Yaa Ila og in waga aan Sharma la aqoon hadana uu asaga laga jecel yahay kana caansan yahay somaliyey adunku waa labo waji midna ha iskaga ciyarina team Sharma liketa aan ka arko hdd meshan gadashey jogtit
Cimriga alle ku soo gaabi balayo afxun midaan iyada cajiiinleyda ah ee mombasa cajinka ku wareejin jirtay maa maanta fanaan sheegatay allow aduun xaal qaado
Inan nahy indhihi hawiye inta igu racsan like ta dhac igu sii one love inta na jcel 💓💓🇸🇴🇸🇴☝️
Viv indhaha hawiye hg hada abgaal thy like ha ila gees marina 😂❤
Viva hg abaal
Labada maihi hawiya ahay wan ku fana labadan qabil iyo hawiya dhamandod
Oow like ta xita ilen qabiil ba lagu raadsha yaab
Viva dhiiga reer ayeyddeey
Viva habargidir love u reer ayeeyo#⃣#⃣ wa will abgaal
Rashiid Omar tnx ❤️❤️
@@boqoradadumarka2059 😍😍😍
We love you too Abgal Isman tolkey.❤️❤️❤️
Daahir waa halyeey,qaali ladan quruxleey maashaa Allah adigana boqoradii codka
Dahir Alasow legend welcome to Moagidhu
Maadaama 2023 Xamar imaatay heestaan waa in xamar lagaaga tumaa🇸🇴❤️👏
One love may tollkayga allow na dhowr indhihi hawiye ban nehee SLN qasa wllshy qali ahmed jimcale sido kle adeky dahir qabdulle calasow 💓💓💓🇸🇴🇸🇴
dahir iyo qaali ladan eshcalaa hees horoy u soco
Vive reer abtigey habargidir nolow daahir calasow cadowga hajabo
Hg😘
Amiin
Hani Ahmed aamin
Hapo🥰
viva hg 😍😍😍😍❤💚💙💚💙dahir alasow qaali ladan
Nice songs, thanks thanks journalist
viva hg adeer mcn io abayo iinoloasa
Amiin amiin cimriga alle ku dheereey amiin amin yaa rabbi😍😍😍
Idhaha hawiye hg my dhiigygiii my tolkygii ader mcn guleyso nag ceyro landhera bn ahy from guraceel 💉💉💉💉♥️
Caishoy laalqabiilka igadaa
Ayanle cayr in the house 🏠 wllo qaali
@@somaliking1562 ad iyo ad
Asc walashey gabar aa guraceel igadhuntay layiraahdo shamso maxamed faarax
@@ismahanabdulkadir5144 oh sorry abyo gorme ka dhunty magceda isheeg
MASHA ALLAH DAHIR DAHAB HEYSTA ABWANADA QAALI LADAN U QADEY 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤💖💖❤❤💖💖❤💖💖❤❤💖💖❤💖💖🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💕💕💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌷🌴
wowow nolow abti mcn dahir calasow😍😍
Daweshu gedaha uma ruxdo iney ciyarsiyso habiqleyso
My boqortooyo Hg😍😍😍❤💋💋💋🙏
Dahir calasow masul sare ader mcn farxad ayaan kurajenaa alla anigaa kamaqnay mesha wey shidantahay Dahir calasow geesiga afrika boqortoyo🤴🤴🤴🤴😊🤴🤴😊🤴👈
Daahir Alasow in the House bro kugu faana halyey qaran like isara poqortoyo Hiraab Daalandole ayan ahay daahir ina adertii baan ahaye Aniga maheso lkn Madaxweyne daahir hees uso qaadi rabaa
Geesiyada hg sacad siciid noolada abid adeerkey wuu mudan yahay in la amaano wallee
Hgnimo
Sacadnimo
Masha allah dahir nin culus madaxweynaha mustaqbalka sxb Guuul wacan wiil faned runti inad thy intii ila aragtay dahir ama taagerta like saar
Viva habargidir
Viv hbg guuleesta
Qaali ladan❤️❤️❤️❤️well done sister welcome abwaan Dahir Alasow.
