Ninkaan waxaan ka guntaday dhowr qodob oo aad ii anfacaya 1-noocyada dumarka iyo ragga oo aan hada ka hot aanan maqal 2-in soomaalidu xiliyada adag kan afka ka hadla uu ka wanagsan yahay kan uurka ka buka iyo in ay wada dhalashadu ka macno wayn lahayn hadaan Laysku cawinayn waqtiyada adag 3-in nolosha qurbuhu tahay kadeed oo aan guul weyn laga gaarin inyar oo illahay garabsata mooyaane 4-in shanta soomaali wax uun ku midoobaan waxaydoonaana ha naqdaane iyo in soomaalidu cadow isku yihiin oo dhanwalba iska haystaan Isku soo duuboo wax badan baan oo aan soo koobi karin baan ka bartay Illahay cilmiga iyo caqligaba ha u siyaadiyo kuwa nasoo karsiiyeyna way mahad sanyihiin🙏 Soomaalinimo💪
Qabiilaw ku nacay qof aan wali dhib arag rag laso dhaqan rag hiil iyo hoo ka helin qabil lagama furfuro Qabiilna waxad nacaysaa xilliyada adag ee aad garab ka waydo oo aad mid aydaan isku qabiil ahayni garab ku siiyo sida aad ka aragto sheekadan maxamed Hada magaalada shumaca soo saarta ee aan shidan ee magalada burco waxa sabab u ah qabiil danteeda kama hadasho qabiil bay kaga foororta Inshaa allah malin ayaan alle ka rajaynayaa in alle qabiilka naga saaro oo qalbiyada isusoo jeedin doono Ducadi nabigena aan badino ee ahayd اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح ذات بيننا واهدنا سبل السلام ونجنا من الظلمات إلى النور
Sxb Waa Said kalce Wan ku salamaya. Maxamed abdi diriye Aragaga Waan ku farxay mudo badan ka dib Guul ayaan ku rajaynaya Wakhti Adag baynu soo wada Marnay🖐🖐🖐
Masha Allah walahi waa qof ilahy haybad siiyey waqti yar ayuu dadka attention kooda kusoo jiidanayaa allah ha ku barakeeyo wllo waa qisadii u horaysay ee aan la dhoco maalin khamiis ah habeen jimce soo gelayo ayaan daawaday video ga bisha 11/3/2022♥️
Sidoo kale sharaf korkiina ha ahaato walaaladu waa kuwa is caawiya ee ma ahan kuwa afka uun kawalaalkaa adinkaba abaal baan nii haya aad gabar ehelkaygaa OO igu qaaliya u samayseen waligay ma ilaawi doono ILAHAY ha ikiin dhawro from Puntland 🥰🥰
Wuxuu ku soo khatimay ha dhargina! Waayo Soomaalidu waxay tidhi nin dhargay talo ha waydiin! Islaamku wuxuu ina baray qofna risiqaa waasic looga dhigaa midna waa lagu diiqaa, 2 dubana waa imtixaan la doonayo in ka lagu diiqay wax looga soo jaro ka loo waasiciyay si duniduna ammaan u noqoto! Intaas uunbay reer galbeedku dabaqeen oo loogu yaacayaa!
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم
جزاكم الله خيرا اختي الكريم الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
m m Ma n nin mnbv n nnnnnnnnmn nnb n. Nbmn nnn N. Nnb. Nnn. Nnnvnnbbnn Nnn n nb. Nnnnnz nnb N nvn n. Vinny. Nnnbn Nnn zñ. Nn Nnn n Nnn xbnm😅 b nnnnnnnn n nn nnb n nnb nnnnbvbnnm nnb nnnn Nnn nnnn n Nnn nb mm n😮 Nnn N nnn Nnn nnnnmnnnnnnvm nnnn😢 nn 😢😢nmnnn Nnn nnbnnn😅bnmvbbzmBnbnnmM❤mX❤bzC😢c😅❤Z❤❤BL❤B❤❤H😮C❤❤❤❤❤z❤bLx❤❤❤❤ 😮❤❤zBm😅❤❤❤M❤Zx❤😅😂 ❤Z❤ZXM😅❤M ❤❤❤M❤😮❤❤😂❤nn😮n😮nNnn Nnn bnn. N.🎉bN😊. C 🎉 zX
Masha Allah tawarakallah alle Haku barakeyo mahamed oo Haku saqiro noloshada saqiro, mahamed wa murtile wa waayo arag wa gentleman Masha Allah walal alle garabkada hagalo safari salama from kismayo.
