ADNA IYO AMIRA MAXEY ISKU YIHIIN MEEQO WALAALO AYAA ILA DHASHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @nasteehomohamed2592
    @nasteehomohamed2592 3 ปีที่แล้ว +612

    Inta jiif ku dawaneyso sideydo kale ismuujiya like👍👍

  • @ifraahsaciid6425
    @ifraahsaciid6425 2 หลายเดือนก่อน +19

    inta 2024 daawaneeso

  • @Admiregemar
    @Admiregemar 3 ปีที่แล้ว +78

    انا لست فنان ولا مغني🥺انا فقط أنشر القرآن❤️ولا كن لا اجد من يدعموني فهل هناك من يدعم القرآن ❤️وجزاكم الله خيرا🥺😢😔

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adn kugu caawiyee tnks

    • @asmacali8635
      @asmacali8635 3 ปีที่แล้ว

      Mashalh

    • @fjgfrjgm3666
      @fjgfrjgm3666 3 ปีที่แล้ว

      ماشاء الله جزاك الله خيرا

    • @shinobudaisuke4589
      @shinobudaisuke4589 3 ปีที่แล้ว

      Wabodalay saa caribgaan ukucinaye 😂

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 3 ปีที่แล้ว +58

    Aniga gabadh ilama dhalan balse hooyo ijecel iyo inamo ila walalo i jecel ban haysta 🌹❤

  • @haninora533
    @haninora533 3 ปีที่แล้ว +16

    Amira qurux Amaaana Allaah Allaha kuu fududeeyo inshallaah❤️🌻🌻🌻☀️✨

  • @faisonoor8932
    @faisonoor8932 3 ปีที่แล้ว +151

    Inta walaalnimada jaceyl like saar❤🥰

  • @juweyriyamohamed4791
    @juweyriyamohamed4791 3 ปีที่แล้ว +56

    Naaa amiiro sidaada ahaaw catanimada qurxan

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 ปีที่แล้ว +10

    Cimraan wiilkayga samigiis waa salaamanyahay

    • @saafilifestyle6516
      @saafilifestyle6516 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo soo booqo chanel keyga Ina subscribe saar please

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 3 ปีที่แล้ว +13

    Amiira Caatonimada Qatar ah ha iscayilin waligaa faatumina Hambalyo Leeyahay walashey mcn mid kheyra qaba Allaha uga dhiga Arooskena iyadane Team caato ismuujiya de liketa dhac igu siiya🙏🙏❣❣🌹🌹

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 3 ปีที่แล้ว +20

    Alle Hadafkaga iYo ULa Jeedkaaga
    Ha Kuu RumeeYo waLiba 24 saaac Gudohood
    Ee Subscribe isar Wax wayn Maaha Walal Mahadsanid🙏😰

  • @manoshm__u9856
    @manoshm__u9856 3 ปีที่แล้ว +14

    Walhi waka fcn tihiin dad isku Hooyo iyo aabo ah Masha Allah ❤️❤️ Faadumina Mabruuk 😍

  • @anzalliibaan884
    @anzalliibaan884 3 ปีที่แล้ว +10

    Allow ku fududey wllhi oo pilahi oo talahi aniga ka kow ah inta qalbiga kaga duceyso wllhi Amira allow ku fududey🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @queenafnaan4517
    @queenafnaan4517 3 ปีที่แล้ว +40

    12:20 habeenimo baan dawanaya dhafar wlhi

  • @ikraambbe8170
    @ikraambbe8170 3 ปีที่แล้ว +106

    Ilmaha hoyadey dhashay leba u aqan iney ila dhshen aabo kuwo dhalay mel iskuma shegno alxm inta hooyo mcn idhshay ❤️😭🙏

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +16

      Alhamdulilah aniga afar hablood ayaan xaga aabo ka walaalo nahay sidaan u jeclahy maxaa yeelay waalaada yaryar 😍😍❤️ aniga iyo waladayda waawyn aad ayaan u jecelnahy bahda yaryar iyagana siday noo jecelyahiin