Luqa maimadidoo intaan kabadan fashil wayee viva my dolkeyga
Daahir gacan ayaan kuu taagay
.
Wow Qatar viva boqorada codka qali Inda house
Mash allh hambalyo in adeerkay aan ku fasano thanks qaali ladan my ina adeer 2
Opp hees mcn inta dhagesaneysa 2021 ismuujiya
wallaahi DaahirAlaso Xooggiisa ayuu Ku Melmaray ,, Rag Rag dhalay(ReeR C/laahi Ciise lama dafiri KARO).
Jecliyaa qaali ladan dahiir calsoow ♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💋💋💋💋
Idhaheena❤ ❤❤❤❤❤
wow dahir qatar halyay qaran guuleeyso
Noolaaaw dahir alasoow cadawkada hajabo qali Ladan makool yar
Viva hg sodhawenta wanagsan
Viv qaali iyo daahir alasow faraxad igu nolaada
Viva hg ad ban adin jeclhy ina aaderyaal
Wow bashaalfiican daahircalasow iyo qaali ladan
Viva hg 🤚✋✋ daaher hal yeey somaali
Daahir calasow waa ku salamay sxb
Allah dartiis ugu saar heesta qaali ladan chanalkada wll codsi ay ka codsaday weyaan wallashaa qali
Dahir waa nin iska qalbi fican habsik mucrde dowlda
Gesiyasha hg sacad saciid aderkey nolaw
Legend sare daahir Alasoow
Wooowwwww hees iga dhaha 🇸🇴🇸🇴🇩🇯❤❤❤❤💚💚💚
Habargidir nimada qurux badanaa 🤎🤎👍👍
Noloow amiiiiiin
Woooow daahir inba cadi ma tihid geysi inaaa tahay cidna daah kama saaarno🤩😍😍
Viva hg
Hees qof loqdo hesti ugu wacneyd
legend dahir alasow nolow
Nin jacel. In la Amano Adiga uma horeysid
waa iga qoslisisey.
🤣🤣
Masha alah ❤
jecliyah qali io dahir alazow😘😍
íqbáâl Channel
Li❤❤❤
Wwwwwwww masha allah ader dahir
Libaax allow ku dhowr
asal hees daahir calosow nin culus
Aamiin yaarabi
Viva daahir caalasow
Waa waxyaroo qaaliya qaali ladan
inu sacad yhy nosheege dahir faan jecla
Yaa Ila og in waga aan Sharma la aqoon hadana uu asaga laga jecel yahay kana caansan yahay somaliyey adunku waa labo waji midna ha iskaga ciyarina team Sharma liketa aan ka arko hdd meshan gadashey jogtit
Tolkeey caadi maaha 💘💘👌
waaaaaaaaw walalkay qali qalbi
Hestan lyrics keda rabaa saacidnii
Masha alah
Tolkeey ahaa
Dahir callasow gabadhaan iska daa nin yahow,
qaali ladan hees dahir alasow habiqleyso
Loolz, daahir amaan jecela labo nin bu noqday i inolow
Qaali ladan fan and wan aminsanahy qof qalbigedu saafi yahy weeyi
Laandheerayaasha
Ĺandheer aaaa wale isku mid uma naqano migan dheh
Dahir alasow
Daahir nin qaali ah sharaf ku nolow quen qaali ladan love you
Ayeyo nolaaaw inta nolal jirto dhahir calasow.