مشاء الله تبارك الله اللهم يحفظكم ويبارك فيكم أجمعين ويزد العلم وتعليم وخدماتها خيرا كثيرا امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
Waa sheeko cajiib ah oo wax yaabo badan laga faa’iidayo. Somalidu waa Dad wada dhashay Qof Somali ah waxaad ku caawisid waa wax aad wallaal kaa ku caawisid. Alle ha xafido wallaal keen.
Ax alle ha unaxariisto dhamantod dhiig soomaalinimo ayaa damqay labadas wiil Inkasto qadar alle shaqeynaayo hadana sinaba uma wanaagsana in gabadh soomaaliyed mahlakada tahriibta ay isku dhiibto
10 sano ka hor ayaan maray jidkaas sheekadan aniga macno ii damayn mayso lkn mid baa isoo jiidatay wlh bilahi waan dhaartee saxaaraha ka dad ama magaalo aad ka wada timaadeen ayaad ku baranaysaa siduu aanu kuu garab istaagayn lkn nin ka soo jeeda dhul aan ku dhawayn ayaa ku garab istaagaya taasi waa dhab markaa qabyaalad wax ma tarto
Europe wax yaala oo aan rafàd ahayn ma jiro saacad iyo tureen la eryanayo waxàn ahayn ma haysaa . Finland iska dhaafe America ayaaney waxba ool ee umada has oo lugayn . Ilaahay anagoo nabada wadankayagii hano maceeyo.
@qorax joog⚔ sxp anigu africa ma caayin midkle africa hadan caayo neh waa Dalkeygii waxa ka galay iska yar ani iyo adi waynu sima nahy ogoow taas zambacoow🙏🙏🥴🥴
Waxa la yirii Abaal nin galaa badaan lkn nin guudaa yare wlhi maxamed nin raageed abaal ciiliyay saxiipkis wakaas uga mahaad cisheey Goole dhexdi uga mahad ceshaay
Gobanimada reer puntland iyo raganimada reer puntland aadbaan sheekada uga dheegtay aadbaan idiin salaamayaa reer puntland from somalilnd
Waa kaa qaaad Jamhuuriyadda Barakaysan From Puntland.
Waan kaa qaadnay wll hadaan Nahy reer buntiland 🙌🏻
Waan ka qadney Jamhuuryda
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Mdxa no saran tihiin reer ayeeyahy somaliland from puntland
Ninkaan waxaan ka guntaday dhowr qodob oo aad ii anfacaya
1-noocyada dumarka iyo ragga oo aan hada ka hot aanan maqal
2-in soomaalidu xiliyada adag kan afka ka hadla uu ka wanagsan yahay kan uurka ka buka iyo in ay wada dhalashadu ka macno wayn lahayn hadaan Laysku cawinayn waqtiyada adag
3-in nolosha qurbuhu tahay kadeed oo aan guul weyn laga gaarin inyar oo illahay garabsata mooyaane
4-in shanta soomaali wax uun ku midoobaan waxaydoonaana ha naqdaane iyo in soomaalidu cadow isku yihiin oo dhanwalba iska haystaan
Isku soo duuboo wax badan baan oo aan soo koobi karin baan ka bartay
Illahay cilmiga iyo caqligaba ha u siyaadiyo kuwa nasoo karsiiyeyna way mahad sanyihiin🙏
Soomaalinimo💪
Adigu noocee tahay ayaad isku qiyaaseysaa😂
Waa runtaa walal, dadkana duruufta ayuunba wax barta, kana dhigta mid liita, qpf wax badan og ayaad tahay, mahadzanid.
@@humaagacademy2878 urursha Kooba manase hubo lol😂
Masha Allah guuleyso wllo Waan ku laa qaaba hadda naa qurbaha Waan ku nolahay Waan ku Salmaya oo waxan rajeenaya inaa caafimad qaabto
@@Ilyaasabdirahman salamullahi wll nabad iyo barwaaqaba waan qabnaa alx
Wlhi wiilkani waa cajiib , dadnimo akhlaq iyo afgaabni alle kacabsi baaka muuqda alle haxiftiyo
Gobonimo Hoyged waa Guri majerten wllky Carays jasakillah wiilkan waa wiil caqli leh Abal Raga Ragba leh❤🙏
ɴɪɴᴋᴀ ʀᴇʀ ᴘᴜɴᴛʟᴀɴᴅ ᴍɪʏᴜᴜ ʏɪʀɪ ᴍɪsᴇ ɴɪɴ ᴍᴊ 😂😂😂ǫᴀʙɪɪʟ ʏᴜɴᴀ ᴋᴜ ǫᴀᴅɪɴ ɢᴀʙᴀʀ ʙᴀᴀ ᴛᴀʜᴇ
@@HAARISH143 hhhh ninka ina aderkay ah oo Mj ah iyaga le Gobonimo leh garabsatag shekhow😁😏👊
@@Bahjuuniindhadeeqa212 maxamuud caraysane mj cali jibraahiil weeye ex bosaaso
Gobanimada hoygeeduh waa guri majeerten puthlad ❤ this is wonderfully story 💖
Maxamed waxaan anigu is iri waa Hadraawiga 2aad. Waa geesi afmaalnimo u whliso, waa rag-yaqaan abaal guda, waa dhowrsane dal iyobdiintiis jecel. CARAYS IYO WIILKII KALEE GAARIGA HOR ISTAAGAY beledwayn/magaaladii Beer-lula ayaan kasoo salaamayaa.✌️
Xili danbe oo hapeenimo Ah ayan Dawanaya muqaalkan 1kii saac waxayba ila noqoty 10 daqiijo cml
Goor Aan Dhameyay muqalka waan Garan la ahy.
Gulyso sxb in badan❤
Mansha Alllh ree puntland wallhi anigon amaanaynin wallkis hadad dishid bari madaxuu kusaaran cuqdad mayaqaanan iyo hagar
Dadnimadu waa qalbiga
Tiktok ayaan kasoo racayy 🥺😪
isku mid ban nahay legend
Wllhy 2 hapeenimo dawanaya sidaaada Tictockta kaso Raacay
Halkas iyo tiktok laga sobkoqday hhh
Zidoo kle
Anba tiktok ka soo racay lkn waa iga baxay ciwankii soo galiyay gabayga yar ma haysa sxb
Waa sheeko cajiib ah, ninkaa la yiraahdo carays oo jooga Belgium 🇧🇪 hala raadiyo waa nin dadka in laga bartaa haboon tahay. Waxaan sheekada ka fahmay in qabiil uusan waxba tarayn oo dadnimada iyo walaaltinada ay ka muhuum santahay qabiilka. Abwaan mahadsanid sheekada aad nala wadaagtay
Ad Iyo ad wll carays amaan bu mudan yhy
Ka waran wll ninka gaariga hor istaagey isaga oo Suudaantu ay yiraahdeen waanu celineynaa haday doonaana jidka ku tuuri lahaayeen isaga oo nool.
@@calicabdimaxamed1286 ninkaa gaariga isku dhigay waa nin cajiib ah haduu abwaanku noosheegi lahaa magacyadooda dadka wanaajiyay dadka waan ka baran lahayn waayo? Iyagoon la aqoon bay dadnimadooda iyo walaaltinimo tuseen Abwaanka, khayr Allaha siiyo dhamaantood Aamiin
Haaa sxb waa niin qaaliyaaa qabyaaldu waa waxa xuun waaa waxa luuga haa ina haystaa sxb mcn ee dadku waa isku miid
@@hamseabdilaahi1763 dadka sidaas u wanaagsan waxay ahayd iyagana in la waraysto
Dhibkaaz waan arkay alx Illahayna waa idhaafiyey balse waxaan uga makhaarti kacayaa Maxamed Abdi saxaraahaaaz in ragga lagu kala barto OO qofwalba uu qeexo qofnimadiisa lana ogaado waxa uu galo iyo waxa uu gudo majidho qof iskadhigi kartaa wax uusan ahayn balse iyadaa baanka iskeenta inta lagu jiro dhibtaaaz qofwalba qofnimadiisa. 🙏
Wn so maray wana kugu racsanahay taas libaax
Iminka ayan raba anu inan safarkas so galo maxa talo isiin zhp😢
Sheekadaan waxaan kabartay qiimaha somalinimada iyo qiimadarada qabiilka
Ahmed Ali adigu qabiil iyo saaxiib midna mahaysatid
Qofka kudamqado ayaa ku walaal ah 😢 Dhalshdu waxba matarto hadan kudiirnaxayn 😢 qabyaldeey kunacay Gobweeyan reer puntland
Cafiya Qurux guuleyso byo from Puntland ❤️
Masha allah ree puntland nazap weeye sheekadan waxaan ka Bartay inaysan qabyaaladu waxba tarin carays iyo yarka Kale halkaan baan kasalaamay
Tas baa xaqiiq diirkaa nawada mideeya
Wallal qabyalada waxba maahan wallahi qurbaha markii lajooga waxaa kudada kii kuu arxama
@@inahaaji754 masha alh qabyaalad waatan dalkeena halkaa dhigty
Haa waliba isagu waxa uu raacay doontii Reer Puntland u Badnayeen Ana waxaa raacay reer waqooyi ,reer xamar tooda waxay baxday 00:30 habeenimo anagana 02:30
Anaga waa nala dagtay 84 ahayn 4qof naga dhimatay balse iyagu waa galeen
Balse doontiin danbe waa gashay alx ilaahay mahadaa leh.
Cidii tiktok ka timid vidoega halkaas ayuu marayaa 34:38
Hlkaas gey San idinku fudydiyey iiso duceyya muraad leyyhaya
Mahad sanid wlll
Shukrn sxb Hawl aduunyo iyo ta Akhiroba hakuu hagaagto incha allah
@@kalidmohamet4928 hye zxp muraad le yhy iso ducey
@@ROCK_GEEZYMUSIC ilaahay muraadkaagoo khayr le si dagdaga allaha ku siiyo🤲🏻
Ilaahay haku fududeeyo muraadkaga wll
Muuqaalkan waxaan ku arkay Tiktok fiiri ayaan is iri, goor aan dhameeyey waan garan waayey 1: 30 daqiiqo ayaan daawaday xataa hurda ihaysay waa iga duushay hadana saacadu waa 3: 14 daqiiqo ee danbe.
Mahadsanid walaal wax badan ayaankaa baranay allaah cimriga hakuu barakeeyo.
Qabiilaw ku nacay qof aan wali dhib arag rag laso dhaqan rag hiil iyo hoo ka helin qabil lagama furfuro
Qabiilna waxad nacaysaa xilliyada adag ee aad garab ka waydo oo aad mid aydaan isku qabiil ahayni garab ku siiyo sida aad ka aragto sheekadan maxamed
Hada magaalada shumaca soo saarta ee aan shidan ee magalada burco waxa sabab u ah qabiil danteeda kama hadasho qabiil bay kaga foororta
Inshaa allah malin ayaan alle ka rajaynayaa in alle qabiilka naga saaro oo qalbiyada isusoo jeedin doono
Ducadi nabigena aan badino ee ahayd
اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح ذات بيننا واهدنا سبل السلام ونجنا من الظلمات إلى النور
Tahriib baan is lahaa lkin hada may wyo wiilkan wxa badan baan ka faaiday mshaalah wllky hore u soco
Gobonimada wanala kuyaqaan🇸🇱🇸🇱❤
Aad iyo aad
Fankana ha nga reebin😂
MAXAMUUD CARAYS WAAN GARANAYAA UU MAXAMED SHEEGAY RAGGA MAALINTA ADAG AYAAD KALA BARATAA
Runtii waan Qiirooday waxaan is arkay anoo indhahaygii ilin buuxisay. NIN RAGAA ABAAL GALA NIN RAGANA WAA GUDAA.
