Macsalaama (S 1)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com
    Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
    / hamadaibrahim

ความคิดเห็น • 538

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 3 ปีที่แล้ว +84

    Waligey intaan channel somali daawanaaye ma arkin qof somali ah oo sidaan asxaabta ku xeran uugu mahad celinaayo ma arkin good job bro intaan ka badan waad u qalantaa kabtan

  • @GARAADSO
    @GARAADSO 3 ปีที่แล้ว +23

    Axmed cabdicasiis Ibrahim . Masha'alah sxb wax fecan baa samaysay guul wacan . S 2 waan sugaynaa insha'alah . malaaig haku soo salaanto.

    • @waaciyechannel8748
      @waaciyechannel8748 3 ปีที่แล้ว

      GARAADSO macalin kay waan kusalaamay

    • @alimaak9751
      @alimaak9751 3 ปีที่แล้ว

      Meshii wanaagsan waxaa lagu arkaa dadka wanaagsan

    • @nasteexoahmed4335
      @nasteexoahmed4335 3 ปีที่แล้ว

      Cilmigii aan garaadso ka baratay waan ku shaqaystaa asxaabay kawarama

    • @xaliimoifka3261
      @xaliimoifka3261 3 ปีที่แล้ว

      Garaadso halkaan maclumaad iyo information aan loo bahnayn miyaa ka soo doonatay 😃😃😃

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +6

      Salaan sare boqorow. I’m big fan wallahi. Is ma dhihin inaad muuqaaladeyda fiirsatid 🙏🏽♥️😫. Soo dhawow masuul. Qof qiimo iyo sharaf iga mudan ♥️. InshaAllah waa soo dadaala 🙏🏽

  • @jaden_7580
    @jaden_7580 3 ปีที่แล้ว +59

    Well done 10k✌️😍

  • @asmamursal8560
    @asmamursal8560 3 ปีที่แล้ว +23

    When i saw the Title I was shocked 😅 I was like whaaat I just discovered this channel and I love it ,well now looking forward for season 2 and congratulationsssss🎊🎊🎊🥳🎊🎊🎊

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +59

    Huno dadka 400K iyo wax ka badan ayaan gaadhsiina hadana Cid sidaa noogu mahad Celisa maanu arag
    Waanu ku garab taaganahay mar walba awdheere
    Lkn Su,aal Qoriga xagaa kuu saaran muxuu yahay isheeg mise waa iska ...😄
    Awdheere warkaagu waa nagu socdaa anu hdaadan xarakayn muqalkuba ima boxo waan ku jecelahay dhamantayo😍

    • @ayanleabubaker9436
      @ayanleabubaker9436 3 ปีที่แล้ว

      Ha wlhi

    • @AlhamdulillAh_247
      @AlhamdulillAh_247 3 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq MashAllah way kala tahay wllka aad ayuu u jecelyahay dadka ku heran MashAllah dadka in badana waxaa fiican in ay is dhahaan waad mahadsan tahay waayo quluubta binii aadamka ayaa ah mid marwaliba jecel amaanta iyo kalgaceylka 😊
      Micnaha Awdheere waxaa uu ka wadda qofka fiirsanaya ayuu iska dhibaa sida uu u soo jiito miradda ayuu soo fiiriyaa marka waa iska shactiro 😁

  • @psquarecirrow1474
    @psquarecirrow1474 3 ปีที่แล้ว +11

    aw dheere waa lagu waayey taagero no1 ku anahy barnaamijyo loo baahnee hadana iska fiican kkk soo badi 🥰🥰🥰🔥🔥🔥

  • @abdarazakahmed3434
    @abdarazakahmed3434 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere legend wn kuwadana sxb ytuberka ugu systemka fiican somalida thay bro 100k soon insha ALLAH

  • @newchannel9883
    @newchannel9883 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb aad ayaad u mahadsan tahay
    Runtii sxb waan fiirsada kaftan iyo cilmiga hadii aan jaanis waayo waan dawnload gareysta mar labad Waad mahadsantahy
    Keep going

  • @shimbirtayar48
    @shimbirtayar48 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ku rajeyna 1 million insha allah ❤️hambalyo Gul wcn

  • @sadaamali5813
    @sadaamali5813 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ku zidanaa lph ♥️🙆‍♂️
    Inta ila arakty aw dheere iney timo u so baxeyn 🤣🤣🙏 love dhac ku sii

  • @ceygamahamed5562
    @ceygamahamed5562 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow dheere wlhi mahad celinta adigaa naga mudan wll qaali ma arkin sida aan ugu qanacsanahy videoyadada qof aan ugu qanacsanhy xikmada iyo wilipo qaabka u sameyneyso oo ah si amazing ah amazing ah amazing ah ow dheere sacaba iga istaahisha ani ahaan wlhi mahadsanid kun iyo kow jeer wll adi waxa dhahdaa information iyo macluumad aanloo baahneen anine waxaa ku dhahaa video kasto ood soo dhigtay waa mid loo baahnaa thanks ow dheere mar 2aad sacab aankugu celiyay wlhi wll qali waa sugi la.ahay season 2 waxaa sugaba waa adoo cafimad qabo iinsha allah iyo season 2 iinsha allah nio doqon kuma ag marto ka kuma salnto ma.ahan yaaah xitaa kumaso ag marto ✊✊✊

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll hadalkaaga sharafta iyo qiimaha leh 🙌🏾♥️. Allah yacizak

  • @Usaama47
    @Usaama47 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay Haku Sharfo wll Insha alH Guul Ayan Ku Rajaynayaa QORIGAASI MUXUU YAHAY WLL

  • @ibrahappy1329
    @ibrahappy1329 3 ปีที่แล้ว +3

    Doqoni youtubekaada sooma salaanto haday soo salaantana hee like iyo share kuguma adkeyso we will miss u qosolkaada iyo farxadada

  • @bilaashaep2407
    @bilaashaep2407 3 ปีที่แล้ว +6

    that moment hhhhh 1:24
    well done el brother hamada u deserved more than 9K but it's on the way!!

  • @suberjama9269
    @suberjama9269 3 ปีที่แล้ว +1

    10 k walagaray 100 k na wx maaha i.a qof hard working tahay bro video daada na dhan muqaal io dhan xiiso kp going bro

  • @NASIR_MUSIC42
    @NASIR_MUSIC42 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah 100k mr owdheere wan ku salamaa zxp

  • @abdulahiali-raad1802
    @abdulahiali-raad1802 3 ปีที่แล้ว +3

    AW Gaabow wlhi adaa mudan sxb
    Anbaa waan uu mahadcelinayaa maanta 20 subscribe baan Gaadhay

  • @mohammetothman518
    @mohammetothman518 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh plh tlh waa kuu sacbiyy mazuul 💜🙏🏿respect full 9K io ka badan nh waa u qalantaa ✅

  • @ismaciilcf3064
    @ismaciilcf3064 3 ปีที่แล้ว +1

    10k kugu hampalyeenayaa pro 100k ma dheero 1m waa dhowdahay iyadana keep going

  • @THEDTTraders
    @THEDTTraders 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalinkeena sharafta badanoo, macalin waynu kuu mahad celin cilmigaa noo faaideesay mar waliba.

  • @cadceed675tu9
    @cadceed675tu9 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ku rajeen 100k insha allah waad gaari

  • @khayrecade3359
    @khayrecade3359 3 ปีที่แล้ว

    The legend ✌️😁
    Ow dheerow niyow banankaga ku dhacdy masha Allh hore u soco 👏🏻 vidoega ultra super

  • @macnefilms
    @macnefilms 3 ปีที่แล้ว +1

    War intaan iyo inkabadan ayaad istaahishaa sawabtoo ah waad Naga keesatay awdheere horay usii soco

  • @hafsaabdiabdi4085
    @hafsaabdiabdi4085 3 ปีที่แล้ว

    Woooow masha allh well done bro keep going wllo kabadanban kuu rajaynayaa insha allh

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa 500k Maraya anagaa gaadhsiiney adna anaga ku gaadhsineynaa♥️♥️hambalyo 10k