Dhaahir shenaay
In la amaano jecelaa dahir alasow
Qali ani hadan qurabaha kaiman laha saan maigusubin lehed
AR hbnkaas ina adeerkeeyaa waa noolaaday wada cadiin
Hoolkii waa lodiday dahircalisow banankuucamirty
Xey tahay xafladan wadada lagu qabtay wax kale
Kkkkkkkkkkk
Viva my tolkeyga qali ladan
@@mariyadhiblawemaxamed8887 sharafeey hg yaad ka tahay haleys bartee
Ceer
@@mariyadhiblawemaxamed8887 ana sidoo kale ceyr maxamed yaad kasii tahay walaalo
Gabadhaan ma daahir calasoow ayaa qaba ayadoo amaananaysana waan dhagayistay
😂😂😂😂😂my abwankeyda waya
Habaragidere kul iyo kubanibo
maxa showga wadad a malagu qabtay
DAAHIR AFDOORO UFF...
Cimriga alle ku soo gaabi balayo afxun midaan iyada cajiiinleyda ah ee mombasa cajinka ku wareejin jirtay maa maanta fanaan sheegatay allow aduun xaal qaado
Cajinku sow shaqo mha dadka isma amaansi wllo qof wlpa ilhye ayaa qorya xalka nolosha
Liban cilbaa kuhaya sidan hadalkada kadaremoya dahir wahalyaga hawiye qalina wa fanada caan ah codkedana meshas garsiyay cajinkad shegina haduu jira wa shaqo shaqana ceeb mahan shixada ceeb leh
Wiil naxsan uma xumid hhh
Wlhy waxaaa hubaa qof walbe ooo daahir dameer kadaba naageeyaya in uuu faro kahayo
Haa wlhi
Wllo Qaali ladan Fankii wey kabaxday Waxeyna Dhahdy Qofkii Heesaheyga TH-cam Ku hays Aqiro iyo Aduun Ayaan U haysta Plz Wllo qaali Kasaar Una Duceey Plz
Hartaadhidhii
daahir dameer waan aqaan si wcn wuxu ushaqeeya Mi5 t ingiriiska.waa dhlin yartii waqtigii caydiid basaasi jirey.iknow him waana mid aan lagaga hadhayn
Maxad ka qaadi kartaa hee
Kkkkkkkk
ka bax
Sorry wakhtiga wa lagu tageersana lkn hada waxa la ogaday wijigaga dhabta ah akhiirna gacan bad ku baxay
Labo sano kadib daahir wali waa nool yahay wali waa caan caan dhalay, wali xidigahaas ayuu maraya wali malayin Somali ah ayaa jecel, wali dad dhibaataysan ayuu caawiya ugu dambeen geerida aad jeceshahay saacada ay tiisa dhamaata ayuu dhimanaya walaal.
@@upirashid lkn xor nimo uma socon karo saw maha
The year will
HG soomaali oodhan halgowal iyo haaf ayee kuleedahay waa galnus laakiin faan u sheek !!!!!!!!!!!!!!!!! Kkkkkkkkkkkķk hhhhhhhhhhhhhhhhhh
daahiroow heesta adiga lee samaysatee adiga na isku sameeyay laxanka adiga leh ... sheekadii adiga lee dubo adiga lee daangayso
Alah dahir fulxumidah
waaah waaah
Arooskeeda kaheesuu noqdey
Amiin amiin
Qaali ladan lacag badan beey ka qaaday ninkaan dahir calasoow faanka jaceyl qaali ladan caadi ma ahan lacag lee u daran iyada
Maxaa meesha lcg keenay abaal buu kuleeyhy waa ninka soo saaray qaali badi heesaheeda miraha ama lxnka ayuu leeyhy sida lasoco
Soomaali hadaan nahay goormaan qabiil kaweynaaneyna
Waanka weynaandoonaa waalaal maxamadow iskasug Lee soomaali qabiilka dhamaaday
Dila calasey gabada heesta kasar fanka wey kabanaxde
Kkkkk alla Doqonta amaaan jeclaa bal eeg sidii dumrka Naasaha 🤔🙄😅tan yar taloo meequu kaga qeylusiiye kolba waa nacas taa Joomo Kuheestee kolba 100 kama bdna 🙄🤔😀👀
Shadhan weyn aaya tahay