NESI OO IGA QAADATEY ILMAHEYGA .SIDAN MA FILEEN WLH ..😱😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 4 หลายเดือนก่อน +7

    Really this isn't prank look 4:22 saed looking the camera directly pls call this a film or short film not prank😂

  • @mabruukahussein2486
    @mabruukahussein2486 4 หลายเดือนก่อน +7

    Intan oo qof ee subscribers kuu ah ama commenti kaabixinaaya qof is astur kudhaha maxaalooga waayay maxaa xumaanta laguugu dhiiragalinayaa oo xaaskaagu miyaanay diinta islaamka haysan mise? Hadaysan ahyn xitaa adaa jeclaysiinkara xitaa uga sheekee wanaaga diinteena macaan oo tiisa daryeelaa tukale kudaraa layidhiye jilbuhu waa cawree qarso waa iga naseexo wll muuqaaladaada intaan ka arkay shortiyo ayaad xidhataa eray kudhibay haduu kujiro cafwan

    • @BariisSamatar
      @BariisSamatar 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wanka daalnay ALLE haso hanuuniyo INSHALLAH ALLAH ha wafajiyo shahadada INSHALLAH

    • @waano12-20
      @waano12-20 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sax walaal dad waxaa ugu wanaag badan kan aakhiradaada ku xasuusiyo waayo aduunku waa wax kooban lama huraan waa tan waareyso tan kale raga muslimka gabdhaha ahlu kitaabka waxaa loogu baneeyay waa in ay diinta ugu yeeraan haday kari waayaana waa in ay iska furaan waayo islaamku maqabo in hooyo gaalo ah iyo aabo muslim ah ilmuhu ku dhax koraan ilmuhu maxay noqonayaan ma haaf iyo haaf waa wareer ee allaha na hanuuniyo dhamaanteen

    • @Xafseena
      @Xafseena 2 หลายเดือนก่อน

      Haa waa xaaskiisa waadaalnay sidaan udhahaynay

  • @saadianasteh8449
    @saadianasteh8449 4 หลายเดือนก่อน +5

    Advice her to join they religions

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 4 หลายเดือนก่อน +3

    Prank 😂 prank bro Came on guys sxb annaga ciyaal ma nihin.

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 4 หลายเดือนก่อน +1

    I like you dumashi Nesi ur Always funny ❤😂

  • @gacanqabadmedia6669
    @gacanqabadmedia6669 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nesi you made a prank of the year woow😂😂😂😂😂

  • @HnanHnan-z6u
    @HnanHnan-z6u 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @WardaHaji-t5w
    @WardaHaji-t5w 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Alaha ilaha ha ku xafido sacid ciyal ma ku heysa masha Alaha

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 4 หลายเดือนก่อน

    NESI PRANK OF THE YEAR
    What A Funy Prank Aad Isla Ogtihiin 😂😂 Wax Kale Aa Tihiin Funy FAMILY Keeeep Going 😂😂
    Laakin Waxaa Kaa Qaldan Tahay Oona Ku Fashilantayn Camerada Aad Fiirinaysid Adi 😅😅

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 4 หลายเดือนก่อน +1

    Prank kulaha Anago og inu been yahy aya hadana daawaneyna saciid Serbia xariif weyn aya tahy keep going 😷😷😷😜😜😜

  • @AbdibasetIsmail
    @AbdibasetIsmail 4 หลายเดือนก่อน

    I'm leaving you that is deep sensitive words. Hey lovely couple stop 🛑 pranks and keep going

  • @CabdullaahiCabdikariim
    @CabdullaahiCabdikariim 4 หลายเดือนก่อน +3

    Naaaag gaaaal ah wax walbooooooo Kafilo 😅

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 4 หลายเดือนก่อน

      Adi naag gaal ah marabta farax 😂😂

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keepgoing

  • @abuu4258
    @abuu4258 4 หลายเดือนก่อน

    This is a painful prank 😢

  • @AymanDhagax
    @AymanDhagax หลายเดือนก่อน

    Waxan wa coonad dhadhamada la kufsado

  • @MohammedAbdifatah-co2ev
    @MohammedAbdifatah-co2ev 4 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso zxp ❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 4 หลายเดือนก่อน

    Dumashi Nesi Reer Malaysia waxay soo bareen Prank saiid markaada waaye dumashi wey kaa arrsatay 😂😂

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 4 หลายเดือนก่อน

    dumashi nesi waa aarsatay waxbadan siciid waakusameeyey prank😂

  • @FahmoJeelo
    @FahmoJeelo 4 หลายเดือนก่อน

    Nasiya wad arsatey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉wakuwa

  • @omaraaniomaraani81
    @omaraaniomaraani81 4 หลายเดือนก่อน

    Wllhi caadi matihiin😂😂😂

  • @user-YT1BAXSADdile
    @user-YT1BAXSADdile 4 หลายเดือนก่อน

    8:52

  • @AbdibasetIsmail
    @AbdibasetIsmail 4 หลายเดือนก่อน

    So do you have kids pro ?

  • @qadrawi419
    @qadrawi419 4 หลายเดือนก่อน +2

    Fɪʀsᴛ ᴄᴏᴍᴇɴᴛ ᴘʟᴇᴀsᴇ ᴘɪɴ ❤

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 4 หลายเดือนก่อน +1

    Camirada sofiriyay bee anage been nosheegayan kwrn adunka waxaan ugu necbahay dadka beenta iska sheego bila sabab haisomarina

  • @FarhiyaAli-e5r
    @FarhiyaAli-e5r 4 หลายเดือนก่อน

    Mission failed

  • @AnabSidi
    @AnabSidi 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤😂😂

  • @CabdiwakiilXabiib
    @CabdiwakiilXabiib 4 หลายเดือนก่อน

    Bartk noosoo badi

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂👍👍😍😍😍

  • @AliMoalim-k7n
    @AliMoalim-k7n 4 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha natusa

  • @Abshir_Ahmed_hasan1
    @Abshir_Ahmed_hasan1 4 หลายเดือนก่อน

    Saciid serbia Malaysa miyaa jogtaaa

    • @abrahman129
      @abrahman129 4 หลายเดือนก่อน

      Maku wareertay 😂😂😂
      Nio markan waa vedio uu joogo serbia marka uu malaysia tagay ayuu soo dhigay youtubekiisa ee serbia majoogo😂😂

  • @MaxamedCabdi-hf7ri
    @MaxamedCabdi-hf7ri 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 what the hell😂

  • @SiraadSaalax-jw9qq
    @SiraadSaalax-jw9qq 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaaisoCabdi-xq3kd
    @FaaisoCabdi-xq3kd 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