  • @asiadhool1895
    @asiadhool1895 3 ปีที่แล้ว +3

    Tariikhda soomlia ayaan kaa sugaynaa insha alh😍

  • @azlanak9952
    @azlanak9952 3 ปีที่แล้ว +2

    Brother Markaan ka hadlo xaqiiqtan waxaad CHANNELGAAga aad soo galiso oo dhan waan dhameestaa bro mid yaan kula tali lahaa usamee CHANNELGAAga logo inshalaah 1. Million subscribers

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere salamullah mazuul
    Horey usoco wn kuwadanaaa
    Juhdigaaga waaa Ku guuleysan inshallah

  • @subayr3936
    @subayr3936 3 ปีที่แล้ว

    M.a walaal qiima badan ayaa tahay waxaana taqaanaa asluubta wax loosoo gudbiyo aad ayaan kuu taageeraa keep going 1million inshallah bro 🧡❤💖

  • @liibansane235
    @liibansane235 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamaada aniga wxn ku aqn the one and only somali TH-camr wlhi sxp bishan gudaheda ama next season wxad uqalantaa 100k wlhi wlhi wlhi. Sidan ugu mahd celisay your Audience aan kow kahay bn kugu mahad celinynaa bro guulayso nin aan wax laga faaidayo bad tahy websitekgana wn kala so xirirn guulayso wll

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว

    Wcz insha allh muuqaalka xiga 10k iyo kabadn guul iyo gobanimo insha allh 💟💟💟💕💕💕

  • @abdirahmanabdirashidhurie2934
    @abdirahmanabdirashidhurie2934 3 ปีที่แล้ว +3

    I'm happy to be here for the right time my friend hamada keep going may Allah bless you for your goods
    Bye bye session one 👋wan ku xisidona
    Welcome session two with happiness 😊

  • @liibanabdulahi9
    @liibanabdulahi9 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi ad ku waTa aw dhere Go s2 bro🥰🙌

  • @ayuubqaasim9810
    @ayuubqaasim9810 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro wlhi waxaa u qalantaa 9K subscribers ka badan hadaa awoodo 1M iyo ka badan waa ku siin lahaa anyway adiga ayaa Mudan in aan kuu mhd celino waayo wax yaabo badan aa bulshada u faaiideesaa 🙏🏾❣️

  • @muzakamara5121
    @muzakamara5121 3 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations sxp sare I was here when you were 3.4k and I am happy to subscribe ur channel come on lph💪💪

  • @daauusofficial4253
    @daauusofficial4253 3 ปีที่แล้ว +5

    Waligaa ha nagu jisaarin oo hanaga jaran love iyo reply kaaga quruxda badan si fcn ii fahan wllka waligaa hana ilaawin hadaa nahay comment leey 😁🙏❤ 9k subscribe 10k coming soon m.a

  • @ChessSom
    @ChessSom 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo bro inatas kabadan ku rajeeynaa owdheere

  • @abdallaabiir5609
    @abdallaabiir5609 3 ปีที่แล้ว

    Bro 9kun kabadan ayaat u qalantaa wan hubaa bilaha soo socda 100k in aad xereeso insha allah waayo vedeo yadada wey nafarxad galiyaa. Guleeso

  • @diinicade1085
    @diinicade1085 3 ปีที่แล้ว

    Congratulation 10k next video will be congularate in 10k

  • @alamirabdullahiphlspher7601
    @alamirabdullahiphlspher7601 3 ปีที่แล้ว

    5 mont ago aya 9000 hesatey manta waxad heysataa ama ad kor udhaftey 20000 subscribers mashallah horey usoco wll qali 🥰

  • @xaange
    @xaange 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah horay usoco walal
    Si heer caalami ayaad muuqaalada udiyaarisaa

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 ปีที่แล้ว

    Honestly video walbo oo aad soo sameyneesid aad iyo aad ayaa ugu helnaa ha ahaado vlog ama videos kle hadaa nahay daawadayaashada sharafta leh.😍😍😍 you deserve to have award 😂😂😂

  • @abdirazaqahmed4908
    @abdirazaqahmed4908 3 ปีที่แล้ว +1

    Well done man congratulations 🎉🍾 we love you 😘 thanks for the heads up bro

  • @ashaali2073
    @ashaali2073 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere waa u qalantaa intan in ka badan walal hore u soco

  • @sapriinaomer2487
    @sapriinaomer2487 3 ปีที่แล้ว +9

    AWDHERE WLLHI DAR ALLE KUU JECLHY 100 KUN SUB KUU RAJEENEENA DHAMANTENA WLLHI DAR ALLE KUU JECLHY 😢❤🤲😻❣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah hory u soco wllo,aad aayan ujeclhy qofka dadka u mahdceliya wana isku lenhy intaa iyo kabadan wllo,ayeyona meesha kac dheh oo wiilkaan qalbi nadiifka ah gabar ukeen,intaasna waa iska kaftan aan lo bahneyn hdana iska fican

  • @zayn6131
    @zayn6131 3 ปีที่แล้ว +1

    You so funny bro keep going
    This well be my favourite channel
    Dareemaheyga markan channel ka aan daawanaayo
    😂
    🤔
    😍
    🤦‍♂️
    All the best
    Shaqo wacan🙏🏼

  • @sabbnork
    @sabbnork 3 ปีที่แล้ว +1

    congrats. owdheere timaa noosoo baxay happy to see you

  • @qaadiroowjanale4316
    @qaadiroowjanale4316 3 ปีที่แล้ว

    Don't worry about it 😜 all team ow Dheere wey joogaan xidigaha 100k let's go

  • @mustafeali184
    @mustafeali184 3 ปีที่แล้ว +2

    👏👏Keep Going Bro 🥰Insha Allah Mesha Iyo Meel Ka Dheer Baan Ku Rajaynayaa 1M insha Allah😍

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 3 ปีที่แล้ว

    *Aw dheere inaba cadi ma tihid zxp keep going 😉 qofkan ugu dawashada badan aya tay nasiib bad ka leeday* hadal yo dhamaanti season 10 ba ino balana 100k*

  • @calasowsagaarcalasow9858
    @calasowsagaarcalasow9858 3 ปีที่แล้ว

    Saaxibkay ow dheere waqti yaraa saaxiibkay ku noqotay oo aan aamisanahay mahadsanid sxb muuqaaladaada quruxda badan iyo cilmiga wanaasan ee aad noosoo bandhigto guul baan kuurajaynaya i.a

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah😘😁🥰🥰🥰 wall xamaada hormar kaaga waa keena insha allaah 50k iyo kabadan kuurajaynaa

  • @suleimanMM
    @suleimanMM 3 ปีที่แล้ว

    Aw dheere guuleeso waana guuleesanee insha alaaah waxaan kugu jeclahay daacad ayaa tahay daawadayaashaadana waa jaceshahay

  • @muhanadadam1109
    @muhanadadam1109 3 ปีที่แล้ว

    hambalyo hambalyo waa markii labdaa aan ku hambalyenaayo ❤❤
    intaan iyo in ka badn ayaa ku rajenaa insha allah hormar wacan zxp sare

  • @x.qirink120
    @x.qirink120 3 ปีที่แล้ว +1

    اقسم بالله تستاهل كل خير يا قلبي🤍👑

  • @abdirahmanh758
    @abdirahmanh758 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansooniyada soo horaysii inaan wax ka ogaana ayaan rabaa awdheeye waan ku salaamay💯💯👏🏿

  • @abdijabar-shabz5314
    @abdijabar-shabz5314 3 ปีที่แล้ว +2

    awdheere waad istaahishaa intaa in ka badan wlhi insha allah i wish hormar wacan :)

  • @abdihakinabdulkadir7263
    @abdihakinabdulkadir7263 3 ปีที่แล้ว

    Haa
    Waan U qalannaa.
    One Million Subscribes insha allh

  • @heemaalvlogs
    @heemaalvlogs 3 ปีที่แล้ว

    Eng. Ahmed bashier wllo waad u qalan tahay waxaas iyo ax ka badanba waana ku leeyahay guulayso welldone bro

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad964 3 ปีที่แล้ว

    awdheere nin adag 🔥🔥 i.a ilaa 1m aan ku gaarsiineena 👏

  • @maysarchannel2419
    @maysarchannel2419 3 ปีที่แล้ว +1

    1milyan kabadan u qalantaaa horay usoco coming soon

  • @therealgoat96
    @therealgoat96 3 ปีที่แล้ว +2

    KEEP GOING AWDHEERE WAANU KUWADANAA GAR IYO GARDARABA

  • @abdallamoscow3292
    @abdallamoscow3292 3 ปีที่แล้ว

    Awdheere lipaax waan ku wataa sida noogu mahad celinaysid sidoo kale bruh 100k kuu rajaynaa

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waan ku wataa in 2021 half million Ayaan ku rajeynayaa

  • @abdifataaxmaxamed5188
    @abdifataaxmaxamed5188 3 ปีที่แล้ว

    Owdheere walaahi wax kabadan baad uqalantaa walaaahi walaahi 100m oo subscribe wax kabadan walaaahi legend barnaamijyadaadkadhawaajisayna soo diyaaari legend legend

  • @khalidabukar3188
    @khalidabukar3188 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere mahadsanid
    Maasooniyad season 2 nooboosii

  • @hashimohamedhashi1715
    @hashimohamedhashi1715 3 ปีที่แล้ว +1

    20 videos with detailed information. It not easy to compile all of that information brother . Keep moving we’ll support us as long as we exist.

  • @XOGMALGROUP
    @XOGMALGROUP 3 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb sre dhiriglnta muqal smnta nga dhis bro❤👑

  • @rosqoemaher8424
    @rosqoemaher8424 3 ปีที่แล้ว +2

    Aw dheere u deserve more wlhi 💥❤
    May Allah make it easy for editing the video🤲❤

  • @cabdicasiisxasan5829
    @cabdicasiisxasan5829 3 ปีที่แล้ว +6

    Hamada pro insha Allahmarka Garto Ragadada wxn ka codsana in aad iso ibiso Mobil nocesu yahay iPhone wxa ithy like my prather

  • @abdixiis5779
    @abdixiis5779 3 ปีที่แล้ว

    Walhi bilahi tolahi waxan huba malin ay ahataba inan sidanokale 100k udabaldagayno ana huba insho allah
    Wan kukalsonahay tageraha an kuhayo kumaqasarayo wan huba 100k malin an ad ufogayn ayan uwada dabaldagayna one love pro ✌

  • @abshirabdilaahi8245
    @abshirabdilaahi8245 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad adiga mudan boqortooyo waana ku jecelnahay always farxad igu noloow ❤✌🏼

  • @ziiziikuwaaraofficial9260
    @ziiziikuwaaraofficial9260 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sxb vlog kasoo samee Latin America Insha allaaaah

  • @kaynaankhaan
    @kaynaankhaan 3 ปีที่แล้ว

    aw dheere Waxan ku rajeeyn 150k zhp ❤️

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 3 ปีที่แล้ว

    Wad mudan tahay wll qali wllhi aniga waxa kamid thy dadka tirada yar aan search gareyo wllhi horey usoco wll qali
    Intas inkabadan wa naga nudanthy🥰

  • @munafaysal
    @munafaysal 3 ปีที่แล้ว

    Hampalyo wllo hamada Ibrahim insha allaH guul

  • @ahmedqani3195
    @ahmedqani3195 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere
    Timaa kuu soo baxaye 😅😅😂😂💯

  • @farah1ali970
    @farah1ali970 3 ปีที่แล้ว

    Adiga mudan sxb nin wax badan ayaa ka faaiday ayaa tahay 👏👏👏👏👏

  • @maan-kaab6209
    @maan-kaab6209 3 ปีที่แล้ว

    Masuul ow dheere madaxaad noo saarantahay, anagaba abaalkaaga ma gudi karno inta aan cilmi kaa faaiideesanay iyo inta aan kaa faaiido doono ayaaba ah wax aan lasoo koobi karin, we love you bro.❤

  • @abdiraxiinwarbaca9254
    @abdiraxiinwarbaca9254 3 ปีที่แล้ว +1

    Koor dhow ayaan ku rajeenaa inaa kardit 100k

  • @Ahmethozman
    @Ahmethozman 3 ปีที่แล้ว

    Aniga wxn kugu soo biray adoo 800sb hesto wxna kso raacay tiktok macalinkeyga nqotay horay usoco macalinkeena

  • @adnanfuraat5688
    @adnanfuraat5688 3 ปีที่แล้ว

    Aw dhere dawade number 1, insha alah

  • @abdulahidhurre6213
    @abdulahidhurre6213 3 ปีที่แล้ว +1

    Well done congratulations pro awdheere hampalyo hampalyo💯💯💯💯💯 coming 10k sub

  • @adnanabdirahmansidsidahmed2391
    @adnanabdirahmansidsidahmed2391 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Walalkey Hamaada Intaas in ka badan bad u qalanta weligaba dadaalka badi sxb Doqoni kuma salaanto
    Top Fan ban u qalma wlh hadan been la sheegeyn 🔥💕✌

  • @djlion7450
    @djlion7450 3 ปีที่แล้ว +1

    My really bro anaga.waan baxnay qabarsinacigaan tageena cirka

  • @caishaabukar8437
    @caishaabukar8437 3 ปีที่แล้ว

    Owdheere 10k ayaan hada jognaa ma dheero 100k Ayaan rajeynaynaa insha allah mar dhow

  • @akaanwadani3222
    @akaanwadani3222 3 ปีที่แล้ว

    Owdheere hore u soco wllhi tageero buuxa ku ahy🥰🥰

  • @abdifitahmoalim5246
    @abdifitahmoalim5246 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah bro intaas kabadn ayaad uqalantaa mrkad 100k gaarto ayeeyo noosoo fadhiisi nio marwalba ayadoo naga maqan nagaqoslisaahe
    Cilmigaad noo faaideysay allaha kaa abaal mariyo sxp

  • @mustaphelegendary548
    @mustaphelegendary548 3 ปีที่แล้ว

    Awdheere waan ku waata __ ka wrn hadaan gaadhsiino 100k subscribers awdheere farxadiisu wey laba laambeysaa inshalaah

  • @yasinmire5995
    @yasinmire5995 3 ปีที่แล้ว

    S1 was good 18th video was gold hope I see like those next season

  • @meedobrown7055
    @meedobrown7055 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going hamada bro ❤🙏🏼

  • @wllzakiofficial1
    @wllzakiofficial1 3 ปีที่แล้ว

    Keep going sxb

  • @Waddaag
    @Waddaag 3 ปีที่แล้ว +2

    Farxad Aan La Soo Koobi Karin Bay Ii Thy Inaan Dhamysty 1 Season Oo Dhan Min Bilow ilaa dhamaad
    Mahadsanid 1001 Jeeer Ustaad #Hamada_Ibrahim
    We Can't Wait #Noble_peace_price

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdhere Keep On Iam With You From 400_____Million.✊💬⛅

  • @mubaarikismo5911
    @mubaarikismo5911 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere waxan jeclay inad gadho 100k walhi fany tahay

  • @abdirahmanahmed3897
    @abdirahmanahmed3897 3 ปีที่แล้ว

    waxaad noqotay first youtuber I wroten I comment
    special excited for you

  • @atoabdurazak633
    @atoabdurazak633 3 ปีที่แล้ว

    Zhp adan mudan Insh allh waxan ku rajaynaya millions subscribe ❤️😍

  • @wareergooye1236
    @wareergooye1236 3 ปีที่แล้ว +1

    Abbe s2 mid Qeyr allah nooga Dhigo abbaaha isku magac nahey Abdi aziiz

  • @abdiqani3260
    @abdiqani3260 3 ปีที่แล้ว

    Adiga ayaaaaa mudan wll xamaaaada ilaaaaahy haku cafiyo adiga iyo waaalidiintaaaba run ahaaaantiiii wax badan ayaaaaan aniga ahaaaan kaaa faaaiiday abaaalna waan kaaga hayaaa xaqiiiqdiii