DEG DEG: MW XASAN SHEEKH OO KA HADLAY ASKARTII LA-LAAYAY & CIIDANKII OO LASOO CELIYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 90

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 18 วันที่ผ่านมา +11

    Odayaal dhaqameed caada qaato ah iyo lacag lakala qaato yeynan dhicin , shuute hala horgeeyo

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 18 วันที่ผ่านมา +3

    Wsc Inaalillahi wa inaaileyhi raaju uun Allaha u nariisto wiilasha la dilay , runtii falks waxii geystay in la soo qabto oo laga abaal mariyo waa arrin sax ah kuligeena waa ka xunahay arrinta dhacay,waxaan Tacsi u direyna Wiilshas qoysaskodi ALLAH ha u naxariisto gacan ka xaqdaran bas dishay Aamin Allaha aqbalo Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❣️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @AliCade-gh7jk
    @AliCade-gh7jk 18 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliya Kama Jiro nidaam dowladeed Oo sax ah sida aduunkana uma shaqeyso waa rag qabiil iyo is kooxeysi dalka xukunkiisa ka macaasho

  • @HassanHajir-f2g
    @HassanHajir-f2g 18 วันที่ผ่านมา +2

    Mw hasan sheeq ha is casilo madax weyne ma sii ahaan doono wilashii la laaye wxa layey waa familki madxweyne XASAN

  • @samiyafarhan1820
    @samiyafarhan1820 18 วันที่ผ่านมา +3

    Xanuun waa Aabo Rerkiisa usocdey ama walidkii io caruurtiisa lalaayo farxad naxdin isku badashey Allah unaxariisto

  • @SadioHusein
    @SadioHusein 18 วันที่ผ่านมา +5

    Sanbaloolshe lama rabo hadalkiisa waa in uu Hassan Shiikh soo istaagaa uu ka hadlaa hadii kale wax ka soconayo ma jirto

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 18 วันที่ผ่านมา +4

    XAWAADLE WAA GOB MARKEY HADLAYEEN UMA HADLIN HAB QABIIL EE DOWLAD AYEY EEDA DUSHA U SAAREEN MASUULIYAD IYO ILBAXNIMO WADA JIRA AYEY KU HADLEEN XAWAADLE

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs 18 วันที่ผ่านมา +3

    Allow umuuraha sahal
    Hadan tiirka lakeenin
    Waxey dhaleysaa
    Cawaaqib xumo weyn😅😅😅😅

  • @Somali12222
    @Somali12222 18 วันที่ผ่านมา +3

    Qofaa la dilaa bac madow aa la geynaa wa isku dhamaate biri mid kalaa la
    Dilaa bac madow kale lee la keeenaa soo kama fiicneyn dil toogasho ninkii qof dilaa si eey ugu quus qaataan kuwa nool ✌🏾

  • @rocky4066
    @rocky4066 18 วันที่ผ่านมา +5

    Dowladnimo haddii larabo waa in qabaailada hub kadhigis lagu sameeyo si dowladda awood u yeelato dalkana ay xukunto

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 18 วันที่ผ่านมา +5

      Hadii hubkadhigis lagu sameeyo haa shabaab kacelinaa, xawaadle waa kuwii argagixisada casharka udhigay, kuwii dilka kadanbeeyay waa in shuute lahorgeeyaa

  • @MuqtaarHassan-d1f
    @MuqtaarHassan-d1f 18 วันที่ผ่านมา +2

    Dowlada hasoqawato dadka layay qaranka

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ok waalahelay madaxweynaha ayaala shaqiistah dumar landis iyo argagixisada thankis

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 18 วันที่ผ่านมา +2

    WAin lasoqabta kuwa askarta dilay dowlada hasoqabto

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 18 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay ha,raxmo askartaa xasan sheekh askari naff,umahayo

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 18 วันที่ผ่านมา +4

    abgal dad masafur ah ayu wadada u galay markuu laba tulo oo leysku hayo qabsan wayey jiida dagalana waxba ku kensan wayey ayu falkan samayeen

    • @abdulraziq7581
      @abdulraziq7581 18 วันที่ผ่านมา +1

      Hawiye caqli ku jiro wa xawadle wana la Caribtiraya hadanay ka tashan qashinka qaranki babiyey kuna xaray .

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 18 วันที่ผ่านมา

      ​@abdulraziq7581 ya caynoosa darodoo

  • @saabiryare665
    @saabiryare665 18 วันที่ผ่านมา +1

    Kor haloo qaado asaxaabta

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 17 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 18 วันที่ผ่านมา +1

    Jawasiis iyo taroris ayaaka dan beeyaha arin kaas thankis

  • @Suheila22
    @Suheila22 18 วันที่ผ่านมา +1

    Si xal loo helo amaan waa in la soo qsbto ragii falkaas ku kacay waa argagaxiso .

