Heer sare. Ninka saxophone afuufay ma Soomaliba. Nin baa joogi jirey Norway ok ku jiray Waaberi oo la odhan jirey Muuse Yare oo mar uu yimid Cabdulqadir Jubba saxophone u afuufay. Waxaan maqlay inuu geeriyooday Laakin ma hubo waayo Soomalida qof nool bay intaas dilaan. Mahadsanid for sharing great band. Axmedna wali fanaan weyn,
Maya, Magaciisa waxaa la dhahaa Zakariye, wuxuuna u dhashay dalka Suudaan, heesaha Soomaalida ayuu si fiican u tumaa muusigooda, Norweynwa waa ka caan.
Waxaan rumeysnahay in Axmed Cali Cigaal yahay kan ugu horreeya fanaaniinta Soomaliyeed ee abid, marka la isku celceliyo fanka noocyadiisakala duwan; 1. Waa fannaan heeso badan qaaday 2- Waa mulaxan codeeyey heeso badan oo wada caan ah kuwo uu qaado iyo kuwo kaleba 3. Wuxuu tumaa aallada kabanka ama cuudka loo yaqaan si fiican 4. Waa jilaa masraxiyadda ku wanaagsan oo ruwaayado badan metalay. 5-Waa nin furfuran, dabeecad wanaagsan, farxad iy weji furnaan leh, hadal deelqaaf ah weligii laga maqal 6. Qaab fannaan buu leeyahay iyo hu' qaad wanaagsan ama gole joogsi, 7. Fanka wuxuu ku soo jiray muddo half qarni ka badan ama ilaa 55 sannadood, Allah cimriga how dheereeyo Ma jiro fannaan Soomaaliyeed oo kale oo intaa isku darsaday. Fiiro gaar ah, waxaan ka soo jeedaa Somaliland, wax caadifad ah iyo nin jeclaysi gaar ah iguma jiraan
Heer sare. Ninka saxophone afuufay ma Soomaliba. Nin baa joogi jirey Norway ok ku jiray Waaberi oo la odhan jirey Muuse Yare oo mar uu yimid Cabdulqadir Jubba saxophone u afuufay. Waxaan maqlay inuu geeriyooday Laakin ma hubo waayo Soomalida qof nool bay intaas dilaan. Mahadsanid for sharing great band. Axmedna wali fanaan weyn,
Maya, Magaciisa waxaa la dhahaa Zakariye, wuxuuna u dhashay dalka Suudaan, heesaha Soomaalida ayuu si fiican u tumaa muusigooda, Norweynwa waa ka caan.
@@NorsomTV Mahadsanid Walaal
Allaha u naxariisto Muusaha aad ka hadleysid Norway ma aanu daganeyn. Waa uu yimid markaas uu Jubba u tumaayay iyo marar kaleba.
Waxaan rumeysnahay in Axmed Cali Cigaal yahay kan ugu horreeya fanaaniinta Soomaliyeed ee abid, marka la isku celceliyo fanka noocyadiisakala duwan;
1. Waa fannaan heeso badan qaaday
2- Waa mulaxan codeeyey heeso badan oo wada caan ah kuwo uu qaado iyo kuwo kaleba
3. Wuxuu tumaa aallada kabanka ama cuudka loo yaqaan si fiican
4. Waa jilaa masraxiyadda ku wanaagsan oo ruwaayado badan metalay.
5-Waa nin furfuran, dabeecad wanaagsan, farxad iy weji furnaan leh, hadal deelqaaf ah weligii laga maqal
6. Qaab fannaan buu leeyahay iyo hu' qaad wanaagsan ama gole joogsi,
7. Fanka wuxuu ku soo jiray muddo half qarni ka badan ama ilaa 55 sannadood, Allah cimriga how dheereeyo
Ma jiro fannaan Soomaaliyeed oo kale oo intaa isku darsaday.
Fiiro gaar ah, waxaan ka soo jeedaa Somaliland, wax caadifad ah iyo nin jeclaysi gaar ah iguma jiraan
Maansha alaan axmed cod halaasi qatar buu leeyahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤❤❤❤❤❤❤legend keep going 👏 👏👏👏👏👏👏🙏
Axmed cali cigaal waa dadki fankka haybada uu lahaa baal inu waberi xidigedi ahaa firi waxaso galaba sidi uula helayo teambada
Illahay beryo haynoo daayo waa labeenta bulshada somaliyeed
WAABERI LEGEND
Axmed Cali Cigal, be careful reer Norway yaney kuwaalin sidii OOmar Barbar
Ma waali baa u dhiman walaal
@@AhmedMohamed-tn5yg ma waalnee Allaah hasoo hanuuniyo dhamanteen Yaa Allaah
Yab ajnabiga utumaya sagaa qoraa musik ahgrade 18