏽

  • @mumtazmustafe1560
    @mumtazmustafe1560 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxay wanaagsana lahayd haddiii sida loo jilaayo dhabna loogu dhaqmo filim mcaan😘

  • @faatimoabdilaahi2471
    @faatimoabdilaahi2471 2 ปีที่แล้ว +1

    Hibaaq say uhadashay uqoslayy hhhhhhh😀m.a allah filim kale oo xasasiyad leh sugeynaa🌸💯 i.n alllh

  • @cashanura1739
    @cashanura1739 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha jilinka aadbay ugu ficantay waa gabadhi mustafe dollar lajilasay heesti hebla waa la guursaday

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa riwaayad wacyi galin wngsan ah go forward

  • @adeeca3543
    @adeeca3543 2 ปีที่แล้ว +7

    What a movie wa mahadsantihiin saxibayal❤

  • @hibohashi7429
    @hibohashi7429 2 ปีที่แล้ว +1

    Woooow tnx hob films👋😍

  • @sakariyebkcarab8903
    @sakariyebkcarab8903 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow aMaZinG.🙃

  • @hanaabdillahi54
    @hanaabdillahi54 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going koxda Hob films lkin musalsal cusub rabna insha allah🥰🥰

  • @amaalalikaar2122
    @amaalalikaar2122 2 ปีที่แล้ว +8

    Hamse waa wiil aad ugu fican jiliinka Mansha allah

  • @qadraqueen9223
    @qadraqueen9223 ปีที่แล้ว

    ayyyyyyyyyy🎉🎉🎉 musasalkeyga ani qadar iyo ubax midkale ino bilaaba

  • @cabdinajaxkhadar9428
    @cabdinajaxkhadar9428 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah wllhi waa film darin kiisa wata 🥺🥺🥺

  • @maxamedmaashaallah9543
    @maxamedmaashaallah9543 2 ปีที่แล้ว +10

    💔🤕Xaqiiqdii waa filin dareen xambarsan blse waxa fahmi kara dhibane jacayl oo weliba uu bahaan lamane wayaha nolosha uu dul qata 😓😓

    • @hodanhassan682
      @hodanhassan682 ปีที่แล้ว

      Haa walhi warun xaqiq

    • @nimcaqueen5709
      @nimcaqueen5709 ปีที่แล้ว

      Ala maxay ushegta hibaaq afduubki sorry qadar ad ayu umurugode walhi waa mssl darenkisa xanbarsan lkn Wu dhamadey sorry

  • @nimcoaden2222
    @nimcoaden2222 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa film macno ku fadhiya noloshu waa hadaba sidaad ka dhigato keep going gob team

  • @samiirahappyofficial557
    @samiirahappyofficial557 2 ปีที่แล้ว +1

    Tiimkigii mahsanidiin abidna guul ayaan idiin soo rajinayaa

  • @asmoali6362
    @asmoali6362 2 ปีที่แล้ว +4

    masha allah masha allah keep going hob fimls fadlan noosoo badiya riwaayado jacayl ah plzz

  • @raxmaadanhasan4746
    @raxmaadanhasan4746 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha llh walalaahy nosoo badiya wall

  • @nimcomukhter5165
    @nimcomukhter5165 2 ปีที่แล้ว +3

    Filim igadheh keep going hop films 💯💯

  • @almisvlogschannel1902
    @almisvlogschannel1902 2 ปีที่แล้ว +2

    film hambalyo mudan

  • @khaalidaxmed3094
    @khaalidaxmed3094 2 ปีที่แล้ว +2

    Thnzk alot of hob films 🎥 . I can't explain what a great series . Any way ubax iyo khadar salan ha iha gaadho

  • @suuusu4151
    @suuusu4151 2 ปีที่แล้ว +6

    Mnzhallh it's emotional and beautiful history❤🥺

  • @quenbintucaref4708
    @quenbintucaref4708 2 ปีที่แล้ว +6

    Alla saan Usugaaayay Ayan daaalay😳keep Going zxpyaal♥️🥰

  • @hafsahabi9715
    @hafsahabi9715 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma oran karo film waxan oo way film dhaaftey series 💯 inuu dhamaado ka nnxywlhi lkn waxan idin leeyhy keep going my only and one channel

  • @ilyassiad58
    @ilyassiad58 2 ปีที่แล้ว +7

    filimku wuu nagu socdaa wllhi 😍

  • @ayshamoha5903
    @ayshamoha5903 2 ปีที่แล้ว +3

    ❤KEEP GOING ILAHAYOW ANIGANA QOF IJECEL ISIII Wxn sugnapa film kale🥰🥰🥰🥰💔

  • @ifraaxmaxamed7196
    @ifraaxmaxamed7196 2 ปีที่แล้ว +1

    M a film Iyo badh buu ahaaye lkn dhamad kiisa waka xumaday. Mid kle noso galiya. Horumar wacan wllo yaaal,,،💯💯💯💯❤️❤️💓👍

  • @prancessdiamand684
    @prancessdiamand684 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnshalaah hob filim pelas noo wada filimka

  • @saxafideeqsan1105
    @saxafideeqsan1105 2 ปีที่แล้ว +3

    The one and only one is the only Good channel

  • @umumaazimadem
    @umumaazimadem 2 ปีที่แล้ว +2

    mnshalllh waa film kudayasho mudan xaqiiqatan
    noloshuba saasay ku qurux badanthy

  • @saida-sagalharoun6888
    @saida-sagalharoun6888 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah... waa maxay dee waad nagu soo koobteen filimkee??? Inuu intaas kasii dheeraado baan rajaynayee!!!

  • @djkhalo19
    @djkhalo19 2 ปีที่แล้ว +25

    Keep going hop films 💯🔥

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 2 ปีที่แล้ว +21

    What a great series, Kudos to Hob films!

  • @khawlasaid5094
    @khawlasaid5094 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow thanks film mcn

  • @sagalmaxamed7566
    @sagalmaxamed7566 2 ปีที่แล้ว +4

    Ficanan lahaydaa hadii naf waliba nafta u huri lahadi naf kale ama ficanan lahaydaa sida wax loo ma talo run ahen lahayd aduunkan jacelkastaba waa wuu guulsan lahaa oo cidba ismay diiden ❤💔💕

  • @hanuunislamicmedia4686
    @hanuunislamicmedia4686 2 ปีที่แล้ว +5

    wllo mid kle ino bilaabay waad ku mahansantihiin sida fiican aad inoogu soo duubtee riwaayadan riwaayad la odhankaro ee wuxu waa jacal dhagal wax dhaama lawa walaalo idinkoo mahadsan waxaad inoo soo duubtaan riwaayad sidan oo kle u fcn waxa iga dardaaran walaalayaal waligii ha noqonina dad ka fogaad ee waxaad noqotaan team dheefta io dhibka isla qaybsada walaalayaal waligiin adduunyada sharaf ku noolaada

  • @najaxapdirhaman3480
    @najaxapdirhaman3480 2 ปีที่แล้ว +2

    Saan u sugyeye wan daalya wlhi filmka noogu so dhakhasada malin walba

  • @zawdaharaaro340
    @zawdaharaaro340 2 ปีที่แล้ว +3

    Kasoo sheekeya qisadani halkay ka dhacday

  • @radiyamohmed5430
    @radiyamohmed5430 2 ปีที่แล้ว +2

    wad mahadzan tihiin azhapta hob films...👏💯👊

  • @aichakoranel1635
    @aichakoranel1635 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw masha Allah saaxib qaliya xamse garab istaaga uu khadar gartaganyahy walhi wa mid qiirale haday somalidu sida isu tagarayso waxba inaga xumaden ❤😭

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 2 ปีที่แล้ว

      Saxb waxani waa ruwaayad

    • @aichakoranel1635
      @aichakoranel1635 2 ปีที่แล้ว

      @@rakuubtube4158 kkkkkk wn saxaya walal lkn Ruwayadu wax jira unba laga hadlaa saw maha

