Warbixin Gabadhii iyo Wilkii Sumoobay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 18 วันที่ผ่านมา +3

    Alle ayaa xaal og haloo duceeyo Alle ha unaxariisto

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 18 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahy baa xaal og alle ha u naxariisto

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 18 วันที่ผ่านมา +3

    Illaahay swt ha u naxariisto hadii cidi dishay Illaahay swt ma qarin doono waayo dhiiga binu aadam ku ma qarsoomo

  • @hora_lo-soconaya
    @hora_lo-soconaya 18 วันที่ผ่านมา +2

    dadki cilmiga wax ka og way garanayaan
    anu malinti kobaad ba waan sheegay inay sababtu ta tahay

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah hawnaxaristo yaarabbi amiin🤲

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 18 วันที่ผ่านมา +1

    Dadbadanbay Laysaa Carbon kaasi!

  • @suleimankodah5844
    @suleimankodah5844 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sowtii.aylahayeen madaxweynahaa laayey

  • @Hodan-p3t
    @Hodan-p3t 18 วันที่ผ่านมา +1

    WAA SHEEKO kale,

  • @medomar-w5s
    @medomar-w5s 18 วันที่ผ่านมา

    Inalilah waa ilayhiy 😭

  • @ShaceybCali
    @ShaceybCali 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alle haw naxariisto

  • @nawaladam114
    @nawaladam114 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alla waxaan is idhi ibliis baa dhalay somali fakarkooda dhan khayr kama helaysid Alla of sidey u dhinteen lkn madam uu dhakhtarku sheegay sababta ee shar ha aloogina waxana baadha

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 18 วันที่ผ่านมา

    Hadarunkasheega Dhimashan Darxumadaleh .Wixii Alle Idinku ogaasheega 👌🏾

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sheeko la soo sameeyey dhowr cisho ka dib looma baahna waa aargoosi loo aarayo liibaan cadala walaashii ku barooratay Cudhay tidhi iiga aar Habar Awal sidii gojcade wa la ogyahay cida ka dabaysa dilkaas jooji malacyacniga

  • @hah7064
    @hah7064 19 วันที่ผ่านมา +6

    Oo beri horeynu madhan lahayne beenta nagala taga

  • @Caqiidadaadatoosi
    @Caqiidadaadatoosi 18 วันที่ผ่านมา +2

    Bal dadkale yay dilin hawadaasi.
    Allaah umada ha badbaadiyo

  • @Ahmedismael-h6k
    @Ahmedismael-h6k 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waaar dadkani waa badaw waa sidaa u sheegay walaaàhi

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 18 วันที่ผ่านมา

    Dhakhtarku war caqli gala ayuu ina siiyey
    Horayna arinkan oo kale waan u maqalnay
    Alleha haw naxariisto 2 marxuum ee inaga baxay
    Janatul fardawsa allahaka waraabiyo kolay waa qadar alle

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa been warkaas waxbad qarinaysa ma waxay garan waayeen inay daaqada dajistaan

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 18 วันที่ผ่านมา

    Allah ha u naxariisto nooleba waa geeri suge. Intaa ka dib hadii ay taas u dhinteen, gaadhiga inta la istaadhay ma la xaqiijiyay in kaarboonmono ogsaydh ka soo baxayo meesha daloosha ee exaaska? qalab halkaa yaala oo sida saacda ah aya jira oo aan u malanayo Hargaysaba laga helo? taasi ma lagu xaqiijiyay?

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 19 วันที่ผ่านมา +3

    Waar iska Aamus, (Co)

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 18 วันที่ผ่านมา

    Mataga waxa keeney Sunta cuntada loogu darey beentii oo qof ah oo

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 18 วันที่ผ่านมา +1

    Way dhici karta,dadbadan ayaa Ku dhintay arinkas xita generaterka guryaha la dhigto wa halis iska ilaliya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 18 วันที่ผ่านมา

    Kani doctor maba'ahn kani waa Dibjir mafrashka seexda meeshani dowlad kama jirto waa meel muqayiliin ku marqaamayan hantida shacabka masaakinta ah

