"Soomaali Isaaq waxay yeeshay majirto cid kale oo la yeelay, Isaaqna Soomaali wuxuu taray".

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 28

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 26 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah Runtaad u sheegay Nabasigii Isaaq ay Somali ka gashay wuu kusoo baxayaa waayo Somali Jirtaaba ma Jirto oo aan iyaga ahayn iyagaba sidii loo mijo xaabin lahaa ayey weli kuwadaan

  • @SiciidAadan-k4n
    @SiciidAadan-k4n 27 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku barakeeyo

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 27 วันที่ผ่านมา

    Allaha ku xafido aakhiro iyo aduunyadaba run sheeg ayaad tahy❤

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 26 วันที่ผ่านมา

    Inkaartii Abdirashiid Cali Sharmakaa haysa wuxuu ahaaban maqlay nin ahlu diin ah ilaahay haw naxariisto aamiin

  • @Samatar-m3m
    @Samatar-m3m 27 วันที่ผ่านมา

    Lejensanodaaaa apti 💯💯

  • @Suleimanmohamed2
    @Suleimanmohamed2 27 วันที่ผ่านมา

    Allaa yacisak Gobonimo waa u dhalasho

  • @Banooda
    @Banooda 27 วันที่ผ่านมา +1

    Cid kale la yeelay ma jirto aa triangle of death magalada dhimashada baydhabo ma maqlin miyaa nus milyan laga dilay 1992 ilaa 1998

  • @mos1954
    @mos1954 27 วันที่ผ่านมา

    Waa La- isfahmilahaa Haddii Si Wacan lookala garqaato, Shareecadana aynu iskuxukuno, Laakin Waan Kaxumahay in aan 2025 aynu Siyaabo xun ufekerno, CID Wada Saxsan Majirto, Cid Wada Qaldana majirto, Cadowga aan Leenahay Baa Kaweyn Waxa aan Iskuhaysano.
    Allah Dariiq Kan Kawanagsan Inasiiyo.

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 27 วันที่ผ่านมา +1

    Xaqiiq baa kahadashey

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 27 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiiin Aamiiin

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 27 วันที่ผ่านมา

    Deegaankaaga ka sheekee

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 27 วันที่ผ่านมา +1

    Fariid run sheeg ah alaa yacisak

  • @Muuse-zo4xk
    @Muuse-zo4xk 27 วันที่ผ่านมา +1

    Runbaad sheegtay ader

  • @adansamale5613
    @adansamale5613 26 วันที่ผ่านมา

    Adeer Somali haday Aqliga haysato adunka iyaga uu talin laha

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 27 วันที่ผ่านมา

    Yaa kuu dirsaday

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin 26 วันที่ผ่านมา

    Isaaq soomaali wax uuyeelo mooyaane. Wax matarin lkn ayagi bay maanta haysataa

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 27 วันที่ผ่านมา

    Siduu u qayilayey ayaa ilkihii madoobaadeen hoo cadayga huuro logos
    Somalida waxay ku maahmaahdaa midgaantu intay gudo kale aslayso ama xalayso ayaa keeduu uraa ufuf uf uf
    Waar ka hadal dalkaaga marna muse bixinaayo marna xasan bixinaayo ama saxeexaayo taa ka hadal intaad ka hadlayso dad kale arrimihiisa annaguna isaaq ma nihin haddaad adigu xiniinyo dabadii tahay qaadkaaga cun oo

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 27 วันที่ผ่านมา

    Free Samaron Free Awdal State War Jabhadii Snm ee 1991 kii dila iyo borame kugu xasuuqday ka xorow inagumed yohow huunada.ahi 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 27 วันที่ผ่านมา

    Suldaan xaqiqda ayaad sheegty wlee runtasi hadii lasheegayo wxba xumaadeen

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik 27 วันที่ผ่านมา

    Noolow waxaad tahay. Nin run sheega laakiin reer abtigaa nabad iyo wada dhalasho way naceen alaha garansiiyo

  • @CaaqilHassan-o7t
    @CaaqilHassan-o7t 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mayd mayd dhalay jilicsan samarona

  • @abobasement346
    @abobasement346 27 วันที่ผ่านมา

    Rerkah ilahay bah duleyay

  • @Umo580
    @Umo580 27 วันที่ผ่านมา

    Reer murqaan laan Boqoljir been lanool wax lashegto manihin riyo kunolow sac yohow geesaha ween😂😂😂

  • @abdialiwarsama5264
    @abdialiwarsama5264 27 วันที่ผ่านมา

    Kkkk 😂😂😂odaygeen call bogoska lacagta lagu shubto, xisho shame on you, duq dhintay o bila karamada, adigo waliba reer nuurki dila lagu xasuqay kaso jeeda ayad issaq u hadlaysa xisho nacalada yahaye😮

    • @MahamedCabdi-p5h
      @MahamedCabdi-p5h 26 วันที่ผ่านมา +1

      Adigu miyaanad ahayn kiilahaa illaahay wuu kunacay ana waankunacay dawladuna waykunacday een kulahaa waar abtiyaal dawladbaanu ishaynaaye hanoosoo raacina miyaanad sidaa iigujawaabin waaryaa taariikhda. Dib uraac inangumeedyohow aan waxba xeerin

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p 27 วันที่ผ่านมา

    War. Doqonyay. Nacamlaynta. Nagala. Tag
    Hana. Sheegan

  • @Mahamadelmihersi
    @Mahamadelmihersi 27 วันที่ผ่านมา

    Mijin ku hadal waa baahanahay. Looma bahasa cuno

  • @CabdiRoble-v7t
    @CabdiRoble-v7t 27 วันที่ผ่านมา

    Waa doqon tiisa ayuu Isaaq siiyaa. Uf