inta tiktok ka soo raacdey far taaga
☝
😂😂😂😂😂
Waykn
☝️☝️☝️☝️sidn dodnomayey sadex malin igu qadathy 😩😩
Nin aqli badan iga siyaaday 😢Ilaa haku sharaf wll Rer puntland we love U
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Sxb Waa Said kalce Wan ku salamaya. Maxamed abdi diriye Aragaga Waan ku farxay mudo badan ka dib Guul ayaan ku rajaynaya Wakhti Adag baynu soo wada Marnay🖐🖐🖐
Habar fadhida lagdin la fudud 😂😅
Wiilkan madaxwayne buu u qalmaa illahay ha ku siyadiyo xigmadada wll wlhi wan qirooday qisadisa waa dhibta haysata dhalinyaradena
Qof waliba madaxweyne ma noqdo ✅
Ninkan wxu kamid yahey dadka tirada yar e ilaahey caqliga siiyey❤
Maansha Allah aqligaa lasku dhaafay waa wiil aqli badan runtii ماشاء الله تبارك الله يحفظك الله في الدنيا والآخرة
Wlhi waa hadalo macno weyn ku fadhiya oo dhaxal gal aH aad ban kaga Mahad celina abwaan waayo arag baathy❤from banadir ❤🎉
Masha Allah walahi waa qof ilahy haybad siiyey waqti yar ayuu dadka attention kooda kusoo jiidanayaa allah ha ku barakeeyo wllo waa qisadii u horaysay ee aan la dhoco maalin khamiis ah habeen jimce soo gelayo ayaan daawaday video ga bisha 11/3/2022♥️
4/11/2022 akhrinayaa commentigaga
Aniguna isla malinka aad dawatay malinkedi ayaan dawanayaa malin khamisa o jimce sogalayo 9/3/2023
Wiilkani Raganimo aqli iyo Madaaliye ayuu koob saday Bro noloshu kuma xumayso Aakharana Halkii roon
Sharaf iyo karamo ayan u haya reer putland waad salaman tihin🙏 from Somaliland
Sidoo kale sharaf korkiina ha ahaato walaaladu waa kuwa is caawiya ee ma ahan kuwa afka uun kawalaalkaa adinkaba abaal baan nii haya aad gabar ehelkaygaa OO igu qaaliya u samayseen waligay ma ilaawi doono ILAHAY ha ikiin dhawro from Puntland 🥰🥰
Waar ninkan yari caqli badanaa maasha allah allah haku kordhiyo xigmada iyo garashadaba.
sax maasha Allaah tabara kalaah.. Amiin bi’itnillah
ALLAHUMMA SALLI CALAA SAYIDINA MUHAMAD WAAALIHI WASAXBIHI WASALIM ALHAMDU LILAAH ALADII JACALA NA MINA AL MUSLIMIN
Sxp wllhy burco waxay soo sartaa halyeyo lkn halyeyadaa Hos loo dhigo waana sabta loo yidhi waa gobalkii ragga Viva burco 👋
Barnamij fiican ayad mar walba keenta kerp going wariye
Mansha allaah illaahay caqliga iyo garashada hakuu siyaadiyo wall
Waxan dawanaya 13/ 4/2023 habeen jimce so galayo 12:00pm
Ramadana ay tahay 23 ilahhow waxan niyada ku hayo oon macsi lahayn
Walhi ninkan aad Baan ugu bogay mash allah wa qof ilahay xikmad ku manaystay waxyaabo badan oonan garanayna waan ka faa'iday guulayso wll labada daarood ba❤🥹🥹
Caruurta abahood al majeerteeniya waa gob 💞💞❤️❤️👑
Dumaashi qali guuleyso aad baan kuusalamaya 🤗🙌
tiktok kaaso raacay waliba waan kugu rafaaday wan ku waayay lkn sheeko dheer oo kale no gashay 😂
Tiktok miyaa kasoo raacdey
Awy hye shedaki tiktok 😄😄🤣
Same wlhi 😄
Reer putland waa dad wacan oo hiil iyo hooba leh❤
Wuxuu ku soo khatimay ha dhargina! Waayo Soomaalidu waxay tidhi nin dhargay talo ha waydiin! Islaamku wuxuu ina baray qofna risiqaa waasic looga dhigaa midna waa lagu diiqaa, 2 dubana waa imtixaan la doonayo in ka lagu diiqay wax looga soo jaro ka loo waasiciyay si duniduna ammaan u noqoto! Intaas uunbay reer galbeedku dabaqeen oo loogu yaacayaa!
