NIKAAXA WAA DHACAY HAMBALYO UGU DAMBEYN IYO SIDAAN UKARII 30KG BARIIS IYO HIL ARI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 860

  • @YasmiindhukuroAbdi
    @YasmiindhukuroAbdi หลายเดือนก่อน +927

    Inta moday in ay amiira aroosty only like 😂😂😂

    • @Ikraanpt3vc
      @Ikraanpt3vc หลายเดือนก่อน +3

      yaa la aroosay

    • @AbdishakurAbdi-if8sf
      @AbdishakurAbdi-if8sf หลายเดือนก่อน +3

      mamoDana amiira 🎉

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir หลายเดือนก่อน +16

      ​@@Ikraanpt3vcaroos maaha dadkii dhinty ee amiira reerkooda ah ayaa loduceynaayay

    • @XafsaIbrahim-wm7bl
      @XafsaIbrahim-wm7bl หลายเดือนก่อน

      subxnnlh😢😂​@@khadiijaabdqadir

    • @AsmaAbukar-mi1mm
      @AsmaAbukar-mi1mm หลายเดือนก่อน

      ​@@khadiijaabdqadirlkn nikah maxalogusoqoray

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 หลายเดือนก่อน +31

    sow dadka dhintey ayaa loo duceynayey Illahay ha u naxaristo dhamantod iyo dhaman umada islamka ee dhimatey hooyadey mcn illahay haku naxaristo 😢🤲😔

    • @inaducaysane3515
      @inaducaysane3515 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo dad kee dhintay😢

    • @xurmoqowdhan7126
      @xurmoqowdhan7126 หลายเดือนก่อน

      @@inaducaysane3515 waa dadki hore ee ka dhintey iyaga

    • @user-ex6jv5eh7m
      @user-ex6jv5eh7m หลายเดือนก่อน

      Amiin ❤

  • @Caziizacalicabdi
    @Caziizacalicabdi หลายเดือนก่อน +262

    Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @RahmaJamac-n5h
      @RahmaJamac-n5h หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 หลายเดือนก่อน +2

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน

      Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤

    • @user-io6pe4ks6j
      @user-io6pe4ks6j หลายเดือนก่อน

      Yaaala aroosòoyaa

    • @sahroaxmeddaad2098
      @sahroaxmeddaad2098 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 หลายเดือนก่อน +265

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +365

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻😢

    • @seynabmahdi9672
      @seynabmahdi9672 หลายเดือนก่อน +4

      S.c.w

    • @seynabmahdi9672
      @seynabmahdi9672 หลายเดือนก่อน +2

      S.c.w

    • @AminaOsman-b5k
      @AminaOsman-b5k หลายเดือนก่อน +3

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon

    • @Afnan_S88
      @Afnan_S88 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw ❤

    • @RahmaJamac-n5h
      @RahmaJamac-n5h หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ ❤️ ❤❤❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to หลายเดือนก่อน +316

    Kusali nabiga maxamed scw

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 หลายเดือนก่อน +57

    Milyan Qurux wiil sida Saxaaf o kale baan Allah uga baryay. Wa gabar yar o Qurux iyo karti leh will kolkoliya o qiimehega iyo sharafteeda kasaya Allaha siiyo. Amiin

    • @ramlaaziiz
      @ramlaaziiz หลายเดือนก่อน +2

      Ceyda iyo iida kwrn hadaa ree comment nahay labadooda isla jecelnahay😂😂

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 หลายเดือนก่อน +3

      @@ramlaaziiz Ceyda waa wa wiil Boqor o niin rageed ah , wey isku so baxayaan lkn close friends baan nahney ee waxba naga ma naxeeyan bey dhahen marar badan.