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 3 ปีที่แล้ว

      @@amalismail7772 wl subscribe isar

    • @xamdimaxamed5150
      @xamdimaxamed5150 3 ปีที่แล้ว

      Ilmaha aabo dhalay maxaa mala jeclo miyaa ani 3gabar aabahey dhalay wna jeclahy wayo wee iga yaryaryhn

    • @aishaaahmed8846
      @aishaaahmed8846 3 ปีที่แล้ว +1

      subxanka abyo abaha iyo hoyda waxay dhalen iyo kuwuu abaha dhalaybo wlhi wa wlalaha sas ha dhihin alx wlhi wuxu abe dhlay iyo kuwa kalabo wan is jecelnhy

    • @aishaaahmed8846
      @aishaaahmed8846 3 ปีที่แล้ว

      subxanka abyo abaha iyo hoyda waxay dhalen iyo kuwuu abaha dhalaybo wlhi wa wlalaha sas ha dhihin alx wlhi wuxu abe dhlay iyo kuwa kalabo wan is jecelnhy

  • @Dcm544
    @Dcm544 3 ปีที่แล้ว +23

    11:32😢😢calooshaa i hurtey wllah

  • @ayanhappy3026
    @ayanhappy3026 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 3 ปีที่แล้ว +21

    🤣🤣🤣😂😂😂😂 adna & amiira wlh wd iga qoslisen Allaha idin xafido hpipati ❤

  • @zeynabaadan8503
    @zeynabaadan8503 3 ปีที่แล้ว +29

    Wn jclahay isla joogiina amira qurux io adna noloda

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 3 ปีที่แล้ว +9

    حبيبتي ادنه لا تيكي دموعك خالي الله خليكم بعض ويحفظكم

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 3 ปีที่แล้ว +9

    Manshaa ALLAH ALLE haka dhigo walad reer buxa oo barakaysan

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah waaw Xilwa Alla haku dhowro adi io Walashaa Hambalyo❤❤❤❤❤inta soo gaartay inta like dhac dhac😂😂😂😂

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah keep going Wlhi Aniga Saudi Arabia ayan jogaa waan kuso duceyey Amiira😪hadane Alle haku fududeeyo❤❤❤❤insha Allah madino munawara jogaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zuhursayid1
    @zuhursayid1 3 ปีที่แล้ว +9

    masha allah beautifull family. wallo is jecel aĺle haidiin siyaadsho farxada.amiira alle haku fudaydiyo🙏mululuq iyo xaar madheedh.😍

    • @amalqaali1125
      @amalqaali1125 2 ปีที่แล้ว

      Ineey kaa weyntahy ayaa loo maleya amira maba ka yaar

  • @fatimaahmed6329
    @fatimaahmed6329 3 ปีที่แล้ว +17

    Walalnimadu waa wehel wlhi❤wn Idin xisay walalaheyga😢❤💋

  • @ashacuud4201
    @ashacuud4201 3 ปีที่แล้ว +12

    Matana kugu duceye amiira inshaalah alle haku fudhedeyo🤲🤲🤲🤲♥️🙏

  • @kowsarabdirazak4484
    @kowsarabdirazak4484 3 ปีที่แล้ว +7

    amiiro Abaayo Allaha kuu fududeeyo Afar indhoodo nabada mcntoo 🔥😘👌

  • @hoodomahamuud4742
    @hoodomahamuud4742 3 ปีที่แล้ว +11

    Mnsh aallha adan caday iyo amiira.qurxu waxatihin wllo is jecly ilahy ha isku kiin daayo wllo Ku daayasho mudan mnsh aallha amiira hppti ilahy ha Ku fududeeyo insh aallha mukula mantagta ha ka dhiigo afra indhoodo is eegaya insh aallha🥰🥰😍😍❤❤💋♥💖💋💋

  • @Sxunduss
    @Sxunduss 3 ปีที่แล้ว +12

    Mashallah
    Ilaheey haidin cafido🦋
    7:46 Hambalyo 🙆‍♀️

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว

      Samina walal Subscribe isaar

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 3 ปีที่แล้ว

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adn kugu caawiyee tnks

  • @wiilimadmugtaar9173
    @wiilimadmugtaar9173 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah ilaahey haidin xifdiyo aamiin famil qurux badan

