SULUB OO KU JEES JEESAY WAXGARAD HABARGIDIR, AFHAYEENKA BOOLIISKA OO SHACABKA HABARGIDIR KU SHEEGAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @abobasement346
    @abobasement346 15 วันที่ผ่านมา +10

    unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay kk moryan moryan xogaysah waan sugayay kkk

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 15 วันที่ผ่านมา +3

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 15 วันที่ผ่านมา +2

    Hantguud oo somali dhan leedahay balaga saarey laakiin waxaa ceeb ah in dawlad kusheeg tuugo qadato.😢

  • @اميرهمحمد-ش7ظ
    @اميرهمحمد-ش7ظ 15 วันที่ผ่านมา +8

    Horaay uraaxeeysatay habargidir waqtigood wuuwdhamaaday

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 15 วันที่ผ่านมา +1

    Qabrigaa ma qodmo. Miyaadan ogayn in qabri ku sugayo. Isku dir iyo qori qaata! For the last 32 years!

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา +1

    Hg iyadu ma iney been dhac ku noolaatey rabtaa aawey galmudug state bililiqo xerya dowlad degaansi ma u nololaa😅

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 15 วันที่ผ่านมา

    Iska this looma tilmaamaayo HG

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 15 วันที่ผ่านมา +1

    QOXOOTIGA HALOO GARGAARO

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 15 วันที่ผ่านมา

    ❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯🥰

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 15 วันที่ผ่านมา

    😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @issakmahad2676
    @issakmahad2676 14 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkk, Run aan laga
    fursan doonin baad u
    sheegtey, dhibkana
    waxaa ku wada waa
    Madaxdoodii, waa sax.

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Bililiqo aan rabaa ama waan qeeylinaa aqli maaha😮

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 14 วันที่ผ่านมา

    Dameer Daarood uf baa lagu.yidhi

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 15 วันที่ผ่านมา +2

    Xassan Cali Kheyre Minneapolis Minnesota ee Maraykanka jooga

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 15 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂👍

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ruufiiyaan daadka iskuuriih.

  • @user-ll6ft7vl6p
    @user-ll6ft7vl6p 14 วันที่ผ่านมา

    Heye kushobo mstr dahir calasow heeeeey yutubka laga xira miyaaaa

  • @seed3966
    @seed3966 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc balwaaan salaaan sare

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 15 วันที่ผ่านมา

    Ascwrwb
    Weriye balwaan waan idin salaamay walaalkay ka daa
    Dhexdhexaad noqo

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 15 วันที่ผ่านมา

    Riyadu waa rumoowi weyday

  • @burhandahir-gj9ec
    @burhandahir-gj9ec 15 วันที่ผ่านมา

    Walale xasan mucarad lakin xaranta iyo xalash galgaro

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Dowlada xagee ku shaqeynee hadii xeryaha dowlada la deganaado😅

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Hg galmudug state haku heshiiso😅xamar somaali baa leh bililqo moryaanimo wey dhamaatey 😮

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 15 วันที่ผ่านมา +1

    Havar digir maxay ka yihiin muqdisho abgaal ba iska leh waxani wa reer gobol soo yacay wala jafaya 😮

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 15 วันที่ผ่านมา

    Hhhhh

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Xeryaha dowlada bililiqo maaha😅

  • @fadma638
    @fadma638 14 วันที่ผ่านมา

    Hbgr hore ayey dadkii Masakiinta sha/hoose u soo barakiciyeyn , dhulkii ay ka imaadeyn ha loo celiyo wadanka wuu nasan la, yahay 😢

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 15 วันที่ผ่านมา

    SEEFTA YEEY MY QAADI BAY QOF KASTAA IS LEEYAHAY

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 15 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 15 วันที่ผ่านมา

    Karara ma soomali baykaxigaan muqdisho

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z 15 วันที่ผ่านมา

    Hg wey iska.halgamee dameer ilaah uhilimaa

  • @yasinmohamudyusuf4983
    @yasinmohamudyusuf4983 14 วันที่ผ่านมา

    Waanha kawataa

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 15 วันที่ผ่านมา

    Balwaanow hawiye adigaa dhalaalina hayee dhiman mahayaane

  • @abdirizaakaden
    @abdirizaakaden 15 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 15 วันที่ผ่านมา