    • @sacdiyahaaji1866
      @sacdiyahaaji1866 หลายเดือนก่อน +6

      Abyo waa Iga tallo qof banii aadam ah waligaa ha ku duceysan Waxa u qorsoon Adiga ma ogidee kaliya qof ha magacaabin sifooyinkaa rabid ku duceyso lkn qof hebel ha dhihin oky waa iga tallow qaado ama iska daaay ❤❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 หลายเดือนก่อน +1

      @@sacdiyahaaji1866 Mash'Allah Abyo horta wa talo wanagsan Jazak'Allahu Khair. Ibn Adam Allah ba qiyaasi kara lkn intaan ka arkey Saxaaf sifoyin aad u wanagsan, kaliya ma ahan Adna ee mama Calawiyo iyo reer ka namaan sidu ula naqmo Ixtiraam iyo jecel wa Mash'Allah.

    • @Xaawohaybe
      @Xaawohaybe หลายเดือนก่อน

      Amiin yarabi

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn หลายเดือนก่อน +246

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭🙏🏻

    • @user-re2kq4vh1s
      @user-re2kq4vh1s หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw❤❤❤

    • @canababdilaahi6246
      @canababdilaahi6246 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw ❤❤❤❤

  • @hassannour8156
    @hassannour8156 หลายเดือนก่อน +354

    Inta marky nikaxa maqashy Soo cararty😂😂

    • @AasiyaClrisaaq
      @AasiyaClrisaaq หลายเดือนก่อน +7

      Wllhi kula mid cayda iyo amiira moodayey😂😂😂

    • @user-kl5dj7zv4w
      @user-kl5dj7zv4w หลายเดือนก่อน +4

      Sidoo kale😂😅

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan หลายเดือนก่อน +3

      Yaaa la nikaaaxay

    • @yousra52
      @yousra52 หลายเดือนก่อน +6

      Weykn amira iyo ceyda u maleyey😂😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q หลายเดือนก่อน

      Ani cml😂😂

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy หลายเดือนก่อน +155

    Ala amiira io ceyda aroskooda umaleyy wlhi barakalah lkn amiira io ceyda wa sugenaaaa❤

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy หลายเดือนก่อน +84

    Ala Mandeqey kujecliya xapipty nolow intee nolol jirto mandeqdeyda caashaqa ❣️👑❣️

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 หลายเดือนก่อน +3

      Mandeeq Zaid u jeclahy... wa qof miskiin o daacad eh Mash'Allah Amira Qurux cml ke next arkaa

  • @yousra52
    @yousra52 หลายเดือนก่อน +38

    Adnay wadnaga gashatey wllhi wxn u maleyy amira in ceyda gursaneyso marna sumaya in la gursanayo mrna cimran ama abukar😂😂 allh u naxriisto inta dhimatey🤲

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 หลายเดือนก่อน +14

    Ala adno sab ma dhigan jirin mana duceysan jirine mama calwiyo howshas wadato walid mesho jogo sas le waye allaha no xifdiyo walidiinteena

  • @SumayoShire
    @SumayoShire หลายเดือนก่อน +22

    Alla Adna wixii mamooyin ahaa malasiyajogay iskujeentay mashaallah😂😂😂anaakamaqna

  • @Ubax-uy8tv
    @Ubax-uy8tv หลายเดือนก่อน +15

    Ani kow ayaaka ahay saa udhowraayay waadaalay walaahi Haldar leewofkama gaciisa maqalsaa iskudhahaayay inta anigacamala lik❤❤🎉🎉

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Alah Adna wallahi inaadan u baahnaan USA ama America because you have beautiful life with no stress Aniga waan ka helay Malaysia wallahi insha Alah one day waan tagi doonaa

  • @Ayaaneyyyy
    @Ayaaneyyyy หลายเดือนก่อน +136

    Inta amiro iyo CayDa modey😂😂❤

    • @AasiyaClrisaaq
      @AasiyaClrisaaq หลายเดือนก่อน +4

      Alla wallhi wan soo carary ayaga moodayey😂😂😅

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 หลายเดือนก่อน +6

      Waiska hadlaaan umadan ninkn jamcda ladala dhacayo planada kale leh maxa dagdagas 2isfahntaba iskudra war dadkan isuma socdana re magalnimda fahma

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน

      ​@@Fathiibrahim5245haday rabaan ha isku socdaan cid aan is rabin si kasta hadi la is kugu dhajiyo ma is aroosayan cidii is rabtaana isku dhajin maba u baahno moho

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Fathiibrahim5245jamacad ma ayada dhib badan qkfka sidu isku mareyo aye ku xiran thy

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor หลายเดือนก่อน +1

      Inte jmcada ku jira oo caruur leh herna ka gaaray jmcda😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +18

    ❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw ❤❤❤❤

  • @user-te5xl3ye9o
    @user-te5xl3ye9o หลายเดือนก่อน +13

    Adno wxaa thy qof karti bada mzha allh wlhi in badan wn ku dawaday wx aan iska soo qoray maaha ❤

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน

      Masha allh wlhi beentaa mahan karti daganaan akhlaaq ilaahay isugu daray

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad หลายเดือนก่อน +4

    War amiira iyo ceyda arooskodiban mody😂😂allh haw naxariisto intii dhimaty all Muslims 😭🤲🤲

  • @user-zq8ky2vp7k
    @user-zq8ky2vp7k หลายเดือนก่อน +3

    m.a adno xuskaga iyo madaxshubkaga boxoyo dad badano diidaaya jiro ducada lkn muhiim waalidiinta in la xuso sadaqo loo bixiyo loo duceeyo ❤ ani waa ku wataa hore usoco🎉

  • @user-nt8ph7xs6n
    @user-nt8ph7xs6n หลายเดือนก่อน +7

    Amiira guurkeda wu dhowyahay lkn I aamina arooska ceyda ma ahan😂😂😂😂

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 หลายเดือนก่อน

      Haa ceyda maaha iaamin

    • @Susu-l7y
      @Susu-l7y หลายเดือนก่อน

      @@ifrahhassan9628aaaway tiii aaad sheegi jirtay oo ceyda la socotay😂😂😂😂😂mase hawada ayuuu ku cunay ileeen waa baranbaro aan dhiiig iyo maseyr laheeene

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq หลายเดือนก่อน +8

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m หลายเดือนก่อน +37

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉😎

    • @SaalimcadeMaxamuud
      @SaalimcadeMaxamuud หลายเดือนก่อน

      Yaaah😂😂😂

    • @gardodifardoodi
      @gardodifardoodi หลายเดือนก่อน

      I m ogaden but am not ogadeia
      That’s right

    • @Cumeerbigfan-n5m
      @Cumeerbigfan-n5m หลายเดือนก่อน

      @@gardodifardoodi ogaadeen aan waxba baranin baa tahaye reply iiga bax

  • @maryancabdirizaaq7509
    @maryancabdirizaaq7509 หลายเดือนก่อน +2

    Akahas allow xishoodka hanaga qaadin xitaa dhaqan muslim mahan naag 4 nin hortooda wax ku boobeysa akh subxaanalah naa xishoo naag weyn oo hooya baad thaye

    • @user-yx1gg7pz2v
      @user-yx1gg7pz2v หลายเดือนก่อน

      allaha hanuniyo viyos aya mel xun kagale

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah ilahay haunaxariisto inta dhimatay io inta nool ba❤❤❤❤❤❤scw

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz หลายเดือนก่อน +37

    Adno iyo amiro isku meel magalaan adna gaari wax lo dhahee qabtaa masha allh❤ adna anaga waxaa dhahnaa xus yacni dadka dhintey lo duceenaa la xusaa alle ha uwad naxriisto

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar หลายเดือนก่อน +27

    Ku sali nabigeena muhamed scw❤

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw ❤❤❤❤

  • @saidaabdullahi40
    @saidaabdullahi40 หลายเดือนก่อน +23

    Amiira this is too much wiilasha wax la cunee xishoodki aaway. 😮😢
    Wax halawada duubo ma xumo lkn ha ilaawin gabar muslimd thy wiilasha haku dhex milmin tartiibso is aruuri😢

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 หลายเดือนก่อน +3

      Wiilasha waa walaalaheed kayar yar misana wadan shisheeye wada joogaan always negative why sometimes you need positive mind😢

    • @bahjaahmet5964
      @bahjaahmet5964 หลายเดือนก่อน +7

      Abyo wa runtaa waa ka naxey marka arkey guriga walashed bey jogtaa maxa wilal wax la cunsiiyey xishoodka wa muhiim

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 หลายเดือนก่อน +2

      Adno waa hawl kar hawsha iyado qabtay bay amiro oo wxbo laqaban teamke kudhexjirtywaxladubaysay cunto ugaysay adno alle hku dyo

    • @saidaabdullahi40
      @saidaabdullahi40 หลายเดือนก่อน +5

      @@munamaanka8020 negative iyo positive meesha maba taalo xishood gabar ka hadlay tankle waalo maahee beenta daa wa ka ajnabi nimanka runta hadaadan u sheegeyn dadka u shegaa ka aamus 🤐

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j หลายเดือนก่อน

      Abaayo warun lkn markay suuqa wax kuwada cunayanba kama hada shaane maguriga markay kuwada cuneen bay idiin muqataa

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 หลายเดือนก่อน +127

    TEAM ADNA ONE LIKE 👍

  • @user-nq3vr6tv3t
    @user-nq3vr6tv3t หลายเดือนก่อน +11

    Na adna amira wax u sheeg ada walashey ka weyn ahe waxaso nina miyey wax la cuni bisinko dawashada video ban ba ka xishoodey ma.martiba mey guriga ku cunto nimankaba xishoonaya halka iyadu xishoon lahayd waa duni akhru saban

    • @samsamaxmed4959
      @samsamaxmed4959 หลายเดือนก่อน +3

      Wilasha maxa diday in lala cuno sas anba ku kornee inte adi ku noshahay.

    • @IimanCade
      @IimanCade หลายเดือนก่อน

      ​@@samsamaxmed4959wiilal aan kula dhalan miyaad wx la cuntaa walaal.

    • @IimanCade
      @IimanCade หลายเดือนก่อน

      ​@samsamaxmed4959 wiilal aan kula dhalan miyaad wx la cuntaa walaal.

    • @user-nq3vr6tv3t
      @user-nq3vr6tv3t หลายเดือนก่อน +1

      @@samsamaxmed4959 wiilasha walalahay lama cuno anagu adna wiilal ajanib ka aha sheegaysa ma sasa ku kortaan idinku waxas ceeb u naqanaa

    • @user-nq3vr6tv3t
      @user-nq3vr6tv3t หลายเดือนก่อน +1

      @@samsamaxmed4959 kuwana la dhashay lama cuno adna ajanib sheegaysa wixii laga xishoon jiray hada cadi noqday intaso nin cunto hortoda lagu cuno ya u baneyey dhaqan gaalo la bartay islaamba la modo umada hada joogta

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo หลายเดือนก่อน +3

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team samiya team koko team cumer team asad team abeera team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team adna team cayda team cumer team alfa ❤

  • @Jamiilaxuseen-p1v
    @Jamiilaxuseen-p1v หลายเดือนก่อน +14

    Wlhi adna wa gob oo wa fariid oo wa karti badan wa gaari alle ha barakeeyo❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 หลายเดือนก่อน +30

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +1

      ❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️

  • @FaadumoCabdiweli-s6y
    @FaadumoCabdiweli-s6y หลายเดือนก่อน +6

    Wllhi nikaax markii aan maqlay waxaan u maleeyay in ceyda uu amiiro nikaaxsaday 😂😂😂

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok หลายเดือนก่อน +2

    Waxas wa shirki qofka haduu dhinto duco ba ku filan iyo sadaqatul Jaria that's it wixi kale wa wax an sunadi nabiga scw iyo diintena ay kaso askumin wa danbi sidan wadadada kamaqlay allahu aclam.