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم
جزاكم الله خيرا اختي الكريم الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
@@allfurqaniyachannel6496 salallahu calayhi wasalam
@@allfurqaniyachannel6496 أخي الكريم اللهم امين امين امين يارب العالمين بارك الله فيك أنت كمان الله يحفظك اميين امين امين يارب العالمين
J @@allfurqaniyachannel6496
m m Ma n nin mnbv n nnnnnnnnmn nnb n. Nbmn nnn N. Nnb. Nnn. Nnnvnnbbnn Nnn n nb. Nnnnnz nnb N nvn n. Vinny. Nnnbn Nnn zñ. Nn Nnn n Nnn xbnm😅 b nnnnnnnn n nn nnb n nnb nnnnbvbnnm nnb nnnn Nnn nnnn n Nnn nb mm n😮 Nnn N nnn Nnn nnnnmnnnnnnvm nnnn😢 nn 😢😢nmnnn Nnn nnbnnn😅bnmvbbzmBnbnnmM❤mX❤bzC😢c😅❤Z❤❤BL❤B❤❤H😮C❤❤❤❤❤z❤bLx❤❤❤❤ 😮❤❤zBm😅❤❤❤M❤Zx❤😅😂 ❤Z❤ZXM😅❤M ❤❤❤M❤😮❤❤😂❤nn😮n😮nNnn Nnn bnn. N.🎉bN😊. C 🎉 zX
Manshalaah ilaaahay caqliga ha kuu barakeeyo Aamiin Aamiin
Dhabti abahay wa hogaamiye allaha cimri dheer io cafimaadkaba hauziyaadiye🥺🤲
Masha Allah tawarakallah alle Haku barakeyo mahamed oo Haku saqiro noloshada saqiro, mahamed wa murtile wa waayo arag wa gentleman Masha Allah walal alle garabkada hagalo safari salama from kismayo.
مشاء الله تبارك الله
اللهم يحفظكم ويبارك فيكم أجمعين ويزد العلم وتعليم وخدماتها خيرا كثيرا امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
W😃
media.tenor.commedia.tenor.com/AzNJtG4GXToAAAAMgnyy 22nd} 5th I nnmn
G.. 3, /yes.gif /qdg13PqYbxMAAAAM/yes-baby.gif
@@farxiyacumar7478 ffccc)(t(((ú
I lo
@@farxiyacumar7478 m
Waa sheeko cajiib ah oo wax yaabo badan laga faa’iidayo. Somalidu waa Dad wada dhashay Qof Somali ah waxaad ku caawisid waa wax aad wallaal kaa ku caawisid. Alle ha xafido wallaal keen.
War ninyahaw walaad lejen tahay sxb alaha ku xafido marwalba nin hadalka alle u fududeeyey baa tahay masha alah horey u soco wlaalkayow marwalba waxaan ku qoslay markaad dhahday kabuhuu 6-jir iskoolka ku bilaabay buu ku dhameeyey asagoo 30-jira war miyeysan ka yaraan kabuhu 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 masha alah Reer Burco isku hadal baa nahay masha alah From Mudug Gaalkacyo Somaliya
Maxamed wander qof qalpigeeso weyn yahay weeyi runtii qisooyin badan oo adiga shakhsiyadaada sheegaya ayaan akhristay alle garabkaaga ha ahaado mrksta ❤🥺✅
Qiso cajiiba waa birlibaax jab soo arkay waxna ka waatay❤
Raganimadu wada dhalshada ayay ka fiican tahay 😢tahriib maaha igu soo orod
Captankaygi marna sxbky beldaje mxmud caraysane kartida io gobanimda wan ku oga inusan ahyn nin cidlo ragisa kaga tagi kara.
