Dhacdo layaab ah in saaxirad ahayd oo wax laga dhacay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025
  • Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 132

  • @nuurabdibare827
    @nuurabdibare827 4 ปีที่แล้ว +86

    Aniga Uso Hor Qoray Commnt manta hada I dambeyso Like Haila dhaafin

    • @hayira4157
      @hayira4157 4 ปีที่แล้ว

      Waad qosol badan tahay hhhh

    • @dirir1349
      @dirir1349 3 หลายเดือนก่อน

      @@nuurabdibare827 ma nooshahay😂😇

  • @cabaasmadxay8029
    @cabaasmadxay8029 4 ปีที่แล้ว +8

    Alla jecliyaa inaan ku gaadhsiiyo 100k

  • @anabmohamed6025
    @anabmohamed6025 4 ปีที่แล้ว +21

    Xooga cabsi ah ayan dareemay balse cadubillah

  • @faadimacumar4791
    @faadimacumar4791 4 ปีที่แล้ว +10

    Waad ku mahadsan tahay wll muuqaalkan aad nala wadaagtay

  • @itszak3996
    @itszak3996 4 ปีที่แล้ว +10

    Waxan run hadee kulatahay like ii sar

  • @cabdiqanigaraadgaraadyare8408
    @cabdiqanigaraadgaraadyare8408 4 ปีที่แล้ว +13

    Sxb anaa usoo hor qoray ee like

  • @drahmedallauun9050
    @drahmedallauun9050 4 ปีที่แล้ว +13

    Plz shekoyinkaagi hore soo celi sida aduun, tariishihii hore dagaaaladi hore blse naga dhaaf quraafaadka wll

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 4 ปีที่แล้ว +15

    Please Qisooyinka Kiisaska Dilka Ah Soo Gali Wll Waa Codsi

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 4 ปีที่แล้ว +7

    Qofkii 4aad ahay fadlan liketa

  • @muraadali5514
    @muraadali5514 4 ปีที่แล้ว +10

    Wll soo wad sheekoyinka nocan oo kle ah peleas

  • @zupeersaleebaan5351
    @zupeersaleebaan5351 4 ปีที่แล้ว +8

    Tnkz uztaad

  • @iqnushcr7917
    @iqnushcr7917 4 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi ani kanalkan waba iska jecelahey walkey noso badi filimanta oo kale ani waba kaheley 💯💯💯💯👐

  • @Deeqow
    @Deeqow 4 ปีที่แล้ว +7

    Sxp halmar ka hadal barashada computer ka mahadsanid

  • @Dalil761
    @Dalil761 4 ปีที่แล้ว +6

    Aniga neh waxaa u sheegtay sheeka qof walbo oo usoo dalxiiso Yuo Tube ka 🥰🥰✌

  • @cabdiqanifarxaangaas794
    @cabdiqanifarxaangaas794 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa sheekadii ree yurub waa sheeko baraley oo filimaanta ayaa lagu dhigaa waaba filin cad waxa aad ka sheekaysay ree yurub mooyee meelo kale kama jiro waxani waa caado sida inagana sheekooyin aynu u leenahay caado ah sida cigaal shiilaad, araweelo, dhagdheer. Waxani waan iska naqaana

  • @ibraahinxamarichannel5391
    @ibraahinxamarichannel5391 4 ปีที่แล้ว +20

    soobadi sxp adoo mahadsan muuqalada noocana waan kaaso raadiya inaad sogalisid dadka leh ma rabno channel ka kaligin madawatan ee muuqalada kale channel ka kujira daawada kuwana anaga kutaxan asc

    • @hasanhamud2377
      @hasanhamud2377 4 ปีที่แล้ว

      Asc sxb cabdirashiid waxaan si naxariis leh kaaga codsanaaya in aad no soo badaso muuqaaalada nuucaan oo kale ah runtii waa qisooyin inaga qarsoona oo aan wax badan ka faa iidno mahadsanid

    • @mustafemaxamed4940
      @mustafemaxamed4940 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wa run