  • @umujihaanbeauty9263
    @umujihaanbeauty9263 3 ปีที่แล้ว +29

    Adna love lee ma ii saartidoo😂

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 3 ปีที่แล้ว

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adigoo mahadsan codsi waaye

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว

      Umu jihaan beauty walal Subscribe isaar

  • @bushramowlid3417
    @bushramowlid3417 3 ปีที่แล้ว +7

    Mash Allah my beautiful family keep going

  • @jijj3221
    @jijj3221 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah isku wara

  • @mohasiad6639
    @mohasiad6639 3 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku saqiro wllshey aamira inta ku dhiman

  • @samironj1515
    @samironj1515 3 ปีที่แล้ว +4

    😭😭Ax Amiira say unaxdin boodey Maraky Adna Oohin jishey eega Allow isku kiin daaaa Howsha haysana Ufuduudee qalbiyada Kalamqan ducadooda waa la aqbalaaye rabiyoow Amuuraha amiira u fuduudee Aaamin yaaa rapi👏👏
    Fg:Vedio wlapa aad labadiinu Wda duubaysaana Intaas Hormaris uga dhiga sida hada kan aad uga dhigteen camal
    Alle haidin barkeeyo'e

  • @Nasriina564
    @Nasriina564 3 ปีที่แล้ว +5

    MshAllah hambalyo wllo faadmiina ❤️🌹 aroos wcn

  • @saabiriinbenhaar9401
    @saabiriinbenhaar9401 3 ปีที่แล้ว +10

    Atariisho see u cayishay amiiro maseere udhiman rapta kuteh qof an ogahy cayilay😃

  • @user-ie6vo6ce9n
    @user-ie6vo6ce9n 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله حبيبتي الله يحفظكم يارب 😍

  • @waxgaradnoqo5960
    @waxgaradnoqo5960 3 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo faadmiina qurux allaha kubarakeyo guurkaga 💓💓💓

  • @queennawaal2164
    @queennawaal2164 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah alla ha idindaayo dhamaantiin♥️inantaana hambalyo ayaa lenahay guurkeeeda guur khayr
    Amiira qurux adigana alle hakuu fudaydiyo insha allah adigo cafimaad qaba iyo cunuga oo caafimaad ah alle dhabta haku saaro insha allah ducadeeena kula jirta🤲🤲

  • @hafsiinamohaz1920
    @hafsiinamohaz1920 3 ปีที่แล้ว +7

    Adna & Amiiro farxafiina jecliyaa💋😍🥰😍

  • @bilaneyinaabdi3759
    @bilaneyinaabdi3759 3 ปีที่แล้ว +13

    Adna abayo wllka amiir iguqawa

  • @ashacuud4201
    @ashacuud4201 3 ปีที่แล้ว +14

    Hambaliyo hambaliyo quruxey♥️♥️♥️🌹🙏

  • @farxiyaabdillahimaxamed2413
    @farxiyaabdillahimaxamed2413 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ❤❤♥️😍🥰❤

  • @ayanaali8097
    @ayanaali8097 3 ปีที่แล้ว +31

    Masha Allah waxatihin walalo isjacel

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว +1

      Ayan ali walal Subscribe isaar

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 3 ปีที่แล้ว

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adigoo mahadsan codsi waaye

  • @Somaliancookingchannel
    @Somaliancookingchannel 3 ปีที่แล้ว +3

    الف الف مليون ريلونتة مبرووووك❤️❤️❤️

  • @naimaabdull69
    @naimaabdull69 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah hambalyo fadumiina

  • @balqisaabdi8618
    @balqisaabdi8618 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tawaraka Allah sisters 💖

  • @amiishacumar7258
    @amiishacumar7258 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abyo mcnto ilaahey haku xafido aduun iyo aaqiro dar alle ayaan kuu jeclahay horey u soco abyo adna ❤❤❤

  • @maxamedmuqtaar943
    @maxamedmuqtaar943 3 ปีที่แล้ว +6

    Ala walalnimada fiicana ilaaahow wll la aaan hana dhigin m.a aniga walalaheyga wa sagaal waxanahy 6 wiil iyo 4 gabdhod ilaah ha idaayo💋💋💋💋 walalaheyga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadiaahmed8301
    @saadiaahmed8301 3 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations Faadmina

