Wararka: Maraykanka oo Runta u sheegay Somalia | itoobiya| Jabuuti iyo Caalamka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 มิ.ย. 2024
  • Wararka: Maraykanka oo Runta u sheegay Somalia | itoobiya| Jabuuti iyo Caalamka.
    1: dowldada maraykanka oo ku gacan saydhay calaacal ay ula tageen gudiga burburta heshiiska somaliland ee xasan sheekh magacaabay iiyo xildhibaan ilhaan cumar..
    2: wasiiro iyo xildhabaano dowlada itoobiy ka tirsana waxay beeniyeen markale warqada baraha dhex waregy…… iyo xogta qarsoon oo heshay xogta cida sameysay warqadaasii
    3: wWafdi ka socda Itoobiya oo gaaray dalka Jabuuti.
    4:qodana wararka caalamka aanu idin haynana waxaa ka mid ah. Julian Assange oo dib ugu laabtay dalkiisa isaga oo xor ah iyo Dowladda Bolivia oo ka badbaadday isku day afganbi.
    wararka somaliya somaliland
    wararka manta
    wararki ugu danbeyay

ความคิดเห็น • 33

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 วันที่ผ่านมา +10

    iLahan weli mana daba socodaa masiibo Ilahay haku ridee guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊❤❤❤

    • @cosobjamac7011
      @cosobjamac7011 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊😊😊

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 วันที่ผ่านมา +5

    Guul jamhuuriyada sland Guul madaxwaynaha qaranka jam sland muuse biixi cabd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salemanhusseen9189
    @salemanhusseen9189 2 วันที่ผ่านมา +5

    Somaliland allow dhowr

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 วันที่ผ่านมา +3

    MashaAllah MashaAllah ❤️❤️❤️ Guul Somaliland

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 วันที่ผ่านมา +3

    Guul somalilaan cadowgeedo hajabo ❤ ♥ ❤✊✊✊✊✊

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 วันที่ผ่านมา +2

    Hero abiy noolaw and muuse guuuuuul barwaaqada geeska

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 วันที่ผ่านมา +3

    Carsaanyada sideedii sowdigan gees walba u cararay
    Gurxantaye maxaad tari
    Qaylisaye maxaad qaban
    Guul iyo Gobanimo
    Mudane Muuse Biixi guuleyso Guule ha ku garab galo
    Maasha allah Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland cadowga Debeda iyo Gudahaba ee Somaliland illahay ha jebiyo 👍

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 2 วันที่ผ่านมา

    الُلُُهمٌ🍁🌿 صّلُي 🍁🌿وَسِلُـــم🍁🌿 ٌوبارك🍁🌿 ْعلى🍁🌿 نبيَــنَا🍁🌿 مٌحُمٌدِ🍁🌿 وَْعلى🍁🌿 آلُُه وَصّحُبُّه🍁🌿 اجْمٌْعيَنَ🍁🌿 ْعدِدِ 🍁🌿مٌاذَكِــرَُه🍁🌿 الُذَاكِرَوَنَ🍁🌿 وعدد🍁🌿 ما َغًفَلُ ْعنَ🍁🌿 ذَكِرَُه🍁🌿 الُغًافَلُـــوَن 🍁🌿ﷺ 💞םבםב 💞رسول🍁🌿 ٱɑɺɺ🍁🌿 ﷺ"🍁🌿

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilhan ma waxay ushaqaysa maraykanka mise waxaay kashaqasaa arimaha somaliya iyo somaliland waxaan odhan lahaa ilhanay shaqada maraykanku kuu dirsaday uqabo oo kabax arimaha Somaliland haddii kale waxaad ku waayi shaqadaada

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 วันที่ผ่านมา

    Mareykanka❤iyo❤somaaliland ❤love

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 วันที่ผ่านมา +1

    GUUL QARANKA SOMAALILAN GUUL QARANKA ITOOBIYA

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 วันที่ผ่านมา

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 วันที่ผ่านมา

    God walba oo aynoo qodaan cadawga Somali sheegta iyo jiirka ushaqeeyaba iyagey biyo kululi ugu soo shubmi doonaa oo kuguban!

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 วันที่ผ่านมา

    Alle ha fashil oo ha guulaysan xasanow adigaa xaasidnimo dushaada ahaatay iyo guul daro

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 วันที่ผ่านมา

    SL MARAYKANB WAA SAXIBO

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 2 วันที่ผ่านมา +3

    Guul Sland

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 วันที่ผ่านมา +1

      Xasan dameer Hinaase dummarle

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 วันที่ผ่านมา +1

      Kkkkkkkkkk xaaarwayne xaaarwayne dhalay carkee shacbigu waa kuwwii cagta dhabarka kasaartay gumaysigii xukunka military ee daaquudkii cagta dhabarka laga saarayaa dameerka vilada lagaala soo baxayaa hinaase dumarle

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 2 วันที่ผ่านมา

    Waan raag saday aqoonsigii ee halagu dhakhsado

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 วันที่ผ่านมา

    Maxaa keenay khatartayada ilahay aya idhin khashifay

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 วันที่ผ่านมา

    Dawlaada itobiya haxidho feysal roble waa khayiin

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n 2 วันที่ผ่านมา

    U S A Waa Ila Meereyso

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 วันที่ผ่านมา

    Faysal ay ay dhalay waa in lasoo qabtaa calooshiisa lashaqayste xasan dameer

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaa soomaaliya kufilan haday wax qaadanayso intuu sheegay taliyaha ciidanka Ethiopia ee la weydiiyey in ciidankoodu soomaaliya galay wuxuu ku jawaabay waxaa ka mid ahaa dawlada soomaaliya kama wada taliso soomaaliya markaa waxaanu wadanay arimo amni
    Markaa meesha noocaas ah ee Ethiopia siday doonto ka yeelayso
    Maxay somaliland yeeli karaan iyagii ayaa u baahan in la caawiyo

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf วันที่ผ่านมา

    Viva Somaliland

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 วันที่ผ่านมา

    😂😢😮😅😅😊😊

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 วันที่ผ่านมา

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and Republic Republic of soomaliland government between borders afrika

  • @jaamacmjaamac814
    @jaamacmjaamac814 2 วันที่ผ่านมา

    war beenta ka daa umada isaaq dowlad noqon mayaan waad riyooneysaan

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 2 วันที่ผ่านมา

    Hooyadaa beenta ka wasee aaway maanta muuse biixi muxu u bixi waayay banaanbaxee somaliland loo diyaariyay muxu maanta u baaqday ithopia waa loo digay qaasatan mareynkanka wax la dhahaa land haduu niyadaada ku jiro wlhi blhi tlhi ineey run aheen waa sheeko ciyaal la idinku seexiyo taas igu qor

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 2 วันที่ผ่านมา +1

      Huwaney mediaha booqo wixii kooxdii X. Sheekh ee ay hogaamineysey Ilhàn Qômalûd wixi Gabadhii Mareykqnka u qàbilsaneyd Géska Afrika wixii ay kooxdàsi ula yimàdén ay INDHAGA KAGA DHUFATEY Markey ka dalbadeen in USA ay garabsiiso Somalia.
      Weligiinba ciyaa kuwa Huwanta u niikiyow !