Balan Culus Xaaskayga Darteed u sameeyey kacbada Alle ano jooga wu Adagyahay nin fuliya Cahdigan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @barwakoh1767
    @barwakoh1767 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amin dumashigey Qali viva gabar cali mohamed

  • @KowsarCumar-p6c
    @KowsarCumar-p6c 8 วันที่ผ่านมา +16

    Allah sheekh walashey faisa nimcada MAAD uqarisid manshalaah iskuwaara allah ha idin barakeeyo balaayo idinma tuso idinka io ilmihiina qoys wanaaagsan Baad ihiin

  • @ayaabdala7829
    @ayaabdala7829 9 วันที่ผ่านมา +38

    Sheikh koley video gan ilfis kusocdaa shaki bixin ama codsi ama ba adiga jeclatey inaa usameeyso lkn waxa fiicneet inaa ayada Lee udirto sababtoo ah dadbadan dawanaya ama daawandonan ishoodo iney kudhacdo laga yabaa jaceelkiina. Jaceelka iyo xaaska wanaagsan waa nimco oo Allah bixiyo waana la qarsada. Waxan ni ileyahay mashallah noqda qoos markasta wada jira. Sheikh mideeda kle habo ilfis noo weeydii iney course nasiiso ah how to win your husband heart .😂 mashallah isku faraxsanada markasta. I love happy family.

    • @hanulula4001
      @hanulula4001 8 วันที่ผ่านมา +2

      Marka aad isku kolsonatid ayad kugu lesanesa heart your husband

    • @33750
      @33750 6 วันที่ผ่านมา +3

      Muxu ugu dira kaligeed somali odhan buu maqashinaa wa qof qiimo kuleh ceebna mahan in ninku xaskisa video uso gudbiyo

  • @AminaEggeh-g3b
    @AminaEggeh-g3b 8 วันที่ผ่านมา +6

    Maa shaa Allah tabaarakillah Sheekhnimada geesinimo ayaad ku darsatay ee ducadaada Allah ha u aqbalo xaaskaaga walaasheen marwo ilfis🤲🤲🤲 odayaasheenana hakaa dabageeyo anagana ilfis hanaga dabageeyo🤲🤲🤲 oo xaqa hanna wada tuso 🤲🤲🤲
    Jazaakillahu khayr Sheekh👏👏👏👏👏👍

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 8 วันที่ผ่านมา +3

    Maasha Allaah Sh.Badbaado Ilaahey ha ku xafido ballantaadana inaad oofiso Allaah ha kuu kaso waana ku faraxsanahay inaan marqaatiyaashaada ka mid noqdey

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 8 วันที่ผ่านมา +11

    mashalaah waaxa tihiin reer aan uku jecelahay aan daawado barkow cadowgan dabaal ha noqodo mom ilfis waa qof wanaagasan aqoon uleh sida raga loo hanto adan gob abaal lagashtaa tahay barkalaah

  • @farxiya267
    @farxiya267 8 วันที่ผ่านมา +9

    Waxaan rajeeynayaa inoo illahay kuu qorin inaad laguursato waayo wax ilaahaay qadiray macelin kartid❤❤❤❤

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 8 วันที่ผ่านมา +27

    Sheekh Ilaahay hakaa aqbalo cumradda. Caruurta noogu soo ducee inuu Rabbi noo xifdiyo

    • @haania2495
      @haania2495 8 วันที่ผ่านมา +2

      Ameen habiibti 😢dhibka meel walbu ka jiraa

    • @SakariyeXasan-li1ep
      @SakariyeXasan-li1ep 2 วันที่ผ่านมา +1

      Asc asxbda

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 8 วันที่ผ่านมา +13

    Maanshaa,Allah walaalkey reerkaada Allaha ku barakeeyo

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 8 วันที่ผ่านมา +16

    Wcs walaale Allaha ku barakeeyo fawsiyo adugu waxaad noo sheegtay in ad lix sano ad wada joogtan anigu waxan wada joogana wadaadkayga sodon iyo shan sano waxan Alle nasiiyay kow iyo toban caruurah oo noo jooba sharaf iyo wanag ban kula dhaqmayay hadana sadex sano ka hor ayu ila guursaday wax nana filayn ban kala kulmay ano ku garbis taag gurka u disay ahada aad iyo aad ban ula dhacay warkaaga waayo waxa garan kara qiimaha xaaskisa nin rageed nin rageed dhalay

    • @laylomaxamed1279
      @laylomaxamed1279 8 วันที่ผ่านมา +1

      Wley aduunka waxan la arkayn malahan 😢

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 7 วันที่ผ่านมา

      raga isku mid maaha qalbiga allah ku dajiyo abaayo

    • @sahrasharaf447
      @sahrasharaf447 5 วันที่ผ่านมา

      Mashaa allaah siciido wlle waxaa rahay qof wanaagsan wanageeda iyo samirkeeda kukeensatay 35 sano in ay xaajigeeda lajoogto caruurta allaha baarikaaga dhigo hada in aad ayeeyo noqotay iyo in aad noqon rabto waa labadaas hambalyo mcnto ❤❤❤❤❤❤

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 5 วันที่ผ่านมา

      Adigoo raali ah ninkaada wixii idin dhex maray qaas hakuu ahaado ninkaan hadalkiisa na wax weyn yay kula noqonin waayo wax qayb ah ma ogo guurkuna waa qadar wax u qorana ma oga rabitaankiisa ayuu ka hadlay

  • @bish_hassan
    @bish_hassan 8 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah sheikh allah isku kiin daayo barakallah balse nimcada qarsada xasadka badan isha biniadamka maficno mida kaleh balanta iyo xaladaha isbadalan marka sheikh waiga waano jazakallah 🥰faraxyasha wax kabarta sheikha💯👏🏻

  • @Fartuundaacad
    @Fartuundaacad 8 วันที่ผ่านมา +8

    Masha allh illhy ha idiin barakeeyo balantaasna haka bixin illhy hakuu barakeeyo isha baniiaadamka waa cadow ee ha isasoo bandhigina soomalidaan dad iskecel marabaan lamane isdagalaayo ay kushekestaan bay jecel yihiin

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 8 วันที่ผ่านมา +12

    SHEEKH WAXAD ILOOWDEY INAD
    ILMEYSID 😭❤ MARKAS QALBIGEYNA AYA RAAD KU REEBILAHEY XAASKAGANA MARKASTA XASUUSAN LAHEYD😢

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 9 วันที่ผ่านมา +8

    maanshallah balse ballanku diinta muslimka waa ku wayn yahay ballandaro waa diindaro walaalkay balse somalida ballanka waa ka baxaan badanaa

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 9 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa Allah Allah hayskukiin barakeeyo waxwalbaa qadartaa kahoreysay anigana waxaan alle kaagabaryayaa in ayada kaliya rabi kuu qoray inshaa Allah
    Sheekhoow ogow adiga kuwaad leedahay jaariyadaan uga dhigi lahaa kuwa ayaa sidoo kale leh aduunkoo dhana baan ushaqaaleyn lahaa Maashaa Allah inta isjeceloo dhan Allah haysku barakeeyo Aamiin Yaarabi

  • @QueenFatouma-j1w
    @QueenFatouma-j1w 6 วันที่ผ่านมา

    Mashallah sheikh waxan ka codsanaya ina igu so duceysi inu illahay isiyo wil quran xafid ah inu calaf iga dhiga❤❤

  • @farhiyohusen
    @farhiyohusen 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alaha tabarakalah allow isha xasidka ka fogey
    Ilfisey waxad qabta duco walid
    Marqatigani wa i tabtay

  • @Shariifo24
    @Shariifo24 8 วันที่ผ่านมา +1

    masha allaah masha allaah❤ tabaaraka llaah saas ayaan kaarabaa shiikh badbaado adiga iyo xaaskaaga ilaaheey haku kiin daayo yaa rabbi ❤❤❤❤

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 8 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah tabaraka Allah sheikh guuleysta adiga iyo walaashey ❤❤❤

  • @zahraosman3540
    @zahraosman3540 8 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah tabarakaAllah sheikh Illahay haa barakeeyo adiga iyo xaaskaada

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 8 วันที่ผ่านมา +5

    🥺.🥺🥺. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @laylamahdi629
      @laylamahdi629 7 วันที่ผ่านมา

      Wllkyo waxa kuleeyaha saliga nabiga afka ha ka qaadin wllhy wax kaste waad helaysa ii aamin wll

  • @AsmaAbdi-k4l
    @AsmaAbdi-k4l 6 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah guul vous etes bon homme bon courage je suis a Djbouti dieu vs benisse on se vois au paradis toi et ta famille et ma famille mon frere inshallah

  • @SaabiriinShiiqoow
    @SaabiriinShiiqoow 8 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah sheikh Allah isku kiin daayo angoo lii balanqaadin ayaa saan ugu farxee iyada kwrn ❤❤❤

  • @mulki2023montana
    @mulki2023montana 8 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin yaa rabbi Maansha Allaah tabaarakallaah, baarakallaah fiikum brother

  • @FarhiyaMohamed-r1j
    @FarhiyaMohamed-r1j 5 วันที่ผ่านมา +2

    يقول تعالى: فَانْكِحُوا مَا طَابَ لَكُمْ مِنَ النِّسَاءِ مَثْنَى وَثُلَاثَ وَرُبَاعَ فَإِنْ خِفْتُمْ أَلَّا تَعْدِلُوا فَوَاحِدَةً [النساء:3] ويقول في آية أخرى: وَلَنْ تَسْتَطِيعُوا أَنْ تَعْدِلُوا بَيْنَ النِّسَاءِ وَلَوْ حَرَصْتُمْ.......}

    • @hanuundoon8342
      @hanuundoon8342 2 วันที่ผ่านมา

      قَوْلُهُ تَعالى: ﴿وَلَنْ تَسْتَطِيعُوا أنْ تَعْدِلُوا بَيْنَ النِّساءِ ولَوْ حَرَصْتُمْ﴾، هَذا العَدْلُ الَّذِي ذَكَرَ تَعالى هُنا أنَّهُ لا يُسْتَطاعُ هو العَدْلُ في المَحَبَّةِ، والمَيْلِ الطَّبِيعِيِّ؛ لِأنَّهُ لَيْسَ تَحْتَ قُدْرَةِ البَشَرِ بِخِلافِ العَدْلِ في الحُقُوقِ الشَّرْعِيَّةِ فَإنَّهُ مُسْتَطاعٌ، وقَدْ أشارَ تَعالى إلى هَذا بِقَوْلِهِ: ﴿فَإنْ خِفْتُمْ ألّا تَعْدِلُوا فَواحِدَةً أوْ ما مَلَكَتْ أيْمانُكم ذَلِكَ أدْنى ألّا تَعُولُوا﴾

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw 9 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah tabarakalah xaaska wanagsan waa lohuraa waxwalba elfis ilaahey ha,iskukiin daayo cimridheer iyo caafimad kuwaara shedankii idin dhaxgalilahaa allaha idinka qabto

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 8 วันที่ผ่านมา +6

    Masha allah wallee qoys wanagsan baa samaysay marka balanka laga soo baxo ❤

  • @FadumoCabdi-q3s
    @FadumoCabdi-q3s 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh masha allh allahaysukiindaayo shiikh faruqiyowadiga iyofosiya, balantana illahay hakugu asturo,masha allh

  • @BisharoHassan-q1s
    @BisharoHassan-q1s 9 วันที่ผ่านมา +3

    Manashalah live love for ever . You are brave and intelligent man happy love you and your love

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 8 วันที่ผ่านมา +2

    maashaa Allah you are best man maashaa you jzk nin nin dhaafay baad tahay maashaa Allah

  • @HeipHeiA
    @HeipHeiA วันที่ผ่านมา

    Masha allh ilahay ha kuu barakeyo elfis masha allh

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allaah Allow kuu bara kee kuli muslimna sii yaaraball caalamiin

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 8 วันที่ผ่านมา +2

    Shiikh badbado allaha ku sharfo .waxan jeclahy sidaad xaskaga u ixtiraamto. Naaguhu ma wado xumo ee raggaa xumeyo xasaskoda hawenku wa masakin hadey helan nin ilaliyo oo ixtiramo
    Iyanna wey ku ixtirami .naag naag lala gursadey .carur looga tagey.la dhibaateyey sey kuu garab istagi .bowdadey ka jari .

  • @ikram.muhamet
    @ikram.muhamet 4 วันที่ผ่านมา

    Masha allah allahuma barik

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 8 วันที่ผ่านมา +2

    maashaa Allah jzk you are best man maashaa Allah my Allah protects you family for ever brother jzk Maashaa Allah

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 6 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah
    Maasha allah
    Maasha allah
    Maasha allah
    Illaahy hasu
    Kiin barkeyo
    Ifis waa qof
    Qaaliya oo
    Xishood badan

  • @JeylaniAbdirahman
    @JeylaniAbdirahman 7 วันที่ผ่านมา +5

    Camuu meesha aa joogto xaas iyo ilmo mahee danbi dhaaf iyo Jano hakugu weynaato qalbiga

  • @moab_gaming1239
    @moab_gaming1239 7 วันที่ผ่านมา

    Maashallah haysukiin barakeeyo adiga iyo marwadaada iyo ubadkaagaba isha oo han insha Allah Aamiin aamiin aamiin

  • @AbdirashidSh.abdirashid
    @AbdirashidSh.abdirashid 8 วันที่ผ่านมา +6

    كل شرط ليس في كتاب الله فهوباطل وإن كان مئة شرط.

    • @suleimanabdillechannel
      @suleimanabdillechannel 8 วันที่ผ่านมา +3

      المسلمون على شروطهم افهم الدين

  • @sirawliyoofficial4014
    @sirawliyoofficial4014 4 วันที่ผ่านมา

    Sh Afar Xaasleh kawarn Mansha alah Alxamdulah

  • @TilaawatuQuraan-ew2sz
    @TilaawatuQuraan-ew2sz 7 วันที่ผ่านมา

    شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا ❤

  • @Anzal222
    @Anzal222 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikhow hadii aad xaaskags isjeceshihiin oo isku kalsoontihiin uma baahnidaa dadka hortiisa uga cadeyso wax walbo waa qalbiga allah wuxuu daalacdaa qalbiyada

  • @arufai6379
    @arufai6379 4 วันที่ผ่านมา

    Ar sheekhow wad degdegtey joog 6 sano lee lis qaba Allah ku fududeeyo balanta

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 4 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah 💯👍👑🌹

  • @saidaabdilaah4135
    @saidaabdilaah4135 3 วันที่ผ่านมา

    Mansha alaah shekh badbaado ilaahay hadiin barkeeyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamsatosheikh9973
    @hamsatosheikh9973 8 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sheikh masha Allah xaaskaadana Allaha nii barakeeyo❤ ducadaadana Allaha noo aqbalo🤲

  • @anabmohamed8725
    @anabmohamed8725 5 วันที่ผ่านมา

    Asc Manshallah Tamara Allah ilaahay ha isku Kiin xafido inshaallah waad ku mahadsantahay
    Ilaahay ha idin siiyo cimridheer iyo cibaado san inshaallah
    Waxaad tahay nin wanaagsan
    Alla ha isku Kiin daayo inshaallah Asc

  • @lagofleh9139
    @lagofleh9139 8 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah Sheekh Illaahay Subxaana watacaala ha kugu asturo balantaas. Aamiin yaa Rabil caalamiin.

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 5 วันที่ผ่านมา

    Sheekh ku darooo hadii islaantu fiican thy lkn ninkii uusan xaqii xaaskiisa wanaajin oo uu nin fiican noqon waayo iyadana jeceshahay isaguna uu siciyo sow qoyskaasu dhinac kma liicsana,marka allaha isukiin barakeeyo allahana idin xafido aamiin

  • @khadromohammed6874
    @khadromohammed6874 8 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah sheikh noso ducey anagana illahay azwaajta hano hagaajiyo qiimahayga ha tuso idinka rabbi ha idin barakeyo rabbi idin ma tuso wax idin kla geeya

  • @DuniyoAli-y6l
    @DuniyoAli-y6l 5 วันที่ผ่านมา

    Shiikhow allaha ku barakeyo xaaskada anakana allha saas noga dhiga amiin yaa rabii hdy noqon wayana anakane qalbiga allha noo qabojiyo

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 7 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah illahy haku xafido sheq iso ducey wiil ayaa iga yara dhago adag Rabi haku xafido ilfis

  • @FardosaRoble-d4k
    @FardosaRoble-d4k 5 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah Mash Allah

  • @sahrabuuni-kq3if
    @sahrabuuni-kq3if 4 วันที่ผ่านมา

    Insha allh Allh hakadhgo niki uguhorey ee balan qaaday

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 7 วันที่ผ่านมา

    salaamu c ww
    Sheekh umadda muslinka ahna u ducee
    Waa ballan laakiin inaad umadda kale u sheegto muhiim ma aha
    Il iyo cawriba way jirtaa.
    Ma xumma laakiin qadarka Ilaahay baa og

  • @UserZuser-mc9ql
    @UserZuser-mc9ql 8 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tawarakallah alle Haku barakeyo sheikh badbaado oo haku xafido. alle ha iskukiin xafido😊

  • @ءامينة___شريف
    @ءامينة___شريف 8 วันที่ผ่านมา +3

    بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤❤❤

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 6 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah xifdullah ilaahow isku barakeeyo sheekh badbaado iyo ilfis insha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly 4 วันที่ผ่านมา

    Masha alah sheekh alaha kuubarakeeyo

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale 6 วันที่ผ่านมา

    Alaahuma baarik sheekh allaah hakuu barakeeyo nimcada qarso ❤

  • @farzanaworld5049
    @farzanaworld5049 8 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Tabaraka Allah, May Allah bless you together.

  • @jamilaAbdi-j6i
    @jamilaAbdi-j6i 8 วันที่ผ่านมา

    Msh allah allow iskubarake ilahyow aniga nah miid sidan igu xasosta kacbada o dacad ijecel o inaxarista isii rabiyow🤲❤️

  • @zainabmohamed9259
    @zainabmohamed9259 7 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah illahay cimriga iyo caafimaadka iyo muwaafaqadaba ha idiin siyaadiyo ❤

  • @MaxamadsaynShariif
    @MaxamadsaynShariif วันที่ผ่านมา

    Nin waalan ayaa tahay saxiib balankaa iga dhaaf ku dhe

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 6 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah. Sheikhu wuxuu sheegay xaskiisa inanuu naag la simeeyn lakiin kuma dhaaran inuusan la gursaneyn .hadalka fahma🎉

  • @sahrabuuni-kq3if
    @sahrabuuni-kq3if 4 วันที่ผ่านมา

    Allh kuubarakeeyo xaaskga iifis

  • @SamiraDahir-b4i
    @SamiraDahir-b4i 6 วันที่ผ่านมา +3

    Wallo maanshalah lkn nolashaada provit Ayaa laga digita wllo waxa jira baniaadam aanan ku Qurin nolaashada waxen Ila fiican inaanad soo digin vadio kan la mid ah😊

    • @samiira1752
      @samiira1752 6 วันที่ผ่านมา

      Haa wlahy

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 5 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah Noloshaada allaha kuubarakeeyo family wanaagsan baatihiin

  • @Liki972
    @Liki972 9 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah ilaahay ha is ku barakeeyo 😊

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 8 วันที่ผ่านมา +4

    SHEEKH RABBI HA ISKU KIIN XAFIDO HIRE U SOCDA
    RAGGA BADAN DUMARKA BADAN. KUWA GAAR AHAN
    SHEEKHA LUUQYADA KU SUGAYA
    JOOJIYA

  • @MADINOMUXIDIIN
    @MADINOMUXIDIIN 7 วันที่ผ่านมา

    Masha allah nin sharaf le janada allah kuku bishareeyo isha iyo afka allaha idinka xijaabo ❤❤❤

  • @Emi92546
    @Emi92546 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah allaha isku kiin barakeyo lakiin in aad u qarisey laheed wanageeda

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 6 วันที่ผ่านมา +1

    masha allah saasaa larabaa ale hakuu barakeeyo

  • @منىامينشيخامين
    @منىامينشيخامين 8 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله لاقوة الا بالله
    الله يحفظكم و يطول باعماركم يا رب

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 5 วันที่ผ่านมา

    WAR SH INSHA ALLAAHN BAL DHEH ALLAHA ISKU KIIN ASTURO AMIIN YRYA

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 8 วันที่ผ่านมา

    Masha allah tabarakallah raxman Sheikh badbaado ilaahay haysukiin barakeeyo adiga iyo marwadaada iyo ubadkaagaba ilsha cadawgana idinka ilaaliyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ragga soomaalida oo dhana ilaahay adiga oo kale haka dhigo

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 8 วันที่ผ่านมา +1

    maashaa Allah jzk maashaa Allah. Allah ku xafido amiine amiine jzk maashaa Allah best man jzl ❤

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah allaha ku barkeeyo ilfis markao aduuya iyo mid akharo ❤

  • @mohanff925
    @mohanff925 7 วันที่ผ่านมา

    Masha allah sheekh nin diin iyo akhalq leh igu soo ducee insha allah

  • @sofiaaden4999
    @sofiaaden4999 6 วันที่ผ่านมา

    Masha’Allah xas wanagsan ilahay ku siiyay mana istaahisho in lagu cayaro ama naag lala guursado ilahay haidin barakeyo

  • @saamiyasiman2407
    @saamiyasiman2407 8 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allaah Hambalyo shiekh Allaha isku kiin barakeeyo

  • @sirawliyoofficial4014
    @sirawliyoofficial4014 4 วันที่ผ่านมา

    Waa isku Mid Mansha alah

  • @MaryanHaye
    @MaryanHaye 8 วันที่ผ่านมา +1

    masha allah allaha iskukiin barakeyn kuwii iskuwara allaha idinkadhigo lakiin shekh manoxaqiijin kartaa adoxaskado jecel od wada jogtan in illahayba kuqorin xas kale iyo ilmakale micnaha lowxul maxfuudka wixi kuguqorna mad soaqrisay hadad ogtahay 100 kiibo 100 marqati wan kanoqoneynaa

    • @Aymo72
      @Aymo72 6 วันที่ผ่านมา

      Horta wixii cilmul qeeb allah ayaa og laakiin ninkaan wuxuu kawadaa marabi naag kale inaan guirsado

    • @MaryanHaye
      @MaryanHaye 5 วันที่ผ่านมา +1

      @@Aymo72 haa lakiin wuxudhihi karay illahayow xaskeyga nagan eheyn marabe midkale kamabaryin balse wax waxusan ogeyn in ey imandonan bu allah iyo malaigtiiyo iyo muslimiinto umarqatigashtay

  • @AminaAdam-f9x
    @AminaAdam-f9x 6 วันที่ผ่านมา

    ماشاءالله تبارك الله iskuwaara❤❤❤

  • @mariangeddi4869
    @mariangeddi4869 8 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah ilaaheey ha isu kiin barakeeyo

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 6 วันที่ผ่านมา

    Masha allaha ilaah haku barakeyo walal adiga iyo reerkaga amiin yaa allaha 🤲🤲🤲👏❤️💯👏👏

  • @UmaymaUmayma-lg8pf
    @UmaymaUmayma-lg8pf 6 วันที่ผ่านมา

    Sheikh kheir allaha ku siyee iiso docee in ilmo ubada allaha igu arzaqo

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 7 วันที่ผ่านมา

    Maa Shaa Allah may Allah bless your family

  • @SahraAbdi-w2p
    @SahraAbdi-w2p 8 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah xafiduhullaah alaha isukiin barakeeyo

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 9 วันที่ผ่านมา +6

    Gob baad tahay iyaduna waa gabar fiican

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 9 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa Allah Tabarakallah Allah SWT ha isukiin barakeeyo amiin.

    • @muminakelifa9576
      @muminakelifa9576 8 วันที่ผ่านมา

      Mashallah tabarkallah sheikh keep going my brother and sister 🥰🌹💯💯🌹🥰🥰♥️♥️♥️👍👍👌👌

    • @muminakelifa9576
      @muminakelifa9576 8 วันที่ผ่านมา

      Aamiin aamiin aamiin ya Rabi ya Allah mashallah 🤲🤲👋👋🥰🥰♥️🥰❤️

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 5 วันที่ผ่านมา

    Sheekh noo soo ducee anagana inuu illaahay noo sahlo xajka waan jecel nahay inaan tagnee inuu illaahay na geeyo

  • @naimahaybe7959
    @naimahaybe7959 8 วันที่ผ่านมา +5

    Elfis way u qalantaa balan qaadkaaga maansha alaah ilaahayoow idin xifdi family igu qaali ah

  • @sirawliyoofficial4014
    @sirawliyoofficial4014 4 วันที่ผ่านมา

    Sh Aniga iyo Xaaskayga nosoduce ❤

  • @IfraaxMohamett-p7z
    @IfraaxMohamett-p7z 5 วันที่ผ่านมา

    Sheekh all ha kubarakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekaahmed6738
    @dekaahmed6738 8 วันที่ผ่านมา +1

    😢masha Allah masha Allah Allah hakuu barakeyo

  • @nura8724
    @nura8724 8 วันที่ผ่านมา

    Alla sheikhow ma ilowde il bilaadam inay jirto ilaahay ha isku kiin barakeeyo isku waara insha Allah

  • @DogobleAyda
    @DogobleAyda 4 วันที่ผ่านมา

    Masha alaa alow ana iiga dhig kano kale saygayga 😢

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye 6 วันที่ผ่านมา

    Shiikh gabadhada uun maad u sheegtid anaga maxaa naga galay wax kasta oo aad adigu qorshaysid tan eebana waa jirtaa ee dhaarta badan iska daa . Jacaylkana iyo raxmada aad u haysid xaaskaagana iyada la qaybso

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 5 วันที่ผ่านมา

    Mash allah mash allah Alle hakudayo