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 4 ปีที่แล้ว +2

    Thenks brother abdirashiid waxan deganay gobolka Texas USA 🇺🇸 waa in aan

  • @gkaka472
    @gkaka472 4 ปีที่แล้ว +5

    Ťhank you ustaad 😁⚡👋

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 4 ปีที่แล้ว +11

    Dadka Markay Dhintaan iney Ruuxdiisa Soo Baxdo Run Miyaa? Filimaanta leen Ku Fiirsan jiray

    • @hanadhadraawi659
      @hanadhadraawi659 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa been qof dhintay ruuxdiisa iyo jismigiisa intuba so ma laabtaan aakhiro iyo aduunyo kala fog waxaan oo dhan waa quraafaat 😏

  • @hindi3522
    @hindi3522 4 ปีที่แล้ว +2

    Fav channel🥰

  • @House-oftiktok
    @House-oftiktok 4 ปีที่แล้ว +5

    more oo san eh soo samey

  • @abdiladiifahmed4657
    @abdiladiifahmed4657 4 ปีที่แล้ว +9

    Sxb sare fadlan naso badae sheekoyenkan oo akle

  • @mulkimohamedahmed6427
    @mulkimohamedahmed6427 4 ปีที่แล้ว +4

    M. A hore usoco wllhi aad ayn ujclhy barnaamijyada nuucan cml ah noso badi wll♥️

  • @nimcoahmed335
    @nimcoahmed335 4 ปีที่แล้ว +5

    So badi wllo markas aya ku dhaha

  • @hudapashiirmaxamed2600
    @hudapashiirmaxamed2600 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi wll muqaladan oo kle mhdsanid

  • @suldaansadaam7705
    @suldaansadaam7705 4 ปีที่แล้ว +12

    War zhp Waxan mad naga dhaaftid wlh waxan ka qaadey waxan khawaaf guriban kaligay daganahy markasta oo an video yadada fiirsado cabsi ayan kasi qada balaayo ayaa iikhaakhayirta walalow video yadada wanu jeclenahye waxyabo kale noso gali oo cabsi cabsidan naga dhaaf

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 4 ปีที่แล้ว +4

    Merci mon frère 🙏🙏🙏🎁🎁🎁🎁

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 4 ปีที่แล้ว +15

    Music cabsi da aH kahelayba😁

    • @Mohamed-gl2zq
      @Mohamed-gl2zq 4 ปีที่แล้ว +1

      Caawa haku riyoon😂

    • @asiyaahmed5182
      @asiyaahmed5182 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Mohamed-gl2zq subaxii baan dewan jiree si aan u cabsoon habeenkii 😁 merka cawa faduulnimadeYda iigEysay

    • @asiyaahmed5182
      @asiyaahmed5182 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedMuktaar19 😂💚

    • @jamaad9468
      @jamaad9468 4 ปีที่แล้ว

      ani wadnaha farta ku haaya😂

  • @canabcookingandbeauty50
    @canabcookingandbeauty50 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi bilahi sawirka so sartaye aaba cabsi iku abuuray plz

    • @sumayomohamed19
      @sumayomohamed19 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi runta wyh ayoo ayoo 😰😂😟

    • @sumayomohamed19
      @sumayomohamed19 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi runta wyh ayoo ayoo 😰😂😟

  • @sundusawale8136
    @sundusawale8136 4 ปีที่แล้ว +7

    Noo soo Bdi wll qliH

  • @abdikafimohamed3720
    @abdikafimohamed3720 3 ปีที่แล้ว

    Soobadi sxb si dhan ah baan kuutaageeraa markastana waan damhegeeystaa qisooyinkaaga

  • @farhiyaapdirizak4708
    @farhiyaapdirizak4708 3 ปีที่แล้ว

    Sheekooyin kan oo kale ah waan kahelaa wllo soobadi sheekooyinka cabsida leh,
    waliba inigu habenkii ayaanba daawadaa

  • @معروف-خ7ص
    @معروف-خ7ص 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallh allh kudhowro

  • @abdinaasirbale1006
    @abdinaasirbale1006 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxp nagadaa bahasha wixii macquul noo soo gudbi anagu akhyaaliga kama helnee

  • @abdillahijama1440
    @abdillahijama1440 4 ปีที่แล้ว +4

    waa zhaydaan

  • @huseinaj2868
    @huseinaj2868 3 ปีที่แล้ว

    Filim caadi ah inaad diyaarsato Ka dib Ka sheekee 🧠🤏

  • @samsamxasn3597
    @samsamxasn3597 2 ปีที่แล้ว

    Asc magaceygu waa zam zam xasan shu'aasheyduna waxa aay tahay calanka somalia in dad saaxirole yaal ah eey nala leyihin dhibatada konfurta(muqdisho) heysatana uu calnka sabb u yahy maxaa ka jira pls iga jaahil bixi wall🙏🙏

  • @jaajumoowmedia4306
    @jaajumoowmedia4306 3 ปีที่แล้ว +1

    sxb qisooyinka aan nala wadaagto waa kuwo madadaalo fiican balse waxaan aad ugahelay cashirada faaidada leh ee dhanka sayniska aad ayaad umahadsantahy aqoonyahan da,yar ayaa tahy

  • @muhudinabdikadir8682
    @muhudinabdikadir8682 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhacdadaan dhacdo la mid ah ayaan daawaday ayado filin horror ah caadi maaha thanks.

  • @mohabinhaji
    @mohabinhaji 4 ปีที่แล้ว +6

    Filinkaas waan daawaday waa horror

  • @haykalraygal6070
    @haykalraygal6070 4 ปีที่แล้ว +5

    ChaNalku Si fudud Ayuu isuGu BadalaYaa Chanal Capsi Leh

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxb maxaad ujeceshahay sheekooyinka shayaadiinta iyo sixiroolayaasha?Sheeko badane wax dad ku ka faadiidayaan maad keentid sxb

  • @cabdiqanifarxaangaas794
    @cabdiqanifarxaangaas794 4 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan inta aanad bilaabin sheekada noosheeg inay tahay sheeko baraley waayo run iyo been ma kala saartid

  • @mohabrown5081
    @mohabrown5081 2 ปีที่แล้ว

    Teacher keep going

  • @abdiladifabdirahmaan7359
    @abdiladifabdirahmaan7359 4 ปีที่แล้ว +3

    Waku salaamay cabdirashiid

  • @abubakarmohammeds8150
    @abubakarmohammeds8150 4 ปีที่แล้ว

    Gbr guurdoon Inaan Helo Igu so duceeya🙄😥😋😅

  • @Zaara.genyo.
    @Zaara.genyo. 4 ปีที่แล้ว +5

    keep gwn

  • @kasmiaragsan8168
    @kasmiaragsan8168 4 ปีที่แล้ว +4

    cabdirashiid gabar saaxiibo nahay uwar egtahay markaa videotadaada dhegeesto iyada igusoo dhacdo

  • @nazrazead
    @nazrazead 4 ปีที่แล้ว

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @hamdaapdirahmanhajji4559
    @hamdaapdirahmanhajji4559 4 ปีที่แล้ว +5

    Plsssss walalo muqaladan cabsida ah inosoo badi cause habenki hadanan dawanpa masexdo😊🙏

    • @nashadomar6659
      @nashadomar6659 4 ปีที่แล้ว

      Acuudu bilahhi mina shaydaani rajiiim

    • @hamdaapdirahmanhajji4559
      @hamdaapdirahmanhajji4559 4 ปีที่แล้ว +2

      @@nashadomar6659 subxanallah wllo hadad sidan ucabsoneyso mxa halkan ku dhigay

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 4 ปีที่แล้ว +2

    Nio kanaalkan dib dambe ugu soo laaban mayo quraafaad iyo shaydaamo unbad ka sheekeysa

