BARNAAMIJKA:

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • UGU DADAAL SEDDEXDAAN SHAY KADIBNA WAXAAD DHEX FADHIISANAYSAA QALBIGA NINKAAGA!
    FADLAN #SUBSCRIBE KU SAMEE SI AAD U HESHID MUUQAALADA SOO SOCDA.

ความคิดเห็น • 102

  • @khadriinacooking8223
    @khadriinacooking8223 5 ปีที่แล้ว +1

    Adigu iyo lamaanahaaga farxad ku noolaada ayub wllo alle khayr haku siiiiyo

  • @rayuufbintusaid6920
    @rayuufbintusaid6920 4 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad jazakallahu khayr

  • @mowlidmohamed7234
    @mowlidmohamed7234 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah ayuub soda wngsn aa ubar barinaysid dadka somaliyeed Allah hakuu siyadiyo aqoontada

  • @sahalali5676
    @sahalali5676 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah waxb badan ayaan ka faaideestay inksto xaas aheen waad mahad san tahay no so badi barnajka qof aad jacashahay waxa uu ka fakiro side ku ogaan kartaa

  • @riyakmohamed8502
    @riyakmohamed8502 7 ปีที่แล้ว

    mansha allah tabarikallah jazakallahu khyr jazaa waxbadan ayaa ka faaiiday waxaanad I tahay macalinkayga allah haku xiftiyo wallkay qaaliga

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah jazakallah walalkeey qaali ah Ayuub Sakiin 🌷🌹🌻🌺

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 6 ปีที่แล้ว

    Aaamiin mahadsanid wll Igu Qaali ah jazaakallahu qeyran

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 3 ปีที่แล้ว

    Asc macalin diineed iyo mid maadiba ragu hoostay iska wataan ugu roonaada kulahaa

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 ปีที่แล้ว

    ♥️masha alaah geesi geesi geesi dhalay shukran wllo ♥️

  • @amatallahbintosman2346
    @amatallahbintosman2346 7 ปีที่แล้ว +5

    cajiiib daacadnimo iyo taageero maxuma laakiin mac macaan joogtaa aa dhib ah Allow noo fududee

    • @hassannour1158
      @hassannour1158 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk wad la Qabsn donta Insh allh

  • @anisanur8329
    @anisanur8329 7 ปีที่แล้ว

    mashlh khyr alle haku siyo walal . waxad thy runti qof had iyo jeer dadki sa ufaideyo. misanka xasanadka alle haku saro .

  • @puntlandgirls7331
    @puntlandgirls7331 3 ปีที่แล้ว

    Manshllh waad iga qoslisay ayuub xaqqi illhy haku xfdy adun iyo aaqirba aad ayaad uladaalysa shacabka soomaliyed macmacaanka halajoogteeyo wad maqlaysa dadk qoysk leh hh allh kushrf jisaklh

  • @shamsaguhaad5176
    @shamsaguhaad5176 7 ปีที่แล้ว

    walahi waxbo madan ka tagin walalkay runta ayad ka sheegtay sirta nolasha thanks millions

  • @maxamedkhaliif153
    @maxamedkhaliif153 ปีที่แล้ว

    Asc ayuub wll inankulahadlo ayan raba telkaga isooqor wad mahadsan tahay aqligaga allaha kusiyadiyo

  • @faatiabadullahi2917
    @faatiabadullahi2917 5 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub Allah ha ku xifdiyo macalin kagya war gabdhoow nimankiina mac macaanka ha kala baqaylina hahhaha 😁

  • @qaaliaxmed9022
    @qaaliaxmed9022 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah ayuub nolasha bil adamkaa bad badisay ilhy ayaa wax bad badiya qasatan aniga change ayaa igu dhcy markaan ku dhageysto thanks wllo

  • @aaminamohamed4742
    @aaminamohamed4742 7 ปีที่แล้ว

    masha alla ayuub kheer fara badan allaha ku siiyo wax badan ayaan ka faaiidnay mahadsanid walaal qaali naku ah.

  • @habanehassan5946
    @habanehassan5946 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah wad ku mahad san tahay talada aad usojedisay dumarkeena alle haku anfaco iyagana

  • @اميرةالابتسامه-و2ظ
    @اميرةالابتسامه-و2ظ 7 ปีที่แล้ว +6

    mashaa allaah ayuub maalmahan waankutabnay

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  7 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid Deeqa..sidoo kale anigaba si aad ah.Guuleyso!