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 หลายเดือนก่อน +50

    Amiira iyo Ceyda is aroosooyo 😂😂❤❤❤ hambalyo dhaha

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 หลายเดือนก่อน +38

    Yaala Nikaaxay 😢 Adnaheena ayanta abyo Saxaaf Aawe neh ❤❤🎉🎉

    • @Rumaanabdilhi1122
      @Rumaanabdilhi1122 หลายเดือนก่อน

      Walaley isku maskax nhy ayantan ani xita wa tabay 😳

  • @Gaabkayare
    @Gaabkayare หลายเดือนก่อน +55

    inta og quraan saar tahay mamo calwiyo😮

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ma shaa allah in shaa allah Amiiro farxad baan ka sugaynaa yaa sidayda u malaynaayo inuu guur ama fiise yahay 😂❤. Adna qurux iyo qalbi wanaag❤❤❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 หลายเดือนก่อน +1

    Walee maraykan anagaa joogno saas a ma uquruxbadno amira anigaa kaa soo doontay isoo qabo😂😂😂❤🇸🇴

  • @AsmaIsmaanmaxamuud
    @AsmaIsmaanmaxamuud หลายเดือนก่อน +21

    Amiira Iyo Ceyda Aa Maherkoda Si Qarsodi ku dhacy Lee Ha Idhihina Plzz😂😂😂❤

    • @user-dx5ff5hh6i
      @user-dx5ff5hh6i หลายเดือนก่อน +2

      Sasle wye because amira howl dhan lama qabanenin awal make sab qaban amira guriga adna we iman jirtay

    • @niini7270
      @niini7270 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@user-dx5ff5hh6i manooli wlh 😂😂😂🏃‍♀️

    • @Aisha-k6i
      @Aisha-k6i หลายเดือนก่อน +1

      Amiira waaye aroska lkn cayda m ahan 🎉❤

    • @niini7270
      @niini7270 หลายเดือนก่อน +2

      @@Aisha-k6i naa us benta da wx aroose malahanee

    • @Aisha-k6i
      @Aisha-k6i หลายเดือนก่อน +1

      @@niini7270 🤣quruxey fidiyowga marka dhamestay arkay inay beentey tahay 🤣🤣lkn naa us maxawaye nayaa

  • @asmaomer2795
    @asmaomer2795 หลายเดือนก่อน +2

    Alla ilaamaanta wxn islaha waxay odhani amiiriyo cayda nikaaxodi wuu dhacay farxad xitaa dadka guriha ayan usheegshegayay

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor หลายเดือนก่อน +7

    Amiira iyo cayda u maleyay saan u farxay lee😂❤😊mehwrkodi moday

  • @FalisClaahi-ho9fk
    @FalisClaahi-ho9fk หลายเดือนก่อน +3

    Adno zaxip inaa naga waa leysid waa ogenay lkn aniga video waan dhamesty madax shupna waa naqaana rer xamar ayaa iskunahay ani io adiga adnoy Allha kusharfo abayo mcn

  • @AbdulaahiAbshir
    @AbdulaahiAbshir หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah adna cumada aad baad u taqaan ilaahay gacantaada haku barakeeyo amiin

  • @xaliimoabuukarmaxamuud2264
    @xaliimoabuukarmaxamuud2264 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ducada Allah dhaliyo Adna wanagarasy Amiiro mehrkeda Aumaleyo

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r หลายเดือนก่อน +1

    Lakin ya lamehrinoya neh yawye arooskas Amiira qurux miya Adnoy ❤❤

  • @user-gq2om8tk1q
    @user-gq2om8tk1q หลายเดือนก่อน +9

    Hooyadey kuogay madax shub😂😂😂 waxaan modey Amira nikkah heeda intii ilaa faraxdey 👍

  • @nuuramaxamud4414
    @nuuramaxamud4414 หลายเดือนก่อน +10

    Cayda waa wiil naxariisbadan adna siduu uga qaaday cuntada saalax waa iska dhaafay😂