  • @FilsanAbdi-s5h
    @FilsanAbdi-s5h 18 วันที่ผ่านมา +1

    Beenale 😮😮😮😮

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 18 วันที่ผ่านมา

    Gaariga Carbon daaqadaha ayey furi lahayeen mafarshka iska seexo dibjir yahow

  • @KunowAbdi-l3n
    @KunowAbdi-l3n 18 วันที่ผ่านมา

    Arinta dhakhtarku uu ka dhawaajiyay waa waa arin aqliga dadka wax udhimaysa maxaa ma aha varruur ee waa dad waa weyn ILLAHY naxariistii Kano ha galiyee

    • @KunowAbdi-l3n
      @KunowAbdi-l3n 18 วันที่ผ่านมา +1

      Weedha Cariurta ayaan khalday

  • @Ahmedismael-h6k
    @Ahmedismael-h6k 18 วันที่ผ่านมา

    Good waa sidiii aan filayay

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 18 วันที่ผ่านมา

    Saxaafada Somaliland Baqashada Aan Ta Alle Ahayn Waa Lagu Cadaab Gala .

  • @Caqiidadaadatoosi
    @Caqiidadaadatoosi 18 วันที่ผ่านมา +1

    Oo maxay u dhiman waayeen dadkii gaadhiga tegay
    Markii danbe?

    • @osmanhassanlatino4357
      @osmanhassanlatino4357 18 วันที่ผ่านมา +2

      Kuwa tagay gadhiga may dhex fadhisan

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 18 วันที่ผ่านมา +1

      Daaqaduhuna ma xidhneen, hubso wax inta aanaad managing, 😂, wuxuu ku yidhi hadii Carbon Mono Oxide uu oxygen la fal galo waa caadi oo dilaa ma noqdo oo Carbon dioxide ayuu noqdaa.

  • @CarafaatxasanxuseenCarofaatxas
    @CarafaatxasanxuseenCarofaatxas 18 วันที่ผ่านมา +3

    Beenaaale waar waxaa umada ha isheegin daaqada ayey ka dagi lahaayen waar dadka beenta ka daaa

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 18 วันที่ผ่านมา +1

      Malaha af talyaani ayuu ku hadlayay, maskaxda yara upgrade garee, qofku markuu Oxygen ta uu waayo shock ayaa ku dhaca, micnaha shock ma taqaana horta. Ha deg degin, aqoon kaa sareesa weeye.

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 18 วันที่ผ่านมา +1

    Anuu uu duuceyno labada marxum intaan iskuu mashquulineyno sababaha... Midakale dadkuu wa iney kuu kalsonadan mamuulka dhaaqhatirtooda amba Police scientifically- ga waxwalbana sabab dhiimasho ayeey leyiihin... Marxuuminta anuu iixtiramno iyo eheelkooda... Ilaheey naxiristisa Jaano hakawarabiiyo...amiin...amiin... Allahuma amiin...

  • @HD-ll6ir
    @HD-ll6ir 18 วันที่ผ่านมา

    Cameradana ma ladaloliyey bal waxaad dadka ushegeysaa eeg

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 18 วันที่ผ่านมา

    Alaayarxama

  • @Jeenyokajeenyo
    @Jeenyokajeenyo 18 วันที่ผ่านมา

    Waar umaddu badawsanaa, ilaa imika carbon monoxide ayey fahmi la’yihiin, dhakhtarku in uu iska aamuso ayaa fiicneyd maxaa yeelay dadku cilmigaa ku yar waxan uu sheegayo fahmi maayaan, waa in uu yidhaahdo waa summeeyey oo cuntadaa sun loogu daray, markaa way farxayaan oo way ka daa dagaysaa, sidaasaa dadka badawda loola hadlaa.

  • @Caqiidadaadatoosi
    @Caqiidadaadatoosi 18 วันที่ผ่านมา

    Waa maxay ina heblaayo
    Xagee waxaasi ka yimaadeen.
    Gaaladaaba aabaha bes sheegta’e
    Isa saxa!

    • @hirsifow2183
      @hirsifow2183 18 วันที่ผ่านมา +1

      Diinta Islaamka iyo Aakhiro qofka markuu dhinto magaca hooyada ayaa loogu yeedhaa.