    Habargidir wa iney jabhadeyan iska dhacshan wuxushtan

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Somaaliya wa fedraal hg galmudug ku heshiiya bililiqo waa dhamaatey😅dalka dowlad buu leeyahay xeryahii dowlada la degn aado xal maaha😅

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Ma xishootaan hg miyaa😅inkaar baa qabtiin xishooda bililiqo imaanka allah idin geliyo😅

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhy Habargidirey intaad Mareexaan miyaad ogaaten in aan qabiil u boodbodi jirteen Xasan munaafaq ee tolkeygow Wlhy sidaan u xanaaqey waligey uma xanaaqey. Maantay wuxuu sameeyey tolkooda iney saan ula dhaqmo ee sorry 🥲🥲🥲🥲🥲

  • @burhandahir-gj9ec
    @burhandahir-gj9ec 15 วันที่ผ่านมา

    Habargidir dhulka dadweynsh moye dhul kale ma dagkaran

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 14 วันที่ผ่านมา

    Asc balwan wan kusallamayaa saxiib sallan kadib.askarigii kasoobaxo furumaha dagalka oo soo aado xamar amar la aan waxa lahor geynayaa janaral shuute.
    Wayo waa qaa in wadan waxuna mudanayaa illaa heer togasho ama xarig

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Xassan sheekh waa madaxweynaha somaaliya moryaaney dhaafa bililiqo aada dhulkiina fedraalka😅

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Mooryaan ma xishoodan maqal axadkaan kkkk

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 15 วันที่ผ่านมา +1

    BEENTAADII MIYAAD BILOOWDAY. WAA KU NAQAAN. CID WARKAAGA RUMEYSANEEYSA MA JIRTO.

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Moryaan somaaliya waa fedraal bililiqo dhanaatey😅

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 15 วันที่ผ่านมา +1

    TALIYAHA POOLISKA TALIYE SULUB FIRIN WAA NIN WADANI AH. HG WAA NIN EEY JECEL YIHIIN WAA NIN DHIIG IYO DHALASHO KALA DHAXEEYSO. SACAD IYO OGAADEEN TAARIIKHDOODA SOO BARO. MARKAAS AYAA HADAL KUU FURAN YAHAY.

  • @user-nr3py8en5x
    @user-nr3py8en5x 15 วันที่ผ่านมา

    Debaa shidee saxiib gabaa gatay xasan baa qaa danaya kalasaar

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Galmudug dhista hagaagsada xamar moryaan bililuqo loogama baahna😅

  • @kaahomusemohammed7972
    @kaahomusemohammed7972 15 วันที่ผ่านมา

    Qansiba tahey dameron wladimir bonbon dhale awalba angel solo sharaf waqoyi ba e hedge

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 15 วันที่ผ่านมา

    MAXEY KU HADLAAN SIYAASI YIINTA HAWIYE MA XOOLO DOWLAD BEY DHAHAAN MAAHAN WAXAAS WAA KHALAD DAB DEMIS BOLIISKAA LEH TALIYIHII IGU DANBEEYEY EE DAB DEMISKA WIXUU AHAA HABAR GIDIR GENERAL MAXAMED FAARAX WAANS MARKHAATIGA NOOL WAREYSTA ASAGA HADANA DOWLAD BAA JOOGTA ISKU XISHOODA

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 15 วันที่ผ่านมา

    Qabiil maxaa keeney meesha hg waa dad inkaaran bililiqo moryaan meel kama. Shaqeeneyso😅

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 15 วันที่ผ่านมา +5

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan habargidir hubka qada iska caliya xasan gorgurde familykisa marxun xamza sulub afweynh

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 14 วันที่ผ่านมา

      WAR ILAAHAAY KA CABSO ISKU DIRKA U.ADA WAA LAGU CADAAB MUTAA DALKU WAA JAHAWEERSAN YAHAYE SHARCI INUU SHAQEEYO BAA FIICAN UMADUNA KU KALA HAGANTO REER HEBALOOW REER HEBEL DILA WANAAG MA SOO KORDHISO SHARCI DARADUU ISKU DHEXYAAC KAMA DHAMAANAYNO IYO HORUMAR LA'AAN UUN BAAN SII GALAYNAA.

