SIRTA KA DAMBEYSA MOOSHINKA LAGA KEENAY FIQI, QIYAANADA XASAN SHEEKH WADO, BEENTA SHACABKA LOO......

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

ความคิดเห็น • 28

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Halyeeygii Soobaxo Dowlada Federaalka Dooni Meyso Marka Ruuxii Dhaqdhaqaaqiisa Laga Dareemo Ruux Wadani Ah Halyeey Ah Marabto Groubka MD Hassan Guurgurte Sababaha Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibada Cali Balcad Ay Is Qabteen Wasiir Fiqi Daraaded Miyaa Mooshin looga Keena Wasiir Cali Balcad oo Ethopia ushaqeeyo yaab Anaga Aragnay Wasiir Fiqi Guuleyso❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan wasir fiqi waxu maraya wadi mahad salad bu maraya xasan gorgurde ismail omar geel islantisa marxun xamza xildhibanada horgalada ba ka dabay waraqda moshinka wasir fiqi hal wado ba u furan sirti bada inu fashilyo oo yirahado bada somaliyad waxa ibsadey xasan gorgurde ismail omar geel islantisa marxun xamza culumada culumada argixisada shbb dacish damajid

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    XASANOW ITAQULAAH UMADA AD MADXADA U TAHY Ilahy ug baq RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xasan buu ka dheryey wayo umadii baa jeclaty Marka waa la eryaya

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂 wa runta

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Wasiiru dawle balcad aya riixaya hawshas waana nin itoobiya ushaqeya cali balcad

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fiqi waxay isku dhaceen CALI balcad ninkii Ethiopian lasheqenaya

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mindha ma.amxaradu kuadkeyeyba mooshin logakenay.
    Haday runshegayan jajusinta ithobiyanka maykalenan.

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fiqi siyaasadda dibadda wuu ku saaqiday. Somaliland oon waxba ka galin ayuu dabadhigtay. Guul Somaliland. Good riddance.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC oo haduu rabo inuu madaxweyne larabo maxuu moshin looga keenaya HSN waa daneste weyn oo agagas ah

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Sheikh haddii aanu ka dambayn maba laga keeneen mooshin

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHUUSOMAREEB WAA MAGAALO MAREEXAAN HABARDIGIR WAA LA XASUUQAA WAA LAGA KICIN DHUL DAAROOD ILAA BARAXKEEY DAMEERO

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mahad kawaale wa ninka soo afjaray irir iyo durbaankodi iyo calanka argagixisada snm in muqdisho lagu haysto ee soo celiya ninka wa geesiye

  • @HindaHusen-vq9iy
    @HindaHusen-vq9iy 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    O hubkii xamar ma deeqi waayey xassan

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BALCAD ITOBIYAN INKAAR QABAHA UMADU HA ISKA QABATO XASAN MUNAAFAQ XABAALO QOTE IIMANLAWE ALLAHA NAGA HOR WAREEJIYO

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fiqi waa ninka ugu wadanisan maamulka xasan shiikh saa darteed waa la cayrinayaa waayo meeshan wadani lagama ogola

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wasiir fiqi xasan sheekh dhuun laf kashay bu kunoqoday oo arimaha gudaha wuu uga dheereyey oo kuwa debeda wuu uga dheereye mise waxkala lagu haysta o qarson

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MA HAWIYE AYAA LEH KURAASTA HAWIYE XASAN XAARAAN QUUTE WUU FASHILMAY WAA LA RIDI INSHAALAAH

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mar haddii dalkaan dadkeeda XIL ay ku waasheen haddee waa in la badiyaa oo la dhisaa dowlad goboleedyo badan iyo wasaarado badan oo xittaa aan laga tegin wasaaradda Bissadaha.......si degganaan , amni iyo xasillooni waarta loo helin walle Soomaali oo dhan waxey noqon doonaan Madaxweynayaal iyo Wasiirro .
    Allaha ha barakeeyo xilalkooda .

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwaanow way isku dhaceen xasan iyo fiqi waxana sababay kadib markuu xasan la saftay Cali balcad o kolkii hore ey isku dhaceen fiqi shirkii dalka qadar iyo New York iyo fiqi o laysku dayay in magac u yeel laga dhigo asna wuu diiday dagaal mudo dheer socday bu ahaa

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasarada arimah dibadda. Xasan shiekh gabadhiisa & cali balcad ayaah waxii ka xumaday wasaradas , iyagah xumeyay. No Faqi

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan moryan hadan layskah qaban h/g waxbah lo rebi mayoh

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan garguurtoow

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE ITOOBIYA HOOS KA WATAA BADAII SOOMAALIYEED KENYA HORAY WAXAA U SAXIIXAY SHIIKH SHARIIF HADANA XASAN BAKHTI U SUJUUDE ITOOBIYA AYUU RABAA INUU U SAXIIXO BADA SOOMAAALIYEED WAA MW 2AAD EE HAWIYE OO BADA SOO.AALIYEED CADAW U SAXIIXAY HALKAAS WAXAA KA CAD IN HAWIYE SOOMAALI SAX AHAYN OO MW DAMBE HAWIYE MA NOQON DOONO INSHAALAAH HAWIYE WAA MINORITY WAXAY U BADAN YIHIIN XAARAAN QUUTE

  • @XaawoKiin-v1k
    @XaawoKiin-v1k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwan halks kawad wadanimad

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Balwaanow waxaad ogaataa xukuumada xasan sh/maxmud iyo dawlada itobiya waa isku fikin ee loco