ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waligay ma arag 60 sanaan jiraa oodkac basal tuun iyo xawaaji lagu daro waa casriga cusub wax walbo waa la arki maandhooyoow
Mxa ku carfisan hada anaga wa lagu daraa hadaan reer waqooyi nahay
Waligay anba ma arag inay jiraan xta ma moodayn dad ku daro tuun iyo basal
Ana waligeey ma arag ana 60 jir comment qoreeysa mansha Allah maama 😂 cimri dheer
been reer waqoyi ban ajay waligayna manu arag waxanu ku Darnall hadanu rer woqoyi nahay hayl cad
Basal ma arkiin laakin toon iyo heyl ayaan arki jireey
Somalia-Talyani waa Basari. Muqumadii waa kuwaa bah dilay.
Oodlac miyaa waa suugo weli ma arkin oodkac spicy lagu daraayo 😊
Saliidaa igu dishay hilibka ayaa kaligiis dabka la saara asaga ayaa biya dhalaayo biyahaas marka uu gursada ayaa subag iyo wax yaabaha carfinaayo sida heel lagu daraa marka saas ogoow saliida caafimaadka uma roona 👍👍
Waaaaaaw Masha alh ship iskadheh🎉
Qofka waxisa yaa wax lagasheegin hadii aawax kashegto waxamatay ogoow halafirsado hadu kuanficin walaga gudbaa
Wllo dimarta waxa laga bixiya lafta waa la xashaa fil fiil baa lagu daraa iyo hal in subaga lgu xasha timirta
M.a ilahey haku barakeya gacantada
Masha Allah. Mahadsanid
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
تسلم الايادي والله بس كله زيت ❤
Qofkii cayil rabo allabtan yan la mogaan macanka mashaallaah
Ootkac basal iyo xawaash dhuudhuub lagu daraayo waa ii koow subaga markuu faalimis kuu noqdo ayaa toon iyo qorfe iyo heel laysku tumay lagu huuriyaa daboolka dhabkusii hadhowna miiro oo ku dar oodkacii oo kuu qaboobey lkn muush xawaash duudhuub uf suugo ama suqaar miyaa❤
Uf ceeb waaye laakiin, ayadaa taqaanna, iga faa'iideyso ayay ku tiri, qaado ama aayar ka tag, xoogaa ha lays dhawro
Sirad dadka isku wada aqlimahin qofba garaadkiisuu hadlaa❤️
@@dhadhanxawaash Ilaahay xaqa hana waafajiyo, waa lays waydiinaa waxa la sameynaayo
War hooy dhaqanka yaan la qaldin Oodkac maaha wax cusub wa dhaqan Ayeeyo kaso gaar ah. Kadaaya dhaqan dooriska
Maastricht gabar gaari ah ❤❤❤
Maashalaah shukran xapipty gacanta alaha kuu barakeeyo
❤masha allaha ❤
Masha’Allah sister keep going
Yaahuu... Ma saliid baa la cabayaa
Masha allah❤
Mashallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hoooyo.macn caaafimkun❤❤❤❤
Dhulkeena markaan joogney subaga uma baahneyn in la carfiyo, waayo burcadkeenii isagaa caraf badnaa , hilibkana sidaas buu u carfayay oo cuno sidii Alle u soo direy baan heysanayay, lkn hada waxas majiran oo cuno aan nahlaheyn baa jirta
@falisabdi3794 Haa riixaan kaliya subaga lagu shiilijiray wadankena yaa gaaro
Mashaaa
Mash Allah Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allha❤❤❤
Saliida waa dilaa sidaas ula soco abaayo!
Wan kucusbaxay mashaallah
Oodkaca waxaa laga qadaa colostrol caafimaadka uma fiican somaliyeey iska dhaafa
Basal iyo oodkac wa qof aan ısır I lahayn oodkac Cara iga hayso
Kala nooc baan usamaynaa walaashiis 😊
Ayeeyo oodkac basal iyo xawaash kudaraysaa alloow adaa weyn
Hilibka aan ja yabay noo sheeg noocavuu yahay xabiibtii❤️❤️
Abaayo meel geel lagahelo majoogno waa Hilib lo
Walaley waxan odkac ma ahin waligayna sidan uma arag wax losamenayo alaha kaa cafiyo 😅😅😅😅😅
Ikow odkac nocan xajig mustaqblk usamena ish allh😢😂😂
Corostorool hakudilin umada walaashey
oodkac sida suugo lookarinaayo kakkaakka saliidaan iska xasli hadii maroorkaa weeynaanayo
yaah war igu cusub oodkac iyo basal iyo too iyo xawaaji waa sheeka kale la iguma oga
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha Allah tabaraka Allah horey usoco Abaayo
Mashaallah❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ masha Allah
Manisha Allah ❤❤❤❤
Hilibki oo ceyriin oo saliid lagu shilaayo marag because hilibka biyo ayuu dhalaa markuu biyaha dhameysto ayaa saliid lagu shiilaa
Masha allah abayo horay usoco
masha allah oodkac nasoo dhadhansii kkkkkkk
Maasha allah
Reer xamar iyo oodkac maxaa kala haysta hhh tanaa oodkaca nacayba😂😂😂 saliidana maxay tahay
Masha allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xagee lagu arkay muq mad timir aan muxawash ahayn lagu dhexrido
Odkacii umada yaqanen mahan kan koo adiga kuu gara waye qali
Oodkac maahan ee waa suqaar 😂 toon iyo basal aa waxa kasidaran hilibku waa qoyaan hhh😂
85jiraa ahay saliidaan waa idhibee
Maanshalah
Thnks dhaban xawash
Odkac basal iyo ton lagu darayo ii kow😂
Muqmada sugaba lagu Dara waxay muqmadan salida lagu dhigaya
Na waxan odkac mahe Ha is cebayn waxay Dubag kamsaro calen iyo sinkibisha lagu daray teda kale saliid laguma Saro Subaga huubo moda
Yaab keed manoqonaa markaa
Oodkacaan waa midka odayaasha dhameeyey war hooy hala is jiro
Walaly icaawi marka hore ma karinaa mise qaydhiin
Abaayo qeyriinka kumacaanyahay marka lagu kariyo ee walaal ceriinka kukari IA
@@dhadhanxawaash mahadsanid wll
Cuduree walaaqee markaasee kuledahay shib iskadheh
Ilaah cudur nagumaridee malintaada madhafeysidee walaalow wax cun calooshaan kuqalashay qooy😁😁
Shib iska dheh 😂 caadi mahan
Rer xamar dhib baadana haismartiyey kula😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha.Allah❤❤❤❤❤❤
Malyuunaaloow hilib lo' maa oodkac kasameesibo😅
Intee joognaa hee meel lo geel uyahay wayay
@@dhadhanxawaash I feel you, but I liked
Asc ❤❤❤❤❤❤
Subaga waaka mabnuuc saliida
M a thank you❤
Masha Allah
Oodkacow xaalqaado
Timirta gacmaha ayaad kulmiye taabatey ish
you killed the muqumad waayo timirta sidaa looguma daro sorry xabibti 😮
Saliid lagumadaro magaranasid
Aad baa ugu mahadsantahay waqtigaada qaaliga Aad isiisay jzklaah
Mansha allah abaayo mcn anigan isoo booqda channel ❤❤❤