  • @ayeeyokoriso8416
    @ayeeyokoriso8416 3 ปีที่แล้ว +10

    Muhiimada wlaalnimadu waa hooyada wlhi👌

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahy dartis subscribe igu sar plz😭😭😭🙏🙏🙏😭😭

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 3 ปีที่แล้ว +10

    Yes walalo wye walipa isjecel💕m.a

  • @zuhuurqueen396
    @zuhuurqueen396 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a mcnto hamblyo fatimina amira abyo adna allh ku fududeeyo 😍🥰❤

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله يبارك الله الف الف مبروك مبروك😍😍😍❤❤💋💋🎂👏🏻👏🏻❤💋

  • @luulaluula2237
    @luulaluula2237 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh. Allha. Idin xafido ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maryancali6684
    @maryancali6684 3 ปีที่แล้ว +4

    Hanbalyo abyo fadumiina 🥰😍❤

  • @amoongeedi1998
    @amoongeedi1998 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah adna & amiira
    Amira adne alle haku fududeyo inta dhiman
    qof walbana amuurihiisa alle ha ufududeyo
    Hambalyo Hambalyo fadumiina

  • @sumayakulmiye8398
    @sumayakulmiye8398 3 ปีที่แล้ว +10

    Mnsha allh

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adigoo mahadsan codsi waaye

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 3 ปีที่แล้ว

      @@yuukeycadde3234 wl subscribe isar

  • @ifraxmohamed5877
    @ifraxmohamed5877 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a illahi xanisikuwado ❤❤❤❤

  • @safiaali7793
    @safiaali7793 3 ปีที่แล้ว +3

    Mzha allh quens❣️

  • @hodoabdirahmanmohamed5217
    @hodoabdirahmanmohamed5217 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilhy haku fududeyo wll Amira 🥰❤️❤️❤️❤️

  • @zahraaden2358
    @zahraaden2358 3 ปีที่แล้ว +8

    Khadarow Millionerka xamar weyne🤣
    Magoo rer xamar weyne hdii nahy khadar kee ukaseena

  • @maryamasiidow1859
    @maryamasiidow1859 3 ปีที่แล้ว +2

    Juuliya waa kujeclahay keep going amiira xabiibti allaah hakuu fududeeyo

  • @sarayusuf5081
    @sarayusuf5081 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah ❤❤❤

  • @dekadahirmohamed4985
    @dekadahirmohamed4985 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo alaha idin xfdo hmblyo

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah walalo is jecel Allaha idin xafidoh aad ayaan idin jeclahy wlh ❤️❤️❤️

  • @munoabdulkadir1248
    @munoabdulkadir1248 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a.maalinta guurkeda lagaro malin qeeyr allaah haka dhigo hamblyo faadumini ❤❤❤❤

  • @manaalayatollah1096
    @manaalayatollah1096 3 ปีที่แล้ว +4

    Congratulations wedding Fatima mina💑♥️💯👸🤵

  • @fatimayaasin7289
    @fatimayaasin7289 3 ปีที่แล้ว +1

    Amira qurux alle haku fududeeyo foosha Allahuma ameen

  • @iftinabdi9334
    @iftinabdi9334 3 ปีที่แล้ว +4

    Hamblyo hamblyo m.a family qrx bdn❤❤

  • @marwonimcoyaxye826
    @marwonimcoyaxye826 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waxa tihiin walaalo qurux badan aduunka walaal laku yahaye ilahey haisku kiin dayo dunina waa ayame cimri dheer iyo caafimad qab ❤️❤️💞💞💞

  • @asmaaabuubakar3065
    @asmaaabuubakar3065 3 ปีที่แล้ว +8

    Hambalyo hMbalyo❤🍁 amira ha is cayilin san ku nuree

  • @daganabdisalan9242
    @daganabdisalan9242 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah catada qurux waye cayil maficno

  • @zowdiina344
    @zowdiina344 3 ปีที่แล้ว +4

    6:06 wiilkas abuukar iskool wiilwaal is la dhigan jirnay walalkina miya m.a

  • @ramladhameys6570
    @ramladhameys6570 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiira allah ku fududeyo xbbt anigana allah i fududeyo iyo gabar kasta oo xamila ah👏🥰❤