  • @shugrijees6360
    @shugrijees6360 2 ปีที่แล้ว +26

    Waad mahadsan tahay wll lkn maxaad saas noogu galaysaan filmku ma markuu macaanaaday ayaad idinkuna is macaanayseen ood lasoo habsaamaysaan 😢

  • @farduus5576
    @farduus5576 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ugo soo horeya mansha Allah filim aad uu macaan

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waad isku soo baxaysaan adiga iyo ubax thank hob films❤❤💯💯❣🌹💖

  • @asmahussien4068
    @asmahussien4068 2 ปีที่แล้ว +5

    Hno wlhi dhab dhab ayaad iskugu so baxysan miyad run noga dhigtan arooska🤓❤️

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +2

    First comments ayaan soo qoray waayo filimka aad baan ugu xiisay ♥️♥️

  • @kalthoumabde1193
    @kalthoumabde1193 2 ปีที่แล้ว +1

    Hob films waxan udaawadaa xasuus ahaan
    Plz noosoo badiya filmaanta

  • @farxiyaelmi5133
    @farxiyaelmi5133 2 ปีที่แล้ว +2

    Anu laabta gaalin laha wana kuu ooyi laha inkastoy filintahay 😭😭💔

  • @ziniyorittabadra5574
    @ziniyorittabadra5574 2 ปีที่แล้ว +10

    Waa Illahay mahadii mar haduu filmkii meel fcn ku dhamaaday, Thank you so much Hob films
    Sida wanaagsan Eed noogu soo tabisaan muuqalada qurxoon qaar kale oo kasii wanaagsana wanu idinka rajeynaynaa wlalayaal Keep going ayn idin leeyahay

  • @samdacabdiraxmaan5085
    @samdacabdiraxmaan5085 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha alaah filimka noosii wada

  • @FuAad1
    @FuAad1 2 ปีที่แล้ว +4

    HOB FILMS Idin wataa ❤

  • @suleekhciise6813
    @suleekhciise6813 2 ปีที่แล้ว +5

    Hooydu inanti weeyney ayey u eegtey baa MashaAllh

  • @xamdamaxamud6508
    @xamdamaxamud6508 2 ปีที่แล้ว +2

    Film ka qaybtii labaad soo sameeyah plz

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 2 ปีที่แล้ว +4

    Film kle oo jcl ah ayan idin ka sugynaa wll

  • @mariya6931
    @mariya6931 2 ปีที่แล้ว +2

    Al noosii wada walalayan

  • @ikramahmedabdi4946
    @ikramahmedabdi4946 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waan daalay saan usugaayey nagadaaya habsaanka nh🥲

  • @apiitohofficialchannel1923
    @apiitohofficialchannel1923 2 ปีที่แล้ว +25

    MaaN JeClaYn iNuuu DhaMaaDo FiLimkaNi PaLse aY DhacDaYpa WllaDaYow wxaaN iDin Ka SuGnaapa Waa WaX kaLe oo CuSup fiLim kaLe AMa WaXYaapo KaLe oo aaN idiNka DaaWaNo🤤🤞

    • @shaaficifaarax1291
      @shaaficifaarax1291 2 ปีที่แล้ว

      Wr WXz caLaaL waa NooCmA xamda YaRTI SoWdIG bedLeay 😅😅

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +1

    Jceyl dhxal gla wax dhma lwaa hamplyo🥺👸❤🤴
    Mahadsnidin team hob flim next flim idinka sugenaa I.n guleyso wll xamze qalinle❤🙏

  • @havzaomer3405
    @havzaomer3405 2 ปีที่แล้ว +3

    🥳first one

  • @hodanabdul3700
    @hodanabdul3700 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah jacel dhaxaal galaa waax dhama laa waa

  • @farahhusen8878
    @farahhusen8878 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah haa waaro jcylku ♥️🌍

  • @abdiasis1120
    @abdiasis1120 2 ปีที่แล้ว

    Sidii baba je uoye filki wad so dhameseen keep going

  • @Afnanyarey346
    @Afnanyarey346 24 วันที่ผ่านมา +1

    Flimkan Ano 2y ago sugi jiray ayan 2/8/24 dib uradiyay xiso aan uqaboh dartis😢❤like hada markle so boqato