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 18 วันที่ผ่านมา

      Ka aabaha ayaa loogu yeedhayaa

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 19 วันที่ผ่านมา

    Arinkaas waa lagu noqon,weli ma cada,gaadhiga dib ha loo baadho in eksosku dalooley iyo in hada la dalooliyey,yaa dalooliyey eksoska taasina waa suaal kale,baadhitaan madaxbanan ha la sameeyo

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 18 วันที่ผ่านมา

    Maxay alaabka u furi waayeen

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 18 วันที่ผ่านมา +1

      Wali naqasku ma ku qabtay, markaas ayaan ku waydiin lahaa waxaad yeeshay, micnaha Shock ma taqaana.

  • @Caqiidadaadatoosi
    @Caqiidadaadatoosi 18 วันที่ผ่านมา

    AcuudubiLLaah

  • @MaxamuudHureyri
    @MaxamuudHureyri 19 วันที่ผ่านมา

    Ictisaamtii dilalkii waybilowday waanu ognahay cidadishay

  • @drs.yusrabile6023
    @drs.yusrabile6023 18 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @hudaroble
    @hudaroble 18 วันที่ผ่านมา

    Beenale

  • @Shukri-x1v
    @Shukri-x1v 18 วันที่ผ่านมา

    Beenbadanaa

  • @ahmedhassan4852
    @ahmedhassan4852 18 วันที่ผ่านมา

    Arinkaasi ii ma cuntamin

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 18 วันที่ผ่านมา

    Xidh afka sharmuudyahow

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 18 วันที่ผ่านมา

    Beenala

  • @banadir5032
    @banadir5032 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay baa xaal og laakiin wixii dilay Ilaahay uga tagi maayo caruurtaasi waxay udhinteen gariyo mag,la,aan soo ka ninka habaryoonis yidhi qaar kalana waanu dilaynaa manuu qarsan mana la qasbin isagaa sheegaya .hadaba inagu waxaynu odhan .حسبي الله ونعم الوكيل

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 18 วันที่ผ่านมา

      Ma waxaad jeclayd in cid lagu eedeyo kadibna ummaddu isku dhammato? Haday sidaa thay maxaad la soo qoraysaa xasbiyallaah

    • @banadir5032
      @banadir5032 18 วันที่ผ่านมา

      @abdilahiyusufyusuf3395 cidba anigu ma ee daynayee ninbaa hadlay oo yidhi anagaa kadambaynay laakiin waxaan kuu sheegaya xasbiyalah maxaad kasoo saartay mawaxaad tahay ka wax dilay imikaan ku Lee yahay wixii caruurtaasi dilay حسبي الله ونعم الوكيل

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 18 วันที่ผ่านมา

    Been badanaa ninku muxuu wax qarinayaa hadhawna intay dad la dilo ayuu odhan doon wadnaha ayaa istaagay nagala tag waalida maa lagu arko dibadaha wuxuu sheegayo waxani waa sheeko caruureed

  • @seryu8204
    @seryu8204 18 วันที่ผ่านมา

    Saxib 55 sano ayaanu wadaney baabuur ama aanu saarayn sidan oo kale kumanaan gaadhi ayey dilaacsan yihiin qasabada ha mishinka ka qaada qaaca ama qiiqa oo aanu kuwada jirney waxna kumanaan arag laguma qancikaro

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 18 วันที่ผ่านมา +1

      Ilaahay ayaa sabab uga soo dhigay ee ma dood ayaad ka qabta, hadii ilaahay kaa badbaadiyay intaas alxmd dheh,