  • @osmanosman7297
    @osmanosman7297 2 ปีที่แล้ว

    Zxp noo soo badi

  • @yourenightmare9657
    @yourenightmare9657 4 ปีที่แล้ว +1

    Anbaa cabsanaya caawa waa 10 :13 oo dawanaya

  • @axmedcadalla6350
    @axmedcadalla6350 4 ปีที่แล้ว +4

    Dawadayashada ayaan kamid ahaa waliba aad ayaan kugu xirnaa
    Hada lkn heer waxaad gartay aan sitartiib tartiib ah unaco muqaladada Sababtana waa muqaladan cabsida ah
    Comentiga waxaa ubadan dadka kushegayo inaad nagadeysid waxaan cabsida ah fadlan tixgali codsiga dadweynaha

    • @kasmiaragsan8168
      @kasmiaragsan8168 4 ปีที่แล้ว +1

      hhh ileen fulay eheed ani kuwan aaba kahelaa

    • @axmedcadalla6350
      @axmedcadalla6350 4 ปีที่แล้ว

      @@kasmiaragsan8168 kkkk fulaynimo wandhafay lkn waxaan layabay ninkale sixir iyo shaydaan unbu kashekeya waxkale miyu wayay uu kushaqeysto asaganba kashakiyay

    • @kasmiaragsan8168
      @kasmiaragsan8168 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedcadalla6350 war ani waxaan saa udhageysa jiray marki danbo sikale ee ila noqotay uma bogin

  • @musabmoha1394
    @musabmoha1394 4 ปีที่แล้ว +8

    Nio sheekoyinka quraafada ah Naga yaree oo wax macquul ah noola imow

  • @umuhamzaofficial2933
    @umuhamzaofficial2933 4 ปีที่แล้ว +7

    War subscribe isaaara waxan ma aminine

  • @juxacdy7306
    @juxacdy7306 4 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan naga daa Waxan was cabsiyee
    Please waa iga codsi macalin

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh waa arin cajiib eh 😂😂

  • @malikatuquluub1923
    @malikatuquluub1923 4 ปีที่แล้ว +5

    Cabsi dartet xalay waan dawan wayay hada dhemstiranayaa🙄

  • @mohamedabdi4452
    @mohamedabdi4452 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @abdirizakabdulle5377
    @abdirizakabdulle5377 4 ปีที่แล้ว

    saxiradas halkey ku danbeysay wll

  • @cabdiqanigaraadgaraadyare8408
    @cabdiqanigaraadgaraadyare8408 4 ปีที่แล้ว +6

    Sxb naga daa nooh

  • @husseindhagane7461
    @husseindhagane7461 4 ปีที่แล้ว +2

    Ane waan dawadey

  • @sabrinsabrin7310
    @sabrinsabrin7310 3 ปีที่แล้ว

    Fcb intiii kasoo raacday is muujiya like isaara💙💙💙😂😂😂😂🤣🤣

  • @kinsixayd8935
    @kinsixayd8935 3 ปีที่แล้ว

    Sxb aqoon uma lihi moobilka aqoon sayidana waan kaa rabaa

  • @hasanvicyare8419
    @hasanvicyare8419 4 ปีที่แล้ว

    2:32am bey ka tahy dhanka USA Waana daawanaYaa geesisaniyaa

  • @nourozman8887
    @nourozman8887 3 ปีที่แล้ว

    10 months ago
    Wll soo wad sheekoyinka nocan oo kle ah peleas
    8

  • @goldenheart8245
    @goldenheart8245 4 ปีที่แล้ว +1

    1:14am habenimo Ayan fiirsaday video gan qol kaligetna wa ku jira cabsi dartedna wadnaha I garacmay

  • @cabdimalikcabdi5122
    @cabdimalikcabdi5122 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay U Zoco

  • @adnanishqitagerayashakingc1764
    @adnanishqitagerayashakingc1764 3 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi dhacdooyinka

  • @qarnigatube7964
    @qarnigatube7964 4 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂 wawtigan.ban.dawadaa filmintan.o kale