Wiilkan sheekadisa mid kamid ah ayan la kulanay
Bishii june 2022 waxan izmiir turkey ku aasnay 2 wiil oo mj ah iyo gabadh isaaq ah wiilashas waxay ku geeriyooden ayago dhabadhaas badbaaniya marki giriigu uu badda ku tuuray meel jaziirad ah gabadhuna dabasha ayna garanayn
Ax alle ha unaxariisto dhamantod dhiig soomaalinimo ayaa damqay labadas wiil
Inkasto qadar alle shaqeynaayo hadana sinaba uma wanaagsana in gabadh soomaaliyed mahlakada tahriibta ay isku dhiibto
Aniga xanuunsane durey hayee dhagasanaye masha alllah 9yrs jooge anigane 32 waben kukorey yurub
Soomaalininada ciyaar ma ahan Qabyaalad ineeysan waxba tareyn halkaas ka garo
Wlhy ilinta waan censhankarikari wayay xaqiiqdi dhibka uu maray kan kugu heebta ah sida usan waxba kugu qabanayn
Waa xikmad socotaa mahamed Cabdiraxman waxan ka fikira hooyo goormad arki intan Qurbaha nasiimo kaamn helin alleh si khyr qaba hanagu celiyo dhulkan u dhalaney
Masha alaah naxariista ilatahay baa bixiyo qabiil maahan walaahi qof somali ah meel who areuha tageen
Mid xigta hadalka maxmed waxa ka dhuuxay 7 calan ee somaliya ka dhex babanyah waa dhalanted. Allow somaliya nabad inooga dhig
Mashaa Allah hora lo yiri geesi illahay ma xilo ninkan waa geesi rag geesiyal ah ayuuna helay reer puntland gobanimo idin qiray
Wad mahadsan tahay wll mohamed Abdirahman. Allah ku dhowro.
Wlhy ninkaan waa nin wax garad ah iyo waayo aragba🙏♥️
10 sano ka hor ayaan maray jidkaas sheekadan aniga macno ii damayn mayso lkn mid baa isoo jiidatay wlh bilahi waan dhaartee saxaaraha ka dad ama magaalo aad ka wada timaadeen ayaad ku baranaysaa siduu aanu kuu garab istaagayn lkn nin ka soo jeeda dhul aan ku dhawayn ayaa ku garab istaagaya taasi waa dhab markaa qabyaalad wax ma tarto
Abwaan allaah haku dhawro nolol faraxd leh ku rajayn
Geesi laga sheekeynayo ma adaa
Dhalinyarada somaliyeed waxa badan iney yacaan oo tahriibaan
Waa siyasiyiinta afar jeeblayasha ah aan dacada ahayn shaqa la aanta iyo mamulo aanba fursad ah aan sinin dhalinyarada dhinackastaba dhalinyarada maanta wexey nafkadayen sozial Media iyo iney fanaan noqdan
Mamulada waxan dhihilaha dhalinyarada qorshaha ugu horeya ku darsada ayaga hadhow wadanka usoharaya
Runti Mohamed waa sugaanyahn. AMA qiso abuur .qofkst waxa baa ka guuxay. Qisada maxmed .iyo qiso aan hyo waa isku dhwyhn
Aad baad ugu mahadsan tihiin sida fiican ee aad barnaamijkan u soo diyaariseen
Tahriib raaxo aya ka dambeysay wlhi Austria 🇦🇹 ayuu jooga wiilkan hada dadkii hore🙏🥰
Austria maxà yaala . Tahriib wax fiican maaha ilaahay umada wadankooda ha u macaaneeyo.
@@halganismaacil1325 Qarax Somalia 🇸🇴 ka jira ka soo yaaca iyo quran Europe ayan ku heesta ani iyo caruurteyda 🙏🙏😡🇸🇴😡😂Finland 🇫🇮
@@halganismaacil1325 waraa africa waxpa ma yaalo ka soo caraara dhalin yaro yurub raaxo abni 🙌🩸🙏🇫🇮💋
Europe wax yaala oo aan rafàd ahayn ma jiro saacad iyo tureen la eryanayo waxàn ahayn ma haysaa . Finland iska dhaafe America ayaaney waxba ool ee umada has oo lugayn . Ilaahay anagoo nabada wadankayagii hano maceeyo.