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 18 วันที่ผ่านมา +1

    waa in hubka laga dhigaa dhamaan maliishiyaadka qabaailka

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق 18 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم اغفر لهم وارحمهم واسكنهم الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين ...

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waax askaarta diilaay haalaasoo xiiro.

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 18 วันที่ผ่านมา

    😢Waa wax aad u fool xun xasuuqa wuxuush nimada leh waa argagaxiso kuwa dilka geystay gacanta galagu soo dhigo dil deg deg ah halagu fuliyo

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 18 วันที่ผ่านมา

    Waxaan Risaalada muxamadiya magazine. Miyaa dil joogta ah. لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 18 วันที่ผ่านมา

    🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @SahroSahroHusseinMohammud
    @SahroSahroHusseinMohammud 18 วันที่ผ่านมา +2

    abgal dhexdiisa marku is leeeyn donoo wa aqaan wa marka xasan sh wixii xawaadle horaay u diilaay u ka amuusay hadana marki xawaadle dad laga dilaay u dhohoo halaso qabto wixii dilaay cadalaad in wax lagu kala fuliiyo ameey roontahay hala jogoo dig dig loma baahna isla bishaan dhexdeeda ayaa xawaadle geel iyo dadki ilashanayay eey laayeen

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 18 วันที่ผ่านมา

    ANIGO AH AB FADLAN DOWLADA HASOO QABATO DADKAAN XOOLAHAA OO LAYNAYA CXDS KUWAASOO AANAN SHAQO KU LAHAYN DAGAALKA JAAHILIINTA WAXASE AYAAN DARO AH KANA SII XUN KUWAN XAYAWAANKA KU AQLIGA AH KAN USII SHEEGAY INEY CIIDANKAAS JIDKA KUSOO JIRAAN YIHIINA REER HIIRAAN FADLAN KOW KAAS TIIRKA HALA GEEYO IYO MID WALBOO ISKU DIRAYA REERKAN WADA DHASHAY WADA DEGAN😮😢😢😢😢

  • @timjones8620
    @timjones8620 18 วันที่ผ่านมา

    Please xawaadle ka baxa furimaha qof aad hooyadiis iyo walashiis aad xoreyneysid asna dhabarka kaa tooganaayo xal maaha gobolkiina hiiraan state ayaa idiin baahan please

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens 18 วันที่ผ่านมา

    They will regret. They not going to be behind. They will meet soon

  • @Shankharon
    @Shankharon 18 วันที่ผ่านมา

    war asrta waxaa dilay xawadle iygo ujeedo leh mida kale xawad;e waxey u xurobi weyday fahma waa lug u laban xawad;e ha aminina xawadle

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 18 วันที่ผ่านมา

    DAGAALKA CEEL BARAF WAA MID SOO JIREEN AH OO AAN LAGU KALA DAAWOOBIN OO LEEYS DHAXMARAYEY SI NABAD AH MARKA MID UU SOO XASUUSTO AYAA HADANA BILAABAYO LAGU KALA BAXEEYNIN WAA DAGAAL ILLAA DOWLADII KACAANKA SOO JIRI JIRAY AAD MOODEYSO MARUN SIDII BALWDII OO KALE MID U QABANEEYSO UU SIDAA KU BILAABANAYO AAYSAN JIRIN DHUL LAKALA QABSADAY MIDBA MIDKA KALE DHUL AANAN MUUQAN KUQABSANAYO OO AAY LEEYIHIIN ANAA LAHAAN JIRAY WAA DAGAAL KIBIR KUSALEEYSAN IYO JAAHILIYAD NABADEY WAA INTA AAN TAARIIKH AHAAN U HAAYO

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 18 วันที่ผ่านมา

    Waxaan cambaaraynayaa falkii askarta soomaaliyeed oo ay dileen ragii waxuushta ahaay ha lasoo qabto waa rag caqliga ku yaryahay markuu askari soomaaliyeed dilaayo
    Muu dilo al shabaab
    Waan ka xumahay walaalahay xawaadle in ay waxaan dhacaan
    Anigoo ku hadlaayo beesha abgaal waana ka xamahay ragii qiimaha badnaa oo halkaas ku baxay oo lasoo tababaray waqti la galiyay waa arin waxuushnimo ah
    Waana lasoo qabanayaa. Madaxweynaha amar ayuu dhiibay waana lasoo qabsnaa tiirka ayaa la keenaa
    Ragaas magtoodana xasan ayaa dhiibaayo
    Waana la keenaa ragii dilay ciidamadaas

