ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
❤❤❤❤❤
WAa labadii ugu horeeyay ee iskuMAr nafta ilaahay ka qaadoIyagoo bilaa sabab ahAllow adaa waxna dila waxna noleeya
Gaadhi bakhtiisan oo meel yaal bay ku leeyihiin egsaaskoo daloolay waxyeelay. Waa wax aan suutogal ahayn. Haddii gacan bini-aadam ay ku dhinteen dambiga way la leeyihiin cida qarisay. Maxkamadii ilaahey baa dambeysa!!.
Been waaye natiijada 😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxab kama jiraan 5 jirka ayaan aqabalaynin
Yusra dishay
Been cad weeyaan oo aan biyo lagu daran hala tashado . Gal dad liqa ul baa lagu dayaa.🎉🎉🎉🎉🎉
Beeni raad maleh ninka jaahilka kulaha ogsajiin ayaa dishay xamse iyo huda taasi hadii nahay sacad muuse waxa inagama dhegaysano madaxtooyada ayaa dishay casho sun ugu daraya dambe baabuur saartay halkaas haysan labada marxuun 😢
Been weeye natiijadaasi
WAA LAGU qancay waliba inanta magteeda Anagaa bixinayna ilaahay Ha unaxariisto Cid marxuumiintaa soo hadal qaadana RAli kama nihin Uduceeya inuu ilaahay unaxariisto 😮😢
❤❤❤❤❤
WAa labadii ugu horeeyay ee isku
MAr nafta ilaahay ka qaado
Iyagoo bilaa sabab ah
Allow adaa waxna dila waxna noleeya