  • @Gamingandfootball0
    @Gamingandfootball0 4 ปีที่แล้ว +6

    😂😂 asc

  • @ayuubaxmed8912
    @ayuubaxmed8912 3 ปีที่แล้ว

    Sxb soobadi muqaladan wanradiya

  • @HitaayoAxmed
    @HitaayoAxmed 5 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭Scwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscw

  • @alimoahmed165
    @alimoahmed165 4 ปีที่แล้ว +7

    hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @alimoahmed165
    @alimoahmed165 4 ปีที่แล้ว +6

    acs

  • @omarxaji1294
    @omarxaji1294 3 ปีที่แล้ว

    Ruun miya

  • @jamacmuse5868
    @jamacmuse5868 4 ปีที่แล้ว +5

    zxb maxa ja ledahay guusha Joh biden baranamiij ka diyaari been beenta soo badi

  • @adnanishqitagerayashakingc1764
    @adnanishqitagerayashakingc1764 3 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @ahmedzaki9938
    @ahmedzaki9938 4 ปีที่แล้ว +3

    hhhhh

  • @aaryan_poi2730
    @aaryan_poi2730 4 ปีที่แล้ว +1

    🙋‍♂️💟📻

  • @NimcoNuuro-d6m
    @NimcoNuuro-d6m ปีที่แล้ว

    😮😮😮😮

  • @shattashabeel4361
    @shattashabeel4361 4 ปีที่แล้ว +1

    Like ha la ii saaro shuruud la an

  • @falujaomaradan1367
    @falujaomaradan1367 4 ปีที่แล้ว +2

    benlow kib going😂

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 4 ปีที่แล้ว

    So badi please

  • @calicumar7384
    @calicumar7384 3 ปีที่แล้ว

    Been badanaa canugani reer aakhiraad haben kaabaa musqusha iyo geedahaa lagu arkaa buu yiridh reer aakhiraad waad arki kartaa lkn waa inaad noqotaa reer aakhiraad markaad hurudo reer aakhiraad baatahey waanad arki kartaa qofdhitey sidaad kutaqaaney baad ku arki

  • @xafsacali808
    @xafsacali808 4 ปีที่แล้ว

    Aduunka

  • @abdisamedchannel4527
    @abdisamedchannel4527 4 ปีที่แล้ว +1

    😶

  • @carafaadbulshaawiyasiincar5863
    @carafaadbulshaawiyasiincar5863 4 ปีที่แล้ว

    Sheeko khayaali

  • @jesiccaj8883
    @jesiccaj8883 4 ปีที่แล้ว

    Www

  • @safadaahirawaadan1452
    @safadaahirawaadan1452 4 ปีที่แล้ว

    S

  • @chanalkaaqoonta9648
    @chanalkaaqoonta9648 2 ปีที่แล้ว

    U789

  • @musemohamed2552
    @musemohamed2552 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤬

  • @zuhaypjoe8030
    @zuhaypjoe8030 4 ปีที่แล้ว

    Waar kan been badanaa

  • @adammohamed2602
    @adammohamed2602 4 ปีที่แล้ว

    Nio ma saaxir baad tahay horta shayaadiin iyo camalkooda ayunbad ka shekeysataye

  • @xidigaproduction3827
    @xidigaproduction3827 4 ปีที่แล้ว +8

    Keep going

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 ปีที่แล้ว

      Sii soco ✅

  • @alimoahmed165
    @alimoahmed165 4 ปีที่แล้ว +9

    War zhp Waxan mad naga dhaaftid wlh waxan ka qaadey waxan khawaaf guriban kaligay daganahy markasta oo an video yadada fiirsado cabsi ayan kasi qada balaayo ayaa iikhaakhayirta walalow video yadada wanu jeclenahye waxyabo kale noso gali oo cabsi cabsidan naga dhaaf

  • @cabdiraxmaan7810
    @cabdiraxmaan7810 4 ปีที่แล้ว +9

    Keep going

  • @jesiccaj8883
    @jesiccaj8883 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going