Waa Kuma Sh.Max'ed Macalin Abshir Waxaa Iigu Yaab Badnaa Ninkii Qabrig

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

ความคิดเห็น • 157

  • @idilmuse870
    @idilmuse870 2 ปีที่แล้ว +18

    Mashaa Allah ilahay haku xifdiyo shekh

  • @abdifatahmohamed865
    @abdifatahmohamed865 2 ปีที่แล้ว +41

    SHEEKHAN WA SHEKH CAJIIB AH WILIBA AY KA MUUQATO INU NIN TAQI AH YAHAY KHEYR BADANE AN KU NAQAANO E ALLAHA BARAKEYO CIMIRIGISA

  • @laylaabdi6843
    @laylaabdi6843 2 ปีที่แล้ว +11

    Maansha allaah allaha ku sharfo sheekhanaa noosoo ducee anana waan kuu soo ducaynaynaa dhamaan allaah subxaanuhu watacalaa janadiisa ha inagu kulmiyo

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha alaahu shiikh maxamed macalim abshir anigaa aqoon fog u leh alaha xafdiyo aaaamiiin aaaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi

    • @mannish.mmk.
      @mannish.mmk. 2 ปีที่แล้ว

      Sheekha sacad miyaa walal

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allaah Allaah haku ku barakeeyo sh Maxamed Macalin Abshir Baaraka Allaah adiga iyo Culimada kale iyo walaalkan noosoo gudbinayaba

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh aad u qiimo badan oo cilmi iyo aftahanimo uu ilaahay siiyay waaye sheekh maxamed sidoo kale waa shaqsi samafale ah,
    Wareysiyo badan nooga Soo samee sheekha

  • @cabdiwalicalidheere5349
    @cabdiwalicalidheere5349 2 ปีที่แล้ว +14

    Safiirka islaamka waxaan ka codsanaayaa wll culimada marka aad wareysaneysa plz waqti fican eey ku hadlaan sii oo waxa dhan jacbur ha uga dhigin qof dhan oo waqti kuusoo bixisay inaad warka ku cel celiso ma wanaagsano marka codki plz culimada waqti fican sii thanks

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 2 ปีที่แล้ว +10

    اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sh.maxamed macalin Allah noo kaa xafido aduun iyo aakhiraba. Hadalkaas,shahaadada kusaabsan waa runtaa shaahdo wax matarto ee cilmiga in xalqooyinka laga qaataa kabarako badan. Allah cilmiga sharciga kudadaalkiisa noo fudaydiyo amiin.

  • @mamulediiriye8005
    @mamulediiriye8005 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha.allah sh.mahamed Allah barakeeyo wuxu ka mid yahay culumada dadka alle ku anfacay

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 ปีที่แล้ว +4

    Wcs Sheekh Maxamed Macalin Abshir ilaahay subxaana watacaal jannatu fardowsa ha geeyo

  • @Abuamiira
    @Abuamiira 2 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah Sheikh Mohamed Macalin Allaha ku xifdiyo

  • @nuramohamed392
    @nuramohamed392 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh Xuseen Ali Jabiuuuuuti plsss safiir jazakallaah kheyr
    Iyo sheikh c/radhiid ali suuuufi plsssss jazakallaah kheyr and shipli xafidahullaah😍

  • @KN0321
    @KN0321 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sh maxamed macalin Abshir ilaahay subxaanahu watacalaa haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba

  • @rahmajama4545
    @rahmajama4545 2 ปีที่แล้ว +3

    Amiin Aamiin yaa Rabi

  • @ifrahqaali5532
    @ifrahqaali5532 2 ปีที่แล้ว +8

    Walahi sheekhan waan jeclahay
    Waan daawadaa muuqaaladiis

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 2 ปีที่แล้ว +3

    Safiirkow Allaha kuma waafajin in aad tiraahdo shiikh hal kalimo oo waano ah ummadda u sheeg

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah cimridheer iyo caafimaad allah siiyo culmada aan muxaadiraadkoda jeclahy buu kamidyahy shekhan

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahhey ha barakeyo shiikh maxamed macalin

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaha Sheekhuna faadil Illahay haku barakeeyo adiga iyo safiirka islaamka ba💯💯💯💯💯💯✅💝

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 2 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah keep going Sheik mohammad may Allah bless you and your family's Ameen

  • @som1
    @som1 2 ปีที่แล้ว +4

    mashalah waa sheikh aan aad u jecel allahuma baarik allah ha noo asturo

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 2 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa allaah baaraka allaah fiikum allaah ha noo xafido sheeqanaa faadil

  • @shamsoahmed8540
    @shamsoahmed8540 2 ปีที่แล้ว +4

    Amin Amin Rabi dhamanten 🤲🤲🤲

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaa alaah ilaahey ha xafido sheekh aad khaali u ah baad u tahay ummada somaliyeed ee aduunka ku kala nool.

  • @fowziyaabdi985
    @fowziyaabdi985 2 ปีที่แล้ว

    masha allah ilahay ha xafido culamadena iyo sh. Maxamed Abshir allahuma barik

  • @zaynabsheekhaxmed1185
    @zaynabsheekhaxmed1185 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jazza kumullahu khayr

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah waashiikha shuyuukhda khayr kooda aynoo sheegaan aad u jeclahay

  • @cabdiwalicalidheere5349
    @cabdiwalicalidheere5349 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah Allaha barakeeyo sheekh maxamed mcln abshir

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash alah sheekh maxamed macalin abshir ale Haku xafido

  • @laylohasan4069
    @laylohasan4069 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah sheeq alle ha ku xafido

  • @ramlomaxamed2156
    @ramlomaxamed2156 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shiq jazakalah qeyr

  • @ayanomar8111
    @ayanomar8111 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha alaah tabaarakalah ilaahay ha xifdiyo sheekh maxamed.

  • @ubahabudulle839
    @ubahabudulle839 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alaah alaah ku barkeeyo

  • @najatahmeed7655
    @najatahmeed7655 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascwb
    Culmada dhamn allaha
    NO barken culmada
    Somalida inshaaAllah

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq Mohamed Macalin Abshir Ilaahey haku barakeeyo hana ku xifdiyo fidunyaa wal aaqira.

  • @hamdamubarik1868
    @hamdamubarik1868 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla shiikhan saan ujeclahay majecli inay qudbadiisu idhaafto marna alle habarakeeyo m.a.🥰

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah haxafido wuxuu kamid yahay Culimada Soomaaliyed kuwooda aan oogu Jeclahay Samaynta gaarka ahana igu leh

  • @Atiish7502
    @Atiish7502 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah tabarakalaal

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaana Allaha Illahay shirkiga hanaga badbaadiyo

  • @Mustaqbal11
    @Mustaqbal11 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Dar Alle ayaan kuu jecelahay shiekh

  • @suargure9998
    @suargure9998 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheykhii iigu saameynta badnay ayuu ahaa intaa barnamijkan ilaahy haxifdiyo shekha

  • @abdulahialisaney1812
    @abdulahialisaney1812 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh xuseen cali jabuuti taariikh nolaleedkiiaa noo soo gudbi

  • @aminamire4169
    @aminamire4169 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah ilaahey Culumada dhamaantood Hanoo xafido

  • @ayanmohamed134
    @ayanmohamed134 2 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey cimriga u barakee Ilaaheey dartiis baan u jeclahay shiiqa.

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +4

    M.A allow Noo Xafid Shiiq Maxamed Abshir Waa Samafale Caawiye Masaakiinta Allow Sheydaanka Iyo Xaasidka Nooga Haay Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah alla haku xafido jazakallah kheyr

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah MashaAllah ilahaay hanoxafido sheq cimrigisana hanobarakeyo is 🤩😍😍😍

  • @ismailmahirsamajecel4957
    @ismailmahirsamajecel4957 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh Hassan Hussein Abusalman ayaan kaagafadhinaa Inshaa Allah

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว +2

    Maskinka rer badiyaha ah wa laqaldey ilahay tubta tosan hakutosiyo

  • @mandeeqmay5126
    @mandeeqmay5126 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Allaha ku xafido sheikh Mohamed

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 2 ปีที่แล้ว +1

    aamin aamin aamin yaa rabbii

  • @mohamednuur2245
    @mohamednuur2245 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah illahay haku xafido sheeq

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illahey haku barakeeyo sheeq

  • @maryanmohamud4324
    @maryanmohamud4324 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha barakeeyo sh.m abshir wa sheeqa kaliya umuda si daacad ah u waniyo

  • @adoonttalle1115
    @adoonttalle1115 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wallli wa shiekh kaliya an dhageysta

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadka aan jeclahay ilaah dartiisa aan u jeclahay ayuu ka mid yahay sh maxamed macalim abshir

  • @abdilahiis6192
    @abdilahiis6192 2 ปีที่แล้ว +1

    shiikhan weligay lama kulmin laakin ilaahy dartii ayaan u jeclahy ilahay cimrigisa iyo cilmigisa ha barakeyo

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 ปีที่แล้ว

    Maashallah culumadena Allah hanodayo sh abshir dar Alle u jeclahy

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah shiiq

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah tabarkalah

  • @khadijahassan4732
    @khadijahassan4732 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allah

  • @kaahocabdi129
    @kaahocabdi129 2 ปีที่แล้ว +2

    ilahey hanoka xifdiyo sheq ina barto tariqdada

  • @Mahamed.1.2.3
    @Mahamed.1.2.3 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @NadiifoCnuur
    @NadiifoCnuur 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahoow kuxafid yaa rabi

  • @ugaasodheyman5960
    @ugaasodheyman5960 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah sheikha allaha barakeeyo

  • @sundusabdullahi2015
    @sundusabdullahi2015 2 ปีที่แล้ว

    MashAllah shekhana sheikh maxamed.