@qorax joog⚔ sxp anigu africa ma caayin midkle africa hadan caayo neh waa Dalkeygii waxa ka galay iska yar ani iyo adi waynu sima nahy ogoow taas zambacoow🙏🙏🥴🥴
Maxmad Waa wiil ad u ficn mashllh ilhy ha xiftiyo ❤
Aamiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Urursha kooba alow nagu beeg 🤲🤲🤲
Aaaamin bowe
MESHA AALLAH WLL WALAHI WAAYARAG BATAHAY WALAHI WAN OYEEY MARNA WAN FARXAY WAXWAL OOD SOMAR TAY HADAD KANOOSHAHAY AALLHAMDU LILAH WLL 😭😭😭😭😭😭🥰🥰😊😊
Waad mahadsantihiin TV MMtv waxaad bulshada u heysan wa shaqo wanaagsan
Markasta bulshada maskaxdoda dhisa si aad ajar uga heshan qisoyinka iyo barnamijyada faaidada leh haka caajisinina insha allah
Guuleysta dhamaantiin
MM TV Barnaamijyada Nocan ah so badiya
Insha Allh
Legend weyn
Maxamed Abdirahman💯💯
War ninkan wlhi xigmadyahan iyo aftahanimo ilahy wa udhiibay m.a hanaloso fadhiisiyo fadhi labaad
REER PUNTLAND WAA DAD GIB AH WLHI WAA RUN ILAAHAY HA GUULEEYO WALAALKAAN INTUU KU DHAMAADAY SAFARKIISA
Waa wiil aqli badan Masha alah wll
Mm tv aad baa ugu mahadsantihiin sida aad ummada wax faaiido leh ugu soogudbineysaan waxbaad kabedeli kartaan hab fikirka ummaada
ninkan wlhi waa wx garad allah caqliga iyo cilmiga haw barakeeye
hadnu nhy dhalin yaro tahriib wx dhaama mahyno sababto ah nolosha africa siiba ta somalidu hana dhiman hana noolan lkn tahriib dhimasho ama guul iyo nolol qurux badan
Waalagu caajisaa nolosha bilaa guul darada ah .. LEGEND .. ILAHEY garab kisa hagalo..
Alle ha ubarakeeyo caqligiisa iyo cilmigiisa
Masha allah maxamed nin ragnimadisa wax dheeer
ماشاء الله تبارك الله
Ragganimo nool ninkaan beey ag dagtay, caqli iyo garaad meel sare ah rabbi baa ku deeqay
From tiktok yaa ila mid Ah
abaaal ragba leh wllhi waa wiiil caqli badan alle haku siydyo wllo
Adeeryaal awalba odayaashiina ba been idiin sheegay. Ragannimo iyo gobonimo ugu imow Majeerteen. Wa niman kuna dilikara kuna noolayn kara.
From tiktok sheekadan xitaa capaar dhan paa raadiya xaqiiqadii waa sheeko cajiipa nin ka ragaa waa kii soo mara jap qofka wax ku taraana walaal kaa ah
If you good you good if you bad you bad it doesn't matter where you come from the Grass is not green other side
Hala igu so xiro birmamijkan ana arimo cajaaib ah hayo from watching Winnipeg Manitoba Canada 🇨🇦
#putlanders salaama from #somaliland
Mashallah waa nin caqli badan oo wayo arag ah
Waxa la yirii Abaal nin galaa badaan lkn nin guudaa yare wlhi maxamed nin raageed abaal ciiliyay saxiipkis wakaas uga mahaad cisheey Goole dhexdi uga mahad ceshaay
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Puntland iyo Somaliland sibay igu dhawyihiin cajiib Hablahan Zxbada la ahay waa wada reer Somaliland
isku melna majoogno
Anagaba hooyaday rerr butlana
Sharaf iyo kramo bushada rer puntalnd
cafiska ayaa wax walpo kaweyn💪lagend baatahay pro
Masha allah walal qaali aqliga ilaahey ha ku siiyadiyo
MASHA AALLAH NASAB NASAB DHALAY REER BUTLAND WLL QALI YAA THANKS
Wiil mj waligaa haka shakin meshu kaajiro
Noloshu hakuuwacnaanto wll Mohamed