SIDA DADKA LOO XUKUMO part 2 | IKEA Effect | Cilmi Nafsi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • IKEA Effect xaaladaha ku xukun.
    Welcome and subscribe Thanks.
    BM. from Whitesand channel
    / @whitesandcomposer
    LoNe Poy.

ความคิดเห็น • 22

  • @kaadherilyrics7230
    @kaadherilyrics7230 7 หลายเดือนก่อน +8

    Casharada cilmi nafsiga soo badi zhp siiba xagga jacaylka ❤😂

  • @lafaHore
    @lafaHore 7 หลายเดือนก่อน +8

    Fikirkaan wuxuu niyad jabinayaa Raga nolosha lasoo lagdamay kana soo guuleystay wuxuuna dhiirigelinayaa mashaqeestaha😂

  • @cimraan30
    @cimraan30 7 หลายเดือนก่อน

    Welcome back zxp😊

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waad ku mahadsan tahay lkn bulshada wax anfacaayo u soo gudbi adiganah marka dhimato ku afnici doon ama xataa nolashada walal qali❤

  • @AbdihaliimHassanAbdalla
    @AbdihaliimHassanAbdalla 6 หลายเดือนก่อน

    21kun ayaa muqalka dawatay yaa laxukumaya marka Ileen qofwalba wuu fahmy in uu wax xukumu rabaaye 😂😂 War nio wax Maangal ah umada lawadag umadan 40sano isleyneysay in xukun loga sii shekeyo maaha Sidey isugu sodhawan lahaayen haloga shekeyo oo qabyalada isaga deyn lahaayen

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤ LoNe Poy the only teachers in the world

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 7 หลายเดือนก่อน

    cilimi nafsigan akea efect gabdhaha somalida ma qabanayo waayo waxay jecelyihin waxanay u soo dhididin

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 7 หลายเดือนก่อน

    Waa xaaraan inaad aof daeenkiiza ku ciyaarto
    Ama qof k aqli badan thy aad izk mamato ama ku adeegato

  • @awalehabib-br3jj
    @awalehabib-br3jj 7 หลายเดือนก่อน

    Cilmi nafsiku iNad barato wa muhum lkn lone poy Adiku wd shegaynaysa oo kaliya xabad maka fahmin runti😢

  • @MohamedFarah-my7kx
    @MohamedFarah-my7kx 8 หลายเดือนก่อน +2

    Lone boy whliii waxad tahayi macalinkeyiga oo wax badan ayaan ka faideyistayina ee marwalba horeyi uu soco ayaan kuu leehayina ruuntu aniga dhankayiga waxad qorantayina macalinkii shuunkasiga

  • @lucaz-o7c
    @lucaz-o7c 7 หลายเดือนก่อน

    Lone poy is my teasher

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan waxaa ku farxidoona.Cabdiqasaaro faqiira😂.Xaliimo guurso nin nolasha lasoo dagaalamey oo caruurtisa caanahooda baxsan karo😂😂.Xaliimo wa hada rabin arooska ka dib inaa caruurtada caanahoda u tuugsato😂😂😂😂

  • @CilmiNafsi77
    @CilmiNafsi77 7 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp qaali Numberkaaga profileka soo saaro 😢❤

  • @khadarabdihusein-eh4lw
    @khadarabdihusein-eh4lw 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 reply.

  • @tahih3417
    @tahih3417 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 7 หลายเดือนก่อน +3

    Bal doqonimada aad noola timi day
    War haddan Adduunka badh leenahay xitaa ma jeclin in aan lacagtayada wax ku cuno marka faarax nala socdo.
    Sheeko gaaban baad haysaaye qaar bilaa caqliya haka waalin yaanay shaqaysan waayine.
    Nin wax haysta naftaa ogol, muxu naga wadan haddu tisii u yaaban yahay

    • @Cabdimaaalik
      @Cabdimaaalik 7 หลายเดือนก่อน +1

      Gabdhaha dhan adiga camal ma ahn oo Hamaan ah😂 Caqligeda maxa ku diiday inad yelatO Doqon tahy ogaw Lacakta wax ma ahn bari wala heli kara balse qof ku jecel ma heleysid Qasatan gabdhaha somaliyed Calamka waxay uga duwan yihin Ah hamanimada guurkaba waxay ka aminssnyihin lacak iney tahy oo Farxadi io dmashadki wayba ilawen Aqli xumadina idin geysay Caloshu aqliga niga galay wa sawabta caloshina Uso waynatay Jaceyl io ixtiramba waxa ka taqanin malahn Nucyadina in la idinka danesto moye Tacabkle malihidin xalimo somaliyed somalinamada le ku qadarina moye wax kale is kuguma imandono I.a

  • @Osmaan_4
    @Osmaan_4 8 หลายเดือนก่อน

    Zxpow prt3 nagu sharaf

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 8 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤ LoNe Poy the only teachers in the world

    • @mustafeabukar8241
      @mustafeabukar8241 7 หลายเดือนก่อน

      Ur school teachers: 😒😒