XANUUNKA FURIINKA KADIB IYO XUSUUSTA KUGU SOO NOQNOQATA IYO SIDEE HOREY UGU SOCON KARTAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 ปีที่แล้ว +19

    Wlh waa iga qoslisaa maalintii la I furey baan ku bartey anoo murugey adoo leh thanks ninkii I furoow maalinta ku dhageystey farxad ii ii bilaabatey ilaa hada waa ku jiraa wax badan baa kaa faidey janada Alaha ku geeyo my happy mother’s day👑💝💝🏆🥰🥰💝👑👑🏆

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  3 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid habo horey u soco

    • @daganabdi6856
      @daganabdi6856 3 ปีที่แล้ว +2

      Mashaalllh farxada Alla haku siyadiyo furinka inu qayr ku aha ayaba laga yaba waxii kugu dhaca lama sharaysto ilhy xikmadisa ayay wax walba kudhacn

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 ปีที่แล้ว +17

    Dadkoo dhami hadeey kaa tagaan ilaahey kaama tagin ayaan kugu xasuusan doona Canab.Qeyr alaha ku siiyo wad na waanisay wax badan.😘❤Farxad ku noolada adiga iyo qoskaada oo dhan.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid habo salaado

    • @luckyabdi8337
      @luckyabdi8337 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mamasoomaali Asc abaayo that is true

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 3 ปีที่แล้ว +9

    Walahi aad baan u garanayaa xanuunka furiinka waan so maray

  • @binticali2421
    @binticali2421 3 ปีที่แล้ว +12

    Nacam ninka asagaa wax furo haduu ku raba na furiin kuuma quureen ee waxa dhibka keenay buu waxka qaban lahaa ee furiin wax kumuu daaweeyeen

  • @saadaomaryoussouf7838
    @saadaomaryoussouf7838 3 ปีที่แล้ว +5

    Furitaanku waa xanuun joogto ah in mudo dheer waayo qofkii kaa tagay wuu nool yahay waxaana dhici karta in uu muujiyo in uu kaa maarmay wakhti badana aad kalumisay. Halka ay dhimashadu tahay qadar Alleh oo hadii aad ku samirtid damqashadeedu wakhti kooban ayay tahay.

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku soo noqdey Video inaan daawado markale waxweyn baa iga dhexbaxey manshallah tabarakallah waxaad I tahey hooyadeyda nolosha ✍️✍️✍️✍️📝📝📝

  • @halimoguuleed4986
    @halimoguuleed4986 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah hadal wax tar leh ayad nalawadagtay hore u soco mama somali guul iyo gobanimo
    Waan xiiseeya jenelkaga

  • @xaawojaamac3087
    @xaawojaamac3087 3 ปีที่แล้ว

    shugran hbo canabay wlhy wx badan ayaan kaa faa iiday ajar allaha ka siiyo Thnk you hbo maalintan ku bartay ayaan qof wanagsan barty wlhy mar hore inaan ku barto ayay ahayd Thnk you hbo👏

  • @som1
    @som1 3 ปีที่แล้ว

    thank you habayar i have benefitted a lot from you mashAllah and you look gr8 mashallah waa caatoowday, i am single mum of 3 kids only 30

  • @rodahassan8475
    @rodahassan8475 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah habo thanks for that u are amazing mum

  • @nadiaabdullahi6988
    @nadiaabdullahi6988 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Mama Somali! No no low.

  • @rumaanmahomed8212
    @rumaanmahomed8212 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah kheyre Allah haku siyo habo wano

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  3 ปีที่แล้ว

      Maansha allah mahadsanid habo

  • @shukrimohamed4734
    @shukrimohamed4734 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah maamo somali

  • @cilmigedoleh4283
    @cilmigedoleh4283 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep positive change forward as possible way .

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 3 ปีที่แล้ว +1

    Mamo haduu gaarigasi dabada igu xiranyahey sidee iskaga reeba?

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sister ❤

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah waa xaqiiq thanks 🥰

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 ปีที่แล้ว

    Ma macquul baa qofku isagoo raba qofka hadana inuu emation/kacsanaan awgeed furniin u dalbada ka dibna uu dib kasoo kocdo.

  • @xabiiboshidane1162
    @xabiiboshidane1162 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hbo dhiragalinta halkaas Ka wad

  • @NasirNasir-xw3sk
    @NasirNasir-xw3sk 3 ปีที่แล้ว

    masha alaah walal

  • @faadumocabdiqadir1288
    @faadumocabdiqadir1288 3 ปีที่แล้ว

    waa runta mama canab aniga ayay igu dhaday

  • @mamasoomaali
    @mamasoomaali  3 ปีที่แล้ว +2

    780 370 8883

  • @rahmakahie5176
    @rahmakahie5176 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc habo macan i need your help please help me

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 3 ปีที่แล้ว

    Masha,Allah guuleeso abaayo horo usoco

  • @esther3571
    @esther3571 3 ปีที่แล้ว

    Wa wano muhim uah ani iyo dadbadan

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 ปีที่แล้ว

    ASALAAMA CALEYKUM WARAXMA TALAAHI WABARKAATU WALAAL
    CANABEY MAHUBO INAAD QORAALKEYGAAN ARKIDOONTID AMA AQIDOONTID EE WALAL CODKAAD AMA SIKALE HADAAN UDHOHO VOICE KAADA XABEEB BUULEYAHAY THEN ONE YEAR AND HALF AGO EE WALAAL BAL CODKII AAD TWO YEAR AGO DUUBTA IYO CODKA AAD HAD DUUBTAY ISU DHEGEYSO
    IGANA RALI NOQO WALAALSHA

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahad santahay waa sax COD keyga xabaab ayaan leeyahay

  • @fatxiyamahamed8296
    @fatxiyamahamed8296 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalayal soo booqda channelkeyga CARUURTA YAAN DAD QAL IDIINKA DILIN AMERICA IYO EUROPA

  • @som1
    @som1 3 ปีที่แล้ว

    yes yes yes yessss!

  • @NasirNasir-xw3sk
    @NasirNasir-xw3sk 3 ปีที่แล้ว

    sas waye walal 😍😍😍😍

  • @halimoismael3312
    @halimoismael3312 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimankana madareemaan talow

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 3 ปีที่แล้ว

    Bismillaahi waaba laguqabaaye maxaakudabadhigey ninkufurey

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 ปีที่แล้ว +1

    ANIGU WXN AAMINSANHY QOF AGTAADA KU QAALIYA ILAAHY WA
    QAADA SUUSNA IO BOHOLYAWNA WA
    REEBA LKN QOF NOLOSHA KULA FAHMIYWAYY O KA DHACAY DAREENKA KA DHACAY O
    AADGO AANKA GAARDAY INAANO MACNO DANBE SAMAYN KARIN WLL

    • @sahragacal5031
      @sahragacal5031 3 ปีที่แล้ว

      Marmarka qaarkood furiinkaa xal ah hadii labada qof eeynan heshiin karin oo dagaal iyo buuqu bato. Ilmaha xataa taas dhibaato u keeni kartaa.

  • @mariammahmuud260
    @mariammahmuud260 7 หลายเดือนก่อน

    Garoob baad noqotay nin kastah oo liitah wuu ku soo raadsan kawarn hadii Dadkii kugu dhawaa ku dhahaan ninkii ku furay been iyo shaki u dumiyey gurigiisa

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 ปีที่แล้ว

    BARO CARABIGA MEELKASTO JOOGTO

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah
    Mama lkn vedio yadada aad ba u dheerayn markaa gaabin jortay aaaad baa looo daawan joray lkn dhererku waa dhib

  • @masbaalh4270
    @masbaalh4270 3 ปีที่แล้ว

    Oo walalo hadad kalatagteen oo sidaad sheegtay karaysatay maxa afka kugu tiray maad kadhamato

  • @shukriadam2740
    @shukriadam2740 3 ปีที่แล้ว

    As wr wb

  • @shukriadam2740
    @shukriadam2740 3 ปีที่แล้ว

    👍👍👍❤️🌺❤️❤️

  • @mariaxidig3947
    @mariaxidig3947 3 ปีที่แล้ว

    Been maha mom😥