Arrinku Farahuu kabaxay | Bulshada Tiktok xagay u socdaan ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937
    @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937 3 ปีที่แล้ว +921

    I am a special supporter of you, King 🥰✌️

    • @JackCadnanII
      @JackCadnanII 3 ปีที่แล้ว +3

      War niyow xagee kabaxday

    • @hamzikhm6439
      @hamzikhm6439 3 ปีที่แล้ว +2

      Seedi waan ku waayay 😜

    • @gaasfilmsvlogs613
      @gaasfilmsvlogs613 3 ปีที่แล้ว +2

      abdiasis wiilka abdisas xagaad ka dhacday

    • @rakia143
      @rakia143 3 ปีที่แล้ว +1

      Boqorka iladhashay❤❤💋

    • @jimcaaleabdi9222
      @jimcaaleabdi9222 3 ปีที่แล้ว +1

      Cabdicasiis wiilka cabdicasiis

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 3 ปีที่แล้ว +252

    Waa appka aan Tellkayga u diiday....
    Mahadsanid ustaad

    • @mohamedabdullahisalaad5988
      @mohamedabdullahisalaad5988 3 ปีที่แล้ว +3

      Masha allah

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 3 ปีที่แล้ว +11

      Wlhi kula mid abyo allah na xafido adun iyo akhiro inta dhunsana allah so hanunsho

    • @hnasriinahmed8586
      @hnasriinahmed8586 3 ปีที่แล้ว +4

      Walahi aniga xita Kula mid Ayan ahay ilaahey shartisa Hanaga qabto

    • @Isaack2-b1h
      @Isaack2-b1h 3 ปีที่แล้ว +2

      MashlaH Allah idin dhowra🤲❤️

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Isaack2-b1h dhamanten wall amiin

  • @Asiyah2000
    @Asiyah2000 3 ปีที่แล้ว +264

    ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب🤲🏼

    • @princesspalqisa2423
      @princesspalqisa2423 3 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲, mahadsanid walal

    • @Asiyah2000
      @Asiyah2000 3 ปีที่แล้ว +1

      @@princesspalqisa2423 💚😊

    • @muhumedmahamed
      @muhumedmahamed 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin yaa ALLAH

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaa Rabal caalamiin

    • @suhaibhiro574
      @suhaibhiro574 3 ปีที่แล้ว

      AMIIN YA ALLAH

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 3 ปีที่แล้ว +82

    Dumarka ayaa badan xaqiiqdii ,walaal xita mamoyin laqabo kujiran Allah gabdha heena hanoo asturo🤲🤲🤲

  • @xaawoxaawo4618
    @xaawoxaawo4618 3 ปีที่แล้ว +178

    Masha alaah waxaan ahay hooyo soomaaliyeed waan ka faaidaystaa kanalkaan ilaahey ha soo hanuuniyo gabdhaheena mahadsanid walal.

  • @mcaz0we10
    @mcaz0we10 3 ปีที่แล้ว +143

    You're the only TH-camr talk about the truth . Keep it up 💯♠️.

  • @sahankaqisooyinka1910
    @sahankaqisooyinka1910 3 ปีที่แล้ว +256

    Ogaansho 1M subcribe Ku saari laha hadaan awoodo 💯💯🤝 Ustaad

  • @bisharabdisalan4410
    @bisharabdisalan4410 3 ปีที่แล้ว +30

    Barbaariyaha iyo dhisaha garaadka dhalinyarada soomaaliyeed, runtii cumarow ka dhalin ahaan hadaynaan ku haysan laheyn garaad yari awgeed dadkaas iyo dad kasii liitaan la miithaal noqon laheyn. shukran wll. ❤❤

  • @sayiidqalliwalli1035
    @sayiidqalliwalli1035 3 ปีที่แล้ว +255

    Mala isku raacay daadka ogansho
    Kuxiraan inaay yihiin indheer garad 🥰

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah illahay hasoo hadeeyo. Dumarka soo maliyeed waa kuwa caalamka xijaabka looga daydo dumarka muslimka ah ayay horyaal u yihiin inta leexatay illahay hasoo hadeeyo aamiin

  • @cumarhobyo9700
    @cumarhobyo9700 3 ปีที่แล้ว +131

    Muuqaal Aad u wanaagsan weeyan,
    Mahadsanid OGAANSHO.

  • @quen_ayesha6076
    @quen_ayesha6076 3 ปีที่แล้ว +67

    Mawduuc muhiima kahadashay wll cumar inshaar,
    wlhi arintaan waa arin argagax leh
    Big support✌️💚

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 ปีที่แล้ว +145

    رزقنا الله وإياكم الجنة ، وأكرمنا وأكرمكم بدخولها ، اللهم إنا نسألك الجنة وما قرَّب إليها من قول وعمل ، ونعوذ بك من النار وما قرَّب إليها من قول وعمل .

    • @ugaasyahye9349
      @ugaasyahye9349 3 ปีที่แล้ว +2

      امني يا رابي 🤲🏼

    • @abdiqaadirmuuse4746
      @abdiqaadirmuuse4746 3 ปีที่แล้ว +1

      امين يارب العالمينن و اياك

  • @parqadshibrahim9799
    @parqadshibrahim9799 3 ปีที่แล้ว +15

    Hadalkaas Aad sheegtay allah ajir hakaa siiyo insha Allah walaal jiro ادال علي الخير كفا عله جزاك الله خير

  • @ayaancabdullaahi9655
    @ayaancabdullaahi9655 3 ปีที่แล้ว +40

    Mid kamidaa macalimiinteyda ustad cumar aduun iyo aakhiro allaha kj guuleeyo🥰wlhi intaan kaa bartay macaliminteyda qaar xitaa kama baran🥰🥰🥰🥰

  • @abdiashur9266
    @abdiashur9266 3 ปีที่แล้ว +7

    Best channel somali media so far omar inshar allah ha xiftiyo wa ninka hadla maslaxada somalida dalkii iyo dibadaba wariye dhameys ah

  • @maxamedfaarah6288
    @maxamedfaarah6288 3 ปีที่แล้ว +46

    Nio wllhi waa arin aan doonaayay in aan kahadashid thanks mazul omar..🙏☝️🖐️🤚

  • @abdi622
    @abdi622 3 ปีที่แล้ว +17

    one of the best youtuber we've ever had ❤

  • @hayaatabdi3138
    @hayaatabdi3138 3 ปีที่แล้ว +105

    Been mahan gabdhaha isticmala baraha bulshada waxay soo badhigaan xumaan walbo ku soo dhacdo iyo mid aan kusoo dhicin niyad bi niaadamka 😭😭😭ألهم استرنا بسترك الحميل🤲🤲

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 ปีที่แล้ว +54

    Shaykh Muqbil Bin Hādi Al-Wād'i said:
    *❝If you want to produce generations that defend the Islāmic religion then you must strive to teach your children the Book of Allāh and the Sunnah of the Messenger [ﷺ].❞*
    [Al-Musāra'ah, (Page: 193) | Translated By Abu Tasneem Mushaf]

    • @khadarcj4094
      @khadarcj4094 3 ปีที่แล้ว +1

      Exactly bro you right and may Allah protect us and give us the apportunity to learn our Deen. 🤲

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 3 ปีที่แล้ว

      @@khadarcj4094 Aameen Jazakumu Allahu kheyra

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 ปีที่แล้ว +52

    لا يجوز للمرأة أن تبدي شيئا من زينتها ، سواء الكحل أو غيره لغير زوجها ومحارمها ، لقوله تعالى : { وَلا يُبْدِينَ زِينَتَهُنَّ إِلا لِبُعُولَتِهِنَّ... }.

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 ปีที่แล้ว +1

      @Naśriina🇸🇴 dumarka inay jirkooda qaybo ka mid ah ay u muujinin ilaa ninkeeda iyo muxaarimteeda mooyaane

    • @muscabdiagnosticandtrainin1727
      @muscabdiagnosticandtrainin1727 3 ปีที่แล้ว

      @Naśriina🇸🇴 waxay ka micno tahay "waa in aysan u banigin quruxdooda ilaa ragoodo mahee"

  • @habibaabdalla7378
    @habibaabdalla7378 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustadka run ayu shegay let us be proud of our diin (islam) and our language. الله يحفظنا

  • @iknowyou1299
    @iknowyou1299 3 ปีที่แล้ว +19

    Insha Allah somaliya waligeed muslimiin ayay ahaane 100%

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allaah wllky hore u socda Firom somaliland hargeisa ilove you wll cumaar inshaar aad ayaan kuu tageera gulayso 🙏🙏❤️❤️💔💔❤️❤️❤️💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 ปีที่แล้ว +56

    ظَهَرَ ٱلْفَسَادُ فِى ٱلْبَرِّ وَٱلْبَحْرِ بِمَا كَسَبَتْ أَيْدِى ٱلنَّاسِ لِيُذِيقَهُم بَعْضَ ٱلَّذِى عَمِلُواْ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ

    • @taariikhdaislaamkachanel2175
      @taariikhdaislaamkachanel2175 3 ปีที่แล้ว

      ماشاءالله

    • @ugaasyahye9349
      @ugaasyahye9349 3 ปีที่แล้ว +1

      الله حقيق

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 ปีที่แล้ว +1

      Musiibooyinka dabiiciga waligood ayey aduunka ka dhici jireen iyadoo dadba aan dhulka ku nooleyn. Dhagaxii dhulka kusoo dhacay 66 malyan sano ka hor ee dinosaurs-ka iyo xayawaano badan dabar gooyey ee noolayaasha dhulka ku noolaa in ka badan 60% ay dabar go’een ma xayawaanadaas aan caqliga laheyn ayaa dambi sameynayey!

    • @zaliimxigmaawi9499
      @zaliimxigmaawi9499 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iskahubi3264 wlle mawduuca aayada ay kahad layso maahan xayawaan iyo wax bilaa sabab ku dhacay
      Aayada waxay kahadlee waxa sababay fasaadka oo ah waxay dadka sameesteen marka mowduuca haleexin

    • @zaliimxigmaawi9499
      @zaliimxigmaawi9499 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iskahubi3264
      Midna ogoow muusiibooyin dhacay hadaa aragtid dabiic hanoqdaan ama yey noqon waxaa sababteeda leh dadka eebe ayaa yiri
      إ نَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَابأنفسهم
      Ilahay qoom mabadalo ilaa ay naftooda badalaan ama kama qaado burwaaqo ilaa ay ayaga is badalaan

  • @maryamamaria2261
    @maryamamaria2261 3 ปีที่แล้ว +32

    OGAANSHO you're the best ❤️❤️

  • @yacinhassan6105
    @yacinhassan6105 3 ปีที่แล้ว +42

    The best Somali TH-camr that people likes a lot keep doing vidéos and go ahead bro

  • @mohamudabdullahi263
    @mohamudabdullahi263 3 ปีที่แล้ว +6

    Wax akoon ah kuma lihi tiktok , mana ka samaysan waligay.
    Midda xanuunka leh waa nimanka qaba hablaha waxan soo gudbiya oo waliba la nool!!
    Mahadsanid Omar Inshar.

  • @Abdullahi-Mohd
    @Abdullahi-Mohd 3 ปีที่แล้ว +20

    Gabdoow Alle kabaqa. War waladimani akhiro ayaa nagadambeyso😭😭😭😭😭😭.. لا إله الا انت سبحانك إنا كنا من الظالمين

  • @Ayeeyo912
    @Ayeeyo912 3 ปีที่แล้ว +8

    Somali ilaahay ha u miciino... wllhi markaan arko gabdhaheena oo qaawan zaaid ayaan uga xumaadaa... gabar walaashay oon xishooneen 😥😥😥

  • @abdihamidbilal5931
    @abdihamidbilal5931 3 ปีที่แล้ว +27

    Maanta Omar Inshaar wuu awoodaa inuu muuqaalo xun oo gabdhaha Soomaaliyeed soo qaato isaga oo ka wada inuu waaninayo. Laakiin waa wax ka yaqaana xaquuqda dumarka iyo iney dumar mudan yihiin ixtiraam.
    Nin fahansan xaquuqka dadka.

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 3 ปีที่แล้ว +55

    Waa lagayaba dad badan Inuu ka nixiyo muuqaalkan lkn waa xaqiiqda jirto 👍

  • @adenjamac2296
    @adenjamac2296 3 ปีที่แล้ว +76

    "Waman ahsanu qawlan mimman daha ila llahi wa amila salihan waqala innanee minal muslimeen"
    "And who is better in speech than one who invites to Allah and does righteousness and says, "Indeed, I am of the Muslims."

    • @Zaki___Med
      @Zaki___Med 3 ปีที่แล้ว +7

      Pr0 quraanka af aan carabi aheyn laguma qor0..okey

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 3 ปีที่แล้ว

      @@Zaki___Med 🤣🤣

    • @hanadmunister1693
      @hanadmunister1693 3 ปีที่แล้ว +4

      Komantigaa ga cabaaraa kuwareeray saxii quraanka carabi kuqor

    • @ahmedzawaaj4293
      @ahmedzawaaj4293 3 ปีที่แล้ว +2

      Subxanallh ma quraanba see ugu qori karta quraan af aan carabi aheen

    • @hamdahassan1360
      @hamdahassan1360 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

  • @wardaalifarah527
    @wardaalifarah527 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll wey iska cadey Inay dumarkii meel wlba cawradodi taaalo lkn ilahay wxn uga baryaya inu so hadeyO intii naga Luntay amiin

  • @captanxaliye1811
    @captanxaliye1811 3 ปีที่แล้ว +24

    Alxm 6 gabdhood baa ila dhashay way ii asturan yihiin xataa ilma adeeraday alxm waan ku faraxsanahy

    • @malabey197
      @malabey197 3 ปีที่แล้ว

      ILAAHAY ha xafido hana barakeeyo 💚

    • @shukrishacniahmed6520
      @shukrishacniahmed6520 3 ปีที่แล้ว

      Ilhy ha xafido hablhaas

    • @Nuuramin143
      @Nuuramin143 3 ปีที่แล้ว

      Allaha ini xifdiyo

    • @bilancadey6334
      @bilancadey6334 3 ปีที่แล้ว

      @@shukrishacniahmed6520 alxm allah kuu xafido walaalo

  • @emanabdalle7470
    @emanabdalle7470 3 ปีที่แล้ว +1

    Alx
    Aniga iska daaye qof a grnyo ma isticmalo
    الحمد لله على عائلتي و اصحابي 🤲🤲

  • @mohamedyare641
    @mohamedyare641 3 ปีที่แล้ว +7

    Alxamdulilah ma isticmaalo xaafadayadana cid ka isticmaashaa majito ♥️♥️♥️♥️♥️🌺🌺🌺🌺

  • @rumorhasit9129
    @rumorhasit9129 3 ปีที่แล้ว +11

    Sad state of affairs, may Allah Swt protect us all.

  • @Team_27-x8q
    @Team_27-x8q 3 ปีที่แล้ว +23

    Inta rasulka jecel kusaliya 💟💟

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 3 ปีที่แล้ว +11

    شكرا لك حقا اخي عمر انشاءات لك اثر في حياتك وجزاكم الله خير

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على ذينك
    (ولا يبدين زينتهن الا ما ظهر منها )

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 3 ปีที่แล้ว +4

    Mowduuc Muhiim Ah Ustaad Cumar❤

  • @awshan571
    @awshan571 3 ปีที่แล้ว +12

    Dadka kaliya ee aduunka lagu tilmaami karo inay saxaabadii nabiga u eegyihiin waa Afghanistan 🇦🇫 🇦🇫✅🙏

    • @abdirahimabdullahi4624
      @abdirahimabdullahi4624 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxb wa ila aragtay runti ragga iyo dumarkooda siiba daalibaan hada aragto sxbada u egyihin

  • @fatimamohamed7620
    @fatimamohamed7620 3 ปีที่แล้ว +47

    Dumarka ayaa badan xaqiiqdii😢

    • @amiiin____samadoon4175
      @amiiin____samadoon4175 3 ปีที่แล้ว +2

      Ayaga ly isqaawiya hadana ayaga ly videoyo lagu kala kiciisana hadana ninka qof eedynaayo mlha ayada ly la eedaynaay allow hanuuni kuwaas

    • @kingkaafi8758
      @kingkaafi8758 3 ปีที่แล้ว +1

      Allha so hanuniyo Ayn dhihi laha.................

  • @abdinoormohamed4663
    @abdinoormohamed4663 3 ปีที่แล้ว +57

    I'm one of the few who never downloaded the Tiktok app. Alhamdulillah

    • @raageshire289
      @raageshire289 3 ปีที่แล้ว +2

      Same walaahi

    • @ayaangacalo4935
      @ayaangacalo4935 3 ปีที่แล้ว +5

      Alx hal mar ayan sodajiste markan arke xaramta socoto wan iskatire ilahaybaa mahadleh

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 ปีที่แล้ว

      An intelligent Boy 🧠 🧠

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 3 ปีที่แล้ว +1

      There are some beneficial things, but mostly fitnah

    • @ye8515
      @ye8515 3 ปีที่แล้ว

      Same

  • @Tuxtux_Alhaadi
    @Tuxtux_Alhaadi 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad cumar inshaar shukran (ستبدي لك الأيام ما كنت جاهلأ ويأتيك بالأخبار من لم تزود) 😭😭😭😭😭

  • @mustaphi1139
    @mustaphi1139 3 ปีที่แล้ว +96

    LEGENDARY ALWAYS LEGENDARY 😍🤩

    • @lipansheik1337
      @lipansheik1337 3 ปีที่แล้ว

      Waa xaqiiqo wll omar soomaalidu way baa'baday xishoodkii iyo dhaqankii

  • @abdulfattah2090
    @abdulfattah2090 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha halla ustaad omar wakhti munaasib ku ah ayad ku soo beegtay muuqaalkan rabbi ha kaa abaaliyee

  • @somalilander_girl9474
    @somalilander_girl9474 3 ปีที่แล้ว +52

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 3 ปีที่แล้ว

    Waa Talo Iyo Nagu filan Waad Nasiisay Ustaad Omar iinshaar شكراً جزاك الله

  • @safah5228
    @safah5228 3 ปีที่แล้ว +9

    Waxaa xaqiiqdii mahad leh Allahii iga soo Hanuuniyay TIK TOK daawashadiisa walow aanan video ku soo bandhigin waligey. Alhamdullilah
    Waxaa igu dambeysay July/Luulyo Alhamdullilah!
    Waxaan rajeynayaa kuwa isticmaalayana inuu Allah ka soo hanuuniyo ayagana. 🌸

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 ปีที่แล้ว +11

    وعليكم السلام ورحمة وبركات أخينا الكريم
    سبحان الله والعياد بالله اللهم استر عورتنا🤲🤲

  • @Hudassalah
    @Hudassalah 3 ปีที่แล้ว +3

    Alhamdulilah waligay tiktok ma isticmalin meel kalena iskuma ruxo, xataa hadaan aroostago videos ka aan duubo wanka xishoodaa inaan meel soo dhigo. Familykayaga kuma jiro qof tiktok isticmalo. Akhlaaqda walidku nagu koriyay ayaa qiimo leh.

  • @jihanajj3955
    @jihanajj3955 3 ปีที่แล้ว +43

    So sad but it's the ultimate truth💯💯💯

    • @moha9807
      @moha9807 3 ปีที่แล้ว +2

      Somali *

  • @Hamsik_59
    @Hamsik_59 3 ปีที่แล้ว +8

    when i opened your video i ended his watch until reach last second because you are talking necessary point keep going my bro ❤💯💯

  • @geniyussuf2573
    @geniyussuf2573 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumar habo Allaha ku barakeeyo aduun iyo Akharaba

  • @asmamohamed4809
    @asmamohamed4809 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Allah caqliga wanagsan haku barakeeyoo

  • @abdallaabdukarin9193
    @abdallaabdukarin9193 3 ปีที่แล้ว +2

    HAMBALYO OGAANSHO video kii uku horeeyay ee million ukaaro HAMBALYO 😍💙

  • @naaziftech
    @naaziftech 3 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah Omar qodobkan aad ayuu muhiim u yahay
    Social media saameyn weyn ayuu ku yeeshay dhalinta somaliyed waliba si toos ah
    Hadii sidaan ay wax ku sii socdan dad badan oo isdaldaley ayaa la arki doonaa muslimna kula ah

  • @saidamoh6664
    @saidamoh6664 3 ปีที่แล้ว

    Ustaadkena illaaah ha ku xifdiyo AAMIIN yarraabbiii

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 3 ปีที่แล้ว +47

    😅😅😅ani waan ogaaa hadalkaga lee sugaaye
    wlhi maalin cadeey aaa nalaa cadaabi rabaaa 😢😢😢

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid baraarugintaada ustaad omer ..

  • @samiraali357
    @samiraali357 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah Mawduuc Muhiim Ah.👍

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Allaha ku Xafido
    Allaha ku Barakeyo
    Allaha so hanuniyo qonkan duliga nolol umaleyay Qerka Allaha Nawafajiyo Dhamaanteen

  • @sumayayusuf9636
    @sumayayusuf9636 3 ปีที่แล้ว +19

    Somali awal wee rooneed hadda lkn gaaladii aaba ka darney 🙄😌😪

    • @deqomaxamed9233
      @deqomaxamed9233 3 ปีที่แล้ว +6

      Waxaan sameeno yaa sameen karo waaye sheekada gaalada ameeywa xishootaa anaga inta video qaawan iska duubno aan hadane dhohoonaa wax ween mawa sameenee waan isfiirinaaye leee waxaas maa ceewa heer kaas aan maroonaa wllhi waa yaaaab

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumarow Jazakallah khairan Somali tiktok waxay ka dhigten Buurkaroole iyo Barako Cabdow!!

  • @zackabdilahi5311
    @zackabdilahi5311 3 ปีที่แล้ว +18

    Omar inshar one of my favourite TH-camr🔥💯

  • @somalireactions9700
    @somalireactions9700 3 ปีที่แล้ว +2

    Horu soco wll cumar waxan kugu xidhnahay mudo dheer runtii barnaamijyo qiimo leh ❤️❤️

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 3 ปีที่แล้ว +9

    Sharfta bulshadu waa dumar
    Dumarow dhowrsoonada bulshada kle wy hagaagi😭😭❤❤❤❤

  • @munoali6345
    @munoali6345 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha naga qabto kuwa xumaha wada allaah ha naga so garo mahadsanid

  • @footballonly7180
    @footballonly7180 3 ปีที่แล้ว +4

    Ik ben een van jouw Best support. Ik kijk elke dag jou videos. En je hebt gelijk wat je nu zegt.

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 3 ปีที่แล้ว

      goed maar hij niet bigrero wat bodoel je nederland taal eleen amesterdam

  • @akhayaarofficial7269
    @akhayaarofficial7269 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa mowduuc aad uwanaagsan in aad ka hadasho waa ka soo daahday *OMAR* *INSHAAR* MAHADSANID *GABDHAHEENA ILAHAY HA* *SOO* *HANUUNIYO*

  • @drahyaa
    @drahyaa 3 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid Ogaansho☺️👍

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheydhaan ka wuxuu helay Wado sahlan, uu ku baadiyeen karo kuwa u jilcan naftooda, wax walba OO Ilaah swt 🥰 xaaraantinimeeyay, Subxaana Allaah, Allah swt 🥰 ha ina badbaadiyo, 😭

  • @amiindaaud5629
    @amiindaaud5629 3 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid OmAr inzhar Aad i o Aad wll Allaha ku xifdiyo❤🙏❤❤❤

  • @Hawa-kosar1
    @Hawa-kosar1 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wax jiro muhiim ayaad ka hadashay m.a ilaahay haku dhoowro wll ❤🙏👍
    Mahadsanid 🌹🥰

  • @Aqoonbille
    @Aqoonbille 3 ปีที่แล้ว +9

    maansha Allah ustaad cumar 🔥✍✍

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallaah waa Mawduuc AAD UWANAAGSAN kuwii Waanada Qaatta Allaha inagadhigo 🤲🤲 Aadbaad umahadsantahay Walaalken Umar Ajar Aanlasokobikarin Allaha kaasiiyo 🤲🤲🤲👍👍👍🇸🇴🇸🇴❤️❤️👍👍🌹

  • @ac-cy7wy
    @ac-cy7wy 3 ปีที่แล้ว +9

    Aaf kaweyn majirto tiktok wlh ubxanllh rag iyo dumar la isma dhaamo ceeb allah asturo😢😢😢

  • @hayaaantechnology9361
    @hayaaantechnology9361 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll cumar xaqiiqo ayaad ka hadashay

  • @WANAAG-TV
    @WANAAG-TV 3 ปีที่แล้ว +8

    أحسنت وبارك الله فيك

  • @thenewagereality3326
    @thenewagereality3326 3 ปีที่แล้ว +1

    Adiga iyo inta sidaadoo kale waxfahansan aadbaan ugu dhaadanaa walal .allah Hanna wada hanuuniyo dhammaanteen

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks for every information about the world ogaansho 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdijabarshimoyali7409
    @abdijabarshimoyali7409 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxbadan kaa faaida you never disappoint Allah ku dowro

  • @KaatunTube
    @KaatunTube 3 ปีที่แล้ว +22

    ogaansho one of the best somali boys

  • @Mohaden_1
    @Mohaden_1 3 ปีที่แล้ว +10

    SALALAAHU ALAYHI WAZALAM.❤

  • @shukriya3913
    @shukriya3913 3 ปีที่แล้ว +6

    Alhamdulilah aalada aan isticmaalin wa tiktokga allow haybarin 😊

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah walaal... Allaha kaa ilaaliyo

    • @shukriya3913
      @shukriya3913 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdikadirali2492 amiin wll dhamaanteyo haynaga ilaaliyo sharkeeda

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shukriya3913 Walaal Gmail ma leedahay?... Hadaad leedahay ii sheeg please.. 🥺🙏

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid cumar umad kasta waxay leedahay dad xun iyo dad fiican lkn mida kale tiktok ga waxaa ubadan gabdhaheena runtii mawduuc wacan ayaad ka hadashay oo xaqiiqo ah Allah kaa abaal Mariyo wllky cumar

  • @abdinasirmohamud5314
    @abdinasirmohamud5314 3 ปีที่แล้ว +4

    Shukran ustaad Omar

  • @kingkaafi8758
    @kingkaafi8758 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlal cumr ishar allaha Ku xifdiyo..........allow dhmntena na hanuuni....

  • @abdishakurhussein3427
    @abdishakurhussein3427 3 ปีที่แล้ว +126

    When body have more a power than the brain, you can be friend of tik tok.

    • @akramsomali
      @akramsomali 3 ปีที่แล้ว +2

      😩 english

    • @abdishakurhussein3427
      @abdishakurhussein3427 3 ปีที่แล้ว

      @@akramsomali I thing your better then my english language but you have shame and arrogant

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 ปีที่แล้ว

      @@abdishakurhussein3427 I think he is one of them

    • @faisaahmed2312
      @faisaahmed2312 3 ปีที่แล้ว +1

      @@akramsomali maybe you good reading or writing hahaha but 90% Somali can speak English

    • @akramsomali
      @akramsomali 3 ปีที่แล้ว

      @@faisaahmed2312 but accent 😌

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow nagabadabadi waa waqatigi nabigu scw ♥️ noshegay

  • @updyamani8247
    @updyamani8247 3 ปีที่แล้ว +15

    Big fan of OGAANSHO😶😶
    ON BEHAVE OF THE YOUTH OF NAIROBI WE ARE VERY DISAPPOINTED ON THE USE OF TICKTOCK ESPECIALLY OUR LADIES 🙄😒😒

    • @abdirahmanismail4883
      @abdirahmanismail4883 3 ปีที่แล้ว +1

      Meeshaasi fasahaad badan baa kusocda hablaha jooga Allah ha u sahlee, balse muqdisho ayaa yaduna cagta saartay wadaadaa reer nayroobi mareen.

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahadsantahay sida aad iskugu hawshay inaad u caqli celiso dadkan aqoondaridu dhumisey ee ilbaxnimada karaadiyey meel halis ku ah aduunkooda iyo aakhiradooda,allaha soo hanuuniyo.

  • @xasanmukhtaarciise2580
    @xasanmukhtaarciise2580 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah cumar inshaar alle hakuxafido

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 3 ปีที่แล้ว +1

    Omarrow Alle haku barakeeyo mowduuc waaqici ah ayaad ka hadashaye

  • @ashoibrahim6652
    @ashoibrahim6652 3 ปีที่แล้ว +37

    Mash allah ustaad ❤️❤️❤️

    • @zhb7891
      @zhb7891 3 ปีที่แล้ว

      nafsadada ka bilaw

    • @ismailfebrayo8163
      @ismailfebrayo8163 3 ปีที่แล้ว

      Sawdigii tumanayey dumbuluq kugu arkee

  • @bashiirabdi9551
    @bashiirabdi9551 3 ปีที่แล้ว +1

    kawaran arintaa dadbaa horumar u haysta ceebtenna allah ha ino asturo somaliyey

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @hanadaxmed372
    @hanadaxmed372 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlhi dumarka soomaaliyeed illaah hasoo celsho omar sxp imaanka hdduu ka zuulo xishoodka wuu dhamanaa dumarka iyo raga maanta jira lama kala roona ee salaada iyo istiqfaarta hala badiyo waayo haween walipo muslim ah waa sda hooyade ama walashee ama eedo ilaah ha soo celiyo qaasatan waan ka damqada gbr soomaliyeed misna caariyaad ah jirkeeda bulshada soo dhexdhegeydo waan ku fanaa diinteena