  • @AdanBidaar-y8d
    @AdanBidaar-y8d 18 วันที่ผ่านมา

    Asc allaha u naxariusto wiilashaa waa arrin aad u xun

  • @SahroHussenmahamud
    @SahroHussenmahamud 18 วันที่ผ่านมา

    Xawaadle idiinka dadki aad horay u disheen kawarama wuxuush idiinka ah wixii aad sameeyn jirteen ayaa leydiiku sameeyay ciidanka ladiilayna madiliin ciidan kale ee waxa diilay maleeshiya beleed

  • @abdullahiali7658
    @abdullahiali7658 18 วันที่ผ่านมา

    ldhigga galbeed wixii aad ka sameyseen xawaadloow buugga ayay idiinkugu yaalaan
    xawaadle iyo abgaal isdhex mar maka dhexeeyaa oo heshiis ma yihiin???

  • @SMATransport
    @SMATransport 18 วันที่ผ่านมา

    Laba bari lee la wad wada kadibne halkas ayey ku dhamatay

  • @AbdikarimAhmed-f5h
    @AbdikarimAhmed-f5h 18 วันที่ผ่านมา

    Meshaso kale lagu dilay 6 askari waxay ahayd dowladu inay gayso wax ka badan 3,000 dabna la suro ugu yara 50 magale ugu dhow mesha dhikas ka dhacay...
    Ugu yarana xabsiyada la keeno nin qalbo oo qaangara oo dhulkas lagu so qabto...
    Wasida kaliye dowlad nimadu haybad ku yelan karto

  • @waberiinaomar168
    @waberiinaomar168 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa ciidanka laayay waa dowlada itoobiiyaa waxayna u adeegsataa qabaa ilkaa
    Waxayna ka xuntahay horowmarka soomalia

  • @kingjbchannel4653
    @kingjbchannel4653 18 วันที่ผ่านมา

    Aaway kuwii Danab Force yaasoo qabtay nio furimiha hadaa kufilantihii waakasoo wada baxeenaa

  • @abdulkadiradedhussein-cg4vn
    @abdulkadiradedhussein-cg4vn 18 วันที่ผ่านมา

    Quraafaad waaye shabaab ayaa lagu shirqooli doonaa ee yaa yiraahda,NISA iyo Xasan ha aaminina yaa u warrama oo u sheega

  • @Shankharon
    @Shankharon 18 วันที่ผ่านมา

    demada xawadle waxey markasta shabab ku sonoqnoqto xawadle kadambeyo

  • @nasiidohassan
    @nasiidohassan 18 วันที่ผ่านมา

    Ooo kuwa dilen dad maa lahan miya so so da

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 18 วันที่ผ่านมา

    ABGAALOOW XISHOODA ABGAALOOW CIIDANKU KUMA JIRO DADKA LAGU AARGOOSTO

  • @maxamedfaarax798
    @maxamedfaarax798 18 วันที่ผ่านมา

    Wadankiiba gacanta xasan buu ku burburayaa haduusan diidin heshiiska itopia uu turkiga kula galay

  • @saabiryare665
    @saabiryare665 18 วันที่ผ่านมา

    Qof walbo halkan soo galo like iyo shere dhaha ciwaanka wariye husein

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 18 วันที่ผ่านมา

    Shaqadaan waa shaqadii shaabaab oo miciin biday inay qabaailka isku laayaan. Waa in la fahmo shirqoolka alshabaab iyo dadka ay adeegsadaan.

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 18 วันที่ผ่านมา

    In diyaarad loo raaco Jowhar oo 90km xamar u jirta waxay daliil u tahay in kooxda xaraash qaran wayna xattaa hal dego 100% ka talinin

  • @AbwaanDhoore-s4j
    @AbwaanDhoore-s4j 18 วันที่ผ่านมา

    Beesha abgaal cusmaan waxan ka codsanayaa bucada ciidanka sida dulinimada ah u leysay in ay qeyb libaax ka ka qataan soo qabashadooda

  • @abdulraziq7581
    @abdulraziq7581 18 วันที่ผ่านมา

    War mesha qaran ma jire u fasaxa masakinta guryahoda qaran ay ku xaren bad qaran ku haysan

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 18 วันที่ผ่านมา

      Oromo sa tahay 😊

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan habra baa laayey e xasan soo qabta sanbalooshe waa nacas ey ah oo uu leeyahay

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa socdo dawladu waa in ay iscasisho haduu damiir jiro

  • @malaboa591
    @malaboa591 18 วันที่ผ่านมา

    Bisinka ma leeysku Sixray reerahaan Abgaal iyo Xawaadle colaada dagaalkooda wuxuu soo bilaawday waqtigii kaligiis taliye Siyaad bare uu xukunka haaystay oo dagaalkaas waxba kama qaban karto dowladii kaligiis taliye Siyaad bare ayaan maqli jiray. Dadkaan Abgaal iyo Xawaaadle oo wada dhashay oo isla dego waa leeysku sixray mindhaa ee Quraan ha aqristaan. Yaab

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 18 วันที่ผ่านมา

    Sanbaloolshe ayaa leh eedas xawaadle aya oga fadhiya arintas

  • @Bidhaanshe-BM
    @Bidhaanshe-BM 18 วันที่ผ่านมา

    Abgaalow shir weyn ku baaqa ragaa cawaanta ah ee ciidanka dowlada xasuuqay isk beri yeela ciidan dowldadeed in la bar tilmaameedsadaa gobanimo ma ahan reer tolkeeyow

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 18 วันที่ผ่านมา

    Cawaan shabaabka lashaqaysta abgaal waa laga yasbay.

  • @saidmusa8659
    @saidmusa8659 18 วันที่ผ่านมา

    Hala dilo hana la ciQaabo Qabiil iyo ciidan Qaran maxaa iso keenay

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo waa beentii kuwii ka horeyey waxba kama qaban

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 18 วันที่ผ่านมา

    War. Dadka. X. Culusow. Halawaydiyo

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 18 วันที่ผ่านมา

    Buraaloow xagaleey deris kulama aha waa laf aan kuudhaweeyn ee derisnimo idiinkadhexeeyn xaakuu geey wiilashooda inaad kagardarantahay ayaad isku cadeeysay ooaad bar tahay

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 18 วันที่ผ่านมา

    War. Soomiyey. Moryanti. X. Culusow. Ma. Larkay. Qabilaystihi. Somali. Kaladilay. Wamoryan. Dayera. X. Culusow. Maxishode

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens 18 วันที่ผ่านมา

    AB waa alshaab. Dhiigyo cab. Ma kadaba harayaan sambacda. Coolyaha waa weyn

    • @nuuradiinyuusuf3528
      @nuuradiinyuusuf3528 18 วันที่ผ่านมา

      Hoyada a ah ada alsheydan ah

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens 18 วันที่ผ่านมา

      @ sambac awalbo aqli ma leheyn. Ul lee afdaqanin xoolayahow. Cooska cuna aqli awalbo lahayne

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 18 วันที่ผ่านมา

    War. Somaliyey. Maxolo. Batihinn. Dawlad. Nimadi. Marhore. Bayduntay. X. Culusow. Badumiyay

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 18 วันที่ผ่านมา

    Beenlow bahane hawiya futada dhexada ka sheekasa

  • @maxamedsomali2539
    @maxamedsomali2539 18 วันที่ผ่านมา

    Abgaal ma yaro
    Hubna kuma yaro
    Dhulkooda loo ilaalinayo maxaa weye

    • @morelyfe1891
      @morelyfe1891 18 วันที่ผ่านมา

      Waa wax lagu qoslo 😂

    • @nuuradiinyuusuf3528
      @nuuradiinyuusuf3528 18 วันที่ผ่านมา

      War ilahay kacabso dadka haiskudirin

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 18 วันที่ผ่านมา

    Sxb xawaadle geedkow gaaro mire ha ka goosto.
    Dadka ay maalin walba laayaan.dad ayey leeyihiin.ha adkeysteen xawaadle, fartey yaqaanaan ha qoreen. Cawaan is mahadisaye . 24 sanno xitaa waad sugeysaan. Hal far haddii aad qaadaan 10 far in leydinka qaadaayo ku tashta.

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 18 วันที่ผ่านมา

    Amar madaxweyne waa maxay micnaheedu
    Sharci kale oo amar madaxweyne ahayn malahan miyaa dalkan ?

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 18 วันที่ผ่านมา +1

      Dalka waxii ka dhaca madaxweeynaha ayaa ka masuul.ah waana taliyaha ugu sareeya ciidamada waa xasan sheq

    • @nuuradiinyuusuf3528
      @nuuradiinyuusuf3528 18 วันที่ผ่านมา

      Ilahay kacabso

  • @Zaki-q9s
    @Zaki-q9s 18 วันที่ผ่านมา

    Waa fashil dowlada xasan shiiq

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 18 วันที่ผ่านมา

    🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )