Itobiya wa u dhimasho dhamaystiran Hadayna marin Baded Helin!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @diamondtv1152
    @diamondtv1152 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Allah is going help before this happens we ask Allah to help Somali people to unite Ameen

  • @musemuse417
    @musemuse417 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Macron iyo guud ahaan dowlad kasta oo France soo martay waa cadow xun oo neceb islaamka waxaana taasi sababtay in laga soo eryo wadamada West Africa oo uu khayraadkooda xadi jireen.

  • @luulsharib
    @luulsharib 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Nina dadkiisa buu wax rabaa
    Nina awlaadiisa iyo naftiisa 😢😢😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    SOOMAALINA IYO DAAFICID WAXAY KA DHIGATAY "ILAW NAGA QABO ITOBIA ". CID DALKA U KACDAY MA JIRTO😢

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    insha Allah. Somalia ilaahey ayaa marwalba badbaadiya. ilaahey aanu barino. in meelkale uu kabixiyo shirqoolkaas

    • @SomaliPatriote
      @SomaliPatriote 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      illahey dad nool oo waxoda dacsada ayu cawiya

    • @Cabdiraxman-cd7ff
      @Cabdiraxman-cd7ff 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ilaahay hana badbadiyo intu xassan dhiiqo joogo 😢😢😢

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallaahi waa wax laga qaraxmo Nin wadankiisa horumar u raba iyo mid wadankiisa iibsanaya!!

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Macron waa jajus yuhuudi so dirsatay jabuti wu u diday abiy lakin somaliya bu balaayo la donayaa lakin waxa bad laga siinayaa barawe aabihii wase waayr anaguu doonayaa inuu ka helo badda gacanka somaliya asagoo ku jira dusha abiy si berito yuhuudi gacanta ugu gasho ma jirto axmaartan haleyska celiyo waa dagaal waxa guushu tahay ama janno eebe😮

  • @Abdikarimbuux-xu8cd
    @Abdikarimbuux-xu8cd 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid Galad❤.

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walakeey allah naga qabto etobitaanka waa cadowgeyna been badan wadama badan bad maheystan waxey na arkeyn madaxweynahena mr Woslaay waligiisa madhergaayo somali asiiga u sabab laaha in xabshiida badena xoog ku qaatan

  • @TahaHassan-r3y
    @TahaHassan-r3y 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlhi nin raged ba tahay, aad ban uu qoslay ruunti 😂, itobiya ha dhacdo Insha Allah. Somali ba ahay dadkayka ha noladaan ❤

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliyey aan taageerno soomaliye
    Ninwalba ooaad isleedahay woxoow fahmey qadiyada maalma kadib waxaad arkeysaa isagoo kashaqeynaya baabi inta somaliya
    Oo taageraya qabqable dagaal
    Ama qabiil
    Inaad tiraahdid itobiya majecli ,hadana aad taagertid dagaal ooge isma raaci karto

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa tuugo khayraadka bada somaliya raba in ay boobaan balse

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KHALAAS😢. DAL IYO BA WAA LA QAATAY😢. WAX AYNU SUGNAA MA JIRTO‼️ IDINA XASAN U SABCIYA😡

  • @Remember1977
    @Remember1977 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bad soomaaliyeed cida ka faaiidaysan waa oromo ee maaha Ethiopia, amxaaro waa u geeri dhaqaale waayo lughaya ama seylac waxa ka soo daga dhul oromo ayuu mari doonaa. Iyaga taa cunaqabatayn dhaqaale ayey ku tahay. Itoobiya way kala tagaysaa ama oromo ayaa boqortooyo ka noqon.

  • @Abdulhamid-v3g1m
    @Abdulhamid-v3g1m 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shirka ka socda itoobiya ee Faransiisku hoggaamiyo waa midka Badda somalia loogu gogolxaarayo in loogu xalaaleeyo Itoobiya!!!

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War hoy somalia waa la qabsadey eithopia baana qadanysa ilahy baa inagu filan dalki waxa u maqan ma jiro qashin qub buu noqday

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waanolo hishiiye

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhinta Bad soomaliyeed ma heli doontaan waligiin. Baddii aad lahaydeen ragba indinka eryay 5 milyan soomalina waa 40 milyan oo wada dagaalyahan iskamana Céline kartaan ee joog oo balaayo Faraha ha ugalin dadka Itobiyanka

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rageena Ilaahay wax hafahansiiyo,xasan gurgurte wuu sixiixey barlamaana malihin Ilaahay beynu leenahey

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umadan itoobiya waxa kaga lumpy Somalia

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali allah u kalmeeyo badena gacan kuma jirto xabashhida waa dabagdegayaan xassan badi wuu u saxiixey warkan waa ca yahey

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .alle.ayaan.ka.magan.galnay.dhagartooda.alle.shartooda.haku.celiyo.soomaali.rabbi.yoow.usoo.gurmo.koon.kaan.adigaa.maamula.rabbiyoow.noo.gargar.cadaga.soomaali.alle.haduleyo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GAALO IS HESHAY DHEH WAR FARANSIIS IYO ETHIOPIA GOORMAY SAAXIIBEEN WALIGOODBA MEEL KUMA KULMINE AL KUFRU MILLA WAAXIDA

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 intay ogaadeen haystaan wax walba somali way ka helayaan nin aad adigu l socoto maxa diiday in dadka kalena wax la yeeshaan waar is xoreeya intaad shacabka somalida ah ee degaanka u dawladaynaysaan

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gul Ethiopia qorshahedu waa hirgalayaa

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa iska celin abii wayo xoog cid uu wax ugu qadayo ma jirto

    • @LegendJimleothman-p8l
      @LegendJimleothman-p8l 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oo halkaad iskaga celinaysaa ma somaliland anaa dhafoorka kaatoogan qadaadweyney

  • @Remember1977
    @Remember1977 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iidoor wagashkan hada boodhka ka jafaya sheekadii hawd and reserve area, way ku dhamaanayaan, waayo waxaynu ognahay in kaarkan ay xoqonayaan uusan waxba ka hirgalayn. Deegaanka waa la wada degaa, oo qabaailo badan baa ku nool marka xisaabta iyo shaxda way ka qaldantay. Waxaan la hadlay dir ah oo reer awdal state ah oo qorshe kale wata iyaga iyo ciisaha Djibouti 🤣🤣🤣 allow Alle geeska Africa waa ticking time💥💣

    • @asadhagio2734
      @asadhagio2734 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarxaaroodow 😂😂😂 ma faraha ayana nala haysta marka isreal iyo greece ayanu bilaash saldhig u siin

  • @mahamudissa560
    @mahamudissa560 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War itobiya ha noga dhigin wax hada dhashay. Weligeed bay bilaa Bad jirtey oo dhulkedu ku filnaa. Waxa hadda ay badda cas ka rabto Si khaldan ha ugu sheegin dadka. Hadadan adigu garanayn, waa in ay Afrika iyo dunida muslimka ka maamuli karto wax Somalia la dhahana Ma Jiri doonto. Hadad inta ogtahana waxad U qarsanayso caddee.

  • @_22260
    @_22260 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farasiis hadaad aragtid huudna aragtey ethiopia kuulerysatey badii somasliyana beelbeen buu kuqaatey xasan shiikh baana siiyey madaxweeynaha turkaga baana kashaqeeyey

  • @abdihirsi9997
    @abdihirsi9997 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sow ma cadda in France ay qayb ka tahay dhaca badda soomaaliyeed, haddii maraakiibta & dhismaha ciidanka badda ee itoobiya uu faransiisku lahaa? Yaa xiga? Waa israa'iil

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhaqan Ka Ethiopian iyo Maamul xumida Mogdisho isma Yaqanan ❌❌❌

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaay joogaan ciidanka badda ee Ethiopia jaziirad yar ee aay leedahay dalka Cumaan.
    😢😢😢😢😢 waxaa loo tashanayaa ummadda soomaaliyeed iyo baddoodda lkn somalida ayadaa isku maqan

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jabuuti ha siiyo Badda cas Somaliland No in laga siiyo waa soo gudhay

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SOOMAALI SHACAB MA LEH QABIIL IYO QABQABLE TUUGA MOOYEE IYAGU WAY FARAXSAN YIHIIN INAGUNA WAA MURUGAYSA NAHAY WAA ADUUN

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan ku mushqoolsan yahay barkecinta shacabka kaladirka somalida etobeyana waxay rabtaa bad iyo dhul somali alha yaa umaqan

  • @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee
    @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ETHIOPIA 🇪🇹 BLACK LION VS FRANCE 🇫🇷

  • @Remember1977
    @Remember1977 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood waliba absame kuumade waa in isbadalka guud ee geeska ka socda ka yeesho talo iyo siyaasad midaysan. Daarodow diyaar garooba. Ninkii seexdaa sicii dibi dhalay. Allow cadowga naga qabo sokeeye iyo shisheeyaba.

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    West Africa markey isga eriday Franciskii eyda aha ayu eygii Abi uu yeedhey miya. Markii Xeerka Cise iyo Notre Dame cathedral la furey bu Filinku ii cadadey.. Xeerka Cise aka Nabi Cise iyo lawkiisa dawlad deeganka Somali ba push gareyneysey.
    Somali wax ma uu fiirsato

  • @Myo-v1k
    @Myo-v1k 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkey wa cadow Ethiopia la jira

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Emaraadka ayay xero kuleeyihiin. Qaarbaajooga Baxreen.

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuugtan rabta inay boob bada somalida ALLAHA ka weyn

    • @LegendJimleothman-p8l
      @LegendJimleothman-p8l 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Bada aad sheegayso waa tee waxba kaamagalin badayda ee aduunka uguqorxoon Barbara

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaynaan is rabin dee wadanku sidaas ayuu ku socon

  • @mahamudissa560
    @mahamudissa560 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Si degdega U dhinta

  • @rahh4137
    @rahh4137 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaan idin Leenahay dhimasho dhimasho dhakhso ah.

  • @bossman1024
    @bossman1024 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farance mabad ayay ledahay caqliga KU warami miyaa caqliga midna midka kale bad uuleyahay.geeska kuma talo

  • @kaltunismaciiljamac9909
    @kaltunismaciiljamac9909 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OGADEEN OOO MA FARAN SIIS BAA. IDIN SO DIRAY GAALO YAR YAR

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jama galad asc

  • @yahyanorhassan8199
    @yahyanorhassan8199 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax aan dhageesan karno maha

  • @kaltunismaciiljamac9909
    @kaltunismaciiljamac9909 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OGDEENKA. CAQLI GOODU ABI AXMED OGYEY

  • @thedanishparkourmarstersl3721
    @thedanishparkourmarstersl3721 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma dhageysi kari dhiiga kar ay igu kacayo

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somali maxaa u xal ah Xassan anagoo soo taagan ayuu wadanki aqoonsi ku iibsanayaa ma fahmin aqoonsiga aan Itoobiya uga baahan nahay horta reer muqdisho wuxuu u qeybiyay laba waa kuwa uu ka caqlibadan yahay oo marba markab beena u tukada uu leeyahay iyo awood beena iyo qabiil ku handado xassan hadal wax kuma fahmo luiqad aan xabad aheyn ma yaqaano

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina edegfacle wajixun

  • @kaltunismaciiljamac9909
    @kaltunismaciiljamac9909 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OGADEEN IYO ISAAQ WA IS YAQAAN LAKIIN ARAB BAAD DOONTEENO DABKAASI SIYAR KU BAKHIMI MI MAAYO ...........!!!!!

    • @Abdullahi-y5r
      @Abdullahi-y5r 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@kaltunismaciiljamac9909 adeer oromo loogama baahna meshan ee waxba heysdaalin iska huleel nayaa

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      BADDU WAA GANACSI SIDA DJABUTI OO KALE.
      FADLAN JOOJIYA WARARKA BEEN ABUURKA EE AAD FAAFINEYSAAN. ANAGA AYEY TAHAY INAAN SIYAASADA ADDUUNKA LA JAANQAADNO.

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @SomaliGuy-z5s
    @SomaliGuy-z5s 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer koonfurow arintan ka warwar la'aada sababtoo ah somaliland lama gaadi karo oo lamid maaha cawaanta xamar joogta ee isleh bad ay somaliland leedahay ayaad dalshisheeye siin kartaan waxaanu qorshaynaynaa hadii ay somaliland dal uu maraykanku aqoonsaday noqoto inaan sicad oo aan gabasho lahayn aanu ushaacino inay somaliland kabaxday heshiiskii MoU-ga ahaa ee aanu hore ulagalnay ethiopia😏😏😏