    • @ayanhussein2811
      @ayanhussein2811 7 ปีที่แล้ว +2

      Ayub Yusuf Sakiin , jisakalah qeyr, next video waxaad noo soo gudbi saa sida qofka single ah ku hanan karo qofka uu jecel yahay. fikradaas ayaan aad ugu baahnaa. Thanks

  • @najmanuurka5397
    @najmanuurka5397 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll wanku xisnay malmahan ilaah hano ka dhaafo 👍👍👍

  • @hananhassan5786
    @hananhassan5786 7 ปีที่แล้ว

    Aamin masha allah adna sidoo kle adi iyo lamaantada farxad aan dhamaan ku noolaada❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqohasan5084
    @deqohasan5084 7 ปีที่แล้ว

    masha allah ayuub illahey haku barakeeyo wllo wax wanagsan ayaa no sheegtaa waqti walbo

  • @leylonuur261
    @leylonuur261 7 ปีที่แล้ว

    jazakallaahu qeyran wax badan ayan ka faiday walow aan xaas aheyn

  • @kaltunabdirahman2785
    @kaltunabdirahman2785 2 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @wijdanahmed4323
    @wijdanahmed4323 7 ปีที่แล้ว

    masha allh wall runtii videoyadada kuligod wan daawaday waxnaa waa kafaaiday جزك الله

  • @xabiibomohomed7531
    @xabiibomohomed7531 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh jazaaklahaa

  • @mandeeqhassan5991
    @mandeeqhassan5991 7 ปีที่แล้ว

    msha allah yuusuf sakin mar walbe wan ka hella vediokga shukran wll

  • @ummumuscab3858
    @ummumuscab3858 7 ปีที่แล้ว

    masha allah tabarakallah ayuub walalkey waad mahadsantahay alle haku xifsiyo abalkaga janada alle haka dhigo

  • @mizz_black648
    @mizz_black648 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ayub yusuf sakiin 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌

  • @hiboxasan1684
    @hiboxasan1684 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ayub aadba ku tagersan nahay Allah ku dhowro mrkasta waxba ka faiida Video kada aadba u mahdsan tahay

  • @shamsoosman9404
    @shamsoosman9404 7 ปีที่แล้ว

    mashaaa allaah aadbaan uga faaiday meshaa nogasiiwad ilahey ayaana mahadle soonoqoshadaada

  • @zuhurshakwin2951
    @zuhurshakwin2951 7 ปีที่แล้ว

    asc wllky ayuub anigu wanku cusbahay Chanel kaga aadban udaawada barnamij yadada qiimaha badan wll alle haka jasaaisiiyo khair ka aad lamanaha utabinaysid
    guul baan markaste Ku rajaynaya wll

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 7 ปีที่แล้ว

    Walhi Aad Ayan u Jecelahay Video yashada Masha Allah Walal Wax Wanagsan oo Loo Bahan Yahay Baad Ka hadashaa 👌👌😍

  • @yasinali6357
    @yasinali6357 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @nurhaannasma921
    @nurhaannasma921 7 ปีที่แล้ว

    jasakalahu khyran wll ayuub

  • @aishatarey6605
    @aishatarey6605 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @nasroabdi7307
    @nasroabdi7307 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah ayuub waad mahadsan tahay walaal

  • @مروهعيسى-ر6م
    @مروهعيسى-ر6م 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @aaminaabokor650
    @aaminaabokor650 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkk ayub walhi siro bbadan ayaad noosheegtay jzkallaahu khayer macalinkeena

  • @fatimabintutafe3792
    @fatimabintutafe3792 7 ปีที่แล้ว

    maansha allaah

  • @deeqadeeqaaadan9658
    @deeqadeeqaaadan9658 6 ปีที่แล้ว

    Allah qosol badnaa Mac macaan aaa

  • @zahrujxaashi637
    @zahrujxaashi637 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walaalkeen'ilaahey haku jeclaado' allaah dartiis ayaan kuu jecelnahay.

  • @laylamaxames8157
    @laylamaxames8157 6 ปีที่แล้ว

    jazaakallaahu kheyr

  • @aminaabdi6923
    @aminaabdi6923 7 ปีที่แล้ว

    walal ayuub miss you wlhi hanaga daahin bro ilahey haku xafido

  • @hamdihassan4563
    @hamdihassan4563 7 ปีที่แล้ว

    Ayuub wll shukran siro badan ayaa noo sheegtay kkkkkkk jazaaklh

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa Shufto Nimanku.
    iyaga dubto iyaga saangeeso.
    Mac macan maxaa kawada?

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 ปีที่แล้ว +1

    wllhi wll nolosha caynkasa wan haysta e igu so ducee

  • @hipomohamet1172
    @hipomohamet1172 6 ปีที่แล้ว

    Ayoub alle haku dhowro

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 7 ปีที่แล้ว +2

    wan qoslay wlhi mac macaan kulahaa😂😂😂😂

  • @naciimahassan4252
    @naciimahassan4252 7 ปีที่แล้ว

    mazha Allah wll allah yaxfdak

  • @somaliaman8399
    @somaliaman8399 7 ปีที่แล้ว +1

    macalin ayuup nashiidada pilawga isheeg meelan ka helo

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  7 ปีที่แล้ว +2

      لا تقل لوحدي أو كيف السبيل حمزة نمرة & حمود الخضر Waa tan Nashiidada Ustaad Abdisalan Hassan. Mahadsanid

  • @ifrahifrah4828
    @ifrahifrah4828 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkk mnsha allah waxatahay qof nolash wax ka yaqano tnks wll

  • @najmacadey5165
    @najmacadey5165 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah walalkey ayub yusuf allaha kudayo

