Garaadada SSC Miyaa Is-khilaafay? Yeey ku socotaa Fariinta uu soo diray Garaad Jaamac garaad.......

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

ความคิดเห็น • 42

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Balwaan si qaldan ha uturjumin hadalka Garaadka sidaad udhigeyso ma ahan arintu cida lalahadlayo waa horgalada meelaha kale wax kaqudareynayo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan garad jaamac garad ismail hadalka kugu malnay runta ayu ka hadley ssc khaatumo dowlada shacabkada ciidankada wey jireysaha qofki qalad ku yimada madax ba laga togan waxas waxa so ababuley wa xasan gorgurde ismail omar geel islantisa marxun xamza muuse juudan horgalada wu shaqayan villa somaliya villa jabuti villa hargeisa

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    SSC GABIN MEEYSO GADAL UMA LABAN MEEYSO GUUL INSHAAALH

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dani&Muuse Lacag soogeliyey Raba furfurkood Balwaanow kadigtoonow ❤

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Balwaanow waxaad tihiin Mideeye Somalia SSS Horumarkiina Cajiib isku Filnaantiina

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Garaad mideeye WA sax wlhi madaxa laga tooganaya kuwa bila damiirka horgalada Ah dhiig Aya U datay rag BA god U galay guuull SSC khatumo❤

  • @AbdiazizadenfaraxAbdiazizadenf
    @AbdiazizadenfaraxAbdiazizadenf 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nin walba oo lagu arko wax kasoo horjeeda niidamka Dowlada khaatumo state waxaa lamarinyaa seefta nin walboow naftaada u nax wale waa midh cas 🔥🔥🔥

  • @MaxamedKhaliif-u6l
    @MaxamedKhaliif-u6l 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaasaxan.hartihatashado
    Nina.hartikacarayoow.mamuusaad.rabtaa.hati.sopw.kiikutaa
    Geeraymaahayn

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUL SSC INSHAAAAALAAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ssc khaatumo wa maamul guuleystay ee horgalada iakaqabta

  • @Cbx27
    @Cbx27 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Harti haddii aad maqashid waxaa dan wata Majeerteen Dir haddii aad maqashid waxaa dan wata Isaaq Hawiye haddii aad maqashid waxaa dan wata habar gidir

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Graadka Allaha xafidow,Kuwa larabo in Mamulka 17 sano Iyagoo xoog lagu qabsan balse tala meel foog looga so shaqeyay oo ku hos qarsoon Damaca dhul baris ee Tigredi xiligas dalka Xabashida mamulay farta loogu fiiqay in Deganada Darawishta halis kutahay jiratanka Gumeysta xabashida,Iyagoo tii jirto ayaa faquuq isir siifeyn beegsiga haldoorka bulshada oo oogu sii daran middii Diigyacabka Khawarijta 90 jirka Gacmaha kula soo jiray ee xasuuqa tahriibkii Dakii Somaliyeyd ee dagaladii sokeye u qaxay deganas,KGalbeyd kasoo jeeday Hantidoodi caruurtoodi lakala lumiyay.

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC ❤Balwaanow Graadkaaga ❤ waa Qatar

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaad mideeye WA sax wlhi madaxa laga tooganaya kuwa bila damiirka horgalada Ah dhiig Aya U datay rag BA god U galay guuull SSC khatumo❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garadku wuxuu farin u dirayah horgaladah Garoweh e u isticmalayo Dani moryan waa in lah so Afjerah 2025 sidih kuwih hargaysah lo so Afjaray 2023 waxan oganay mamulkah dani waxaa lah ogaday in u wadoh farah galin tosah waxan u shegayah mamulkah ssc waa inay xagagah saran in lagah horyimado dani moryan iyo hargaladah u watoh dani waa doqon wuxuu wax ku fahmah waa xabad

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    garaadada maaha ee wa dadkale dee garaadka laraba inu cadeeyo anagu garaadada ssc khayr iyo inay ssc ushaqeynayan ma ku ognahay

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garad jamac waa mideyhii keeny guushii ssc alle ha xafido waa garad ka ah dabarka isku haya ssc jamahiirta iyo garadadu waa iney heegan u ahadan cadawga gudaha iyo kan debada midnimoda ssc yn la halmaamin dhulbahante caada qaate baa inagu badan waa dadku matkii hore bay xaran kdhergen loona taag helimayo bal xasuusta hadalkii PR galayr ssc khatumo waxa duminaya iSimada

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War yaan la degdegin

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haladilo qofkii war geliya SSC khaatumo.❤❤❤❤❤

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asalamacalekum gard maxa qaldan.Mawaxa bilamay bilihi is qillaf dhulbahante.Hanoqon ratigi reeryadi sacunnay

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulbahantuhu sanadkaan kiniinigii waalida ma cunin baan u malaynayaa. 800 ee aad sheegayso Harti oo dhan bay ka koobnaayeen, Xasan dhiiqo markuu Qatar Holhol u saxiixay in EMARAT uu meesha soo gelayo wayska garanayseen Waar siyaasadda barta hayska ordinee. How tuubaraacin Garaad cali garaad jaamac . Waxba ma ogid arinta ceelha Hohol waaye.

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XAAJADAAN LARUUGIN WAA LAGU RAFAADAA

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali weligeed ma hagageyso

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garaadka wuxuu daremay rag gaar ah oo ssc katirsan inee ukala ololenayaan in lagu biiro puntland iyo snm waliba waa rag siyaasiyiin ah madaxweyne kuxigeenka ssc wuxuu aad ugu ololenayaa in puntland lagu biiro madaxweyne kuxigeenka ssc iyo firdhiye na aad bee isu qilaafsan yihiin qeeb kale na oo wasiirada khaatumo ah na iyo qeybo kale oo garaadada ah waxee u ololenayaan snm ayagoo isleh somaliland is bedal baa soo socdo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    garaad jaamac garaad cali hadal saxu sheegay oo ah mudug in ssc qayb laraaco harti ba ladhex dhigi dee wa runtis wayo xuduuda ssc wa gaal kacayo qarkeeda laakin wana sababta puntland udiidantahay in ssc maamul noqoto ileen xuudada ssc oo saxda lasoceline

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    horta xuduuda ssc dad reer puntlana degaameystay oo kuso durkay oo magalooyin ma sameysmay wa sax in harti kawada hadlo horta wayo qariirada ssc wa in lasameyo wana waxa deni kacararo

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HARTI LA AANTII KHAATUMO MAJIRTEEN INTEEMAJEERTEEN IYO WARSANGELI KU DHINTEY TALLADA YAA UDIIDAYA HADA MUUSE WEERAR WUU SOO WADAA KU FILNAADA HARTI LA"AAN BAL AAN ARAGNEE WAXBAAD ISMOODEEN WELI SOCOD BARAD BAA TIHIIN HAYS CAJABININA

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey balwan waasax dhiig badan ayaa ku daatay uu geysaday musa judaan

  • @a.j2428
    @a.j2428 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HADAAD RABTID INAAD OGAATID CIDA UU GARAADKU KAHADLAYO FIIRSO CABAAS MADANI ISAGAA WAR BUUXA KUSIINAYEE
    MANA AHA WAX GARAADADA DHEXDOODA AH. WAA DANI OO RABA INUU 10 KA XILDHIBAANE DHULBAHANTE EE FEDERAALKA UU ISAGU SOO MAGCAABO OO UU GACANTA KU HAYO.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qof yidhi ssc ba harti dhexdhigaya ee hadi ladabo joogo hadalki garaad jaamaca garaad cali oo ah mudug ssc ba lagu daraya dee taas wa sax oo wa xuduuda ssc wayo dhulka ssc walagu so durkay

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa siday tahay

  • @HawaisMohamed
    @HawaisMohamed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thank you

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    garaadku isagaba idoor umusuusuqayan umaleynaya muxu shikiga ugu dhex duuray dadka

    • @11naa44
      @11naa44 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Beenta jooji iyo comentyada badan qoetid shaqo laantii ba ka fara badatey

  • @asxaabi
    @asxaabi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beentii soo gaabatay, dhulbahante waa Somaliland taariikh ayaa meesha taal

    • @11naa44
      @11naa44 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhhh riyo

  • @ahmedmahamed-pv4sy
    @ahmedmahamed-pv4sy 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigoo ah nin barkad ah oo jooga dalka dibadiisa oo aan Nina Dan kalahayn arintaasi way iska cadahay waadna ogaan doontaane ninkaasi waa Ina garaad Cali waxaana ku sababaynayaa Ina garaad Cali wuxuu yidhi waxaa layna siiyay dekada garacad dekadaasi waxay ku taalaa maamulka puntland inaguna waxaan nahay khaatumo hadaba dekada rag baa dhistaye namuu odhan wax kala Soo Dega ayaa layidhi wuxuu yidhi waa layna siiyay hadaba puntland maxay dekada ku bedelatay waa in khaatumo puntland ay ka mid noqoto waadna ogaan doontaan hadaba halkaan waxaan Ina garaad jaamac ugu gudbinayaa garaad caqli xumo kuguma ogeyne inaad badheedhay baa macquula waxaanse kuu sheegayaa dhulbahante inuu gacanta puntland ka baxo oo gacanta s/land ku dhaco hadana gacanta s/land kabaxo gacanta puntland ku dhaco wuu ka waynaaday ha isku deyin masiirka dhulbahante inaad iibsato dhulbahante iib maaha hadii ay dhacdo inaad samayso arintaa xaqiiqdii xilkaaga ayaad ku waayaysaa waxaan sidaa uleeyahay ha uhorseedin mar kale in dhulbahante kala tago hadii aad puntland ku qasabto qaar baa s/land ku noqonaya qaarna puntland waxaana dhici doonta in qolo walba ay keento lascanod maamulkas halkaasna dagaal dhulbahante dhexdiisa uu kadhaco maanta ma jiro Hal reer oo maamul kale aadi Kara ama keeni Kara isku duubnida dhulbahante sida lagu helay waad ogayd gacantaada yuu eersan dhulbahante majertena waxaan leeyahay ilmaadeerayaal hadii dhulbahante aad wanaagiisa jeceshihiin midnimadaa udaaya ay khaatumo ku midaysan yihiin hadii aad puntland ku qasabtaan oo ay reero dhahaan puntland baan nahay qaar kale ayaa s/land ugelaya oo weliba keenaya ilaa yoocada maxaynu faaiidnay markaa inta khaatumo lawada yahay Hal reer oo awooda inuu s/land aado ma jiro hadii khaatumo meesha ka baxdo reer reerkale celin karaa ma jiro noo daaya isku duubnidayadu waa khaatumee

    • @11naa44
      @11naa44 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qorlkan dheer waqti badan bd iska gelisey lkn hal mid md fahmin siyasad iyo ganacsi wa kala jaad garacad shacabka mudug aya dhisty mamulka ama deni ma dhisan cidey raban na wey la shaqeyn karan

  • @ahlanahmed8860
    @ahlanahmed8860 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garaadkan asagaa horgal weeyn ahaa oo isaaq iyo Muuse biixi u niikin jiray Video yadiisa TH-cam ka beey kujiraan soo daa waday naceey iyo cuqdad mj buu qabaa

    • @11naa44
      @11naa44 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adey cuqdad ku heysa wxs wu iska dhaqey sababta mideeye logu bixiyey so raadi wd dambeysa

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@11naa44 af somaaliga sida looqoro soo baro