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm หลายเดือนก่อน +3

    Maxa amiira kaa qaldan oy wiilasha ula cunee xafadii ayna jogta may xaga ku cunto😏

  • @user-bh4sz7el6u
    @user-bh4sz7el6u หลายเดือนก่อน +2

    Madax shubka waa ducad laysu ducaynay adan mise waa beentay wll isheeg bal wll😂😂😂

  • @user-gq2om8tk1q
    @user-gq2om8tk1q หลายเดือนก่อน +6

    Adna heena❤m.a waa maama shidan waa kuwataa Adnoy👌

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml หลายเดือนก่อน +3

    Amiiro maxishoonausid nimanka maxaad wax ula cuntaa waa xaraan nimanku waa kaa ajnabi wllo

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 หลายเดือนก่อน +1

    Waad naga gashatey allaaah ha unaxariisto aaaamiiin inta dhimatey

  • @HafzaBarre
    @HafzaBarre หลายเดือนก่อน +2

    Adna wa nagashatay lkiin aroosyo badan waku sugayaan😂

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waxan moday iney isgursaden amiira iyo ceyda video markan arkay dhaqso ayaan kudhuftay ar adna wa funny ❤

  • @user-mw7qy9rl6h
    @user-mw7qy9rl6h หลายเดือนก่อน +2

    Mash Allah adna Allah ku xafido melkasta adunka kajogto 😢😊😊❤❤😊

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 หลายเดือนก่อน +11

    Ayy adna waraa kasoo faktey naag ley zabkeeda cuneyso mey dhahdey Amiira kawada talow yaa Aroosey ceyda miya😀😀😀

    • @SareedoAbdirihmaan
      @SareedoAbdirihmaan หลายเดือนก่อน

      Iaamin waa ayada oo nagala qariyey😂

  • @Miinaahenaaarts
    @Miinaahenaaarts หลายเดือนก่อน +14

    Saan waa ceeb adna wilasha yaryar way xishonayan camerada ceeb wlha😭😳

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 หลายเดือนก่อน +2

      Halkas mid aa ka qaldan xogaqofka mrka cunto siso wlga taga lma dubo

    • @KowserMaxamad
      @KowserMaxamad หลายเดือนก่อน

      @@canabcismaanhappy5328sax walhi ❤❤

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp หลายเดือนก่อน +2

    Amiira iyo ceyda kusoo xigoo yes wey noo dhactayyy😂❤

  • @kahamousse3770
    @kahamousse3770 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤👍

  • @user-hb7bv5or1b
    @user-hb7bv5or1b หลายเดือนก่อน +1

    Maalinka ayhaljirto maauu Harraby idinku dhacaa😢😢❤

  • @ifrahhassan2511
    @ifrahhassan2511 หลายเดือนก่อน +8

    Ilhy haunxristo inti dhimaty mdx shub wa nqana❤

  • @kaafiyazalebaan6776
    @kaafiyazalebaan6776 หลายเดือนก่อน +4

    Nikaaxo waa amiira lkn team ceyda ninku ceyda maha sababta waxay tidhi gabadh sabtu yada leh oo sabteed cunaysa😂

  • @muniiraarte4518
    @muniiraarte4518 หลายเดือนก่อน +4

    Awwww adna gacntaada macabkeeda xagan ka daremaya wlhie gaari aatgy❤😊

  • @AmranIsmacil-x1p
    @AmranIsmacil-x1p หลายเดือนก่อน +2

    inta moday amira inay arosty only love❤

  • @Baaris-cmi315
    @Baaris-cmi315 หลายเดือนก่อน +6

    Amiiro inta la guur sanayey umaleysay like❤

  • @mariaabdi5998
    @mariaabdi5998 หลายเดือนก่อน +50

    Yaa gursadey saa usoo ordey amiiro ceyda arkey

    • @SafaAli-je5yq
      @SafaAli-je5yq หลายเดือนก่อน +3

      Same wlhi😂

    • @ShaymaXaaji-ti7zq
      @ShaymaXaaji-ti7zq หลายเดือนก่อน +3

      Nikaax san maad aragtay waliga madax shuba waaye😂

    • @ramlaaziiz
      @ramlaaziiz หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 war jecli Lee miyaa halahaas

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 หลายเดือนก่อน +1

    Adna maanta Fans kaga PRANK ku subisay... the Queen of Pranks well done ❤❤❤

  • @HoodoAadan-ns4vm
    @HoodoAadan-ns4vm หลายเดือนก่อน +2

    Ala inay Amiira iyo caydu is arooseen moday yaakhi 😂😢

  • @user-ch2oq7tj6z
    @user-ch2oq7tj6z หลายเดือนก่อน +2

    Amira iyo cyda u hestay 😂😂😂

  • @user-dj4pd8ct9x
    @user-dj4pd8ct9x หลายเดือนก่อน +1

    Adna sidad sabta markad qabto iyo casuumadaha aad u shaqayso jeclay illahy kartida xooga caqliga intaba hakuu barakeeyo from duriyada somaliland ❤

  • @najmajama4698
    @najmajama4698 หลายเดือนก่อน +2

    Maantoo dhan cayda iyo Amira nikaxoda sugayey😂😂😂

  • @CimranibrahimAbdulahi
    @CimranibrahimAbdulahi หลายเดือนก่อน +60

    Asc asxapta ana ugu horeyo like dhac igusiya😅😂❤

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 หลายเดือนก่อน

    Waxaan is dhahey amiira iyo Cayda is guursadeen illahey ha u naxariisto inta dhimatey ❤

  • @SadiaBillow
    @SadiaBillow 17 วันที่ผ่านมา

    Kusali xbibkena muhammad s.a.w

  • @raxmaali4767
    @raxmaali4767 28 วันที่ผ่านมา

    Aduunka wax ugu fiican dad meel wax kuwada cuna mansh allha

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +11

    Congratulations❤❤❤ Qafkii La Arosaayo Xataa Ma Ogi❤❤❤ Wiil & Caano Gabar & Caano ❤ Ya'rabb 🤲 Guurkii Lagu Nasteee Lagu Nagadeee Wada Jireee Nabad Galaaaa..........🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲

  • @Abdiqamiis-b9o
    @Abdiqamiis-b9o หลายเดือนก่อน +1

    Yaawaayo qofka la aroosaayo abaayo

  • @user-po7jx2xs8
    @user-po7jx2xs8 หลายเดือนก่อน +4

    Wahawn Jimco kusali Scw 🥰 scw 🥰🥰🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw ❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +3

    Carabdhawgaaa I Dilay❤😂🇸🇴🤣 Anagane Waan Mabrukeeysanay❤❤🎉❤❤Masha"Allah ❤Adna❤ Abaay😘😘😘 Adna Aaway Walaalkeen Saxaaf❤ Ayantaan Manen Arag❤❤❤🤲🤲🤲🇸🇴🤲🤲🤲

  • @ibrachanal
    @ibrachanal หลายเดือนก่อน +1

    Ala ika dawage yaa kurasanoyi Amiro ama Abukar Adan waxa isheega🤔

  • @sabriinahassan6348
    @sabriinahassan6348 หลายเดือนก่อน +20

    Maxa waye amiira xaa ka qaldan guriga intee ka adeegi laheed nimanki raacday marti cml losoo adegaa 😮 yaab

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 หลายเดือนก่อน +6

      Amiro hawl mjeclo Adno waliged kliged wx qabaato m.a mrwalpo quransar iyo wax ay qabanba amiro lma shaqeyso mrmar mhe hdna ani wlshy hde saa wax uqabato kmba dhex baxeen gurigeda

    • @sabriinahassan6348
      @sabriinahassan6348 หลายเดือนก่อน

      @@canabcismaanhappy5328 doqonimo waye walh guriga marke wax lagu qabo wax ka dhib badan majiraan inee uga yaraan alabaha ka dhaqdo eheed maxee ilmaha kadab dontaa bisinkee

    • @dheemanmahamet2145
      @dheemanmahamet2145 หลายเดือนก่อน

      Oo mxaa ka galay adi yaab

    • @user-zs3mg7zu7g
      @user-zs3mg7zu7g หลายเดือนก่อน

      ​@@canabcismaanhappy5328qof wlbo hol mjeclo lkn hiliyadha sidhan cml dadka walacawiya niminke wah lacune kwrn team 27 kuwalaty gawada

    • @sundusmohamed2792
      @sundusmohamed2792 หลายเดือนก่อน

      So tii soonka hoyadedo afur karineso ka dhumatay ayado uyereyso ceyda bananka uracday ma aha

  • @user-dn5iz1sr8v
    @user-dn5iz1sr8v หลายเดือนก่อน +2

    mabruk❤❤❤❤

  • @AdnoSiciid-nz3fm
    @AdnoSiciid-nz3fm หลายเดือนก่อน +3

    Wllhi ceyda amira moday manto dhan bood boodayay hadana macalimow ugu darna kullhaa ceyda iyo adi see sabta ucunaysan😢❤illhaa kaa weyn samiyeyy😂❤😢😢❤❤

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 หลายเดือนก่อน

      Cidisa maba jogte sidu meher u dhaca aqwan 😂

    • @omarmuhidiin7572
      @omarmuhidiin7572 หลายเดือนก่อน

      War ayda lee waye😂

  • @sahromahamud
    @sahromahamud หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallaah Illaaheey Haidin Xafido ❤️🙏🇸🇴

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allaaah walalo qali adna gari dumar mansha allaaah adna ❤❤❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน

    Masha allh adna ilaahay akhlaaq karti daganaan xushmad isugu kaa daray xabiibti allha ku dhawro adiga familkaaga quruxda badan

  • @user-do5wi4ki8c
    @user-do5wi4ki8c หลายเดือนก่อน +2

    yaa is atosoyo nosheeg adna amira io ala haka dhigo insha Allah

  • @Cayuuniyahye-ez7gn
    @Cayuuniyahye-ez7gn หลายเดือนก่อน +5

    Adno waa hooyo masha alh

  • @yussufdahir1749
    @yussufdahir1749 หลายเดือนก่อน +5

    Walasha ilmaha yar hakadawa wadin Bisinka hn🤔

  • @Kowtharahmed446
    @Kowtharahmed446 หลายเดือนก่อน +3

    Allow xishodka hanaga qadin adno walshada wani plz

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 หลายเดือนก่อน +3

    Asxabta please isoo boqda channelkey allah wax welbo oo qeera ha idin siiyo hami ayan leyahay tasna allah kasakow idin ka ayaa icawin kara plz wll ha idhafin adoo iisaari kara plz plz

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +2

    Naaag Rasmi Adna❤😂❤ La Yaqaan ❤😂❤ Masha"Allah ❤❤❤🎉❤❤❤ Horay U Soco ❤ Walasheey ❤🎉❤

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 หลายเดือนก่อน +3

    ما شاء الله تبارك الله بالعافيه عليكم❤❤❤❤❤

  • @ShamsaHasan1234
    @ShamsaHasan1234 หลายเดือนก่อน +1

    Intii umaleesay inee cayda iyo amiira is guursadeen❤🏃‍♀️

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah Adna gacan Dahab❤❤gaari dumar waye walhay nasab

  • @Liverpoolsomaliis
    @Liverpoolsomaliis หลายเดือนก่อน +9

    dadka dhahaayo amiira iyo ceyda iney is guursadeen Ayaan umaleeyay ilahey caqli ha idin siiyo waxaad ku fikireysiin mar dhow waa ku fashilmi doontiin

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 หลายเดือนก่อน +1

    Dhamaan intii dhimatay allaaha unaxariisto