  • @fantaboy1860
    @fantaboy1860 6 ปีที่แล้ว

    Tanks walal

  • @farnahirsi4193
    @farnahirsi4193 5 ปีที่แล้ว

    Mac macana kadhacday hadaan ugu badalo khudarta ila iyaba wa mac macane ader wa waxkale mesha ila habluhu way kudhintenba

  • @amishdahir5945
    @amishdahir5945 7 ปีที่แล้ว +1

    yuusuf caadi mahan macmacaan kulahaa kkk

  • @hiboshire53
    @hiboshire53 7 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay Walale

  • @aminahassan6392
    @aminahassan6392 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @khadijajamac423
    @khadijajamac423 7 ปีที่แล้ว

    Wad mahdsanthy wll ayuub

  • @ikranmahamud5955
    @ikranmahamud5955 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalayaal ma jirtaa cid soo qori karta numberka Ayuub

  • @maryanmohammed335
    @maryanmohammed335 7 ปีที่แล้ว

    asc
    thank you so much

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 7 ปีที่แล้ว +1

    Walal Nashidadas Ayaa Qada Adigoo Mahad San

    • @naimaaskar9410
      @naimaaskar9410 7 ปีที่แล้ว +1

      Farhiya Ali حمود الخصر وحمزه نمرة لا تقل لوحدي أو كيف السبيل

  • @kaltunabdirahman2785
    @kaltunabdirahman2785 2 ปีที่แล้ว

    You are so funny

  • @xawoahmedsharmake7258
    @xawoahmedsharmake7258 6 ปีที่แล้ว

    mashaal

  • @luulmaxamuud1535
    @luulmaxamuud1535 7 ปีที่แล้ว

    aadbaad u mahdsantahy wax badn
    baan ka baranah

  • @zadaamgoon7192
    @zadaamgoon7192 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub Video ma aragno maalmahN maxaa Ku helAy

  • @haawoluula4843
    @haawoluula4843 7 ปีที่แล้ว

    asc walaal allaha ku xafido waxaan kaa cod saneysaa walaal somaliyed ku sugan xalad adag sidaa dardeyd waxee rabtaa taloyin kalo duban fadlan soo raaci xalaqada soo socoto nambar lagaa helo waa muhiim caawi nadata talo mahadsanid

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว

    Waa maxay jaceyl dhab ah

  • @umukhaalid5810
    @umukhaalid5810 7 ปีที่แล้ว

    waaw caadi maahan walaalo

  • @luulaahmedahmed1314
    @luulaahmedahmed1314 7 ปีที่แล้ว

    kkk of God job Thanks

    • @luulaahmedahmed1314
      @luulaahmedahmed1314 7 ปีที่แล้ว

      💐💐💐💐💐

    • @shamsomahamed8982
      @shamsomahamed8982 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkk Ayuub waxbadan ayad daasha nogaqaday ilaahay haku dhawro walalken

  • @suldanzaki6785
    @suldanzaki6785 6 ปีที่แล้ว

    kulaha

  • @kaltuunahmed7376
    @kaltuunahmed7376 7 ปีที่แล้ว

    wadmahad santay walalo

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 3 ปีที่แล้ว

    Iyaa markii mac macanka loo badiyo waba markee nacanba nagaha nin waxuu jecel yahay waxii lagu Adkeeyo wadadoow Buur hanaga ridiin ma sheegiin inaad Adiga taada ka hadleesiid😂😂

  • @انثىمتواضعة-ت1خ
    @انثىمتواضعة-ت1خ 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkk macmacaanka doolsho baa mooday

  • @sadhagi8072
    @sadhagi8072 7 ปีที่แล้ว

    ustaad wan kutabne inte gashay

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 7 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh waa iga qoslisay Wlhi

  • @doqontiigabshaha9040
    @doqontiigabshaha9040 7 ปีที่แล้ว

    Hhhhh mashallaaah saxix

  • @dreamgirl-wl3pg
    @dreamgirl-wl3pg 7 ปีที่แล้ว

    wlkan haliso radsho

  • @rayuufbintusaid6920
    @rayuufbintusaid6920 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @amanahmed244
    @amanahmed244 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay

  • @ijaboomar5448
    @ijaboomar5448 6 ปีที่แล้ว

    Nimaga ma jecla malaha karabqata iyo kuwa jecaylaba qarka aad garab qabato wey cadraran oo waxey isku dayan sidey dukali uu helil lahayen mid kale abal kud iska dayee wey hilmaman tiii garabka ka tabaday wayo imisadinar ah ayaa hata ooy neysa oo nin mel sare garsisay oo is dareys dilay nin walboow nagta nabiyow uu madaa waye ma garatay

  • @cabdisalaamxaaji3840
    @cabdisalaamxaaji3840 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhhh horta mac macaan la aan maba la joogi karo hh taasi been kuma sheegin

  • @nasriinhaji3026
    @nasriinhaji3026 7 ปีที่แล้ว

    macmacaan hhhhhh

  • @ashoelmi6580
    @ashoelmi6580 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkk

  • @siouansoyaan363
    @siouansoyaan363 7 ปีที่แล้ว

    Mac maCanaka hahah

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 6 ปีที่แล้ว

    Kkkk