  • @meymuunaweysfiqi575
    @meymuunaweysfiqi575 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤💖

  • @ilhanosman9411
    @ilhanosman9411 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah ha isku kiin daayo abayayaal walalnimdo waa wehel p❤❤❤amiira qurux ilaah haku fududeyo abyo 🤲🤲

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 3 ปีที่แล้ว +2

    2 qof mawaaye oo subscribe isaarto ilaah baan nii ku dharshe walalahey muslimiinta

  • @azmiitahdaganazmiitahdagan1687
    @azmiitahdaganazmiitahdagan1687 3 ปีที่แล้ว +31

    Wllhi adna been manad shegin midqalalan aaa guriga noo jogto wax ka cunto badan hadana ma cayisho

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ha u fududeAmyo inshallah 🥰❤

  • @asmacismaan6515
    @asmacismaan6515 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh mansha allh wllhi waa walaalo aad iyo aad isku jecel ilaahay ha isku kiinfaayo wll aduunyado waa maaalmee inantaana waan u hambalyefnayaa guurkeed guur khyr qaba alle ha ka dhigo insha allh xbbti aamiiraay adigan ilaahay ha kuufudeydiyo wll mcn

  • @waxgaradnoqo5960
    @waxgaradnoqo5960 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay mukulaal mataktay hagaaga dhigo abyo 4 indhoo isjecel allaha iskin tuso

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว

      Buluush beauty & skincare walal Subscribe isaar

  • @kaaahanuura6938
    @kaaahanuura6938 3 ปีที่แล้ว +1

    Woof adna wiilashiinu walhy caadi maaha qurux weeye mid igUsoo xidh from hrgysa♥️😍😍

  • @hiboayan1052
    @hiboayan1052 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah wll is jecel keep going my sister 😘🥰😍❤

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah amirana afar indhood oo nabad ah abaayo inshallah

  • @zeynabadam5212
    @zeynabadam5212 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah wllo is jecel❤🙏❤

  • @raxmashariifruun1154
    @raxmashariifruun1154 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah my queens alle ha idiin xafido keep going ♥️♥️♥️♥️🇸🇴👌

  • @edabsan623
    @edabsan623 3 ปีที่แล้ว +3

    2diina waan idin jeclhy marwaliba noo soo sameya vedio

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hambalyo 👰🤵💖💖👑👑
    Amira qurax hooyo macaan racadi 💞💞💞 insha Allah 🤲🤲

  • @maayaofficialchannel8497
    @maayaofficialchannel8497 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a wlltinimadu waa wehel 😍

  • @najmacabdul3461
    @najmacabdul3461 3 ปีที่แล้ว

    Amiira ilaah haku fududeeyo inta kuu dhiman

  • @7kimhagu
    @7kimhagu 3 ปีที่แล้ว +5

    Hambalyo fadumina🥰

  • @ladanaadan869
    @ladanaadan869 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah mcnto allah idin xiftiyo aaamin adno iyo amiiro ❤❤❤💋💋

  • @princesamina6995
    @princesamina6995 3 ปีที่แล้ว +7

    I love you guys ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @hibanuura9134
    @hibanuura9134 3 ปีที่แล้ว

    Adna da'daada anaa garanya markaa saxaaf gursaneysy waxey eheyd 2010 waxaana jirtay 16 hadana waxa lagu jiraa 2020 waxana jirtaa 26 sano sanadka cusub 27 ilahey cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo fadumina hambalyo ayaa dhahaya gurki lagu nasto oolagu nagaado allaha ka dhigo

  • @zulekhabahar4287
    @zulekhabahar4287 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sis❤❤

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhh fany wlhi ilahow isku kiin daaa🤲

  • @cayuushhassan2739
    @cayuushhassan2739 3 ปีที่แล้ว +7

    Adna iyo amiira waalaalo is jecl waa idin jeclhy ❤❤❤❤❤🌷🌷🌷💫💫💫🥰🥰🥰

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 3 ปีที่แล้ว

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adn kugu caawiyee tnks

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว

      Caisha Moha999 walal Subscribe isaar