  • @YurubAli-nr1dl
    @YurubAli-nr1dl 15 วันที่ผ่านมา

    Sax inkasto hawiye waxba is dhaamin kani wa xaran qute wa dad cawaan ah is wasa nacala idinku yaale 😂😂😂😂

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 15 วันที่ผ่านมา

    Dawladda Xasan Sheekh weey fòolaneysaa, waxayna ù egtahay Faaleyddii Layla C.Latiif hadalkii eey Somalìa ka sheegtay inuu dhaboobi rabo. Kal horena Faaleydaan Somalia beey ka faalootay, hadalkeediina waa dhaboobay.

  • @munahassan880
    @munahassan880 15 วันที่ผ่านมา

    Inkaar qabe intee col dadka ugu yeeraysaa xasan xaraash awalba wax fiican lagama sugeenin

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 15 วันที่ผ่านมา

    War iska amuus habargidire malinte kacado war wuu ku yaaley bslan waaye in dagaal dhacayo

  • @user-nr3py8en5x
    @user-nr3py8en5x 15 วันที่ผ่านมา

    Xanaan qadanaya iyo habe gidi baa gadatay oomarka yaalala dagaalaa waa sacii ninkii laha seynta uga taagan ye 😂😂 dulmiga day adeer

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 15 วันที่ผ่านมา

    ISKUDIRKA SHACABKA JOJI SULUB WAABA LAGA QAADAY XILKEE ADAANA AFKAGA KA SHEEGAYAY MA WAXA TAHAY MAQAR KABA YARE IYO DARODKA JECEL INEY ISKU DHUFTAAN DADKA WADA DHASHAY WAXANAN BEEN AHAYN XASAN INU KU LEEYAHAY QALAD TAASNA WAA SHAQSI MAAHA ABGAL OO DHAN SHAQANA KUMA LAHA BELWEYNTA ABGAL WAA MIDEYNAN KU JIRIN QALADKAAS EE DOWLADAAS XASAN IYO HG HAKA TASHADANO ABGALNA YAANAN LA KEENIN MEESHA

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 15 วันที่ผ่านมา

    HG DADKA SOOMAALIYEED WAXBA MA DHEERA EE DHULKA DANTA GUUD WAXBA HA ISKU DHEJININA INDHA CADAYSKA IYO CALAACALKA JOOJIYA AADA TUULOOYINKIINA AAD KA TIMAADEEN AMA IJAAR KA DEGA MAGAALADA. VIVA XASAN SHEIKH.

  • @anabali3897
    @anabali3897 15 วันที่ผ่านมา

    Qof uqdad dilatay uma xumid balayo kula folxumatay hg afka kala bax gaalyahow hada wax xamar katahay sud afriko madan jogten hg ku qafiftay xaarkoda kama yaqanaan dameer uqdada hg la dhimo xamarna ayaka iska leh kalay adi ka saar sinjiyadada was garac hg kahari waysen waa balan in nolosha lakugu aso🤮🐴🐷

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 15 วันที่ผ่านมา +2

    Habardugaag mudug ayey kasoo duushay 91kii dhuldawladeed oo dadka kadhexeeya ayey ku habsadeen 34sano waa in kiro laga qaado

    • @nboss8028
      @nboss8028 15 วันที่ผ่านมา

      Qabuuraha ganeraal daa uud ayey buushash ka dhisteen marka hada ma 😂😂😂😂guureen horta 1991 kii makii qaxa laga soo noqday ayey dageen school ganeraal daa uud subxanallah

  • @ahmedomar6882
    @ahmedomar6882 15 วันที่ผ่านมา +3

    Adigu xaaraami aan waxba ogayn ayaa tahay