  • @kafiyahassan9239
    @kafiyahassan9239 2 ปีที่แล้ว +2

    واياكم

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhan waa dhegeystaa mase ogeyn meesha uu joogo allaha barakeeyo

  • @zahranoor2291
    @zahranoor2291 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh mash aAllah aamiin aamiin 🤲🤲🤲🇸🇴♥️♥️👑

  • @kafiyahassan9239
    @kafiyahassan9239 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم آمين

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh maxamed macalin bashir ilahay cimri dheer iyo caafimaad taama haku siiyo

  • @fadumarage2682
    @fadumarage2682 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah haa xiftiyo iyoo ankabaa inshaala,

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu safiirka islmka

  • @sundusabdullahi2015
    @sundusabdullahi2015 2 ปีที่แล้ว

    Sheikha Allaha inobarakeyo.

  • @farxaanismaaciil2186
    @farxaanismaaciil2186 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshaa alaah

  • @bashiircaliaxmed8432
    @bashiircaliaxmed8432 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh vedioyoyada aad heysi noo soo badi

  • @SiyadMohammed-u1f
    @SiyadMohammed-u1f 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah sheikh mohamed keep going

  • @fawsaan.6770
    @fawsaan.6770 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah sheekheena Allaah barkeeyo.

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheikh Maxamed macalin abshir Allah yahfaduk 🙏🙏

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allah sheikh Maxamed macalin

  • @bishaaralidini7929
    @bishaaralidini7929 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hanoobadiyo skiikha oo kale. Shiikhana alaha xafido.

  • @maryanabuukar5109
    @maryanabuukar5109 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah allaw inoo xifdi culumadeena

  • @sacdiyaaadan2348
    @sacdiyaaadan2348 2 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa allaah

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 2 ปีที่แล้ว +1

    jisakamallaah qeir jisaa

  • @hassansuleiman9543
    @hassansuleiman9543 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah sheeran alle haku xafido aduun iyo aakhiro

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll waad kumadsantahay inaad culimdeena trkh nololkooda inoo soo bandhigto, lkn halkadmad iskada tasoo ah inaad markaad waydiinaysid culumada quraanka waxkusaab san oo ah suuradee ama ayadee ayaa kudhibtay haku odhan lkn suuradee ama ayadee ayaa kugu adkayd sidaas uwaydii , waayo kalmada (dhib) maha wax uqalanta qur'anka kariimka ah oo ah hadalkii Allah swt

  • @shugrifani4243
    @shugrifani4243 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh alle ha barakeyo shkh

  • @yaaren1yaaren151
    @yaaren1yaaren151 2 ปีที่แล้ว

    Mashlh shiqa allh xafiido

  • @muhammadkhalif5020
    @muhammadkhalif5020 2 ปีที่แล้ว +4

    shiiqa nairobi miyooo jooga

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc skeekhunal faadil alaha ku xifdiyo suuratu Saad hada wali meelo badan ayaa igu dhaga waxan dhameeyay 21 sano kahor hadana yusuf iyo Saad waa qaybaha igu adag noosoo ducee hada waxan noqonay hooyo iyo mashquul

  • @xabiiboxassan4495
    @xabiiboxassan4495 2 ปีที่แล้ว +2

    Aaamiiin aaaamiin aaamin yaaaaarabi

  • @nandworld6030
    @nandworld6030 2 ปีที่แล้ว

    amin yarabi

  • @nasteexodagan6313
    @nasteexodagan6313 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh masha allh ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 ปีที่แล้ว +2

    Arintaas basaska anabaa layaabay wlhy dad dhan aaan salaadba kusoo dhacayn

  • @salut3140
    @salut3140 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allah Que Allah t agree

  • @khalidmohamed1079
    @khalidmohamed1079 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha xafido sheikh maxamad waa samafale cajiib ah

  • @zeinabali2250
    @zeinabali2250 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah jasakalaah

  • @shukriali3376
    @shukriali3376 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Mohammed allaha xafido

  • @kaafiyacabdi9833
    @kaafiyacabdi9833 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah