Oday 80 Jir ah oo Jacay ku dhacay, Gabadhii oo Lagaqaaday Suugaan Cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 369

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 3 ปีที่แล้ว +25

    Yaa salaam
    Salimnaa minal balaa🙏🏻
    Adeer waanku raaxaysanay codkaaga
    Sheekadaada waayo aragnimo
    Waxaan codsanayaa in mar mar badan aad hortadaya keentaan faaiido iyo madadaal xalaala baanu ka helayna wlhi nooso celiya

    • @salebandalmar480
      @salebandalmar480 3 ปีที่แล้ว

      Ma allh runti waa dadkii lo baahn ma allh

    • @salebandalmar480
      @salebandalmar480 3 ปีที่แล้ว

      Yaa salaam dadkeena somali ilaahy ha siiyo dawlada u ruuryo guul dhaman u mada somali

    • @salebandalmar480
      @salebandalmar480 3 ปีที่แล้ว

      Odaygaasu wuxu mudanay inaa laga faa.iidaysto

    • @abdulqadirhersi658
      @abdulqadirhersi658 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaa gabar laraadi

    • @shukriraaxo6489
      @shukriraaxo6489 4 หลายเดือนก่อน

      119

  • @abdilahijaka2806
    @abdilahijaka2806 3 ปีที่แล้ว +35

    Haduuu cod macnyhy waagiii uu dhalinta ahaaaa kwrn codkiiisa bal suuuureeeee awooowe keeeep going 😀✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

    • @MBOsman
      @MBOsman 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad MaashaaAllah

    • @mahadindhageele3223
      @mahadindhageele3223 3 ปีที่แล้ว +1

      Kada keep going adoyga

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@mahadindhageele3223 hhhhh

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 3 ปีที่แล้ว +38

    Igarroow sxb ninkan wareysi dheer oo geela waayahiisa ku saabsan iyo dhaqankiisa la yeelo. Ninkani waa hanti somaliyeed

  • @elmiabdiadan3553
    @elmiabdiadan3553 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa barnaamijkii iigu horeeyay qof yuutabar soo galiyo anoo xiiso u haayo dhameeysto

  • @abduqani4951
    @abduqani4951 3 ปีที่แล้ว +10

    Wa nin garxajis ah ragii hibad fan u lahaa joojiya Awrta wa muuse. Ayaay dheheen ciidagale

  • @Syfyany
    @Syfyany 3 ปีที่แล้ว +12

    From the beginning of the interview, I saluted that he is a person with experience and I have never seen before, and such an age enjoys this sweet voice from a man who has many thoughts whose memory is a lot. You must work with him more than an interview
    Thanks

  • @mohammedabdirashiid4768
    @mohammedabdirashiid4768 3 ปีที่แล้ว +12

    Markle warayso odaygu wa funny😂👏🏼👏🏼👍🏼👍🏼😍

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 3 ปีที่แล้ว +11

    Mnsha Allah waayo arag codmacaan Alle cimriga ha udaayo aamiin 👍👍💯💯💯💯

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaah odaygaa waa codmacanyhay waxadmodaba fanankii qalilee

  • @ayaanabyan1826
    @ayaanabyan1826 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allh codkiisa waa garataa inuu ceelkii hargesa ka cabay hooyadii fanka 🥰

  • @maxamuud9559
    @maxamuud9559 3 ปีที่แล้ว +9

    Waar yaa reer moholin ah is muujiya ♥️♥️❤️💟💟💟💟💜💞💘💚💙

  • @magool8581
    @magool8581 3 ปีที่แล้ว +8

    Waakan dadkii nasabka ahaa ee wax waqtiga uqalma soo galin jiry yaasalaam
    🥰🥰🙏🙏
    Waaaw masha Allah inanka maxaa codkuduugan islaantiisu nasiib badnaa codkaasuu kusoo xero gashy ❤❤❤❤

  • @khowtharyasindirie8211
    @khowtharyasindirie8211 3 ปีที่แล้ว +9

    Allaha Cabdi Diriye Cigaal isku dhul baa geel ku dhaqan jirnay

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 3 ปีที่แล้ว +6

    Odaygan waxan iskubaranay 2019 Nairobi m.a oday xariifa waaye

  • @abdirahmanahmed6123
    @abdirahmanahmed6123 3 ปีที่แล้ว +14

    Yaa salaam Asagaaba #Qalinle ah walahi asagii baan mooday
    Salaan sare #Lac TV

  • @Rays70713
    @Rays70713 3 ปีที่แล้ว +32

    TikTok intaa ka so raacde ismuujiya

  • @abdirizakhersi6897
    @abdirizakhersi6897 3 ปีที่แล้ว +8

    Waaw ninkan odayga ah caadi maaha
    He is legend 🥇

  • @ahmedhaabudh5953
    @ahmedhaabudh5953 3 ปีที่แล้ว +6

    War sxb markale soo fadhisi Odayga walahi murti iyo madalo xikmadaysan buu hayaye Aynu ka faidaysanee

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 ปีที่แล้ว +9

    Maanshaallah!
    Wallaahay odaygu cod buu meel dhigtay!!!!
    Xubbi iyo kalgacal,
    Hees murti leh,
    Dadkii dhaqanka lahaa!
    Waa dhammaadeen.

  • @farihaabdi5659
    @farihaabdi5659 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdi deria EgaaL Abdi yoome adeer cimri dherer iyo cafimad Taama Allh haku siiyo 🥰❤

  • @ibra_ace
    @ibra_ace 3 ปีที่แล้ว +27

    aar walaalo markale soo celi oo nooga sheekee dheh jacaylkii ugu dhibka badnaa ama waxyaalo uu jacayl dartiis u sameeyey

    • @fadumoxasan9863
      @fadumoxasan9863 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan

    • @abdideria4432
      @abdideria4432 3 ปีที่แล้ว

      TH-cam ayuu furanayaaaa odaygani wan idinla soo socod siin doona

    • @axmedaxmed8
      @axmedaxmed8 3 ปีที่แล้ว

      Ggggggggg

  • @abdirahmanosman6762
    @abdirahmanosman6762 3 ปีที่แล้ว +19

    Duqa updated waaye ba kulahaaa Nairobi da’ laisma weeydiyo😁😁😁😁

    • @deckdalfure3663
      @deckdalfure3663 3 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkk
      Isku dooq beeynu nahay aniga iyo duqa
      Axmed cali cigaal iyo
      Muuse ismaaciil qalinlle aad bn utgera

    • @abdinasirbarre4486
      @abdinasirbarre4486 ปีที่แล้ว

      War waa ku haystaa awoowe haan

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa hadhaagii soomaalidii qarniyadii tagay ee gobta ahyd Alle ha barakeeyo cimriga iyo cibaadadaba .

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa! Asal somali
      Qolyahan danbe soomaali maaha,!
      Waa soomaali futadeed

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 3 ปีที่แล้ว

      Waa Xalaaal cun waliba.

  • @abdikadirhillow1820
    @abdikadirhillow1820 3 ปีที่แล้ว +5

    War ninka cod ayuu leeyahay ilaah ku caabud dheh, masjidka mu'adin la noqo dheh

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +3

    War igarrow odayga waa sheeko yahan,dhaqan yahan iyo xikmad socotee saa haku siidayn oo barnaamij dheer ka qabo oo dhan walbaa leh dhaqanka ha ubadnaade.

  • @naciimokalsan2782
    @naciimokalsan2782 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah awoowe ciimriga Alle hku barakeeyo

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 3 ปีที่แล้ว +13

    Subxaan waa awoowe heesaha iyo gawaxishka xafiday awoowe xaga illahay ukac aduunku waa dabauaaqe

    • @tiktoksomaliangems7979
      @tiktoksomaliangems7979 3 ปีที่แล้ว

      Waxa Waa Afsoomali Music Ma Saarno Maxaa Ka Qaldan Waa Sheeko Kalee

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 3 ปีที่แล้ว +2

      Heesu ma waa danbi baad maqashay?

    • @adanhassan4141
      @adanhassan4141 3 ปีที่แล้ว +2

      Dadka lama xukmiyo inuu Ilaahay kaaga dhowyahay waa macquul.

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 3 ปีที่แล้ว

      @@adanhassan4141 right

    • @jamilayusufu2119
      @jamilayusufu2119 3 ปีที่แล้ว

      ma sha Allah tabaralah

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah tabarakAllah jazaqAllah qhair my dear br for the sharing🤲🤲💯💯❤❤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +6

    Waawareeey Odayga Wlhi marbaan Qalinle AHUN Moodayba
    Odayga marlabaad inooso Qabo Oo Qalinle Waxyaalo badan ka Waydii Sida Inuu Hayo wakhtiga uu dhintay Inuu Caruur dhalay Bal wuxu ka ogyahay Waydii

    • @baylood.germany
      @baylood.germany 3 ปีที่แล้ว

      Meel walba adi waa igaga so horaysa cawo 😂

    • @qaraamiqaaci1984
      @qaraamiqaaci1984 3 ปีที่แล้ว

      Cawooy gacalo adigoo aan iga xumaan aan mid ku su'aalee, inantaas kuu saaran baan caashaqee meel ma ku sheegtaa?!
      Kolkii aan in door ah moogaado yaan comment aad dhiibatay arkaa, markaasaa la i daaraa.
      Waa halkii raage ugaase':
      Sow waxaan illaawaba nin xumi ima ogaysiiyo.

    • @sheekaraliabdiwiljucfe506
      @sheekaraliabdiwiljucfe506 3 ปีที่แล้ว

      Waaba. Qalinle caadi maahan ninkaan. Codkiisii waa keenay

  • @manaomar212
    @manaomar212 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad cinwaanka ooga dhigtay oday 80 jir ah ? hadii uuba ku yiri da'da laysma weeydiiyo sow qalad kuuguma aha inaad iska qiyaasato

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa ragii ragaa ahaa ee fanka lahaa fanka dee awlaba waxa lahaa Great garxajis

  • @nimcaanwali3131
    @nimcaanwali3131 3 ปีที่แล้ว +6

    Wan jeclahay qofka aan dhulka somali galbeed ku magacaabin somalida ethiopia

    • @MBOsman
      @MBOsman 3 ปีที่แล้ว +3

      Aad iyo aad, Igarre waa nin soomaalinimadu ku weyn tahay ee feejigan. Dhulka Soomaaliya weeye, soomaaligalbeed ayaa la yidhaahdaa, laakiin wuu inaga maqan yahay, waynu soo ceshan inshaaAllah

    • @nimcaanwali3131
      @nimcaanwali3131 3 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq weeyaan insha allah wn so ceshan doona

  • @bashir871
    @bashir871 3 ปีที่แล้ว +19

    Odaygu sxp cod macaanaa

    • @begsey
      @begsey 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah dheh wll

    • @MBOsman
      @MBOsman 3 ปีที่แล้ว +1

      Waar MashaAllah dheh dee

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi dadkaasay xikmadi ka buuxda mnsha alh nin wayn oo waayo arag ah

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 3 ปีที่แล้ว +1

    Mshallahh ilhay cimir dheer iyo caafimaaf ha ku siiyo abwaan ku darasaday cod

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 ปีที่แล้ว +17

    Adeeroow codkaaga macaan quraanka uga faaiidayso

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um 7 หลายเดือนก่อน

      Cod ka Bilaa music dambi maleh

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 7 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedDiiriye-gm6um huuno waa laqwi

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um 7 หลายเดือนก่อน

      @@zamzamabdi295
      Waa maxay Laqwi

  • @husseinabdullahi8009
    @husseinabdullahi8009 3 ปีที่แล้ว +5

    Wah wah waxas aya cod mcn ah raag waa ragi hore...wayo wayo

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah, Caafimaadka Ilaahay ha kuu daayo

  • @libaaxbanaandagay7687
    @libaaxbanaandagay7687 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesta qaline qaado e qalam jalam waxa
    Curiyey Aun Abwaan
    Xasan Qowdhan

  • @drs_siham_aragsn2258
    @drs_siham_aragsn2258 2 ปีที่แล้ว +3

    Abahaasi Manool yhy Allow iskadaaah
    🥰😪🤲

  • @Walid-Qaran
    @Walid-Qaran 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa Halyeey ninkaasi. Mansha allah.

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a odeygu waaayo arag weye

  • @dhaqangoob843
    @dhaqangoob843 3 ปีที่แล้ว +9

    Mahdsnid Asxbtayda LAAC TV

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว +2

    War ninkanoo yar khatar sanaaye maasha allaah rag waaragii hore illaaha kartidaada hakuu barakeeyo

  • @adensonog2452
    @adensonog2452 3 ปีที่แล้ว +1

    Bless. Wallahi wuu na maydhay Wax garadku❤️🔥

  • @iswanaajetube3506
    @iswanaajetube3506 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam midh midhka dhifka ah ee ka sii hadhay kaydadji fanka umada somaliyeed ❤❤❤❤❤❤

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 ปีที่แล้ว +3

    Sooceli odayga so wonderful

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah IGarre ninkani Waa fanaan cajiiba oo cod macaan ee marar kale noosoo casuun oo waraysiyo kale nooga soo qaad mhdsnd IGarre

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa nin wayo arga
    Lkn wxn dhihi laha adeer haku hamiyin in ad hoobal noqotid mxa yeelay wa mid aakhiradada samyn ku yeelanaya.

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh walahi Odaygani Waa Cajaaib Cod Iyo Aftahaniba wuu isku Darsaday
    Kulahaa Daynbaa ku Xidhan.

  • @jiijof741
    @jiijof741 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlaahay waan qoslay daynabaa ku xidhan odaygu waa qosliye

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesaha qalinle nooga soo duub wll

  • @yasminmahdi7863
    @yasminmahdi7863 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow mansha Allah awowe shidan

  • @awshan571
    @awshan571 3 ปีที่แล้ว +6

    Wallahay waa raggii ragg ahaa 💯❤️👏🏽waa ninkan aad iyo aad baan uga hellay 💯🙏

  • @faadumomaxmed1436
    @faadumomaxmed1436 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragii rag ahaa ayuuw kasoo haray wllhi rag waa kii hore ani waagaas inaa joogo fiicneed dadkii dad ahaa kamid noqon lahaa ciil badnaa kk😄

  • @hanadayim2793
    @hanadayim2793 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin yoow waalahi wariyaha aaad igu qosyal waayo aaad buu uqoslayaa ninka waraysanayaa waa abdisalam Ibrahim jooga France pariis

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว

    Muuse ismaacil QALINLE alle hakuu naxaristo wallee odaygu isagoo age ayuu codkii QALINLE nasoo xasuusiyay

  • @sayidmdubeys5243
    @sayidmdubeys5243 3 ปีที่แล้ว +5

    WAAA RAGEEDII WIIL HOOG AH

  • @hamzikali5248
    @hamzikali5248 3 ปีที่แล้ว

    Heesta Qalam Jalam Ee Muise Ismail Qalinle Qaadi jiray waxa Midhaheeda Lahaa AUN Xasan Qawdhan Yuusuf

  • @waliyofurniture8493
    @waliyofurniture8493 3 ปีที่แล้ว +7

    Keep going awoowe

  • @boqorsalaam7540
    @boqorsalaam7540 3 ปีที่แล้ว +1

    WaaaH waaaH wallee boqor baa la helay💥

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiiib waxasa cod laga daha lakin waxan dihi laha quranka ku aqri cimrigan hes ha xifdinin

    • @nuurziraad6982
      @nuurziraad6982 3 ปีที่แล้ว

      Wll adna dhagaysiga wanaagsan ee aad odayga ku dhaysanayso quraanka ku dhagayso

    • @ducathawamuhim8502
      @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nuurziraad6982 shukran wllo wan dagesta quranka wana aqriya ilahay ha igu wado

  • @jarayeofficail9369
    @jarayeofficail9369 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa fanan an biyo ismarin

  • @cawoofficial3653
    @cawoofficial3653 3 ปีที่แล้ว

    Aad idiin salaamayaa labadiinaba rag ragii hore hadala waa intuu yidhi abti soo badi filimada balaadhina dagaanada soomaalida haku koobnaan meel keli ah waa talo mahadsanid abti

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 3 ปีที่แล้ว +3

    What's app status baan kasoo RaacaY
    OdaYgu Qiso horuu isoo xasuusiYaY☺

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 3 ปีที่แล้ว +1

    odaygu dadiisii uu diiday inuu ku sheego adiguna ciwaanka baad ku soo qortay i sagoo raali ka ahayn markaas anshaxaa suxufiyiinta baad meel kaga dhacday waa inuu ku sodac weyo oo lagu xidho

  • @abdiaziizali1450
    @abdiaziizali1450 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi odaygan codkiisa waan la dhacay

  • @sayidgaraad9753
    @sayidgaraad9753 ปีที่แล้ว

    Labada heesood Cigaal iyo qalinle
    Qalam jalam jacaylkuye
    Iyo
    Sida haro gingimanoo biyo galac ka leeyiin
    Labadaba Abwaan Xasan Qawdhan ayaa sameeyay

  • @MBOsman
    @MBOsman 3 ปีที่แล้ว +4

    9:08 😂🇸🇴

  • @nuurcadenuurcade6756
    @nuurcadenuurcade6756 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxaristo dhaman miraha Waxa laha Hasan Qowdhan

  • @farhiyo4
    @farhiyo4 3 ปีที่แล้ว +1

    War odeygan noosoo celi markale wlhi caadi mahan waan jeclahay dadkii hore

  • @MBOsman
    @MBOsman 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi Diiriye Cigaal, nin culus noolow adeer from Buuhoodle

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 3 ปีที่แล้ว

      Reer hawd waa isu xiisaa. Dhulbahante iyo Habaryoonis waa walaalo 💚

    • @xamseibrahim6603
      @xamseibrahim6603 2 ปีที่แล้ว

      @@burcokibir894 qalinlw iyo xasan qawdhan ko hesta samyay waxy ahayen ciidagale

  • @africanworld8374
    @africanworld8374 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow waa dadkii asalka ahaa Allaha ku dhowro awoow.

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah
    Waraysi kale ka qaad oo dhaqan ka ah

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtiis fankii waa baabuur dacawo cuneyso

  • @MohamedAhmed-vx8ku
    @MohamedAhmed-vx8ku 3 ปีที่แล้ว +2

    what a legend. allow cimrigiisa dheeree

  • @AhmedDiiriye-gm6um
    @AhmedDiiriye-gm6um 7 หลายเดือนก่อน

    Meeshu hada joogan geele jooga ma kenya ?

  • @caynabyarre9800
    @caynabyarre9800 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha allh odayga codba ku dhamady

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 3 ปีที่แล้ว +2

    Odaygu waa ragii raga ahaaye barnaamijyada noogasoo badi igarre

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 3 ปีที่แล้ว +1

    waa adeer waaya arag ah

  • @kasimdabow5840
    @kasimdabow5840 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidi rubuc tukan yaalo daba dhuubyadi meedi😂😂😂😂😂 wlhi waa runti rag waaa ragii hore hadalna waa intu yidhi ragi waa kii miizaaman

  • @abdihakimgaras625
    @abdihakimgaras625 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkan waan ladhacay noosoo badi oo odayga mar labaad soo celi

  • @mohamedciro4400
    @mohamedciro4400 3 ปีที่แล้ว

    Awoowe cimriga alle hakuu dheereeyo wada murti baad thy wlee

  • @qodobstudio
    @qodobstudio 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh waalakeny qallinle

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 6 หลายเดือนก่อน

    Odagaan caadi maaha mashaa

  • @mrramaalenevergiveupchanne9915
    @mrramaalenevergiveupchanne9915 3 ปีที่แล้ว

    Asc waar abaawe wa odey dhaqan mar kale noo soo fadhiiso odeyga waa tariikh yahan iyo sugaaan yahan waa odey dhaqan fadlan mar kale nooga soo qaad wareysi ninkan oo kale waa laga waxba laga dhaxlaye please

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 2 ปีที่แล้ว

    Allah Waa Nin Garxajisoo Habar Yonis oo Gumbuur kasii ah

  • @fadumorobleh3884
    @fadumorobleh3884 ปีที่แล้ว

    Masha Alaha dad waa dadkii hore Qandumay ayaan nahay qiiro badanaa

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 3 ปีที่แล้ว +4

    80 jir hadalkiisa 30 jir lamid ah masha,allah

  • @user-ce6io3je4n
    @user-ce6io3je4n 3 ปีที่แล้ว +1

    ya salaaam ya salaam war waa rageedii

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 3 ปีที่แล้ว

    Haasaha waxa wada sameyey xasan qowdhan ale ha unaxaristee

  • @mofarah8275
    @mofarah8275 3 ปีที่แล้ว

    Aney igu macaaned inaan meel ka muuqdee allahayow adaa mudan muraad keyga ma run aan aroos galee ilma adeerayaalow yaa qaada igu soo caawiya walaalayal

    • @maryamaadam8271
      @maryamaadam8271 3 ปีที่แล้ว +1

      Isaga le cidna may qaadin yarantiibu hablaha uqadijiray marki geeljiranimadi

    • @mofarah8275
      @mofarah8275 3 ปีที่แล้ว

      @@maryamaadam8271 maya abayo waa hees horey loo qaaday

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah walaahay odaygani waa Qarawi codkiisu aad u macaaan

  • @ninwaxbadanog468
    @ninwaxbadanog468 3 ปีที่แล้ว +4

    Odayga tiktok kasoo arkay wa cod wangsan yahay

  • @argasaninaducale5580
    @argasaninaducale5580 3 ปีที่แล้ว

    Mrkii hore qalinle ayaanba moday wllhi m.a awoowe geep goin 🥰

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa odaya yaro oo funny ah

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 ปีที่แล้ว +1

    Da dayda qari ayuu kuyidhi maxad cinwaan ugaga dhigtay

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 3 ปีที่แล้ว

    Nin wayn oo reer Hawd

  • @MBOsman
    @MBOsman 3 ปีที่แล้ว +1

    12:52

  • @FtnAbdi
    @FtnAbdi 3 ปีที่แล้ว +1

    Igare markale nosocele 👍