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 18 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa anigu caqliga markaan tuujiyey waxan dhahayaa fikraddan:
    2.0. Waxan dhahayaa labadan marxuum waxay u dhinteen waa hawada carbon dioxide sababtuna waa tan:
    3.0. Waxay isku xidheen daaqadaha waxaana ka dhammaata hawada gudaha ku jirta ee oxygen ta.
    4.0. Muddo ayey daaqaduhu ku xidhnaayeen maadaama ay ka xidheen qabowga dhacaya habeenkii.
    5.0. Hawadii oxygen ta waxa beddeshay oo buxisay gaadhigii hawaddii iyaga ka soo baxaysey oo ah carbon dioxide.
    6.0. Labadan marxuum sheeko macaan baa dhexdooda mareysey wayna mashquuleen.
    7.0. Haddaba daaqadaha gaadhiga haddii la isku xidho hawada oxygen ta waxay ka soo gashaa dibadda had iyo jeer.
    8.0. Markaan maskaxdeyda tuujiyey sidaa uu dhakhtarku sheegay waxay u dhinteen qaadashada hawada carbon dioxide oo ka soo baxaysey iyaga.
    9.0. Waxan ka dhammaattey oxygen tii gaadhiga ku jirtey ee dibadda ka soo gelleysey.
    10.0. Haddaba ma taallo sabab loo dilli karayo wiil dhallin yaro ah iyo gabadh kaba sii da'yar wiilka.
    11.0. Waxana dhici kartana sheeko guur inay meesha ku jirtey oo ku miyir iyo maankaba raaciyeen.
    12.0. Hase yeeshee daqaadaha oo ay qabowgii ka xidheen oonay soo gelli karrin hawada oxygen ta oo ka timaada kuna dhex jirta hawada yaa ka dhammaattey.
    13.0. Waxayna qaatten iyagoo mashquulsan carbon dioxide oo ka joojinaya sambadaba hawadii uu caadiga u qaadanayey ee oxygen ta.
    14.0. Sababtaasi baana ku keentey geerida lama filkaanka ah labadan marxuum.
    15.0. Qisada dhabta ah ee ku dhacday wiil yar oo carruur ah.
    16.0. Wuxuu galley gaadhigii aabihii wattey.
    17.0 aabihii intasnu ka deggin wuxuu xidhey dhammaan daaqadaha basbuurka.
    18.0. Markuu xidhayvka bacdi isagoo welli aan ka degin oo alaabo ka dejinaya waxa soo galley wiil yar uu dhalley.
    19.0. Wuxuu ku maqnaa guriga muddo ku dhow 40 minute.
    20.0. Markuu soo baxay wuxuu furey daaqaddii gaadhiga waxanu arkay wiilkii yaraa oo indhaha cadeynaya oo rafanaya.
    21.0. Biyo ayuu ku shubay waanu dhaqdhaqaaqay isagoo wiilkii yaraa welli sirirsan.
    22.0. Daqaadihiina wuu wada furey waxanu kula carrarey dhakhtarkii ugu dhawaa goobta.
    23.0. Waxana loo sheegay gaadhiga inuu ku xidhay daaqadaha hawadii oxygen ta ee gaadhiga gudihiisa ku jirtey ay ka dhammaattey.
    24.0. Wax yar hadduu ka maqnaan lahaana inuu u geeriyoon laha hawada oxygen ta oo dhammaattey.
    25.0 taasi oo sababtey inuu dib u qaatto carbon dioxide isaga ka soo baxayey oo buuxiyey gaadhiga gudihiisa.
    26.0. Labadan dhallinyarada ah sababta loo dillaa meeshaba ma taallo.
    27.0. Somalidu waxay dhahdaa murtidan:
    Balayadu waxay ku tidhaahdaa kac guur amaba guurso.
    28.0. Labadan dhallinyarada ah sheekada macaan ee guurku kamay maqneyn gabadhana waxa dhalley nin sheekh ah oo culumo ah waxkalana meesha kumay jirrin.

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 18 วันที่ผ่านมา +1

      Igsaaska ayaaa daloolay carbon dioxide maaha ee Waa Carbon Mono Oxide
      Waa kala labo

  • @omeradan5805
    @omeradan5805 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alle been weynaa ninku

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 18 วันที่ผ่านมา

    WAA BEEN GADHIGA MIYEY SEEXDEEN.
    WAA LA ARKAA WAANA LAURIYAA.
    4 TO 12 HRS AYEY WAX KUDISHAA.
    WAXA JIRA SHEEGA.

    • @abusa3adS
      @abusa3adS 18 วันที่ผ่านมา +2

      5 minutes max ayay wax ku disha Carbon Mono Oxide weeye chemistry maad soo dhigan malaha oo waad Jari jirtey xiisadaas 😂😂😂😂

    • @hora_lo-soconaya
      @hora_lo-soconaya 18 วันที่ผ่านมา

      jaahil amuus ha iska cabaadin

  • @Ahmedismael-h6k
    @Ahmedismael-h6k 18 วันที่ผ่านมา +1

    Good waa sidiii aan filayay